Hordhaca Buugga Aabbaha Haldoorka Ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Waa muuqaal kooban oo sharraxaya sida uu iigu dhashay qoraalka Buuggayga Aabbaha Haldoorka Ah oo bandhiggiisu ka qabsoomay London Uk sanaddii 2018ka bishii Aktoobar.
    Daawasho wanaagsan , dareenkaagana ila wadaag 😊

Комментарии • 71

  • @samsamcusman533
    @samsamcusman533 3 года назад +16

    إِنَّ الله لا يَنْظُرُ إِلأَجْسامِكْم، وَلا إِلى صُوَرِكُمْ، وَلَكِنْ يَنْظُرُ إِلَى قلوبكم

  • @simranahmed4210
    @simranahmed4210 2 года назад +28

    😭😭😭 anoo 4 jir ah buu aabahay dhintay ilaa hadana kama aan samrin 😪 ilaahay hakuu naxariisto aabo 🥰❤

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад

      Aamiin yaa rabbi wll alle ha unaxariisto Aabo Samir iyo iimaan saadiqa wll

    • @Mali-Rasta
      @Mali-Rasta 11 месяцев назад

      Ilhay ha u naxariisto abaayo Ilhay neh qalbiga hakuu qaboojiyo ❤❤

    • @user-es5si3om7y
      @user-es5si3om7y 4 месяца назад

      Kula qabnaa rabi haow u naxariiato waalidkeen ax😢😢😢😢😢

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 месяца назад +1

    Cajiiib codkaaga iyo caqligaga iyo cimrigaagaba RABI HAKU barakeenyo wlo

  • @zamzamabdirahman6935
    @zamzamabdirahman6935 Месяц назад

    Abaayo buuga intee laga helaa wll isheeg

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 Год назад +2

    Aniga faraxad aan haysto waa hooyaday waayo wax walba iyada ayaa iisiiyey hadday tahay farxad 🥰🥰🥰
    Waxaan lasoonooladay Aabo aan intaas isiin😭😭😭😭 Wuu dhintay lknse
    Ma aanan dareemin waayo hooyaday ayaa wali joogta allow iida waa ayo aduunk ee

  • @ahmedabdimire6332
    @ahmedabdimire6332 3 года назад +3

    Alle hawnaxariisto Waalidiinteen iyo waalidiintood. Macalimiintayada iyo weliba macalimiintoodii. Annaga Rabbi nama seejiyo Nimcada uu udibdhigay Adoomihiisa wanaagsan.

  • @abdirizakmumin3777
    @abdirizakmumin3777 3 года назад +3

    Really wlhi qalbiga i dhaqaqay ereyda isticmaleso iyo darenka ay xambarsanyhn abbe ilhey ha unaxaristo.
    inan hilaa rajeena buggan insha allah

  • @ShugriAadan-ez8kv
    @ShugriAadan-ez8kv 5 месяцев назад +1

    Alle haw naxariisto aabo yaasha

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 3 года назад +9

    Tani waarimaysee Alle janada idinku kulmi wl. amiin

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  3 года назад +4

      Aaamiin walaalo, Jazaaka Laah Kheir

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад +1

      ​@@hamdahussein.kabasho Alle ha unaxariisto Aabo Aamiin yaa rabbi Samir iyo iimaan saadiqa wll

  • @moabdirahmantv7233
    @moabdirahmantv7233 3 года назад +3

    Allah haw naxariisto aabayaashen11. badh years baan jirey markii aabo dhintay waanan dareemi karaa xanuunka qof aad jecelahay oo kaa tegey soo noqosho la.aan.💔

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Yopicyaashaan waa waxbadan muhiim saaaaaaaid.mashaaaaaalahtabaratalah.

  • @upthichibarupthisalam4470
    @upthichibarupthisalam4470 8 месяцев назад

    Raxmaanka Naxarista badan Haw Naxariisto Aabo walaal ❤

  • @hothohappyofficial6161
    @hothohappyofficial6161 3 года назад +6

    Hore u daawaday video gan channel ka abdirahaman Nasri runti waa dhabal xabarsan dareen culus ,Alle swt aaabo haw naxaristo janadana haydinku kulmiyo 🤲 xbbti qaali Hamda xikmo ❤

  • @naasirmohamedibraahim7359
    @naasirmohamedibraahim7359 2 года назад

    Hamda wll Alle hawnaxariisto aabo isaga iyo intii dhimatay ee Muslim ah wllshy hamda,
    Alle janada haydinku kulmiyo

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 2 года назад +1

    HAMDA JANADIII FARDOWSA AABE ALLAAHA KA YEELO AABE INSHALAH TACALA DHAMAN ABAYASHEN IYO WALIDIINTEN
    RUNTII ANIGU SHAQSIYAN HAMDI MARWALBA IN AN DHAGEYSTO WAN JECELAHAY DUCOYINKEDA IYO TARIQAHA LAKIN INSHALAH WAXAN RAJENAYA BUGA IN AN AQRISTO PLEASE BUGA HADI AN KU NOLAHAY MAREKAN SIDE KU HELA QOFKI IIGU DHAMA HA ISHEGO PLEASE🙏 INSHALAH TACALA

  • @malirasta2688
    @malirasta2688 2 года назад

    Abaayo buugaaga noo soo coday kheeyr ilhay haku siiye

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    Raxmaanku haw naxariisto Aabo Wllo🤲

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Год назад

    Allahayow aabahey ii xafid oo sii cimri dheer caafimaad taam ah iyo cibaado suuban

