MAXAMED BK HEESTA (KALA DHIMASHO) CIIDA HORN CABLE TV 2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 449

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 3 года назад +316

    Heestan ooridayda (xaaskayga) oo iga duday ayaa iska soo raacnay guriga hoyaded oo marka ay ayamo ku maqned gaarigayga aya kusoo qaaday heeskan oo an marka idiyaarsana ayaan u shiday ^udaaray, kadib marki ay maraysay KALA DHIMASHO OO IMAN SIDEE LOO DHAYA NABAR " ayaan inta indho jecyl ku eegay ku dhaahy bbe HADU KU DHAGO MEEL kan kale dhimbil shidoo..... adigu aakhir qoftii wan dajiyay iiminka waa xaaskyga oo sedex cayaal ayaa noo jooga alxm 💟 peice🤞

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 2 года назад +22

      Nin rageed waliga dumarka indho naxariisleh uunba lagu eega Allha iskukiin barakeyo sxp amen

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 2 года назад +7

      Xalkaad doonto wlle

    • @zakiapdiaar4039
      @zakiapdiaar4039 2 года назад +8

      mazha allah nin ragi waakii reerkiisa xumaan iyo wanaag ku jaysta

    • @hodanosmaan9203
      @hodanosmaan9203 2 года назад +5

      Mansha alllh reerkaga allh haku bara keeyo wax garad ayaad tahay haday ragu sida wax uu waada fahmi lahayen lamaba kala tageen

    • @rumaanbashiir2144
      @rumaanbashiir2144 2 года назад +4

      Nagtadu way nasiib tahay wayo nin Sasabaayo ayuu ilhy siye ManshaAllh ilhy ha isku kiin barakeyo awladuna ha idin bakowdo

  • @apdirahmaannevin8964
    @apdirahmaannevin8964 4 года назад +98

    Yaa dawanayah 2020 like DhaC Ziiiyah ilaahay hoyadah janadii ha geeyeh🙄🙏

  • @aslimohed896
    @aslimohed896 7 месяцев назад +43

    Ninka uu sheegayo maxamed bk ee xaajada dhamaynaya Anigu nasiib umaan yeellan 😢😢😢
    Yaa ila dhagaysanaya 2024

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa 2 года назад +60

    Anagoo is maagsan jacaylkayga ayuu ii qaaday heestan KALA DHIMASHO OON IMAN SIDEE LOO DHAYAA NABAR FARXADADA WAX UDHAY😥
    Runtii way itaabteen markii ka dib waxan go aansaday inan dib ula midoobo ❤😥
    Ilove you so much ♡

  • @hibaaqcalihasan4864
    @hibaaqcalihasan4864 10 месяцев назад +20

    Heestan xasuus bay igu leedahay
    Malinkaan bartay Baska bari iyo galbeed baan saarnaa From Burco To Hargaysa Dhulkuna roob buu ahaa heestan baan Airphones ku dhagaysanaayay😢 waan u xiisay runtii dalkii Hooyo Allow Somaliland dhawr 😭🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @haniabdi405
      @haniabdi405 3 месяца назад

      Amiin insha Allah ❤️🥰

  • @habibaali3997
    @habibaali3997 2 года назад +88

    2022 yaa ila mid ah oo dhagaysaanayaa heestaan waan iska jeclhy heesaha Mohamed bk

  • @naimaabdullahi8548
    @naimaabdullahi8548 4 года назад +32

    10/26/2020 kaladhimasho oo imaan sidee loodhayaaa nabar farxadaada dhaawacay😭😭😭😭 ilahow murugta igaqad

    • @SurprisedFishBowl-cy3yu
      @SurprisedFishBowl-cy3yu 4 месяца назад

      𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮 𝗻𝗼𝗼𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘄𝗹𝗹 𝗳𝗿𝗼𝗺 2024😥

