Masha Allah allah ha isku barakeeyo Aduun Iyo Aqiraba Dhiib Dheef Kuwii Waadagane Allah Ha iidinka Dhigo Gushiina Ha Idiin Noqoto Kuwa Daad Badaan Eey Farxaad Galiiso 🥰🥰🥰💥
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
ماشاء الله تبارك الرحمن ألف ألف ألف مبروك يا عروسين همبليوه همبليوه بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤💚🤍💖💝💘💌💞💓💗❣🥳👏👏👏👏💗❤💑👨👩👧👦💫💥💢💯🥰🥰🥰😊😊❤❤💚💚🤍🤍🎊🎉🧨✨🎇🎆🎈✨🧨🎋🎊🎉♥️♥️♥️💗💗💗
Mid iney i jeceshahey an moodaye ba kolkan is guursaney o 2 caruur ah dhalney birta canjeelada madaxa iiga dhufatey , wehel danbe dumar somaliyed ka dhigan maye wax kale noo sheega 😦
Gabdhaha DHAR HALOO XIRO. GAALO IYO SHAYDAAN YAAN LA RAACIN. Gabdhoow ku dayada UMAHAATUL muslimiin. Xijaabkiina ayey raga Soomaaliyeed idinku jecelyihiin❤️
MashaAllah wlle, waa runtaa ilaahy haku barakeeyo anagana waanadaada hanagu anfaco
Masha Allah allah ha isku barakeeyo Aduun Iyo Aqiraba Dhiib Dheef Kuwii Waadagane Allah Ha iidinka Dhigo Gushiina Ha Idiin Noqoto Kuwa Daad Badaan Eey Farxaad Galiiso 🥰🥰🥰💥
Nagala taga dhaqan xumada gaalada ee urayaysa
Iyadoo qaawan buu rag dhexkeenay
Idinku waad Hanbalyaynaysaan anigu waan tacsiyadaynaa
Waa dayuuskii nabigu sheegay
Waaruntaa جزاك الله خيرا
Maasha alaah tabaaraka laah
Ilaah ha is ku kiin barakeeyo
Maasha alaah walaashay qaali ila dhalatay nimco Ibraahin Xassan Ducaale iyo seedigay congratupation
Waa mashruuc lasoo diyaarshay
macha Allah Allah swt ha isku daayo awlaad baariya hakala siiyo💘👏
Maa shaa alaah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ilaahay ha u barakeeyo war dhaha saas ilaahay ha barakeeyo please
Guurku waa talaabo muhiim u ah dhalinyarada. Laakiin waa in diinta Islaamka la waafajiyo hadii kale caways Allah lagu caasiyo buu noqonayaa.
MESHA AALLAH BEAUTIFUL HAMBALYO HAMBALYO HORUMAR WACAN JACAYLKU HAA WAARO HAA GUULAYSTO CONGRATULATIONS GUULL GUULL GUULL 🥰🥰🥰🥰🥰🧨🎋🎊🎉♥️💗🥰😊😊💕💞💓💗❣👏👏👏👏💫💥💦💢💯💝💖💘💞💕💓
Mashallah jacaylku hawaro inan ninkan wax kabarta
masha allah zxp sare abdisamad surcad iyo dumashiiii
Maansha Allah ilaahay haysku barakeyo
Waxan layaabanahay kuwa soo qoraayo (masha allah) naag qaawan ayey leyihiin masha allah
Ma acuudubilaaho baa la dhihi lhaa hday qaawn thy ayday iyo alle bay utalaa lkn reerka cusub oo is hely mash allh dheh 😩
Wax qaawan ma arkin sheekhow indha badanida 🤔
Mash Allah tabarak Allah hambalyo isku waara abid 👸🤴🥂❤
Mnzha allh--book qiimo leh wllhi ❤️❤️🥰
Waaxaan allaah ralli mahan wayqawan thy sbxnallAAH
You fucking Alshabaab shut up and go sleep.
ma qaawane adaa kacsi qaba
siiilka hoyada qawan
@@samuelkilla8365
Allah ka baq. Naftada been ha u sheegin.
@@wardahussein7105
Ilaahay ka baq.
Mach allah
Ciidagalahu waaa Ehel jaceyl
Saqajaaaan alle kan saqan jaaan sanaaa
Wax la taliya ma waaayay
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم من كل شر و عين
Mash Allah. Wiil hoog ama Geesi..
