Dhacdo Cajiib Ah Ciidanka Boliska Somalia Oo gabar Ku qalday Nin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • FADLAN CHANNELKA KU SOO BIIR OO SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WARARKA SOMALIA MAHAD SANID.

Комментарии • 207

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 5 лет назад +2

    Gabadhan xabadna uguma eka nin subhanallah waxay u eg tahay gabadh qurux badan MashaAllah

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад +5

    Waxani wax la dhagaysan karo maaha caqliga wax geleyana maaha subxaanallah dalkii somalia la odhan jiray Baabah weeye Hablihii ayay Ku tacadiyayaan illahii naga kiin gooyaa Mahadi u sugantahay

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 5 лет назад +8

    Allahu Akbar... Alla inantani nin uma eega... waa gabadh qurux badan oo weliba maskax fiican oo kalsooni badan leh oo iimaanku qanjaha joogo... oo si sharaf leh u hadlaysa... Sharafta Dumarka ha la illaaliyo... Wa Billahi Towfiiq

  • @abdirahmanibrahim282
    @abdirahmanibrahim282 5 лет назад +5

    Wallahi wa yab dowlada Somalia ma sas ayay bilawday ilahayow umada somalida o gargar

  • @maxamuudhariisa7590
    @maxamuudhariisa7590 5 лет назад +6

    Soomaalida waa sunta hargaha umad dhanoo wada qariban wada baabah wada 0 cajiib bal. Waxaa yaableh gefka loogeestay gabadhaan walaasheena iyo sideey maashaa allaah utahay kan neefka ah wareeysanaayo maalaayacniga uu weeydiinaayo bal fiiriya wallaahi waa yaab daldhanoo wada wariyeyaal ah wada madax ah wada dhaqaatiir ah wada injineero ah wada fanaaniin ah wada majaajiliiste ah intee lagu arkay wallee qaran dumay dadkiisana dulooway aduun taktay anagana hadaanba gadaal gadaal usii soconaa jaahilnimada dadnimo xumada ficil LA. Aanta qawiileeysiga qarnigeen Ku jirnaa yaabnayee aduunkiina nala yaaween

  • @mssno6368
    @mssno6368 5 лет назад +7

    War wlhi naagtani nin wey uegtahey askari qabtey waa mid amaanka wax bdn kabadli kara Ilaah hainoo xafido ❤❤

  • @currentmotivaion
    @currentmotivaion 5 лет назад +4

    Qaraxa 24/7 dhacaya wadanka ka qabta gabdhaha ha xag xaganine yahuu

  • @liilii2897
    @liilii2897 5 лет назад +2

    Wax dhibaato ah malahan weydhacdaa waa tuhun oo kaliya waana arin amni lakin waxaa loobahanyahay hey adaha amniga si wanaagsan iney ULA dhaqmaan muwaadiniinta

  • @abdiabdullahi8432
    @abdiabdullahi8432 2 года назад

    Maraa waaxid gabadhan wey sigatay hadana amaankeeda ma sugna waxaan hadii ay nosa ohaato ugu yaraann gabadhan allaha ka badbaadiyo Nisa iyo fahad

  • @jinidiljooy9731
    @jinidiljooy9731 4 года назад +1

    Nin uma eka askariga soo qabtey cabtooy waaye ciidanka soomaliyed xashiishka iska dhaafa hadii kale hooyadiin ayaa qawaneysiin hadii kale

  • @mumtazsiyad3958
    @mumtazsiyad3958 5 лет назад +12

    Abaayo mcn illahay haku amaan sado

  • @cilmisheekeeye4127
    @cilmisheekeeye4127 4 года назад +1

    Gabadhaan maaba nin u eg waxay shegaan ayey wayeen hada kahorba anigaa arkay ineey sharbo leedahay waana arkay dumar iney tahay waan daremay

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 лет назад +16

    Waa quruxleey mansh allh

  • @abdiadenadan4392
    @abdiadenadan4392 3 года назад

    Guul boliska somaliyeed gabadhaan waxba la khaldan.

  • @gooxjunior8015
    @gooxjunior8015 4 года назад +1

    Walahi hadaan somaliyi aanay noqon muwaadiniin dhab ah oo wadan jacayl ku jiro sida reer Europe oo kale ama sida Egyptians ka.. Walee somaliyi sidaasay weligaad ku jiray ilee qiyaamaha

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 лет назад +8

    Waa caadi askarta shaqadooda ayeey gudanayaan raali noqo walaasheey waxaa ku jirto amaankaaga iyo amaanka shacabka oo dhan askarti sas ayaa ku dhacay sidi loo lahaa sideey idiin soo dhaafeen argagixisada

  • @ninkauguildheerbaadadkaugu9019
    @ninkauguildheerbaadadkaugu9019 5 лет назад +4

    hhhhh ninaa iqaba Ku lahayd ninkasi waa nin calol ani markan sharubahaga eegan kaa cararilaba wll

  • @adnanmohamed2999
    @adnanmohamed2999 5 лет назад +5

    Sidan
    Ila uqataa
    Nin
    Ayayey
    Ueegtahy
    Sub
    Xan
    Allah

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 5 лет назад +12

    Intii layaabtay sheekadan plz like saar

  • @najmaabdullahi6828
    @najmaabdullahi6828 5 лет назад +1

    xaa kudadkaan shaqo la aa wexey buun buniyaan mey wayeen .polis ka qalad malhn weey saxan yihiin

  • @muusecllahinuur7553
    @muusecllahinuur7553 5 лет назад +9

    Masha allah waa gabar wngaan waxgaradna ah lkn aqonta cidanka barista ayaa hoseysa

    • @ksc8298
      @ksc8298 4 года назад

      Ma hoosee see wax kayabiyey ar keen maalintiina naag habeenkiina nin

  • @abdirahmanmohamed6230
    @abdirahmanmohamed6230 4 года назад +1

    mansha allaah naag shidan ooshaaribo leh

  • @iskufilaninahassan3115
    @iskufilaninahassan3115 5 лет назад +1

    Shaarib ayaan leeyahay war ma ahan ee iska xiir uqtii 🤩🤩

  • @MubYus
    @MubYus 5 лет назад +5

    naaa shaarubaha iska xiir, si aan laguu xirin mar kale.