  • @zayidcumar5527
    @zayidcumar5527 10 месяцев назад +23

    YAA ILA DHAGAYSANA 2024😢

  • @JimcaleGarat
    @JimcaleGarat 8 месяцев назад +62

    Who is listening 2024😢

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid 3 месяца назад +7

    Guri iyo qoska waxa uu ku dhisan yahay waa ixtraam iyo is dhagaysi dhex taala nin iyo naagtii marka mar kasta oo uu qilaaf idin dhex yimaado ha ku dhamaado isla hadal iyo is dhagsi wuu guulysanYa gurigasi mana dumo runtii ❤❤

  • @JamaAHmettOsman
    @JamaAHmettOsman 2 месяца назад +7

    Aniga iyo Gcalisadeyda 3year ban wada socona KhiLaafkena batay alhm hada wn isku fcnhy alhm❤
    Noloshu wa dulqaad isku samra plz mar walba uu samirku bato miraha macan ee dambe ayaad guran aakhrika alhm ilaahay ba mahad iska leh.😊❤
    Haduu Meel ku dhago ruux 🥺👤
    Kan kalena dhimbiil shido 😭❤️‍🔥
    Is dhagysigaa Lumaa 👂🗣😭
    Weyna kala ala dhaqajiyaan🚶🏻‍♂️🚶🏻‍♀️😭
    Isma Reer yagLeelaan 😭❤️‍🔥😭
    Ilaahay aniga iyo boqoradeyda riyadeena ha inoo rumeyo 🤲🏻❤️
    Adinkana sido kaleh 💙

    • @J-Black-cp9kt
      @J-Black-cp9kt 2 месяца назад +1

      Kala DhimashO Oon Imannn😭⚰️👤💔

    • @J-Black-cp9kt
      @J-Black-cp9kt 2 месяца назад +1

      Aamein aamein 😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️

  • @gobaadAbdikariim
    @gobaadAbdikariim Год назад +13

    Golden voice 😢❤ after 7years I listening this song

  • @amiiramaxamed7314
    @amiiramaxamed7314 3 года назад +22

    9/7/2021kala dhimasho o iman sida lodhayanaba farxadada dhawacy💔😭

  • @ibtisaamabdirashiid1187
    @ibtisaamabdirashiid1187 3 года назад +15

    22 March 2021 kala dhimasho oon Iman sidee lo dhayaa nabar farxadada wax u dhimay😥

  • @IzraZayid
    @IzraZayid 5 месяцев назад +13

    3.february 2024 waa mmlinti noloshayda igu xnunka badna on wayy qofka jecla mnta hesta waxa dhagaysanaya ano cfimad qaba alx 28.april 2024 hben axadi so galasoh. .adina hda I aragtay linke👍 ❤

  • @munasaid8785
    @munasaid8785 Год назад +3

    Wallahi waa su'aasha aan is weydiinaayo Kala dhimasho on Iman sidee loo dhayaa nabar farxadeyda dhaawacay. Gudaha waanka gubanayaa wlhi Ala maxee hestaan I taabatay anigii dumarka ahaay Ayaan Wali wax xeerinaayo

  • @badalxasan1301
    @badalxasan1301 Год назад +31

    After 7 years I am listening song 🥺

    • @gobaadAbdikariim
      @gobaadAbdikariim Год назад +3

      Same🥺

    • @NoloshaCusub0
      @NoloshaCusub0 10 месяцев назад +2

      Waa hees xanuun badan wlh. Jcl Ki iga xumaday ayan ku xastuustay 😞

    • @abdourazak-BMW
      @abdourazak-BMW 9 месяцев назад +3

      Me too ❤😢

    • @NoloshaCusub0
      @NoloshaCusub0 9 месяцев назад +1

      @@abdourazak-BMW Inshallah wll mcn wax ka wanagsan ayu ilahay kugu badilayi ameen ❤️🙏🏾

