QEYBTII 2-AAD SILSILADII ARAGTIDA ABWAANKA IYO AAYAHA BULSHADA CODKA ABWAAN NUUR.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • DHAANTO CUSUB~~ARAGTIDA ABWAANKA IYO AAYAHA BULSHADA
    EARAYDA~~ABWAAN KHADAR JAAD
    LAXANKA~~SHUCEYB YARE
    MUSIGA~~CABDI ABIIB
    CODKA~~ABWAAN NUUR
    CODQABASHO~~CALI BULSHAAWI
    DUUBISTA~~MURAAD
    EDITING~~MURAAD
    SOOSAARISTA~~𝙈𝙐𝙍𝘼𝘼𝘿 𝙋𝙍𝙊𝘿𝙐𝘾𝙏𝙄𝙊𝙉
    Horay waxaan u heysanay. 198,210 Subscrebe mahadsanidiin

Комментарии • 98

  • @muraadproduction
    @muraadproduction  4 месяца назад +32

    Wixii talo waxa aad nagula soo wadaagi kartaa Whatsapp Nomber 252613990088

    • @AbdikarimMohamed-555
      @AbdikarimMohamed-555 4 месяца назад +8

      Gunta gajesan iyo
      Gondar qataha is nacay
      Galka golaha fadiya xilka
      noga qad eyno guulesane
      Gumestaha wuxu gayigena
      Kenay dastuurka marki
      La gubo kitabka Alle
      Laiskugu garnaqo beyno guulesan karna
      Gobalada la kala geyay ee
      La kala goray marki laiskuso
      Gadiyo mamulkane mid yahay
      Gobta wa anaga
      Gadiid lagu guro iyo
      Gorgorshaga iyo geela
      no irman kolka an
      Dajine gosha geno godal qadi laha
      Lacib kobada garan oo
      Garad leh difac kobada
      Gana garbo warer qado
      Golka wey un daliyan
      Gafki iyo gardarada
      Godabti la kala galay
      Gogol hala iskugu digto
      Cadalad hala iskugu garnaqo

    • @Abwnka
      @Abwnka 4 месяца назад +2

      Sxp number ka muraad production intee qoraa isoosheeg

    • @ilwaadahmed4745
      @ilwaadahmed4745 4 месяца назад +2

      @@muraadproduction waaan idin salaamay poqortooyo ma iii suurtagalaysaah inaan ka soo muuqdo silsiladan

    • @SihaamYusuf-q8o
      @SihaamYusuf-q8o 4 месяца назад +2

      ​@@Abwnkahor ka fiiri

    • @MuxyadinCabdi-v9k
      @MuxyadinCabdi-v9k 4 месяца назад +1

      Muxiyadin

  • @FarxanmaxmedAhmed
    @FarxanmaxmedAhmed 4 месяца назад +5

    Hambalyo🧡abwanadu♥️haisrugan💙💙💙💙

  • @siyadAhmed-w3t
    @siyadAhmed-w3t 3 месяца назад +4

    Sillada 5 aaway❤❤

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 4 месяца назад +2

    Abwaan Nuur Excellence👏👌 ❤🇸🇴

  • @maxamedSaciid-d2o
    @maxamedSaciid-d2o 4 месяца назад +3

    Silsilad wey dhaaftay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hanabogaad9720
      @hanabogaad9720 Месяц назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaandaajiyeofficial3377
    @abwaandaajiyeofficial3377 4 месяца назад +7

    silsiladu waxay kalad ku leedahay marka ay heesiba mida kale lidi kutahay lkn heestanibtii hore waxba kagama soo horjeedo si ay xalad u yeelato yaynaan dhinac uwada eryin bahasha

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 3 месяца назад +3

    5 tan gobol ee aad raadinaysaan 2024 waxaan waynay 1960 hadaanu reer soomaaliland nahay
    Maydaan harmar lahayn soomaaliyaay

  • @AbwaanNuurOfficial
    @AbwaanNuurOfficial 4 месяца назад +13

    Lasoco qaybta 3aad

    • @Adams-l2c
      @Adams-l2c 4 месяца назад +1

      Hasocoto

    • @Ismaaiilaqiyaar
      @Ismaaiilaqiyaar 4 месяца назад

      Laso dhaqso ✌️

    • @gafdiidtv6215
      @gafdiidtv6215 3 месяца назад +1

      Abwaanada Waa mahadsan yihiin, Waa Ragga shidaalka nagu shuba mar walba. Abwaanka marka uu waddani yahay rabana in uu bulshadiisa wacyi geliyo Waa in wax badan uu ka fogaado, sida in uu abwaanimadiisa ku faaniyo reero hoose iyo Calamada baryahan kusoo batay waddanka.

