@@abdallasalama99 fuck of you idiots amiin RAG HAKAA CELISO. QOF TOOGTA WAA LAGA WAAYAY QADAADWAYN . MAALINWALBANA IMISA AYAY DILAAN. TAASI WAXAY CADAYNAYSAA IN AANAY DHAB KA AHAYN. BALABA #NIIKO UGAMAY. HORAYN. CUZ NIIKO IS A SYMPOL OF QUUMU_LUUD. AND KNOW THIS IS THE PRIZE YOU PAY. #MAC SONKOR
@@abdallasalama99 is a good one 1⃣ and a good good who who a a Mbc3 and I will be back in touch with the other one 1⃣ 1¹and ¹111¹¹1¹1¹ 111¹and I will be back l
Asc lacnad ha kugu dhacdo. tani diinteeda ay lacag ku badalatay ....wallee Allaha wuu ku dhaa lacanayaa jawaabna Allah ayaa ku soon doonaa ...insha,allah
@@luulwarsame87 Aamiin wll, haa kuwa u sacbinaya ma fahansana sharcigan qurunka ah iyo shartuu wato ama uu inoo horseedi doono. Tan kale already sharci baa inoo yaala islaamkana waaqfaqsan oo kusaabsan arintan kufsiga oo ah xukun dil ah, islaantana sharcigeey la ordi ooy labada shilin kusoo qaadatay cabaadkiina uga dhamaaday ooy xita tiri waa loo gaaloobi, waa toban sanoo xariga in lagu xukumo kan wax kufsadaa😳 bal adba!
May Allah bless and protect our sheikhs and Allah with you Wallahi wax ba ma halabeen haduu qofkasta is miisaamo si dhab ah u arka u ogaada awoodiisa yaa Rabi na sug nagu irsaaq xusnul qaatima Allah ha naga qabta shartooda tan iyo ku wa lamid ka ah hadadan kheyr ju ogeyn
@@noneofya2739 alle si dagdag ah kuso qabay oo mucjiso iyo xanun aan la aqoon alle kugu rid illahay asagaa diintiisa difacanayo galayahay illahaw naga qabo tan iyo wixii lamid ah alle si xun kuu dil
Subxana Allaah Subax kasto oo baryo inta akhbaar muhiim Ah aan maqlo waxaa ka badan inta aan maqlo hadal heynta dadka isku jinsiyada Ah ee isku tago, tani waa dhamaadka dunidan iyo kasbashada cadhada Alle😭 Alle markuu soo jeedsadana Qofkan baa wanagsan ma jirayso😭 shekheygii Aamiin Alle ha kaa ajar siiyo.
Anigoo RUclips jooga oo sheekhunaa/profassor ka dulmi diid ma,dhaafo adaa ku filan shaayaadinta kuway ku soo guuran ee soo adegsadan.masha allah. Jazakalah
Allah yaxfadakum Cadowgiin Ha Jabo Adiga & Wadaadada Kale Ha ka Daalina Difaaca Diinta.Allah Macaakum.Habartaan Halla Dilo Kastuumo lacag Ay Cuntaa Waashay.
Subxanallah. Waxay sheegeysso ay hadana hatigaad keentay ayeye ka adagtahay ey ummada saanka ay ka marmarinaysso hakey joogta.Ummada Somaliyeed ee 100%Musliim ah maanta qassab ku aan sixiya Qommu LUUD.INDHA ADAAGA SHEYGYSTEEDU.XASMIYALLAH WA NICMAAL WAKKIL.
Caqliga nadiifka ah iyo aqoonta diiniga iyo maadiga ilaahay kugu maneystay ayan kugu jeclahay @Shiikheena allaha ku xifdiyo oo ku barakeeyo 👊🤲
Gelid gelid congregação cristã no Brasil.