    • @Cabditakar-ym6ix
      @Cabditakar-ym6ix 4 месяца назад

      ❤❤❤❤❤

  • @asiyamohamed4896
    @asiyamohamed4896 2 года назад +11

    Anigo cw la. Meel an nosheyda u jiheeyo ayan heestan maciin biday oooh aduunka sidan miya 😢😢😢😢14/10/ 2022 hbnkii murugada

  • @dgsiiyedemariyaabdikadir5739
    @dgsiiyedemariyaabdikadir5739 7 лет назад +21

    Markay xaajo dhabaqde kolkay taladu dheelidu inkastuu dhaman jiray nin rageed wixii dhacay bk noolow waayo badan boqorka codka 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Fatmamirre
    @Fatmamirre 6 месяцев назад +1

    Heesta. Imka. Dhagy sanaya. Wxn Xidhiidh lenahy sadexsano. Hdna. Khilafka nagu badn. Ana. Wan. Maser badnahy. Isna wa. Madax adagyhy. Hdna wa is jecelhy😭😭 jaculku xanuun badna. 😭😭

  • @safiaamiin1609
    @safiaamiin1609 8 месяцев назад +5

    Still watching 2024 like dhac igu sii haduu mel ku dhago ruux 😭🤦‍♀️
    Kan kalana dhibil shido😢
    Is dhagesiga luma😭💔😭
    Wayna kala dhaqajiyan😢💔
    Isma rer yagleelyqan😢

  • @anisafayte5109
    @anisafayte5109 2 года назад +7

    Kala dhimansho oo imaan sidee loo dhayaa nabar farxadada wax u dhimeyn 31/5/2022 22:28 😭😭😭♥️♥️

  • @MunoMunomanka-du1tv
    @MunoMunomanka-du1tv 6 месяцев назад +1

    Kala dhimasho oon iman sidee lodhayaa nabar faraxadaada wax udhimay😭

  • @zakiapdiaar4039
    @zakiapdiaar4039 2 года назад +19

    heestani waa hees shaqaynaysa wallee 2022 ayaan reerkayga ku dajiyey bal maxay kula tahay

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 Год назад

      aniga zxbkey 90kaba ufiir sanaya ficilkiisa waana is hausana mana heshiino waan is jecel nahay 😢😢😢

    • @hibomohamed3532
      @hibomohamed3532 9 месяцев назад

      😢😢 Qofaa jeceshahay oo ku Fahmeen kwrn😢

  • @makhirawimurt
    @makhirawimurt Год назад +7

    Qisadii jaceylkii gabadhii joogtay tuulo xaaji kheyr.
    16/july/2023 saacadu markay ahyd 7:59 ayaa anaga safar sports away ah ayaa zxpky jamaal wuxuu tuuladii isku barteen gabar qurxoon siduu noo sheegay zxpkay gabartii ayey kulmeen fiidkii waxyar markii ay wada joogeen ayaa kaptankii kooxda noo sheegay in la safraayo oo gaarigu diyaar yahay zxpky jamaal gabartii waxyar ayuu hortaagnaa habeenkaa kadib gabartii meshii ayuu kaga yimi safarkii ayuu noo raacay zxpky jamaal markaan magalo kale tagnay ayuu waxna cuni wayey safarkii wuu diiday in uu nala sii wato wuxuuna codsady inuu meshii uu ku arkay gabartii qurxoonayd uu ku laabto lkn waanka diidnay zxpky jamaal wali waxuu u ildaran yahay jaceylkii gabartii joogtay tuulo xaaji kheyr oo ah tuulo u dhaw magaalda garoowe ee casimada dawlada puntland somalia.

    • @najeepashir8039
      @najeepashir8039 Год назад

      War awowe ragu safarka kasoo noqoy, tuuladiina soo marteene saxibka ka waran?

    • @queensaajida4918
      @queensaajida4918 5 месяцев назад

      Oh!!sorry wllhi waka xumahay sababtan go'aankeyga inay cid bedesho ujecleen waa saano kale!!