Wow masha allah isku wara abid 🥰
أللهم بارك لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Masha allah
ماشاء الله تبارك الرحمن ألف ألف ألف مبروك يا عروسين همبليوه همبليوه بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤💚🤍💖💝💘💌💞💓💗❣🥳👏👏👏👏💗❤💑👨👩👧👦💫💥💢💯🥰🥰🥰😊😊❤❤💚💚🤍🤍🎊🎉🧨✨🎇🎆🎈✨🧨🎋🎊🎉♥️♥️♥️💗💗💗
Mansha Allah waxasa jacyl a wwwwwww barkallah💕🙏
Somaliland Republc guul
ماشاء الله
Mashaalh tabaraklah
Mash allaah ❤️🥰
Mnsh Allah
سبحان الله! waa naag qaawan wax lagu farxo ma aha
masha alla ilaahay haysku barakayo
Waxaad kufarx santahay xumaanta alla kabaq
Hampalyo wll and Happy Eid Mubarak
Omy go
Weliba video ummada horteeda in caano laysku siiyo waa dhaqankee?
Qiyaale one
Hamplyo laamaanahan
Salalahu caleyhi wasalam
Waar dadkan yaa waalay naga fadhiista wax waalan baa tihiine kkkkkk
Wada jiroo nabadgala sidaa isuweheshada waligiin
War kuwan way naceebeeyeen
Guuletsta lkn sheekada waa sheeko diyaarsaneyd
Omg
Jacayl jacayl uma arkee
Haduu aanu dhuuxyada
Dhex qaadin haduu aanu
Qandho iyo xanuun marna kugu reebin haduunu qalbigaagu ooyin
Jacayl jacayl uma arkee
......
I arkaay imaqlaay
Nin buug fcn qoray maka taqaan 🙄🙄
Wahel jaceyl kulahaaa waxas buug miyaa waxa dadka inaga reebay waxas camal waaye
Dadka buugag noloshooda badala la qoraa Wahel jacayl kulaahaa yaab 🙄🙄
Anna don't be negative dadka is jacel. ducayso in qof ku jacel aad hesho
@@munna9537 fikir keeda ayee Ka hadashay.
Wxaan faa'idoo maleh. Book tahaan ee qorayaaan
@@Mohamed-badhey naag ma ihi 🙄
caalamku jaceelka buugag badan ayo ka qoray. bal marka hore baxti samay intaanad wax iska dhihin
Kkkkk maseerka jooji
BAL RIWAYADAN BILA LACAGTA AH EEGA
Sharafteedi ayaad ku digatay imanka alle kaa qaad,
Asc dhalinta soomaaliyeed jacayl yeey waqtiga iskaga luminin ee shaqeysta oo waxbarta diinta neh kudhaqma
Good advice
Gabar diinleh na goorso
Thanks insha'Allah 🤝
@@verygoodboy5724 intee kunoshahy
wey xijaabantahay hadana wey qaawantahay wax lala yaabo waaye
Dhaqankii Carabta iyo alshabaabka miyaad rabtaa? Jawaankii madooba ee foosha xumaa ee adoonsiga dumarka Carbeed loo adeegsado miyaad u baahatay?
@@Abdulkga
Allah ka baq. Miyaanad ahay qof muslimah. Sidaa ayuu Ilaahay amaray hablaha muslimeenta ah. Anoo maraykan joogaa dumarka muslimeenta dalad ku labistaan oo qaar indha shareer xidhaan.
@@hodani7275 Naagaha Carabta , Eraanta, Turkiga iyo naagaha Cadcad ee Muslimka oo dhan ee Maraykanka jooga hal mid oo jawaanka madow xiran arki meysid; naagahan madow ee Soomaaliyeed ma diin gaar ah ay haystaan , mise caqiidada xagjirka ee Wahabiga ayay dhamaantood qaateen?
@@Abdulkga
Way jiraan dumar badan oo cadaan ah oo soo muslimay oo dalada madow iyo niqabka xiran. Diintu qof walba waa inuu raaco ee midab midab maaha. Diinta qofkii raacaa isaga ayaa ku leebaanaya.
Dhaqan xumaa
#😂😂😂😂
Sxb markahore hambalyo lkn labasano kadib nagusoo warceli wali kowna mataagnide
Faata dhug iga dheh. I call this show off
Dhaqanxumo. Hargeesa
Mid iney i jeceshahey an moodaye ba kolkan is guursaney o 2 caruur ah dhalney birta canjeelada madaxa iiga dhufatey , wehel danbe dumar somaliyed ka dhigan maye wax kale noo sheega 😦
😂😂😂😂😂 maxad ku samysay kolay waxbay kaa tabatee
@@ميمومو-م8غ dibada bey ku waalate ,daawada is cadeynta na dhaaf wey iga diidey 😔😉
Adaa wax ku sameeyay dee😂👐
Kani af ayu kuso xeeraystay
Ciyaaal suuuq
Waa mashruuc lasoo diyaarshay
nabigi sala alaa calayhi wasam aya jaceelka na faray.
@@samuelkilla8365
Qawanaanta maxaad ka leedahay. Nabiga haku been sheegine. Nabigu dhaqan xumadan uu ka cadhoonlahaa.