Комментарии •

  • @wardahgalbeti7396
    @wardahgalbeti7396 2 года назад +5

    Waa qosli walaahi I fell off the bed beautifully done our ppl are amazing viva Somalia 🇸🇴 ❤️ 💖

  • @muhammadabdi4760
    @muhammadabdi4760 2 года назад +3

    Kaptan baara marqaan caadi ah ayaa tahay waxaan jaliin wey dhaafeen another level

  • @samaheyali7276
    @samaheyali7276 2 года назад +3

    Wllhi qosol inta uu kabtan baara naxay 20mar ku ceshtay funny wllhi captain taageero buuxo

  • @abdirizakmoibrahim5264
    @abdirizakmoibrahim5264 2 года назад +17

    Kabtan Ruwayadaha soobadi wanka helay 😂 very funny 😄

  • @nastehamohamed3925
    @nastehamohamed3925 2 года назад +23

    Baraa am new to ur channel am frm abdifatah and shaadiyo's chanel's so I knw u are funny go ahead and am in Kenya- nairobi

  • @caqilmadar2735
    @caqilmadar2735 2 года назад +8

    Dhalinyaro xirfatyaala oo hayaa maskax iyo hab fikir wanaaksan oo aad ay ujecleysteen dhalinyaro,caruur iyo dad waawenba waa inaa dhiirigilinaa oo aan usaarnaa liketa iyo wixii kale oo aan ku dhirigilin karno horay usocdaa dhalinyaro ❤️❤️✌️✌️🔥🔥

  • @cabdishakuuraxmedcabdishak7726
    @cabdishakuuraxmedcabdishak7726 2 года назад +4

    M,a sad noga qoslisaan alle ha inika farxiyo amiin

  • @ismailheefow3183
    @ismailheefow3183 2 года назад +11

    kanbtan baara waxa tahay funny wlhi wan ku tagera keep going abti

  • @tarabicompany5420
    @tarabicompany5420 2 года назад +2

    Part 2 adinkoo qaadka waayay soo sameeya wlhi dad badan oo ehelu murqaan ahaay ayaa go.aan ku qaatay riwaayadaane keep going

  • @shaarpole8148
    @shaarpole8148 2 года назад +21

    Two legends 🥰❤️

  • @cabdiqafaardhimbildhimbil1143
    @cabdiqafaardhimbildhimbil1143 2 года назад +11

    Two legends waa idin wataa keep going prothers🥰🥰❣🙏

  • @mohamedinshaar8787
    @mohamedinshaar8787 2 года назад +15

    LEGEND'S RESPECT🥰💯

  • @mohajunior4135
    @mohajunior4135 2 года назад +27

    Best riwaayad waaye 😂😂😂 part two waa adinka sugona ogaada❤❤

  • @yasinkhalif3359
    @yasinkhalif3359 2 года назад +3

    Legend baaquli boy iyo kabtanka sln sare from Columbus ohio

  • @bashiirmohamed1798
    @bashiirmohamed1798 2 года назад +15

    Hadaa jif kudawane fadlan love igu sharaf

  • @abdirahmanaaryan8163
    @abdirahmanaaryan8163 2 года назад +13

    Hadaa team marqaan nahay party 2 noosoo samee nh wlhi 😅😅😅

  • @caydiidxirsi7724
    @caydiidxirsi7724 2 года назад +3

    Heesta musatfa doolar waa wataa heesta zxp✌

  • @okiisajiisi7476
    @okiisajiisi7476 2 года назад +1

    Kabtan adi iyo baaquli wax la,idiin kama qaban karo ee heshiis kala saxiixda short film yo the best ahna soodaaya waxaan maleynaa inaad is fahmi doontaan .

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 года назад +3

    Waan idin wadanaa kabtan baare iyo Baaquli boy keep going two legend ❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @danilsoon2464
    @danilsoon2464 2 года назад +3

    Hhhh baaqoli booy waan ku wataa walahi Pr

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 года назад +1

    Dawasho från Sweden 🇸🇪 baquli poi aan taageera weyn. U ahay 🇸🇴🙋‍♂️

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 года назад +3

    kabtanka wanisalamay dhamaan sasalagarabaa riwayadaha aobadiya iyo jalanjiga

  • @mankacaddemanka7390
    @mankacaddemanka7390 2 года назад +2

    baara another level keep going &legend baquli boy prt 2 coming soon please

  • @djbakarhonestj6404
    @djbakarhonestj6404 2 года назад +1

    Lagend kep going pro prnki baquli boy kuso samy iyo shadiyo sharf

  • @wiilkariyadaleh859
    @wiilkariyadaleh859 2 года назад +1

    Kabtan Bara Shb Qli Wan Ku wata pro adiga io Legend Baquli boy

  • @sacadali1284
    @sacadali1284 2 года назад +5

    waar ragow daaacad ayaad iiga Qosliseen legend"s Respect

  • @ApdaLe7
    @ApdaLe7 2 года назад +1

    Ii caajis baxso kulaha wlhi wye baara legend keep going

  • @ahmedtajir4796
    @ahmedtajir4796 2 года назад +1

    Si kal iyo laab uqoslay part 2 soo sameeya marqaanka kambtnkeena iyo baaquli

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 года назад +1

    Bare jooji dhaqan xumada faaninayso muqaadaraadka si ilmaha ugu dayanin

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 года назад +5

    Hhhhh wlh fiqdaa iga dhamaatay baaquli boy iyo kaptan baara waa iskasoo daahdeen nimanyahow mar horo ina isfahantaan ee eheed hhhh🤸‍♂️😂