  • @sagallove3171
    @sagallove3171 7 лет назад +10

    Maxamed bk jir oo joog waliga fanan qaali ah wllhi codkisa wa jeclahay fanaan kan mwaah

    • @pesworldgamer436
      @pesworldgamer436 Месяц назад +2

      7 years ago ayaad soo qortay massage zxip❤

  • @QadanMuuse-fc2qh
    @QadanMuuse-fc2qh 4 месяца назад +2

    Kala dhmasho oon iman sidee dhayaa nabar farxadaada wax dhimey old gold maxmed siciiid bk 2024 aynso boiqdey

  • @mohameddeeqcartan3878
    @mohameddeeqcartan3878 8 лет назад +11

    Mohamed Said Abdi BK heesa iyo cod macquul ah viva bro

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Год назад +2

    Goat 🐐 Bk murtidii fanka isaga la tagay wlee ❤

  • @nafiisaabdiomar1448
    @nafiisaabdiomar1448 Год назад +6

    Kala dhimasho oon iman
    Sidee loo dhayaa nabar
    Wax u dhimay.😭💔
    😭😭Anigoo jecel aan dartii wax walba u sameeyey ayuu doonayaa inuu naag kale iga raaco😭😭 aniguna waan is hayn kari waayey markuu ii sheegay ilaa imika ilmo ayaa indhahayga ka socota😭😭🫂💔 waxan rajaynayaa inaad iisoo noqon doonto waan kuu xiisay qli waxad tahay qayb noloshayda ka mida.😭🫂💔

    • @MaxamudMacalin-ce4gy
      @MaxamudMacalin-ce4gy 11 месяцев назад

      Hada bal waran ma is hesheen neh 😢😢😢

    • @Zaynab_033
      @Zaynab_033 10 месяцев назад

      Hada see dareeemee abaaayo😢😢❤

  • @Yuusuf1
    @Yuusuf1 5 лет назад +20

    97k ayay hadda maraysaa balse waan hubaa inay muddo yar gudaheed 1M gaadhi doonto sababtoo ah dhan walba wayka dhamaystirantahay heestu. Mohammed said BK. 🤞

  • @ayaancismaan8450
    @ayaancismaan8450 10 месяцев назад +3

    kala dhimasho oon iman
    sidee loo dhayaa nabar
    farxadaada dhaawacay😢
    15/12/2023 jimce 1:15pm😢

  • @farhanmohamettfarah3269
    @farhanmohamettfarah3269 2 года назад +8

    Noloshuba dhismaha guud dhadhan waxay ku leedahay wanaag la isku dhowrtee isku fiirzigaaa dhiba❤
    What song
    Hpen khamiza
    October 26
    2022 fanaan ka khatarzn nama soo mari doono bahda jacylka hadaan nahay😢 bk ebbe hakugu arzaaqo naxariztiiza iyo dintiisaba❤

  • @waxkabarowayahadunidazahru4638
    @waxkabarowayahadunidazahru4638 2 года назад +8

    Maanta so raadiye heestn😭9/9/2022

  • @hodaniishhodanali950
    @hodaniishhodanali950 2 года назад +12

    2022 dawanaya 😂❤

  • @faizamoha3419
    @faizamoha3419 Год назад +6

    Hestaan waxaan dhageesanaa anigoo murugsan waxaa lamurugsnhy arin family iheysto😭😭😥🥺

  • @NasraBuleen
    @NasraBuleen 3 месяца назад +1

    Walahay wa run waxay ka hadlaysa sa xaqiq lakin qofki calling leh in ba fahmi kara hees tan arinkan ku dhacay

  • @azmahabi3250
    @azmahabi3250 4 года назад +7

    Kala dhimasho oon imaan sidee loo dhayaa nabar farxadaada dhaawacay 💥🌻❤🎆 ereyo murtiya waaaw