سبحان الله العظيم لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم حسبي الله ونعم الوكيل استغفر الله واتوب إليه
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🤲🤲
Allahumaa Aameen
Illaahoow dalkeena ka qabo cadowga ku soo duuley ee shisheeye iyo sokeeyaba leh aamiin yaa rabi 🤲
اللهم إنا نعوذ بك من فتن ماظهر منها وما بطن اللهم ثبتنا على ديننا
Jazaka’Allaah khair shaikh, Ilaahay culumadeena ha inoo daayo. Sharta iyo dulmiga Allah ha ka qabto dalkeena
Jazakallahu kheir shekh allaha ku xifdiyo
Naagtan waalen iyo kuwa la mid ah
Allaha naga qabo shartooda
Aamiin yaa Rabbi
Acuudu billah😡
ilaahow diinkaaga nagu sug🤲😭😭😭
Subxana Allah 🤲 اللهم نجنا اللهم نجنا 🤲
Habartan fasahaad aye wadaa muqdisho dharbaxsho halogasoo saaro 😢
sheekh shukran sharteeda iyo waxa ay wado iyada Allaha ku ekeeyo
Aamiin yaa rabi 🤲
Allahuma aamiin yaa rabbal caalamiin
Aamiin
Amin Amin yarabi
Aamiin xasbunallaahu wa nicmalwakiil
We are fully 100% behind you brother 🙏
Aamiin yaarab 🤲🏽🤲🏽🤲🏽Masha Allah tabaarik may Allah protect you insha Allah
Subxaana allaah illaawo dalkeena iyo umada somaaliyeed badbaadi yaarabi
naga qabo Kuwaan yaa allaah
Subhanallah I’m speechless 😶, May Allah protect our Somali people. Amiin
@@abdallasalama99 حسامالعصم
@@abdallasalama99 fuck of you idiots amiin RAG HAKAA CELISO. QOF TOOGTA WAA LAGA WAAYAY QADAADWAYN . MAALINWALBANA IMISA AYAY DILAAN. TAASI WAXAY CADAYNAYSAA IN AANAY DHAB KA AHAYN. BALABA #NIIKO UGAMAY.
HORAYN. CUZ NIIKO IS A SYMPOL OF QUUMU_LUUD. AND KNOW THIS IS THE PRIZE YOU PAY. #MAC SONKOR
@@ilyasmoussa9828 Wa Aleykum Salaam
MANSHA ALL SHIIKH UDIGA NAGTANWALAN
@@abdallasalama99 is a good one 1⃣ and a good good who who a a
Mbc3 and I will be back in touch with the other one 1⃣ 1¹and ¹111¹¹1¹1¹
111¹and I will be back l
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم يا مقلب قلوب ثبت قلوبنا على دينك
Amiin yaarabi
حسبنا الله و نعم الوكيل يا مقلب قلوب ثبت قلوبنا على دينك
Walaasheey Sacdiyo Allaha Raxmaanka ka cabso oo ku siiyey in aad matasho ood masuulka tahay shacabka Soomaali, Naga jooji dhaqanka aad noo soo xawileeyso oon Diinteena sal iyo raad ku leheen,Rabi ka xishoo Cida mudan in aad raali galiso waa ALLAH, Sax la Dagaalam Daalinka kufsada Haweenka Sharciga la tiigso, Go’aano ka soo saara waa leeydin garab istaagi Culuma iyo Caamo, Laakiin wax Alle xarimay ha isku day in aad sanka naga galiso, MARABNO MANA AQBALEEYNO IN AAD QOOMULUUD NAGU SHARCIYEEYSO, SACDIYO CAGA DHIGO , CULUMADANA WAA MUSUULIYIINTA DIINTA, DADKA IYO DALKA, JOOG JOOG INAN IYO ABEESABA AFKOODA AYEEY EEDAAN, Mahadsanidiin.
Maashaa allaah allaahum baarik jazaakallaahu khayraa mahadsanid
Shiiq alle aa runta kugu jecel marnaba haka kamban diinta oo ladhibaa teynayo marwalbana runta kugu ogahy ilaah haku xafido💯💯💯💯💯💯💯👈👈👈👈👈🙌☝️☝️
Shekh masha allaah jazaaka llaahu khayr
Yaa allaah yaa allaah yaa allaah ayaa nagaqabto naagtaan iyo kuwa usacab tumayaba allow adiga ayaa naga qaban karee naga qabo ooo diinteenna macaan nagu sug aamiin
Asc sheekh maxamed illahay haku xifdiyo kama yeleyno wax diinteena suuban ka soo horjeda adiga ayaa tegaayo inshaallah
Sacdiyow ala u labo ukhti waad dhimane la soco
Habartaan walan Ilahay ha ujawaabo sida ugu dhuqso badan. Amiin
Aamiin
Aamiin Yaa Allaah
Xasbun Allaah wanicmal wakiil.
