Dadka qaar e caytamaya iska daaya aflagadada wuxu wa jilitaan io ku waano qadasho ee haka dhabaynina jah😤 ❤LAKI&XANAN&KIIN💗 dad jilitaanka lagu gaarin💯👏👏👏
I love you wlh laki iyo xaawi kiin ani iyo sxbtey cml dharka badar ka awer ayey ka siiyen ita qooto qooto iyo aqli gbdhaha awer ugu siinayan like ii saara 😍😍😍😍😀😀😀😀
Maashaa Allaah Laki waxaad ahaydeen ilmahii la dhalay maybe gadaasheey ama yaraa markaan waddanka ka soo baxay, haddana markaad heesahii Boondhere qaadeen haddana aad tiri dadkii isku meel ku dhashaa wax isku ah ayaan kalgacalkii aan idiin haayey sii kordhey. Iskaashada reer Boondheere. Boondheere maan iloobaa araan ii abaar.
Duhur Wacan dhamaan asxaabta RUclips. Saaxiibada wada nool waxeey xaq isugu leeyihiin ineey isku kalsoonaadaan. Ka waran hadii saaxiibadi midba mida kale siriq iyo laqdabo ku wado? Nala daawada qeybti Sadaxaad ee “Shalaay Dumar”. Please comment ka bixiya, subscribe ka dhigta channelka.
Meeqa saac ayaan idin sugaye yaaa hadiis iga soo gaarsiiseen qeyr waaye😂😂😂
Goobe iyo teamkisa waa mahadsan tihiin manta dhan hegan ayan u aha thnks🙏
Walee waa Riwaayad ka hadlayso xaqiiqada ka dhex jirta bulshadayna gaar ahaan dumarkeena soomaaliyeed
Hanish haa Wll waa sabti kasta labada duhurki waqtiga UK ..
Suaaal yar , horta ruwaaayada waa wacyigilin aadne weey noo so jiidatay waana ku mahadsantihin lakin qeybta shiishadu ma jiliinka qasab ku noqday koleey aqlaaqiyaadka umu wanaagssno.
Inta xanan taageerto like ta iisaar
Plz plz plz
Xaawo kiin mucjiso waaye shandada waa gaari weynay kuma laho hhh
laki haji wacys hda jilinkeda ka hesh3 like dhac kusi payoh io poweh 😍😘
Allow ramadanta cfmd iyo barwaqo nagu garsii noguna dhamee 💖💖💖
aaamiiin
Aaaaamiiiiin
Amiin
Aaaaamiiiin
Aaaamin
Dadka qaar e caytamaya iska daaya aflagadada wuxu wa jilitaan io ku waano qadasho ee haka dhabaynina jah😤
❤LAKI&XANAN&KIIN💗
dad jilitaanka lagu gaarin💯👏👏👏
Inta uusan Film kii dhaman ayaba qosol isku celin wayay Hhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂 laki xaawa kiin iyo xanan waa iga badiseen Allah noo kiin xafido ❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkkkk laki xaji intay ka qoslisay like ii sara
Ar asxaaabeey like haliii saaaro macankeeeda soo arkaaa heee wan so dhaqsadeee from muqdisha❤ ramadaanka dartiiisa 50like😁
Macaankeda no sheeg plz ila hada jawab uma haaye wana kusaaraye
@@munoahmed3005 walaaley aniga waligey like ma dalban lakiin wan arkaaa macaankeeda 😁😁😁
Anoo Europe kucusub hadii qolodan ihelaan Waaba dhiman lahaa 😂😂❣
Ilham Yusuf sxp hadaa markii hore magaalo joogtay waacadi
Lkn baadiye qofka kayimid labada qofoo lajoogta xaafadduu yaqaannaa bas dadka dhan daacaduu uhaystaa
Dhamaan asxbta inta lascoto Ruwayada part 1 ilaa part 3 like ee saara
Aniga waxaa igu qosol badan gabadha from baadiya jilleyso sariirta ka so dhici rabaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 laki iyo xaawa kiin u tartibiya yaqey hhhhhhhhhh
Laki iyo xaawo jiliinkina waa ka helay kkkkkkk waxaa qosol igu diley xanaan sida rer badiyo nimada u jileeyso
Alle ayaa mahad leh markala illaahay swt naso garsiiyay qeebtii sadaxaad 😍
Wan sugayey flimkan adban ujeclhy riwayadina masha allh hore usocda cadiwgin hajabo❤️❤️❤️❤️❤️🌹💯🙏🙏full respact dhamntin❤️
Masha allah wlhi wan jeclhy afartan gabdhood salaan diiran iga gaarsiiya allaha idin dhowro
Yees qofkii u horeyey ban ahy ❤️😍😂🥰 salan sare Gobe and jilayashyda
Filimka kaliyan kutaxanahay wale laki xaji iyo xawa kiin qofey qabtan suqa wakudayan😂😂
Hhhhhhhhhhh kal iyo lab wlh
Ayaan hassan turyare hhhhhhh
I love you wlh laki iyo xaawi kiin ani iyo sxbtey cml dharka badar ka awer ayey ka siiyen ita qooto qooto iyo aqli gbdhaha awer ugu siinayan like ii saara 😍😍😍😍😀😀😀😀
Love you dhamaantii shalay dumar jecliyaa iyo gabdhahan qaaasatan laki xaaji waceys💕💕💋💋💋👏👏😍😍
Yees anaa ugu soo hereeyo manta saaid u sugayay macbuudka
😆😆😆😆🥰raaliyo hehehe
Laki waan kahelaa runtii illaahey. Haku xafido
Hhhhhhh halabey da hanan numberka eey qabsatay iigu daran. Gabdho caadi matihiin. The best Somali actors ever.