  • @MarioMoha-rd7th
    @MarioMoha-rd7th Год назад +5

    And 27/6/2023 iam still listening😢

  • @GaaliXamdi
    @GaaliXamdi 5 месяцев назад +1

    Sooray soomaalilanada wixiiidiin geeysanay anigoo kuhad laaayo afka soomaaliya raalinaqda wallayaal horay usocda idiin leeynahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zulthanmohmet4462
    @zulthanmohmet4462 8 лет назад +7

    maxamed siciid bk nin rageeed walee halkeeda ayad dhigtay nolow rijaaal

  • @ilhaancqaadir2719
    @ilhaancqaadir2719 Год назад +7

    2022 12 Dec ban so radiyey anii 💔😭

  • @samiraxaaji9912
    @samiraxaaji9912 3 месяца назад +2

    Quuus ma dareentey adinkooo waliba waqtigiiii guurka ku balanteeen wax yar ka harsan thy 😢💔 wxaaan dareemayaaa xanuuun weyn😔markaaa islahaaa geedkaaa beeraten 2dii sano laso dhaafey mirahiiisa guranaysaaan hduu isku dhac jiro wilibana…🥹😢
    Hduuu meel ku dhago ruuux Kan kalana dhimbiiil shida isdhageesigaa dhib ah weyna kala dhaqaajiyaaaan isma reeer yagleeelaaaan😢😢😢 kala dhimasho oo iman sidaaa loo dhayaaaa nabar farxadaaada dhaawacey…..

  • @MaymuunAbdullahi-tj2uc
    @MaymuunAbdullahi-tj2uc 5 месяцев назад +2

    Will Baan ahy qisadaas anay manta ihystaa wlhi 2024😢

  • @abdifitahAden77
    @abdifitahAden77 3 года назад +7

    Yaa. Dawanaya 2021

  • @jubacade7134
    @jubacade7134 8 лет назад +5

    bk heeestaa waan kaa filaayay sxb nooloow yaaan laysku fiirsan eee is garab taag naada sxbayaal

  • @cabdiraxiinmaxamed6589
    @cabdiraxiinmaxamed6589 10 месяцев назад +2

    25/11/2023
    2:00 habeenimo
    Markay xaajo dhabaqdo
    Ohay taladu dheelido
    Inkasto dhamayn jiray nin
    Ragii wixii dhaca😢😢😢

  • @ismailmohamed9940
    @ismailmohamed9940 Год назад +20

    And 17.12.2022 iam still listening😭🦾

  • @eidfarah2151
    @eidfarah2151 11 месяцев назад +1

    Inkastuu dhMayn jiray nin Ragii wixii dhacay 😭

  • @nafizakamaalbashiir5510
    @nafizakamaalbashiir5510 Год назад +5

    Kala dhimasho oo iman sidee lodhayah nabar farxada dhawacay🥺
    Xaalada an hada kusuganahy💔

  • @Asadfarahgure
    @Asadfarahgure 2 месяца назад +1

    Kala dhimasho oon iman side lo dhaya nabar farxadada dhaawacay😢💔

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari Год назад +2

    2022 ya ila dhagaysanaya 😅
    Heesaha qaar waxay ka hadlan xaqiiqo joogta ah oo soomali ahan ina haysta any way dumarka hala dhawro khilafad marku imadana sida ugu quruxda badan haloo xaliyo

  • @sumayamohamed9305
    @sumayamohamed9305 5 лет назад +7

    Masha Allah 😍😍😍 maxamed saciid abdi bk cafimaad iyo cimri dheeri ku noolow amiin i love you so much 💋💋💋💋💋💋💝💝💝💝💗💗💗🙊🙊🙊🙊🙊🙊