Waryaa ilaahay yaqaano Dumarkaan yaa xilka udhiibtay waayaabe.
war ilaahay halaga cabsado oo cidaad xilka udhiibanaysaan ilaahay halooga baqo oo qof akhlaaq iyo dhaqan leh doorta.
guulayso walaal Dulmi diid.
Nijaasta wan iskadifacayna insha allh
Mahadsanid washy
sheekh maxamed Ibrahim Dulmi diid allaha ku xifdiyo inshaa allaah
بارك الله فيك
Keep doing what you are doing. may ALLAH reward you. thank you, sheikh. And sheikh xirsi.
Asc lacnad ha kugu dhacdo. tani diinteeda ay lacag ku badalatay ....wallee Allaha wuu ku dhaa lacanayaa jawaabna Allah ayaa ku soon doonaa ...insha,allah
Shiikh jzkllaahu khayren jazaa
Gabadhaan iyo inta la mida sharkooda allaha naga qabto
Haday cid dacwaysana cid uga liidata ma jirto
Subxaanallaah dalka aan joogno wanaaga kama hadli karnee aabo walalow abtiyow idinkaa dibada jooge haseexanina allah haidin garabkalee dadkan hanagu deynina somaliyeey🥺💔
Xeerkan jansiyada ee qurunka ah waxa dabada ka riixaya Norway iyo wadama kaloo galbeedka ah, islaantan iyo kooxdeeda lacag bay ku qaateen si eey sharcigan u meel mariyaan, Soomaalida waa inay arintan hal meel ugasoo wadajeestaan🙏🏾
Wallahi waa runtaa. Lacagaha rer galbeedka bilaash ma ahan. Waa in aad meel mariso waxa ay rabaan. Hadafkooda kobaad waa in dumarka la buunbuuniyo iyo zinada iyo qoomu luudnimada oo lafasaxo.
Somali wax mafahmayaan dadba usacbinaya oraba qurunka aywado islaantan sharkeda alaha naga qabto ilahow noga filow xumanta ay fafinayso yarabi
Waa runtaa kaligeed ma'ahan kaligeed ha gaalowda wasaqada Amanda Gaalowday yaa og hee
Farshax gaaled inuyahay sharcigaas bartilmamet malahan 2qof oo isfahmey kulaha
@@luulwarsame87 Aamiin wll, haa kuwa u sacbinaya ma fahansana sharcigan qurunka ah iyo shartuu wato ama uu inoo horseedi doono. Tan kale already sharci baa inoo yaala islaamkana waaqfaqsan oo kusaabsan arintan kufsiga oo ah xukun dil ah, islaantana sharcigeey la ordi ooy labada shilin kusoo qaadatay cabaadkiina uga dhamaaday ooy xita tiri waa loo gaaloobi, waa toban sanoo xariga in lagu xukumo kan wax kufsadaa😳 bal adba!
Kusoco sheekh waa habar qumanyo ah
Subxaanallah tan in umada laga qabto ayaa wanaagsan sharteeda Allaha kaqabto umada
Dulmi diid ..jazakalaahu khayran
Wabaarajalaahu fiiik
Washukrann
Subxaana allah allow sheydaantan sharkeeda inaga qabo aamiiin yaa rabbi
Subxanallah
War qoftan halanaga qabto
اللهم ولي امورنا إخبارنا اللهم لا تول أمورنا اشرارنا ءامين
walahi wax ey kaa qaadeyso ma jirto sheekh Dulmi diidow dadka ladulmiyaad difaacdaa, xaqaadna ka hadashaa
Subxaanallaah sharteey wado Allaha naga qabto ayada iyo waxii lamid ah
Sheikh geesi ah on Xaqa ka xishonin aya tahay Alle haku Xafido
Sheeq jazakallahu qeeru jazaa allaha naga qabto shartoda gallada iyo gaalo raacyada
Subxaanlaah subxaanlah yaa raxmaan didn't nobadbaadi Shekha reali noqo qoftan warka reer galbeedk warkooda away wadaa Haku jojin
Aduunka Maanta,Arin Kastoo Foolxun Waan Idin Qurxinaynaynaa,Mid Kastoo Wanaagsana Waan idin Xumaynaynaa,Kooxo yar Oo Raba In Caalamka Badankiisa Dhalan Rogaan,Kuma Waana Qaadanayaan Kuwii Ka Horeeyay Meesha Ay Mareen,Alahaayoow Toowbada Ku Hagaaji Dariiqa Toosan fahamsii Kuwa Baadiyaysan.