    • @NimcoCumar-v3r
      @NimcoCumar-v3r 3 месяца назад

      Waa ladhacay qaybtan

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 3 месяца назад +1

      Maashaa Allah. The best dhanto 🎉🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuxumedAxmed-o3r
    @MuxumedAxmed-o3r Месяц назад

    Waasax walle

  • @FadumocaliXaad
    @FadumocaliXaad 3 месяца назад +8

    Wasax walahi

  • @Shucaybyaredhaanto
    @Shucaybyaredhaanto 4 месяца назад

    Abwan nuur iyo abwan khadar jad wan idinka hayna rag wawayn jabatodo waad bixisen Murad oo shaqada ugu badan qabtaye wan u mahad celi nayna

  • @Cabdullahi-ilkacase
    @Cabdullahi-ilkacase 4 месяца назад +1

    Haye haye haye

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g 3 месяца назад +1

    Xaqiiq nin walalkiis gadqn yahay guul

  • @AbdirihmaanAbdirisak
    @AbdirihmaanAbdirisak 26 дней назад

    Saxan lamahelikaro❤❤😂❤❤❤❤

  • @saidabdihassan07226
    @saidabdihassan07226 Месяц назад +1

    *Gobonimo iyo sharaf*

  • @AhmedMohamuud-n8t
    @AhmedMohamuud-n8t 4 месяца назад +1

    Abwaan nuur waad bareejaysay shubay iyo cabdi wali

  • @HassanAdenKorane
    @HassanAdenKorane 4 месяца назад +1

    Good 👍👍👍

  • @MustafeCabdi-g8o
    @MustafeCabdi-g8o 4 месяца назад +2

    Ax😂

  • @MustafeCabdi-g8o
    @MustafeCabdi-g8o 4 месяца назад +1

    M n Alah abawan ❤❤❤❤

  • @Abwaansalan
    @Abwaansalan 4 месяца назад +1

    Xaqiiq 😢😢😢

  • @sacdiyosiman967
    @sacdiyosiman967 4 месяца назад +1

    Go'o shaalkaan iyo macasitiyo shaarkan iga cuna silsiladu ma liidate

  • @LabisCabdulaahi
    @LabisCabdulaahi 3 месяца назад +1

    Masalh

  • @AbdisalanYussuf-d3f
    @AbdisalanYussuf-d3f 4 месяца назад +1

    Yes

  • @naxraf
    @naxraf 4 месяца назад +2

    Abwaanow nuurow waan joogna from NFD Somali waa midoobi
    Inshallah

    • @meheeshlyrics
      @meheeshlyrics 4 месяца назад

      NFD WAX LOOLA JEEDO MATAQAANAA ? ADOO SOMALI AH INAA DHUL SOOMAALIYA INAA NFD UGU WACDO WAA QALAD

  • @AbwaanDahabside
    @AbwaanDahabside 4 месяца назад +1

    Two comments ❤❤

  • @AbdirasaaqMaxamedfaarah
    @AbdirasaaqMaxamedfaarah 4 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @tufka
    @tufka 4 месяца назад +1

    Goboladii maqnaa gooba mooye qeyb kela xatuurin ina gumeydoo

  • @AyanAbdi-n7b
    @AyanAbdi-n7b 3 месяца назад

    Waaat asiiiiibty abwaan nin walalkiisa gdn gul garimaaayo lkn mxa tala sideen ku garnaaa

  • @ZamzamAbdirizak-c2t
    @ZamzamAbdirizak-c2t 4 месяца назад +1

    Runti xaqiiqda kahadleesa dhantadan kuwii Female illhy hanaga dhigo oo qabyaalada iyo qabiilka nagadhexsaaro

  • @MuuseShagoye
    @MuuseShagoye 11 дней назад

    M,,waaruun😢😮😊❤😂😂🎉🎉

  • @hindisongs7101
    @hindisongs7101 4 месяца назад +1

    Somalia hanoolaato

  • @NuurQorane-r9q
    @NuurQorane-r9q 4 месяца назад

    mahadsanid muraad borodhagshin

  • @ZumarMahamed-g9s
    @ZumarMahamed-g9s 4 месяца назад +1

  • @Edhstgrufd123
    @Edhstgrufd123 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ardaaga-Soojeede
    @Ardaaga-Soojeede 4 месяца назад +1

    Silsiladu mucaarad hayeelato sida xaqiiqdu tahayba si runta loo abaaro una socoto

  • @farxaanbiloow1519
    @farxaanbiloow1519 4 месяца назад

    Abwaan nuur dhaantada Miraha markaan ka dhageeystay Waan iska ilmeey Runtii

  • @abwaancabdibaag277
    @abwaancabdibaag277 4 месяца назад +2

    Hasocoto

  • @ApdiRizaknageye
    @ApdiRizaknageye 3 месяца назад

    Wlhi kabaha la dulmarty

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 4 месяца назад

    Somali❤❤❤👊🤝🤲🤲🤲

  • @abshirofficial9474
    @abshirofficial9474 4 месяца назад

    Yaan hadhay 😂😂

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 4 месяца назад

    WAAN GAFNEY RUTII😭😭😭😭

  • @AbwaanKhadarjaad-wq8uu
    @AbwaanKhadarjaad-wq8uu 4 месяца назад

    Muraad horay usoco zxb nin wax bartay baa tahay

  • @AynleIsmacil
    @AynleIsmacil 4 месяца назад

    War tollow sisiladan meeqay gaari doontaa walahi waa xaalada soomaaliya maanta ka taagan