  • @suzandhopey9672
    @suzandhopey9672 7 месяцев назад +1

    After 7 years I am listening this song 😢❤😊

  • @MUKHTARMOHAMEDALI-q2o
    @MUKHTARMOHAMEDALI-q2o Год назад +4

    01-july-2023,still listening 🎧🎧🎧

  • @munamohamed5116
    @munamohamed5116 7 лет назад +11

    💔💟Nolashu waa dhimsmaha 💟Guuud 🔴isku fiirsiga Dhiba 💝💛axyaa Hees KU Haystaa💝

    • @ahmedosman6628
      @ahmedosman6628 4 года назад +2

      Hadu meeel ku dhago ruux kan kalne dhinbiil shido is dhagysigaaaa Luma wayna kala dhaqjiyaaaan dhismo reer ma yegleeeylaaaan 😭

  • @nimcaanphilibiinxalaaldhal5819
    @nimcaanphilibiinxalaaldhal5819 7 лет назад +4

    the One and Only Mohammed Bk sxb Codka Alle Haku Barakeeyo

  • @SagalmamaxedUmuamiin
    @SagalmamaxedUmuamiin 8 месяцев назад +1

    1year hada heestanaa iidaaran wax isbedel ahna kamahayo qofkaan nolosha wadaagnay dhinac aan u qaado ma garanayo xumaan iyo wanaag go,aana maqaadan karo oo ilma yar baa igu xidhiidha hada bishan baan isleeyahy waxaaga AAD KA QAADATID UGU DANBAYN LKN MOBILKABA IGA MAQABTO😢

    • @ZabnaaaliAli
      @ZabnaaaliAli 3 месяца назад

      Sorre😢lkn go aan ki kuso baxo qaaadi

  • @hormoodkasoomalida9210
    @hormoodkasoomalida9210 Год назад +1

    Yaaa 2023 wali dhagaysanaya😢😢😢😢😢😢

  • @bulxantube4086
    @bulxantube4086 Год назад +3

    2023 inta ila dhageyse farta taaga👍🤞

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 8 лет назад +7

    kala dhimasho oon iman sidee loo dhayaa nabar farxadaadan wax u dhimay yasalam bk

  • @HoodoMohamed-u5q
    @HoodoMohamed-u5q 2 месяца назад

    2:40hbenimo 22/7/2024 hben Monday ah aniga io shptey hoodo maxamed hesta wxanu ku dhgysanyna liibiya😭😭welipa dayaxa anoo dawanyna oo wadankii u xiseyyy😭😭💔

  • @bidixoyasaari8418
    @bidixoyasaari8418 5 месяцев назад

    Kala dhimashoo oo iman sidee loo dhayaa nabar farxadaada wax u dhimay
    2024 ayaan dhegaysanayaa walow aan waqtiyo hore aad u dhegaysan jiray xasuus bay i gelisay ❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 лет назад +11

    ❤yaa dawanaya 2019

  • @Mariaaa.000.0
    @Mariaaa.000.0 Год назад +1

    Noloshuu waa dhismaha guud
    Dhadhan waxay ku leedahay
    🥺❤️ waxan daawanaya caawa oo ay tahay 21 January 2023 haben axad so galayso❤️💃

  • @mohadiazpro6367
    @mohadiazpro6367 Год назад +1

    Hees mcn wan so daHaY azxapY he's cawa os xasustaY mar horaN dawadaY maxamed Bk boqorka codkaH🖐🤗

  • @mohamedkhayre-gy5vd
    @mohamedkhayre-gy5vd 5 месяцев назад +1

    Manlin walba anaa dhagaysta ❤❤❤

  • @AbdiwasacYazin-tv1qp
    @AbdiwasacYazin-tv1qp Месяц назад

    Heestan san udhageysto heesna uma dhsgeysto 😢

  • @abdirisaqmohamed5271
    @abdirisaqmohamed5271 8 лет назад +5

    sidee loo dhayaa nabar faraxdada wax dhimay afkaga cano lagu qabay viva bk

  • @XamseGujji-ee2hd
    @XamseGujji-ee2hd 6 месяцев назад

    Axyaa Heez Mohamed ☆BK☆ Kala DhimazhO Oo Iman❤

  • @RidwaanAbdullahiJama
    @RidwaanAbdullahiJama 4 месяца назад

    Haduu meel ku dhago ruux
    Ka kalana dhinbiil shido
    Is dhageesiga taga
    Wayna kala dhaqaaqaan 😢❤
    Waan uska qiiroonyaaa 😂

