sabab alle ugu naxariizto ma hayo Afweyne CALI SAMTER INTII WAX LA WADAY SIDA KII DILKA UUN XUKUMI JIREY WAAYO AABAHAY BAA AY DILEEN ADEERKAY AYAGA OON WAXBA GALABSAN ISAAQNIMO DARTEED SNM MARKAA ALLE UMA NAXARIISTO KUWAASI GODKA LA DHIGYAABA CADAAB LAGU BILOW
Ax waa wax aad looga xumaado wlh rag sidaa u jihaadayay in la laayo sarakiisha dagalka kaso baxay ee qufacayay bal eeg ee hadana qaatay amarka ee yidhi wan ku noqonayna jiida dagalka somali iyada is cunta wlhi ragaasi hiil bay waayen
Culusaw ha la weydiiyo dhawr boqol oo kun oo qof waliba rsyid iyo maata ahaa oo jabhaddiisii USC Ku laysay inta u dhaxsysa Muqðisho ilaa xuduudda Kenya
Gebi ahaanba dadka somaliyeed ma fahansanayn inay saraakiishu la shaqaynaayeen cidamada ethiopia iyo siyaad bareba somalia in laga noqdo ciidan kuma Taliyeen 1 milyan oo qof baa ku dhintay dagaalkaas kumaanan kun kuso barakacday qof aan haybtiisa la aqoon unbaa abtirsaanaya reer hebel baan ahay ku dhahaya kursigaa markuu Fuulo ma yaaqan cidna bal iskadaaye cadawga ayuu u shaqaynaaya dalka iyo umadda
Caqliga ale hakuu barakeeyo
Zxp saan usugey alla og bar go ba uga dhigtey
Mahadsanidiin
Masha allah Ustaad Taariikhda Wax Badan ayaad Noo Soo Gudbisay
Aad baad umahad sanahay habo ❤❤❤❤❤weligay maqalin
Mahadsanid Sahra.
@sahradiriye mahadsanid walaal
Asc somaliyehe wa garr ka mide ha dulumki dadka iyo dalka la galaye weyane
Allah u naxaristo
Horgallo ayay ahaayeen, in la laayo way saxneyd Dowladii Kacaanka
Dr culusow aad ayuu u mahad santahay
sabab alle ugu naxariizto ma hayo Afweyne CALI SAMTER INTII WAX LA WADAY SIDA KII DILKA UUN XUKUMI JIREY WAAYO AABAHAY BAA AY DILEEN ADEERKAY AYAGA OON WAXBA GALABSAN ISAAQNIMO DARTEED SNM MARKAA ALLE UMA NAXARIISTO KUWAASI GODKA LA DHIGYAABA CADAAB LAGU BILOW
Loves
Ragaas abaalkooda in la laayo
May ahayn
Waxay mudnaayeen abaal gud
Walaahi waan qiirooda markaan maqlo qisadaas
Waxaan leeyahay aloow u naxariiso dhamaantood
Ok, arin taan 😢waa in wax laga waydiiyo majerteen,Isaaq iyo cali samatar waayo xog ogaal ayay ahaayeen, hawiyaha waa la is ka watay 😮😮😮😮
❤❤❤❤❤❤❤ Allah ha unaxariisto🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Siyaad barre markii xaga siyaasada iyo xulafadda adkaaday ayuu ciidanka cadho burburay cadho Alle ku dhacday
Buugta sababihi burburka somaliya iyo taangiga tigreega man aragon iyogoo duuban cod ahaan
waxay ahayd dawlad meleria markay qabto waxaanoo kale ayey samaysaa laakin diin ahaan caqli ahaan dal ahaan midna saxmaha
Ax waa wax aad looga xumaado wlh rag sidaa u jihaadayay in la laayo sarakiisha dagalka kaso baxay ee qufacayay bal eeg ee hadana qaatay amarka ee yidhi wan ku noqonayna jiida dagalka somali iyada is cunta wlhi ragaasi hiil bay waayen
Siddo kalana dalka ay burburiyeen Isla jabhaddiisii oo waliba uu madaxdeeda ka mid ahaa.
Culusaw ha la weydiiyo dhawr boqol oo kun oo qof waliba rsyid iyo maata ahaa oo jabhaddiisii USC Ku laysay inta u dhaxsysa Muqðisho ilaa xuduudda Kenya
Gebi ahaanba dadka somaliyeed ma fahansanayn inay saraakiishu la shaqaynaayeen cidamada ethiopia iyo siyaad bareba somalia in laga noqdo ciidan kuma Taliyeen 1 milyan oo qof baa ku dhintay dagaalkaas kumaanan kun kuso barakacday qof aan haybtiisa la aqoon unbaa abtirsaanaya reer hebel baan ahay ku dhahaya kursigaa markuu Fuulo ma yaaqan cidna bal iskadaaye cadawga ayuu u shaqaynaaya dalka iyo umadda
Culusaw adigoo laguna yaqaan oo ks mid ah mooyaantii waddanka diiratsy oo waliba lagagu yaqaan in qabyaalad iyo cuqdoo ku googooysay maid ka hadashid wixii ad Soomzaliya ku samsuseen walina ku waddaan 33 Sano.
Wixi ka danbeyey qabriga allaha ku cadabo
Promo SM 😻
Waxaanu dhahno garan mayno wlh
Facebook