Lix kun oo ka mida ardayda jameecada Sheekh Daud Culusow oo la fasaxay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 20

  • @mohamudwaaryulahadlayaamoh8010
    @mohamudwaaryulahadlayaamoh8010 3 года назад +4

    Suufiyadii ilaah Hadii Hanuuniyo

  • @aweysabdalla3375
    @aweysabdalla3375 3 года назад

    Masha alah alah barakeeyo

  • @luulyalahow3163
    @luulyalahow3163 3 года назад

    Maasha Allaah

  • @fatimabintumohamed5412
    @fatimabintumohamed5412 3 года назад +2

    Ilaahay hasoohadeeyo digrigaan waabidco

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 3 года назад

    Maashaa Allaahu Ilaahoow nooxifdi

  • @fathiabdilahiahmed1813
    @fathiabdilahiahmed1813 3 года назад

    Walaaleheena falastiiin garab ha u muujiyaan yuutuubarada soomaliyeed naga gaadhsiiya inaan garabkooga nahay fadlan yuutuubarada soomaliyeed
    Qadyada falastiiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @muuseshiikh6828
    @muuseshiikh6828 3 года назад

    M.a

  • @halimaali431
    @halimaali431 3 года назад

    Asc Masha allahi alow idiin xiifdi cadawgana idiinka qabo iyo inta xunba🤲

  • @cabdulaahiaxmed1081
    @cabdulaahiaxmed1081 3 года назад

    Mashalaah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +1

    Ilahey ha xafido carurtaas halaga ilaaliyo xarmajo iyo fohad yey gadan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +1

    35sano somalia uma naqon hadey namad ahaan leheyd o xarmajo iyo shabaabka u wato jogi leheyn waan kuso noqon laha muqdisho 35sano uma so noqon waxan uga so cararey siyaad tu ku hayey shacabka o habeenkii askartiisii u ka keney garba harey la bixi jirey dhalinyarada muqdisho wagaas ayaan kaso tegey xamar cadey waan u xiisey xuska nebiga

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +1

    Aniga xata markaan yara 60sano ka hor waxan xasusta ayeyadey wexey ka imaan jirtey shangani wexey na geyn jirtey misajidka cabdale iyo cawarere ayeyadey sanad kasto wexey geyn jirtey 15 ari xuska nabiga wagaas ayey somalia aheyd marku baqtigii siyaad sirta ku yimid ayuu abeso noqdey waxa la qatey wagii taltaniga jogey

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 года назад +1

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍, kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +1

    Ilamaha ma skulo ey shaqo iyo cilmi ku bartaan la baro ayago diintoda dhiganaya lakiin waxa ron sida dhalinyarada yurub in la baro skulo cilmi iyo skulo shaqo o markey 18sano garaan shaqo ey galaan kuwa tafta cilmiga ku ehna jamacado galaan kuwana la baro shaqo sida falayame guryo dhisida sida beraha lo falo sida maleyga lo dabo sida cuntada lo kariyo ama dharka lo tolo

  • @karaamacabdi4395
    @karaamacabdi4395 3 года назад

    M.a wahaabyada dalka halaga qabto bidcada ❤❤❤❤

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 3 года назад

    Daahir siyaasada maad kasoo hadashid

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 года назад +2

    Quruxda iyo nuurka wejigooda kamuuqda bal is barbar dhiga wejiyada Wahaabiyada iyo Alshabab

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 3 года назад

      WaXAAD tahay JAAHIL ALSHABAAB HADAAD KALA MEEL DHIGTAY DADKA UU SH MUXAMED CABDUL WAHAAB UU BARAY DIINTII NABI MUXAMED SCW OO UU YIRI CALEYKUM BI SUNATII WASUNATU QULAFAA U RAASHIDIIN MIM BACDII
      IYO ALSHABAABKA QAWaaRijtaa oo kilaabu AHLU Narkaa
      soo baro cilmiga ka dib hadal

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 3 года назад +3

    Idiot kan dislike ta Saaray # Can you give us a Reason Why ?