  • @yacquubmaxamed5977
    @yacquubmaxamed5977 2 года назад +2

    Dawasho From Muqadisho 🖐

  • @ruweidaabdi9571
    @ruweidaabdi9571 2 года назад +11

    Legend always legend

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 2 года назад +2

    Legend to Legend ex liibaan dheere b b

  • @husniabdi8296
    @husniabdi8296 2 года назад +1

    Wlhi baraa legend from s afrca

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 года назад +2

    Alla qosol badana kep goin Legends

  • @Moha57959
    @Moha57959 2 года назад +1

    Asc zxp kaptan baara waa kutagerna lkn qaadka kadaa

  • @ahmedcade990
    @ahmedcade990 2 года назад +2

    Riwaayadan qayb labaad soo sameeya wuxu shactiro iyo qosal badanaa

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 2 года назад +2

    Kal io laap labo legend 🙌

  • @jamacjaxanka4448
    @jamacjaxanka4448 2 года назад +1

    Kaptan our legend baara

  • @josephnor6398
    @josephnor6398 2 года назад +1

    Walee dad ayaa is helay wow video 📹 yaal badan inoo soosameeya

  • @muscabgaaaboromo9441
    @muscabgaaaboromo9441 2 года назад +1

    Zxp riwaayadaha noocaan noo soo badi

  • @tusmalyrics
    @tusmalyrics 2 года назад +4

    Abaaay Abaay hadana Abaaay Abaay baquli boyow waa iga waalosa 😹

  • @kingmalo3203
    @kingmalo3203 2 года назад +8

    Baquuli boy dartis kugu saray subscribe ee horay usoco kaptan

  • @shaafkapoi5940
    @shaafkapoi5940 2 года назад

    Nio baara vedio yadan soo badiyo amazing wye😄😄😄😄😄

  • @azdafx
    @azdafx 2 года назад +1

    Wlhi bara experienced waye

  • @ciisecabdulaahi2006
    @ciisecabdulaahi2006 2 года назад +2

    Walaalhi waa quslay

  • @hanadabdishakuur5627
    @hanadabdishakuur5627 2 года назад +1

    Kkk kabtan baara iyo baaquli boy rag culus part two noo sameeya yaaqe

  • @ahmeddaahir5773
    @ahmeddaahir5773 2 года назад +2

    Wow Best Ruwayad

  • @saidyareofficial3194
    @saidyareofficial3194 2 года назад +1

    Guleysta zxpyaal

  • @saara3724
    @saara3724 2 года назад +2

    Baara qof aan tageero masha allah❤️❤️

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 2 года назад +1

    Labada kaliya ee iga qoslinkara xiligaan lajoogu

  • @Yusuf-xi7mo
    @Yusuf-xi7mo 2 года назад +1

    Feraha i xanuuny saa u qoslaayay wlh labo run run u marqaansan cmal aa isoo xusuusisen

  • @zakariebaxuur
    @zakariebaxuur 2 года назад +1

    Soo badiya

  • @jaamaccabdullahi182
    @jaamaccabdullahi182 2 года назад +1

    Horumar wacan sxp

  • @saciidsaciidyare3414
    @saciidsaciidyare3414 2 года назад +1

    Kabtan part 2 soosamee

  • @mahadmuumin8138
    @mahadmuumin8138 2 года назад +2

    Baaara umadeena ma tihid inta danyeer ahan laheed inad iska marqantid ku roon aniga ma dhehin xaliye dhahay 😂😂😂😂😂

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 года назад +4

    Marqaan sharaftiisa kubaraa kulahaa😂😂😂wa fuuray wlh hhhh

  • @masoodabuasheik9120
    @masoodabuasheik9120 2 года назад +1

    Walaal, waxaa jira majaajilo badan oo ina xasuusinaysa Marshall

  • @maskacade8474
    @maskacade8474 2 года назад +11

    Dawasho from kenya🇰🇪🤣🤣

  • @القران-ر4ذ
    @القران-ر4ذ 2 года назад +2

    Kabtan baara keep up

  • @saadaqcabdixasan4146
    @saadaqcabdixasan4146 2 года назад +1

    Hore usocda labada qof kaliya ee igaqosliyo😂🥲

  • @mohamedgorod6182
    @mohamedgorod6182 2 года назад +3

    From shadiya

  • @baltareepoi9555
    @baltareepoi9555 2 года назад +1

    Baquli Boy Nin fanay

  • @diinaaridiinaari8483
    @diinaaridiinaari8483 2 года назад +6

    Two Legends 🥰 Go forward

  • @amiinsosman8161
    @amiinsosman8161 2 года назад

    Kaptan iyo baaquli boy waan ka helaa

  • @bazhkamohamed6556
    @bazhkamohamed6556 2 года назад +1

    Wlhi runta ayay ka hadlayaan waa wax jira nolaada labadiina

  • @iidledaahir8381
    @iidledaahir8381 2 года назад +1

    asc asxbta qaligah waw m.a

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 года назад +2

    Baarakkkkj waar ninku,magac xuma kkk,reerxamar wax walaba way,la,baxaan.
    Baara=balo,waar xishood.