Aamiin yaa rabi
سبحان الله
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahay baan baryeynaa inta nagu soo duushay diin iyo dalba inuu naga qabto si deg dega yaa rabi
May Allah bless and protect our sheikhs and Allah with you
Wallahi wax ba ma halabeen haduu qofkasta is miisaamo si dhab ah u arka u ogaada awoodiisa yaa Rabi na sug nagu irsaaq xusnul qaatima Allah ha naga qabta shartooda tan iyo ku wa lamid ka ah hadadan kheyr ju ogeyn
Subxanallah illahey ha naga ka qabto naagtan is dhafiya reer soomaliya qanisada
Waa iga qoslisay wlhi sida fiican oo u karbaashtay islaanta waalan. Waliba way isla qumantahay YAAAAB
Allaha caziizkaa hanaga qabto
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
أللھم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك يارب العالمين
waa faasiqad aan is ogayn oo shaydaan ku shaqaysanaayo!!!
ALLAHU AKBAR
jasakalahukhayr sheekh maxamed
Sheikh Alaha ku barakeeyo
Wlhi sheekh sidi niyadayda ku jirtaa ka hadashay allah yacizak
Naagtan meel xun bey ku danbeyn Insha Allah
Amiin Amiin yaa Allah
Meelxun idinku ku dambeeya juhalayahay dameeri dhaan raacdayda ah. Uff Wax akhriata intaadan habaar u fadhiisan, kugu noqay
@@kafiyahsadiiq2474 WALALO SUBSCRIBE IISAAR PLEASE 👍
@@noneofya2739 WALAL SUBSCRIBE IISAARA PLEASE 👍
@@noneofya2739 alle si dagdag ah kuso qabay oo mucjiso iyo xanun aan la aqoon alle kugu rid illahay asagaa diintiisa difacanayo galayahay illahaw naga qabo tan iyo wixii lamid ah alle si xun kuu dil
Thank Shekh.
Asc sheeqa iyo asxaabta 💌👌👍
DUIMi diid masha Allah shukran
Mansha Allah sheekh Allah ha ku xifdiyo dadka xumaanta ansixinaayana ilaahay xaqa hatuso , waxaasi waa wixii wadaadadii barigii lagu laayey.
Mahadsanid washy
Wasax alshakh ilaahay haku barakeyo aamiin
Suxaanallah ilaahay xaqa ha tuso maamada xaqay ka fogtahay sheekh ha u joojin xaqa way iska hadalahayan rabbi umada kaqabto umada ayada iyo inta lasocato waa yaab
Mansha allah ayantan dhan wadada matageeysaneyn shabab daradood lkn hadan waan tageersanahay. Mansha allah allow wadada dhowr. Shacabka somaliyeed saqajanimo ma rabno
😀😀shabaab miyaa ah wadaada oo dhan
@@servantofallah9069 walal maxan ka qaan wlh wagii aan yara muxadarooyinka aigo 10 jira adi jiray. Kadib sida qawarijta al shabab uso baxeen oo dhaliyaradii oo dhan ugu hoobteen wadado dhan sas ayaan ka qaday. Kaliya shiikh musfa ismaciil dhageysta
Masha allah Sh dulmidiid
Subxana Allaah Subax kasto oo baryo inta akhbaar muhiim Ah aan maqlo waxaa ka badan inta aan maqlo hadal heynta dadka isku jinsiyada Ah ee isku tago, tani waa dhamaadka dunidan iyo kasbashada cadhada Alle😭 Alle markuu soo jeedsadana Qofkan baa wanagsan ma jirayso😭 shekheygii Aamiin Alle ha kaa ajar siiyo.