Meesha fikirkii xanaan waxa ka fiican fikradii xanaan
Way boobeen miskiin tii kkkkkk wlhi waan qoslay
Goobe waan ku Xidhanahay wana ka hela sheekoyinka Thanks Adi iyo jilaasha aan jaceylahay Laki.xawo kiin. Farax kaftan.iyo xanaan shidane 👏👏👏
Hhhhh #laki #xaji Geelos lo'oos #ariyoos 😂😂😂inta ila aragtey #like ta igu Sharbiya😂😂😂😂😂
Magaranaayo riwayadaan markaan daawanyo gabadhaan say ugalayaan gabadhaan ciil baan dreema plz walashiin oo kadhacsan hdaa aragtaan haka faidaysanina plz
Fikradaba iida keenty kkk
Waan ka helay jiliinka Laki xaaji inaba caadi ma aha👏👏👏👏👌
waa xanaqsanahay sabab xisab somali logu qoriwayay lanbarada😍😍
waaw manta dhan waan sugayay wlhi sugaysay like isaar
She iz frm badiyo yartu waa raliyo
alla naagtu daacad sana laki iyo xaawo kiin weyku shiten maskiinta
Wow wlhi wan ku jeceliya laki xaji quruxey 👄👄👄💋💋💋💗💗💗❤❤🇰🇪
Waxkale waayay Riwayadaan i love Laki ❤️
Intaageraa laki iyo culumadhetha one Love always
Xanaan diraca siday uxidhxidhanyso wlhi beerka I xanunay
Hahaha wlh xanan iyo laki iyo xaawo kiin alow ikiin dhowr nice jiliin idinma wyo❤💋🙏
Waligeeyaga 50like mahelin😭😭😭
Ar wa la so dhaqsaten qeyr allaha idin siiye
Aniga ugu horeeyaa maanta wad salamantihiin akhyaarta
Allow Ramadan Naga Aqbal Noguna Gaarsi Cfm Taam Ah🙏💕
Waaaaaw cidna iga mahoreeysa like isaara waligeey 100 magaarin
Maashaa Allaah Laki waxaad ahaydeen ilmahii la dhalay maybe gadaasheey ama yaraa markaan waddanka ka soo baxay, haddana markaad heesahii Boondhere qaadeen haddana aad tiri dadkii isku meel ku dhashaa wax isku ah ayaan kalgacalkii aan idiin haayey sii kordhey. Iskaashada reer Boondheere. Boondheere maan iloobaa araan ii abaar.