  • @sayid1148
    @sayid1148 Год назад

    Illahay ha unaxariisto waalidiinteen dhamaantood anaga ha inooga daba naxariisto

  • @abdirizakmostaphe38
    @abdirizakmostaphe38 2 года назад

    Alle ha uu raxmado dhamaan abbyashii geeriyooday adna wll guul kuu rajynaa

  • @fadumoabdi4483
    @fadumoabdi4483 6 месяцев назад +1

    Omg I feel you pain sis

  • @somaliplatform
    @somaliplatform 3 года назад +3

    لأحد يعرف اوجاع فراق اب لا من داق به
    رحمة الله عليهم ابي وابوك

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад

    Alle ha unaxariisto aabo aamiin yaa rabbi wll

  • @AbdirahmaanIsmaaciil-zi2hi
    @AbdirahmaanIsmaaciil-zi2hi 4 месяца назад

    Alle hawnaxariisto aabo

  • @MohamedMohamed-sc7te
    @MohamedMohamed-sc7te Год назад

    Ma shaa allah hanbalyoo Hamda housein

  • @abdiwahidhussein8396
    @abdiwahidhussein8396 3 года назад +1

    Alle ha u naxariisto wll aabo.

  • @mohamedismail8357
    @mohamedismail8357 2 года назад

    Alle haw naxariisto Aabe 😭😭😭😭

  • @deqabdiyusuf9843
    @deqabdiyusuf9843 3 года назад

    Ilaahi Ha unaxariisto Aabe Janatul Fardows Ilah hala warabiyo.

    • @ibrahimabdirahman3350
      @ibrahimabdirahman3350 Год назад

      Ilaahi ha unaxariisto Aabe janatul fardows ilaah hala warabiyo 😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔

  • @Sooyaanwarfaa
    @Sooyaanwarfaa 2 года назад

    Allah ha uraxmado walal hana unaxaristo walal

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 2 года назад

    Allaha unaxariisto aaboyeesheen

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 года назад

    والله كلام جميل. الله يحفظك

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 2 года назад

    Allaah unaxariisto ❤❤

  • @adnaanmohammed3807
    @adnaanmohammed3807 2 года назад +1

    No Word!💟🙏

  • @upthichibarupthisalam4470
    @upthichibarupthisalam4470 9 месяцев назад

    Buugan xage ka helaaa

  • @fawsaan.6770
    @fawsaan.6770 Год назад

    Hooyo.الأم الأولي ان يدكر

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 2 года назад

    Maasha Allaah. Wllo buuggan xagee laga heli karayaa?

  • @Ayaan-Mohumed
    @Ayaan-Mohumed 3 года назад +2

    Wanku faraxsanhy wllo mcn inad RUclips channel furatay wlcm wllo qli❤❤❤❤❤❤

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  3 года назад

      Mahadsanid walaashay ❤️😍

    • @Ayaan-Mohumed
      @Ayaan-Mohumed 3 года назад

      @@hamdahussein.kabasho iga mudanthy intaas iyo inka badanba wllo🥰💯❤

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal Год назад

    Ilhy hku xifdiyo abayo

  • @AbdirahmanAbtidonAMA
    @AbdirahmanAbtidonAMA 2 года назад

    Masha Allah . Guuleyso

  • @buubalbuubal9296
    @buubalbuubal9296 3 года назад

    xagee ka helaa wlle adoo rali ah

  • @xaydarkonamiofficial5548
    @xaydarkonamiofficial5548 3 года назад +1

    Keep going sister ♥️👏

  • @cabdirisaaaq280
    @cabdirisaaaq280 3 года назад

    Allah hawnaxariisto wll

  • @ahmedabdimire6332
    @ahmedabdimire6332 3 года назад +1

    Waan kucusbahay jannalkaaga lkn waxaan filayaa inaan wax ka kororsandoono .

  • @FaizaAbdisalam
    @FaizaAbdisalam Год назад

    Bugaas halkee laga helaaa

  • @thedopechannel253
    @thedopechannel253 2 года назад

    I love you Hamda

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 7 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @mohameddhagiig765
    @mohameddhagiig765 Год назад

    Intee ka hali karayaa bookgaga qiimaha badan.

  • @shamsoahmed1791
    @shamsoahmed1791 3 года назад

    Hamday aad baan kuu salaamayaa wlshy. Xagee laga heli karaaa buuggan?

  • @cabdirisaaaq280
    @cabdirisaaaq280 3 года назад +1

    Asc wll Waxaan dooonayaa buuggaa sidaan kuheli karaaa

  • @deqabdiyusuf9843
    @deqabdiyusuf9843 3 года назад

    Masha alah

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 5 месяцев назад

    😩😭❤️‍🩹

  • @naemaessa813
    @naemaessa813 3 года назад

    ❤❤💋💋💋

  • @yuusufxareed7625
    @yuusufxareed7625 3 года назад

    Wll Xamda Page Facebook Ma Leedahay?

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 3 года назад

    xamda arinta Abe waxan umaleyaa inad uurkayga ka hadlayo wayo abahay geridiisii ayaa sidaa igu noqotay alle abayowgen janada haynagu kul miyo

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  3 года назад +1

      Ilaahay Aabbayaasheen ha u naxariisto oo jannada ha inagula kulansiiyo walaalo❤️

    • @user-mp1yo6jf1m
      @user-mp1yo6jf1m 3 месяца назад

      Xamda macalimadeyda aya thy awalkaga waxa alle kaga rajena adiga io ehelkagaba io dhalan inta islaam ah inan kuwada kulanno fadhigii nawi mohamed scw io saxawadisi dahirka aha in sh ❤