WAXAN 24HOURS DAGNAA HOTELKA UGU QAALISAN BOSASO & I STAY IN THE BEST 24H HOTEL IN BOSASO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 57

  • @zaytum
    @zaytum 3 месяца назад +3

    Manshaalaah mar dhiw ayaan arkey chanelka waana ka helay dalxiiska bosaso waana kuu subscribe gareryey .keep going❤❤

  • @aanasabdirashiid8634
    @aanasabdirashiid8634 3 месяца назад +1

    Walaal inaan kula soo hadlaan rabaaye, Xagaan kaala soo xidhiidhaa

  • @Mahadyare-no7gc
    @Mahadyare-no7gc 3 месяца назад +4

    Bosaaso magaladaydii😂

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 3 месяца назад +2

    Muuqalada boososo soo badi sxb

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 2 месяца назад

    I just subscribed to your channel. Manshallaha shukhran saad dadka u dhiiri galanayso in ay Bosaso dhisaan. Guryaha qurxoon oo bada agteeda ku yaal soo duub dadka tus. Aad ugu sheeg in ay dadka bada agteeda dhisaan. Music gain loud ka ah Naga yaree please. Vedio yaashada waa wax loo bahanyahay.

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 3 месяца назад +1

    Masha alaah bosasso deeqa ❤❤❤

  • @UsaameTatabay
    @UsaameTatabay 3 месяца назад +1

    Waad raxaysaty horeyy u soco

  • @JabraCade-cj6lt
    @JabraCade-cj6lt 3 месяца назад

    Mansha allah guuleyso bro wan kula socdaa from malaysia 👀

  • @Yonistravels
    @Yonistravels 3 месяца назад +1

    Masha Allah bro

  • @AA-op2bz
    @AA-op2bz 3 месяца назад

    welcome to Ballymorey..

  • @Sharmamedia123
    @Sharmamedia123 3 месяца назад

    Hargaisa chp Hotel jees

  • @NajahSMohamed
    @NajahSMohamed 2 месяца назад

    Another beautiful video. I like how they wrote ‘chicking’ instead of chicken. 🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

  • @XasanMaxamed-e7p
    @XasanMaxamed-e7p 3 месяца назад +7

    Come son 10k❤

  • @TmT301
    @TmT301 3 месяца назад

    gob horey usoco kharash ku galey ilaaheyy youtubka hakuu kala kiciyo

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Месяц назад

    Sxp waaa israaf Bismillahi raxmani raxiin 60 dolar walhi reerdhan bay ugoysaa rashin kufilan kwrn hadaad ciyaal rajay ah ama agoon ah kusadaqaysanlahyd ajar iyo duco baad kahelilahyd

  • @ismailmomuminaxmedismail
    @ismailmomuminaxmedismail 3 месяца назад +2

    Keep going boqortooyo ❤horman wacan

  • @dayibalidayib348
    @dayibalidayib348 3 месяца назад

    Abtio horey usocod wngsan 100k insha allh

  • @ابوبكرالشميري-ذ7ج
    @ابوبكرالشميري-ذ7ج 3 месяца назад

    Illahay baan ku dhaartaye in aan berri u iman doono Mukalla oo aan idin ogeysiiyo in Eebbe run iyo iimaan yahay 😮😮😮

  • @sandheere3090
    @sandheere3090 3 месяца назад +2

    Sxp vologyada yamen noo soo badi mahadsanid❤

  • @shafyabdi
    @shafyabdi 3 месяца назад

    Waa old fashioned qolku. $20 inu kan ka bato maha

  • @Hamda6
    @Hamda6 3 месяца назад

    Mashallah allow dalka noo xasili

  • @khadijodahir9219
    @khadijodahir9219 3 месяца назад

    Mansha alah❤

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 месяца назад

    $60 waa yara qaali, sharxaada qolka wa yara old fashion iin 1980 diib loogu noqdaa la mooda,

  • @abdurhmanvlog
    @abdurhmanvlog 3 месяца назад

    appreciate it bro

  • @tiyaamoofficial
    @tiyaamoofficial 3 месяца назад

    Kumanan Hotel Oo ka qalisan Ba Jira Mida Kale Jaabir Gormu Ahaa

  • @CabdiXaamid
    @CabdiXaamid 3 месяца назад

    Deeqsi maanka puntland ❤🎉

  • @CabdirisaqAhmed-r6x
    @CabdirisaqAhmed-r6x 3 месяца назад +1

    Niyhoe yeman mxaad vidoe badan ugu soo duubi wayday

  • @qardhomedia3747
    @qardhomedia3747 3 месяца назад

    Guulayso Boowe

  • @Raho339
    @Raho339 3 месяца назад

    Maansha Allaah

  • @EuropeNewsworld
    @EuropeNewsworld 3 месяца назад

    hh wr kan uguma qaalisan jaabir mareera ka qaalisan gacayte juba meeye

  • @BqorAbdalla
    @BqorAbdalla 3 месяца назад

    Come on my boy🎉

  • @مبارك-ض1د
    @مبارك-ض1د 3 месяца назад

    Bosaso waxbaan kusoo bartay hajirto

  • @sacdiyafarah6056
    @sacdiyafarah6056 3 месяца назад

    Hore usoco wllky

  • @ShamissalebanAnfac
    @ShamissalebanAnfac 3 месяца назад +1

    Hargaisa kaalay meeshan xero qaxonti ayey u eegatahaye😂

  • @Walalka12
    @Walalka12 3 месяца назад

    Common son 10k bro❤🎉🎉

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад

    ❤❤❤🎉

  • @BaabaKaban
    @BaabaKaban 3 месяца назад

    Masha allaah ❤❤🎉

  • @Raho339
    @Raho339 3 месяца назад

    🎉🎉🎉♥️🎉🎉🎉🩷🎉🎉🎉♥️

  • @beautyofnature408
    @beautyofnature408 3 месяца назад

    Horey usoco bwe🎉❤

  • @AmiirJr-lm6ol
    @AmiirJr-lm6ol 3 месяца назад +1

    Hotelki muuse suldaan ba leedahy wa qaali ki Dishiisheh meeh h.wase langbyhow y.suldaanka ah ninka ku la hdlya wa neyga.jr😂

    • @AbdikaniAli-tu4rw
      @AbdikaniAli-tu4rw 3 месяца назад

      Kadhac Yusuf maha wa waweynki bahdiroble

    • @Mahadyare-no7gc
      @Mahadyare-no7gc 3 месяца назад

      Didshidhe oo 2023 la bartay aa melaha lasoo istagee s.w

  • @NUURYARE-ew7lo
    @NUURYARE-ew7lo 3 месяца назад +1

    Bosaaso wa u ciisay 2013 iigu danbaysey

  • @FadumoCabdi907
    @FadumoCabdi907 3 месяца назад

    M,a❤

  • @BqorAbdalla
    @BqorAbdalla 3 месяца назад

    Yamaari VIB😂😂

  • @CawaaleMohamed
    @CawaaleMohamed 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