  • @messiisjustunique1478
    @messiisjustunique1478 2 года назад +3

    3 / may/ 2022/ yadawanoyo 🥺🥺✌ hadu meel kudhaka ruux kankale dhinbil shida is dhageysika luma🥺🥺✌

  • @diidiyomohamed1655
    @diidiyomohamed1655 2 дня назад

    2016 inta dhagaysty like 👍 ku dhufta

  • @AtitiyaMaxamed
    @AtitiyaMaxamed 4 месяца назад +1

    Noloshuba dhismaha guud
    Dhadhan waxa ay ku leedahay
    Wanaag la isku dhowrtee
    isku fiirsigaa dhib ah
    Xaqiiq sidaa doontaan isku jeclaada marba hadii ay timaado in aad isgu firsado cid walpana ay ku mashquusho cida kale cida kale xita xushmada cadigaa baa lunta. RUN AHANTI heskan Waxa ay ka hadleysa XalaDan ku suganahay i.a waxan rajeyna Malin uun in dip aan u kulmidoono 😢😢😢😢
    3/6/2024 Galabnimo

  • @yuzraali3997
    @yuzraali3997 7 лет назад +2

    ish calaa erayo Mcn bk nolaaw bro tageero buuxan ku ahay wlh viva Somaliland

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 5 лет назад +22

    Noloshuba dhismaha guud
    Dhadhan waxa ay ku leedahay
    Wanaag LA isku dhowrtee
    Isku fiirsigaa dhib ah
    Xaqiiq sidaa doontaan isku jeclaada marba hadii ay timaado in aad ka isugu fiirsado cid walpana ay ku mashquusho cida kale xitaa xushmada caadigaa baa lunta
    BK fanaan dhameystiran

  • @khadiijocatuush3911
    @khadiijocatuush3911 Год назад

    Jacaylka dhabta ah markù kugalaayo siyaroo fudud ayuu kugu galaa lkin markuu kaa baxaayo si fudud inuu kaga baxo lagama yaabo
    Xiriir aan sooo bilaabay 2021 bishii 8aad ayaa wuxuu soo afjarmay 2022 bishii December alxm hada waa roonahy inkastoo jacaylka daacada dhakhso aan la ilaawin
    Hadal uu habeen igu dhahaa ilaa hada niyadayda ka go 'la hadaa nin aan aniga ahyn la hashid xagayga waaka dhimatay
    Kaladhimasho oo iman sidee loo dhayaa nabar farxadaada wax udhimay💔😭😭😭💔💔
    Anagoo kala harnay hada markaan hadalkaas soo xasuusto waan ilmeeya hada kala tageena wxa laga jooga 6bilood ilaa hada wx hadala kama haayo lkin wlhi waan caafiyay weliba si calool furan 💔😭💔💔

  • @somaligirl5443
    @somaligirl5443 4 года назад +3

    05.03.2020 Currently listening 😢

  • @mohanacnac2083
    @mohanacnac2083 Год назад +1

    Yaa dawanaya 2023 arin I hesta darteed

  • @Habonali-fu6cn
    @Habonali-fu6cn Месяц назад

    With out reason ala mxu fanan aha❤😂

  • @munaabdullahiabdullahi4955
    @munaabdullahiabdullahi4955 2 месяца назад

    sidee loo dhayaa nabar farxadada wa uu dhimay😢😢

  • @qn269
    @qn269 Год назад

    19.july.2023 23:28 😭❤️
    Hweyn arbaco

  • @faaraxgeeljire3164
    @faaraxgeeljire3164 3 года назад +1

    “KALA DHIMASHO OON IMAN SIDEE LOO DHAYAA NABAR FARXADDAADA WAX U DHIMAY?