Laki maxe udhahdaa mar walbo mishari maa qalaq yaa ila argte
Kkkkkkkkk ar xaawo kiin iyo laki yaahuuuuu gabarta miskinta wey xaaflufiyeen
😂😂 kan maan siibaa saadaam xuseene Laki waa iga badisay 😂
Laki iyo xaawo xabashoodu ma qodmaayso tii yarayda dhar iyo rashiin baa wey xalufuyeen kkkk
Wa idin jeclahay ilaahay ha idin daayo goobe group
hhhhhh raaliyo jecliyaa jiliinkeeda riwaayada dhan iyada Darteed Ayaan udaawadaa
Manta anaa ugu horeya 😂😂😂
Suleekho raaliyo see u jilayso waanka helay wlhi poqorada laki x wacays xaawo kiin qalbiga idin salamay dhamaantiin waan idinku xisaabtamaa
Ana u horeya manta inti sugeysay ruwayadan like isaara
Mashallah Team Goobe inbadan baan idin sugayey farax kunolaad
Hhhhhhh wlhi funny horey usocda waan ka helay reer baadiyo kuteh
atariisho wayn laki xwacays noolow xabiibti adiga iyo xaajigaaga goobe
Farxiyo laji iyo goobe maa isaqabo
jecliyaa laki iyo Asxaabteeda 😍😍😍😍😍😍😍
Waaàaaaaàw yaaasaaalm😍👌caadi mahan filmku
Aniga ayaa ugu horeeya manta
Laaaki jecliya funny wlh😂😂😂😂😂😂✌✌✌✌✌
Alla xanaanta ciilbaa iga haya 💚💭❤
First comment
Mashaalah waka helay ruwaayadaan wana lasocdaaa
Laki wacays habaryarey qeybta indha adeega iyo xishoodka waa dhameysay😂😂😂😂
Xanaan reer badiyaha ha iga cebayn aniga ah cidka caqibadan majirto 😃😃😃
Siciido Farah maasha allaah
Waan kahelaa qofka dhaqanka soo bartay maantana wax bartay wax qoraya heer gaaray oo horay usocda waa mindi laba afleh
Walahi caadi ma ahan laki iyo xaawo kiin naso badiya waan sugi la aaan reero baadiyo shidan 😂😂
Hhhhh naagah maafiyad ee gabdhah guriyahood kujiro dhaca ee hadan suuq galiya bey mataleen walee waxaan iyo kadar ba waa jiraan
Hhhhhhhhh
😂😂😂😂😂😂😂👍💯wllhi waan ka helay laki xawa kin io xanaan cadi ma aha from badiya waaa ka faidesatern miskiiin dheh
Ha i Gubininee iga taga Gurigiin ba’ 😂😂😂😂
Inta riwayada laki darted u dawata sidayda like izara
Marlabad mey xalifin raban gaanjiboyinka
Sidee xanaan ugu adeegteen ayaa lakina looga adeegtay hhhh
kkkkkkk xanaan wllhi badiyos see ujileso waa nun wllhi dada aan arkey aye isoo xasuusisey
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 love you fanaaniintena
Waxaan umaleynaa naag walbo abaayo waxan iidhiib idhahdo ama iraac inan diido waa i sir sirane cml 😂😂😂
Maryaha in latuso Lee lugu keenay waba kala qabsadeen fuuryan Sanaa naguhu😂😂😂😂😂
Wlh way iga qosliyen dharka hala firiyo laisku oga waba lakala dafay hhhhh
Saaxiibkaa kuma madoobeeyo kumana cadeeyo sooyahoo kaadhikaa
Wllo bahasha hanaga dahinina waan dalney saan ni sugeney😢😭😭😢😢😢😌😌😴😴😴
Hhhhhhhhh Wlhi laki io xawo daab yaar mashidayan 😂😂😂
Xanan waa inaan iska jecelhy ilahay amiirkii quraxley😍❤
Kkkk😂😂😂😂😂😂 qosolka iga dhamesen laki N xawo hhhhhhh
Masha allah xanaan shidane gacana u taagay hhhh🙋♀️👍🙏❤
Saan uqoslayay waanba fuuray
Manto dhanaa sugaye wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Mansha allah I like laki lama gadi karo is so fun ♥️
Wlh ruwayadan wan ka helay cadi ma ahan 😆
Riwaayada waan ku haystaa
Allah laki Qosolka badan shaf ta
Ana u horeeyo like ta igu qabta hee mahadsanid goobe lkn wa naga so daahisay
Kan man siiba sadaam xusene hhhhh maye kan man bursaha bishar al asade funny wlhi lakuusa one love
Qoosalka aduunka 😘😅❤️👌👏
Ala xanan ah ciiil aba ihaayo wlhi
Subxanallah dad nuucaasana majiraan xaadaaba ixanuuntay
Laki waa isbaaro caadi ah kkkkkkkkkkkk
Inta kaftan jacel ii sheeg
Xanaan I love you hbbti
Kkkkkk
laqanyo love maali ayaad soo waydiisay adna channel soomaaha wallo
Axsan ruwayad hore usocda bahda goobe
Reer qadaye waye ku wan wllhi
Miskiintii from hadiya xeraday kasareen🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣
War miskiinta yaa kaqabta waa xaalufiyeene😂😂
Xaawa kiin sida ay xanaan usalameysa kahelay runti😍😍😍😍
walee xanaan see ruurbadiyinimada u jileeso caadi maaha