  • @meymameyma4
    @meymameyma4 2 года назад +1

    Part 2 plz

  • @hiiraanmedia6346
    @hiiraanmedia6346 2 года назад +2

    Kaptan baare iyo paquli boy wan kahelnay waxan sugnaba waa part two

  • @misssmile3470
    @misssmile3470 2 года назад +6

    Ana isku dhex heesoyo kulaha baaquli😂😂😂

  • @ZeroToHero2023
    @ZeroToHero2023 2 года назад

    Todhoba saac oo habeenimo aya lamarihaya ee qosolka ayad iga dhameyseen wlhi....wan ifhin habaaray runti

  • @aragsanfaraxsan583
    @aragsanfaraxsan583 2 года назад +1

    Macbuudow jada dafo qaadanee ma kente baara waxkle wad iga qoslise wllky

  • @deeqgogoye8843
    @deeqgogoye8843 2 года назад +1

    Laba legends wn idin wataa

  • @ahmedhusseinofficial6758
    @ahmedhusseinofficial6758 2 года назад +1

    Baqule boy kabtan baara two legend

  • @abdulahimukhtaar2835
    @abdulahimukhtaar2835 2 года назад +2

    Cabtan aniga macawista iga gadan

  • @abdihakiinharry7707
    @abdihakiinharry7707 2 года назад +1

    War wxa Daawade Haween 2:30 qosoL aYaa DarisKa igu soodac Woden MaaLinTas....😅😅😅

  • @kingjeesow8440
    @kingjeesow8440 2 года назад +1

    Legends leee

  • @bashkagurey8644
    @bashkagurey8644 2 года назад +1

    Labadan wa isla rabay wlh wan jclhy labadan

  • @cabdulahimohamed7243
    @cabdulahimohamed7243 2 года назад +4

    Part two 😃😀😂😂🤟🤟

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 Год назад

    Walhi kaptan baara legend funny man waye love you bro

  • @azdafx
    @azdafx 2 года назад +1

    Keep going

  • @cabdicasiismaxamed2922
    @cabdicasiismaxamed2922 Год назад

    Kkk walhi waanaka qosliseen noosobadiya

  • @saadaqabiikar1801
    @saadaqabiikar1801 2 года назад +1

    Wllhi aad iiga Qosliseeen riwaayad kal & laaap

  • @iamzaki5027
    @iamzaki5027 2 года назад +2

    Baara legend Kaparka kuso bilabay iga gadan kkkk

  • @hidadinh8316
    @hidadinh8316 2 года назад +1

    😅😅soo badiya sxb waa isku fican tihiin wlhi

  • @carabadiiyaa526
    @carabadiiyaa526 2 года назад +1

    Aaad iyo Ad

  • @rihaanppe1710
    @rihaanppe1710 2 года назад

    Allow kaptan baara hanaga qaadin

  • @maxamadlion1654
    @maxamadlion1654 2 года назад +2

    Labo legend

  • @ashaakirshmohamud2655
    @ashaakirshmohamud2655 2 года назад +4

    marqaan sharaftiisaan kubaraa hhhhhhh

  • @theuniques2190
    @theuniques2190 2 года назад +4

    Captankeena suaal caadi sidaada kale nolosha caadiga jilbaha malaabataa?!🤔

  • @siinkadheerofficiallchanne5349
    @siinkadheerofficiallchanne5349 2 года назад +1

    Barud hada xarif tahay part2 kaso samey

  • @laaleeste8766
    @laaleeste8766 2 года назад

    Walhi decad uqoslay thanks 😊

  • @boqorkacaasimadaofficial4227
    @boqorkacaasimadaofficial4227 2 года назад +1

    Japan md ku hysesa sxbow kabtan baraa laxan japan auad i galisay

  • @maxamedshaka9632
    @maxamedshaka9632 2 года назад +1

    Captan bara wan ku wataa

  • @maxamedmahdifariidka5464
    @maxamedmahdifariidka5464 2 года назад +2

    Cptn part 2 aan sugenah

  • @Abdidek.
    @Abdidek. 2 года назад +1

    Amar aLeh izka jEcLaHy daDkaN

  • @caydiidxirsi7724
    @caydiidxirsi7724 2 года назад +1

    Ee aniga lacagta kaa dhiibay xata saa uma marqan saniye kulaha see qaadka ucunysaa baaquli boy toos toos kukaha daacad waaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmansouhayb1879
    @abdirahmansouhayb1879 2 года назад +1

    labada qof een tagero manta way is helen

  • @soodaayare9253
    @soodaayare9253 2 года назад +1

    Kabtan baare Kal iyo lab iqoslay icahis baxso kulaha