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 2 года назад +5

    Kala dhimasho oo iman side loo dhayaa nabar farxadaada wax u dhimay💔😓😥
    14/11/2021 1:35 duhurnimo axad ah

  • @Bashiirmuse
    @Bashiirmuse 13 дней назад

    Kala dhimasho oon iman
    Sidee loo dhayaa nabar
    Farxadaada dhaawcay😢

  • @nasraabukar
    @nasraabukar 7 месяцев назад

    08/03/2024😭💔 ban dhageesanya 😢 bk ninka oo sheegayo xajda ila dhameeyo maahan nasiip xumiiya😭💔

  • @muwaahibcabdi1397
    @muwaahibcabdi1397 Год назад

    Ma garnyoh Sababata uu iga tagaya ilaa hadal Mubarak wan ku jecelhy said waxn rajaaynya ina ada mar uuna izaa so hadli doonto 😢

  • @jamiilaahmed913
    @jamiilaahmed913 Год назад

    Kala dhimasho ooiman sidoo ladhaya nabar farxadada dhawacay💔🥺

  • @ahmedayaanle5068
    @ahmedayaanle5068 9 месяцев назад +1

    2024/1/22 still listening 👂

  • @SaamiraMaxamed-t3z
    @SaamiraMaxamed-t3z 2 месяца назад

    16/6/2024 maalin sabtiya (SIDE LOO DHAYAA NABAR FARXADAADA DHAAWACEY)allow murugada naga kor qaad yaa rabbi🤲😢

  • @QadarCabdi-f8m
    @QadarCabdi-f8m 7 месяцев назад +1

    😢. Kal dhi masho 😮 o iman side 💔 lo dhaya nawar😊 faraxda wx u dhimay💔👍

  • @faadumocali4866
    @faadumocali4866 5 месяцев назад +1

    5/2023Siide lo dhaya nabar farxadad wax u dhimay 😢

  • @FadxiFaysal-ru3ni
    @FadxiFaysal-ru3ni 11 месяцев назад +1

    Wlhi zaid ku jecLay😢😢😢 mcn

  • @FarxiyonurFarxiyonur
    @FarxiyonurFarxiyonur 3 месяца назад

    4 /7/2024😢 hadu meel ku dhego ruux Kan Kala dhibil shido😢 is dhageysigaa luma😢weyna Kala dhaqaajiyaan 😢

  • @Mohamadabdimohamad123
    @Mohamadabdimohamad123 2 месяца назад

    Who is listening 2024😢August 18 time 11:40

  • @amiinnuux813
    @amiinnuux813 8 месяцев назад

    Xiisad baan ku dhex qaadanyaa heestan faleemada aan wxba ka dhicin❤

  • @umkhalil-r4k
    @umkhalil-r4k 11 месяцев назад

    Bk hadan 😢❤xaqerga helay macalinkeyga xasan gacal io hoyadey 😢❤io cabdi risaq😢❤ alle darti io maxamad calehi salatu wa Salam 😢layusha meshas❤ owkayibid😢😢😢😢😢😢❤😅😮😢

  • @munaaxmed5577
    @munaaxmed5577 11 месяцев назад

    Nolsha waa dhismaha guud🥺dhadhan waxeey ku ledahay wanaag lisku dhorto isku fiirsigaa dhiba😭 Haduu meel ku dhago ruux ka kalne dhinbiil shido😭😭😭kala dhimasho oon iman sidee loo dhayaa nabar farxdad wax u dhimay 😭😭😭wlhi eryda ineey iiga heleysaa modaa😭😭💔

  • @naemaaden
    @naemaaden 2 года назад +1

    30/7/2022/ kala dhisho oon iman sidee koo dhaya nabar 😭😭😭

  • @muwaahibcabdi1397
    @muwaahibcabdi1397 Год назад

    2023/oct/8/ rajo allow Iso nabda celi 😰