itoobiya xoog iyo madax adayg bay ku heshay in ciidanku marlabad kadhex shaqeysadan oo hanjabaadedina bad baddi iyo dhul soomaliyed kuheshay wallahay wa jab soomali soo gaadhay
Mesha inaysan dowladnimo oolin aya cadsyn u ah.nin waxa ad ledahay kugu haysta o hadana sii baryotamaana.hadi ad ka baqaysan qabil kali ah aya 30 sano xabad itobiya la hor taagnaaye,iyaga dhaha naga celiya
itoobiya xoog iyo madax adayg bay ku heshay in ciidanku marlabad kadhex shaqeysadan oo hanjabaadedina bad baddi iyo dhul soomaliyed kuheshay wallahay wa jab soomali soo gaadhay
Waxa nasiibrado ah in kanoo kale mooryanka ah uu shacabka somaliyeed so hor istaago
soomaliya inay isdhiibto oo itoobiya oo kaliidata iskudhiibto wa qaran jab midakale itoobiya meel ay kaga laamatay hadaladeydi majirto
Mesha inaysan dowladnimo oolin aya cadsyn u ah.nin waxa ad ledahay kugu haysta o hadana sii baryotamaana.hadi ad ka baqaysan qabil kali ah aya 30 sano xabad itobiya la hor taagnaaye,iyaga dhaha naga celiya
Xasarad xoog leh wadan walba ha bilaabo mooryaantu ha khafiifise
MOORIYAAN AAN AKHLAAQ LEHEEN MISNA QABIILESTE AH BAA SHEEGANAAYO INUU YAHAY WASIIR ARIMAHA DIBAD...ILAAHIOW SOMAALIDA ADIGAA UMAQAN....91DII MOORIYAAN QABIIL OO BILILIQO DOON BUU AHAA.....ISLA SHALAY FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH BAI LAHAAYEEN ....AYAGA OO XAMAR MADAX JIBIS KAWDADAY MISNA ISTICMAALAAYO MOORIYAANTOODA...
tuug itoobiya wadanka udhiibtay weye xasan iyo kooxdisu wana nasiib daro in itoobiya hajabaadedi xasan urumeyay war xata xooga iskgiiji wa wax dhan laakin wadankodhan itoobiya udhib wa lacnad iyo uquubo kudhacay soomali
Fiiri adiga maxaad wanaago hoo sheegtay cay iyo caqli xumo xambaarsan qabyaalad ee gadaal iskugu laabo
Dublamaasi maxaad ka garan mooryaan dalka Allah ga. Bad baadiyo Newyork intee is xambaar ku tagtay
Haddeey billoow kuu tahay ee waxba sooma aaadan gebagebayn
Waxaas mayeleeno
Xagee Buu ku dan been doona xiriirka masar & elitareeya dhanka somalia ?
Beenalle ayaa ku aaminaya.
Ethiopia bari ayaad ka saari laa dahey ma bad bay ka bixi kartaa ciyaal ka u sheeg beenta
😡😡😡😡😡😡