ASALAMU CALEYKUM SHEEQEENA HOWSHA AAD INOO WADO, JIZAKA ALLAHU QEYR.
Baaraka allaahu laka
Anigoo RUclips jooga oo sheekhunaa/profassor ka dulmi diid ma,dhaafo adaa ku filan shaayaadinta kuway ku soo guuran ee soo adegsadan.masha allah. Jazakalah
alal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii saraa❤❤❤
Kuu saaray wlle Qli
Alle ducadaada ha ii aqbalo
Aamiiiin Yaarabi
@@dalmarkiikoofficiallchanne5883 jzk kheyr walal
Yaa ALLAH
Diinta iyo culimada noo dhowr
Dhaqanxumada iyo Balaayadana naga nabadgali
Waa sax yaa sheekhanaa
I never thought I will be alive to wittness this.
#RIP SOMAIA
Sheikh maxamed maantoo dhan ayaan sugayey inuu kasoo hadlo Islaamahan waashay
Sheekh keep going
Nagtas hala raaro muqdisho ama wadanka somaliya oo dhan yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sheeqeena qalig Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro
Subxanallah yaa allah na badbaadi adaa waaxid ehee aduunyo gaduun waaye
Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Allah hana qabto waa umada baabi waayo aniga ayaa fuduud ee iska ga tag somaliya
Alha ugargaaro diintisa alahi sufahada nagu badatay
Mahadsanid washy
Allah yaxfadakum Cadowgiin Ha Jabo Adiga & Wadaadada Kale Ha ka Daalina Difaaca Diinta.Allah Macaakum.Habartaan Halla Dilo Kastuumo lacag Ay Cuntaa Waashay.
Illahay swt habartan diinta iyo dadkaba haka qabto. Hadi hanuun u qoran yahay alle swt haso hanuuniyo hadi kale inkaar degdeg ah haku rido. Allahuma amiin. Subxanallah ma iyada jecel waxay sheegayso😭😭😭
Subxanallah. Waxay sheegeysso ay hadana hatigaad keentay ayeye ka adagtahay ey ummada saanka ay ka marmarinaysso hakey joogta.Ummada Somaliyeed ee 100%Musliim ah maanta qassab ku aan sixiya Qommu LUUD.INDHA ADAAGA SHEYGYSTEEDU.XASMIYALLAH WA NICMAAL WAKKIL.
Sheikhow sharafi korkaga 🥰😍
Subxanallaah❤ allaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad ❤wacalaykumu Salam waraxmatullaahi wabarakaatu
Tug weyo qaimada nafteeda iyo denteda qiyantay balo allah haku rido
Xasbunalaah wanicmalwakiil 😢😢😢jasakalaah kheyr sheekh
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته أخي waxan kaxumahay inee xilka haweka hayan inu qalad yahay amisanahay birna Allah hana badbadiyo
Jazakalah sheik dar alle ayan kujclhy janatu fardowza dhamaanteen amiin ❤ 🤲
Subxaana Allah wanicmal wakiil
Subxaana llaah war naagtaan iyo kuwa lamidka dadka iyo idiinta iyo dalka halaga qabto
Insha allah xaqa aya guleysanayo iyo alle waxa u raali ka yahay
Allah
Masha.allah sheekh allaha ku xafido xaqa saa ugasoo hadal markasta.
Masha allah Somalia 🇸🇴
Wax badanoo wanagsan ayaa yaalo galbedkee maxaa nagtay tusay keliya xumanta mise qof wax bartay ma aha xijabka iyo waxaad u dodeyso isma lahane alah ka baq diintana baro
Jazskallah shiikh, habaar qabtadaas ayada buu sharkeedu ku laaban ilahay idankiis.
Waa khaayinad Allah haw noqoto
Nolow shiikh mohamed
Allahuma najinaa sharal daalimiin
Dulmi diid. 👍
Sheikh dadkaan lacag ayaa kahadal siinayso diina war kama heyso Alle hii abuuray ayey ugaftay lkn xisaabta Alle way sugaysaa bi id ni laahi tacaala.
ma sha alaah aboowe ilaahay haku xafido xaqana rabi ha u hiiliyp
الصقر الصومالي وكبيركولي أهلوتقوين ماشاء الله