ABU DUJAANA OO SIR BADAN KASHIFEY
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- @SomalitiktokTv_t @Somalitiktokwar @univsomalitv @Zaki_somaali @MaxamadqadarMk @MohamedAlSalim Somali @Zizu Channel @shuayb8pack @Maxkamada
DAAHIR CALASOW @Lii Caato
Officiall @Liibaan Jama Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN
OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL
@SOCDAAL CHANNEL @Lamaane
Official media @KABARAI@MohamedBuskutOfficial @amiraqurux @asadhagio2749 @quruxkudhiigle @Maxkamada.dahiralasow @Maxkamada.dahiralasow @ArimaHeena @AdnaChannel @AdnaChannel @kingceyda2780 @ImranStudio @KingCkFilmsVlogs @baabajeey
CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala
@ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO
@Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan
Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs
walalow ABU DUJANA please wararka sidan ah qofka marku xanunsan yahay ama uu dhiban yahay qalbadiisa bey dhaawacayaan please ha u sheegsheegin ilaa uu guushiisa ka gaadho hadii kale waa inan yar Depression baa ku dhacaya walaal please
Habaarka wiilkaan allaaah kurido.aaaamiiiin
Miskiin dulman
Maxmed guul abuu dujaana Isha alaah guul ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Alle hacaafiyo wiilka yar we love you haboo ❤❤❤
Amiin amiin yarabi
What do they have against this little boy? Subhannallah. Abu Dujana jazakallahu khair walalo for all your help.
cadow maxamed abu dujaana alla ah ka qabto amin
It's unreal what has happened with this kid. They feel he is powerless, no money and no qabil. They don't fear Allah. They oppressed him and his family and now, are angry he has escaped their control and called them out. The audacity and arrogance of these humans SubhanAllah.
Allah akbar
SUBXANLALLAH 🥺
Ilahay haku guu leyo ajarna Allaha kaa siiyo
This is extremely heartbreaking!!!
Quraan saara
Runtii waxayan ogeeyn in nin Alle wato inuusan wahel ubaahneeyn inshaa Allah dad cadaan ah oo Alle mooyee cid kale kabaqeyn ayuu Alle u adeejinaayaa Inshaa Allah (yaaallaah yaadal jalaali wal ikraam wiilkaan yar iyo hooyadii dulumkaan lagu hayo u soo dedeji guushiisa Aamiin Yaarabi Guuleyso Habaryar ❤️
inllh woin ilh RAJine☝😭
Abuudijaana Allah kheyr aduun iyo mid aakhiraba adiga iyo intii kalo oo caawinayaba hasiiyo Aamiin Yaarabi
ilaahoow ldinka qabo cadowga insha Allah 🤲🤲🤲🤲
May Allah protect him ameen
Wiil hadacwaa muslim, qof walba oo muslim ah waa waajib in la caawiyo. Reer abtiga waxaan leeyahay xushooda oo wiilka idinka ayaa dhalay wax iskula hara SOMALI OO DHAN BAAD CEEBAYNAYSAAN. Bal aabihiis hala raadiyo. Abuu Dujaana Allah ha ku xafido adiga iyo durtiyadaada iyo waalidiintaada. Gulayso.
🎉🎉🎉
Allah baan idinku dhaarshay ee Aabihiisa hala raadiyo. Yaa Allah aabihiis usahal.
Allahu akbar wiilkan ilahey ayaa ku filan maxamed badso salatu leyalka ilahay is hortag digriga tasbixda
Ilaaha kaweyn
Ilahey haa cafiyo habo waa wiil yar maskiinka dad qabrii malhaa miyaa
somali ayaga jareer ah markasey dadka jerer ku caynayan xasbunallaah wanicmal wakiil
Shartooda Alle ha ka qabto wiilkan iyo Abuu iyo dadka caawinaayo.
Scw scw scw❤❤
allaahu akbar wiilkaas allaah ha u gar gaaro
Istaqfurulah innalilah wa inna illeyhi rajacuun illahow umadan xaqa tus wiilkan yarkaa illahow😢 faraj qeyr qabo u fur
Kuwaas illahey ku dayaa ayagoo cafis idin weydinayan waa arki doontiin masha alah ninkan xasbiyallah ka aqristey intey gallayan😢
Xasabuna Allah wa nacama wakiilan
Ilahay ha saacido wiilka yar insha allaah
Allah ilaahow miskiinkan caafi oo cadowga ka qabp ayaa rabi yaa rabi
🎉🎉🎉❤❤❤❤
Ilahey ha caafiyo maxamed yare amuurahisana ha u sahlo. Hooyadiisana ilahey ha u caafiyo cafimad taam ah. Wixii laqdabo ku wada qariib iyo biciid ba ilahey ha ka xijaabo. Waxaan socda iyo sidaan si yaab leh waaye waan u jeedna.
Subxaanalaah
Xasbulaah allahu akbar
Family ga ayagoo wadanka kamaqan baa lacag lagu qaadanaayay waa tuugo
Wiilka ha maqashiin niyada haka dil waxay leyihiinjahiliinta
Allaah.ayaa ka weyn cidwalba wax dulmisa.Allow u gargaar
Ilaahay ayaa kaa qaban isha Allah wixii dhib kugu hayaa
Ilahow cafi cunugas
Abdiqafar adiga xataa ilahey talo saaro dad xaasida ayaa ku dabo socda
Pls
Waxaa laga yaba inee canugan ee dilan Xasbullah wa nimca wakiil ILLAHOW lacagta ee dadkan kugadanayaan.tuugada Sii ee maskiinkan ku dhibatenayan awodada uga qaad
Wiilkaas hadaaney somalidu dayn rabi wuu idinku imtixaamayaa ilmihiina rabi kasoo saaray alle mucjiso ha idinku wada rido ilmahaas ataag gareynaya
Subxanalaah dadka ma sixraan waa yaabe
Oo aaway aabihiis
Wiilkaan dulmi lagu dhibaaya
Anigaaa walahay la idulmiyay la isixray maalinkaan salaatu layl ku hor ooyay allaah hortiisa tii dhacday tu laga shekayn karo ma aha allaah ku ooy laylka bari walaahay wala weynaayaa muuqooda I.A ducada madluumka waa mustajaaba
Sax
Xasbuna alha
Yarabi maxamad cadwgis a aalojabi
QOF YOWMAL QIYAAME XASUUNI DULMIBA MASAMEEYEE INTA DULMIGA WADA ALLAAH HAYDINKAGA FILAADO ALLAAH AYAA KU FILANE
Wiilka miyaa la suneeyay?
Wiilka social media ka joojiya gobolkana ha ka tago meel security ah hala geeyo
Abuu Dejaana adiguna jooji hadalka badan wiilka gaar ula xiriir please Stop 🛑
Xasbuna lah wanimca wakiil
Sax
Allah akbar