  • @maahirAlliMaahirAlli
    @maahirAlliMaahirAlli 4 месяца назад

    𝐡𝐨𝐰𝐬𝐡𝐚 𝐡𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐭𝐨🎉❤

  • @Bamsismoke-d3s
    @Bamsismoke-d3s 4 месяца назад

    ❤abwaan nuur

  • @AbdiMiskiin-r2k
    @AbdiMiskiin-r2k 3 месяца назад

    M.a❤❤❤❤❤

  • @NuurQorane-r9q
    @NuurQorane-r9q 4 месяца назад

    away qaybtii 3aad saaxiib

  • @NajaxAxmed-f6f
    @NajaxAxmed-f6f 4 месяца назад

    caqli xumada haysa soomali wataa shantii somaliyeed ba laga hadlaya ee mahaa maabul goboledyada somali ka dhisan

  • @Qamarqali12
    @Qamarqali12 4 месяца назад

    Hasocoto ❤

  • @AbdikarimMohamed-555
    @AbdikarimMohamed-555 4 месяца назад

    Waxan uarka in laga gabi dacay suashi hore oo sifican loga jawabin

  • @Edhstgrufd123
    @Edhstgrufd123 3 месяца назад

    Faran tig tok

    • @HodanMohamed-fb4xf
      @HodanMohamed-fb4xf 3 месяца назад

      تتيلنيفنستسلصعثهفينفسميغ

  • @AbdisalaamIsse
    @AbdisalaamIsse 3 месяца назад

    GEEDIGII BAAQDAY IYO
    GURGURSHAA,GIIHAKADAY
    GARASHA AAN NINKEEDII
    USOO GUNTA NIN
    WAA GED LAGU YAQAAN
    INEY GEBI DHACDAA

  • @SahroCali-g6o
    @SahroCali-g6o 3 месяца назад +1

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @BashanaHargela
    @BashanaHargela 2 месяца назад

    Bashana hargela

  • @AshunYare-o4g
    @AshunYare-o4g 4 месяца назад

    I o dhanto qenta 3inaasoqado baanrawaa

  • @CabdiqaniXaashio
    @CabdiqaniXaashio 3 месяца назад

    Hanbalyo 200k🎉🎉

  • @AxmedMaxamed-b1f
    @AxmedMaxamed-b1f 4 месяца назад

    Mahad said

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul Месяц назад

    𝔾𝕠𝕕𝕚 𝕒𝕟 𝕕𝕒𝕓𝕝𝕒𝕙𝕖𝕖𝕟 𝕨𝕒𝕩 𝕞𝕒𝕘𝕠𝕟𝕜𝕒𝕣𝕥𝕠

  • @NastexoAxmed-fn2gn
    @NastexoAxmed-fn2gn 4 месяца назад

    cod iyo mulciso midna mahayo

  • @Abwaanhargele
    @Abwaanhargele 4 месяца назад

    ningaradla waxgaran ogilgilaniyo gurtigiyo gurbodkena gamasanow gobolada Shanta gacankumajiran umadyahay lakalagurtay egasirtay erayada galeyde abwan sogurgurin garta omidnimda uwadaguntada

  • @IbrahinIbra-o7g
    @IbrahinIbra-o7g 4 месяца назад

    Qoftan lomajawabikaro hubkakisa cul culus bey adeg saney sa

  • @Dair-x1b
    @Dair-x1b 4 месяца назад

    dair

  • @YusufMohamedhassan-m7b
    @YusufMohamedhassan-m7b 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @Nuurtagobey
    @Nuurtagobey 3 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MawliidMaxamed-or8kk
    @MawliidMaxamed-or8kk 3 месяца назад

    Mahdxukn

  • @CalixuseenCaligoosaar
    @CalixuseenCaligoosaar 4 месяца назад

    Caligoosaar

  • @MahadFarhan-sd9ys
    @MahadFarhan-sd9ys 4 месяца назад

    Gobolada shanta ah ma ahan kuwa maamulada ee waa shanta somaaliyeed

  • @MaryanMaxamad-v6m
    @MaryanMaxamad-v6m 3 месяца назад +1

    1111

  • @AbdirihmaanAbdirisak
    @AbdirihmaanAbdirisak 26 дней назад

    H😅😅🎉😢😢🎉

  • @CabdiweeyeHa
    @CabdiweeyeHa 4 месяца назад +1

    @Abwaan Nuur🎉

  • @CismanGaruun
    @CismanGaruun 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedNoor-j1l
    @MohamedNoor-j1l 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋💋💋

  • @Cabdikharim2025
    @Cabdikharim2025 Месяц назад

    🇸🇴🇸🇴🥹🥹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥹🥹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥹🥹🥹😭