100-kii UGU HORREEYEY EE SSF iyo Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac- Qaybta 1-aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Taxane shan qayboodle ah.
    -taariikhdu waa marag.

Комментарии • 11

  • @abdikafigabogabo3281
    @abdikafigabogabo3281 2 года назад +1

    Wasiir Juxa
    Mahadsanid

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 3 месяца назад +1

    Reer Puntland weligood ma ilbaxayaan, Wasiir backgroundka ninka ka danbeeya maad iska hagaajiso arintani waa dukumenti taatiikh ah oo muhiim ah.

  • @user-yz9qt4rs9o
    @user-yz9qt4rs9o 7 месяцев назад

    Burashadley qisadiisi no so bandhig waser juxa

  • @ahmedjama2090
    @ahmedjama2090 2 года назад +1

    Waar ninkan sheekh abdixayi u eekaa

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 2 года назад +1

    Badal khayr qaban Rabbi ha siiyo, 10 Mehradood ayaa uga Gubtay Dabka ka kacay Suuqa Hargaysa; ruclips.net/video/j2mwXLpIme0/видео.html

  • @joker83764
    @joker83764 5 месяцев назад

    Waxa somali gaadhay qax burbur dhimasho dhaawac oo ilaa hada socda waxaa dembigeeda leh cidii bilowday burburinta somaliya ee xabashi ku soo hogaamisey wadanka iyagoo is leh qabiil baad somaliya ku xukumaysan xishooda oo waxaad wadanka u horseden la aamusa

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад

    BUUGA AAD QORTAY WAX KUQORANBA HADADN XASUUSAN SOO QOF SUUXSAN MAADTIHID

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад

    QABYAALADII OO QOFA BEENTA KA DAA ADERR XAQIIQDA AQON BAAN KULEYAHAY

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад

    DALKAAGA KATAGAYSAA CADOW ITOOBIYANA WAAD ADAYDAAA SIDEE WADANI ADER KUGU SHEEGNAA

    • @gameplan1759
      @gameplan1759 Год назад +1

      Dalkaaga, dowladaadii & Ciidankaagu uu kugu soo guryo noqdo ee uu gabdhahaaga kufsado baraagahaagii biyood la sumeeyo, Xarig & caburin & cunsuriyeen lagu sameeyo ma aadan dhihi lehyn cadow baad u gashay. Taariikhda dib u eeg.