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 года назад +1

    Lacag doon weye abaay0 nin uma ekid

  • @abdiaziz2470
    @abdiaziz2470 5 лет назад

    Gabdhaha soomaliyeey meelkasto oo eey joogaan Allaha u gargaaro . Markii amniga wax laga qabanwaayey ayaa gabdhaha muslimiinta ayaa dambi looraadin miyaa . Alloow u gargaar

  • @haweyaali2904
    @haweyaali2904 4 года назад

    Anagoon ku aqoon waxad tahay gabar wanagsan masha allah

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 лет назад +2

    Aniga dumar ahay sharubo yayyar oo madow leeyahay

    • @MubYus
      @MubYus 5 лет назад

      Lisa.. iska xiir shaarubaha.

  • @zakariyeosmaan6250
    @zakariyeosmaan6250 5 лет назад +4

    Laakin xisaabta ku dar shakiga mar uumbuu dhacaa waxa kale hadba qofka aad la iulanto dhiiftiisa

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 5 лет назад +12

    Alshabab eyagon indha sharer waden ayey sodhafan o waliba wato gawari qaraxyo kabuxan micnaha qof dumara laqabanayo mexeytahay

  • @khalidmaxamed9756
    @khalidmaxamed9756 5 лет назад +7

    Jahwareerka waqtiga keney

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 5 лет назад +3

    Layaabkii aduunka wlhi meesha dowlad Kama jidho qafaaalatooyim ayaa iskugu yimid

  • @killgaming908
    @killgaming908 4 года назад +1

    Abaayo sorry wan kaxamahay wax thay gabar ah miskiin

  • @jasmiimdiamond6335
    @jasmiimdiamond6335 5 лет назад +2

    Walee ani aragtida kowad wan ka shaki laha ugu horen marka argto nagtan nin ayad umalysta Hhhhhh

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 5 лет назад +1

    Wlhi wa ayaan daro kuwa noca dhaqnkogu yahy aya shacab laleyhy amnigoda ilaaliya somaliya meshay kusocoto Alle ha sahlo
    gafka shacabkoga ayey darajo isku siinayan

  • @amiinaliaki7866
    @amiinaliaki7866 5 лет назад +2

    kkkkkkkkkkkkkkkk hadaanba nin kaaga shakisanahay

  • @leilawaheliye7389
    @leilawaheliye7389 5 лет назад +6

    Xamara awalbaa sharciikamajiiro

  • @mohamuddubowahmed2744
    @mohamuddubowahmed2744 4 года назад +1

    Taliyaha haubixiin soon Qala ayuu sonaaa lolz!!!

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 лет назад +8

    Cafun.Raali noqo.waa kaxumahay abayo

  • @bintiibraahimchannel7029
    @bintiibraahimchannel7029 5 лет назад +9

    Cfwn walashey karaali ahaw in lugugu qaldamo iska samir..dhib kale Ilahey kuma tusiyo

  • @haadroon
    @haadroon 5 лет назад +7

    walahi al shabaab dadkaan wey waaleen, qar ba maryaha turtay ba o kala garan la dumarkii iyo ragii 😂

  • @somaliasliah111
    @somaliasliah111 5 лет назад +2

    Askarigii gabadhaan waa inLAdalacsiiyo waa6o waa askari shaqadiisa sidaacad Ah ushaqeysanaya Askariģaa waa inLAdalaçsiiyo

  • @rahamaahmedmohamedrahamash9994
    @rahamaahmedmohamedrahamash9994 5 лет назад +5

    Was awood rabani somaalida kuma xisabataman xag rabani lakin codked was dumar lakin Somali waxay jecelyihin mashakhul we kharaxale iska bar gawadha Muslim ka lexada

  • @ninkauguildheerbaadadkaugu9019
    @ninkauguildheerbaadadkaugu9019 5 лет назад +1

    dawladu inay wax baadho xaqbay u leeday waxa layidhi geelu haduu labada dambe habed ku leyay waa gad lagu yaqanay haduu labada hore ku yeshana waa gad uu lasoo baxay marka gabadhu haday siday u joogtay gadh iyo sharibo yelatay in laga shakiyayo shaki kama jogo

  • @bilaalharbi197
    @bilaalharbi197 5 лет назад +2

    Wa. Inlaxalmaeiyo marwada laguqaldamay

  • @naleya6550
    @naleya6550 5 лет назад +2

    Gabar iney tahey waaba waadax ee qaladka iska ilaaliya boliska

  • @faaraxcumar6955
    @faaraxcumar6955 5 лет назад +4

    Ani lamaan yaabin indho shareerka in lagu qabto lkn wxn ka yaabay Tobanaanka qof ee rag iyo dumar isugu jira ee isdhaami wayay!!

    • @ksc8298
      @ksc8298 4 года назад

      Boogta dhaawaca ah maahee astaamaha kaloo dhan nin bay kashabahdaa balsi dheh waa in layaabaa

  • @haadroon
    @haadroon 5 лет назад +7

    AL SHABAAB WAXA LAGULEYAHAY DOWLADA IYAGAABA U BADAN BA WEY LA XAMASHAAN 😂

  • @umulkheyrdagan3867
    @umulkheyrdagan3867 5 лет назад +1

    Ciidanka hadeey wax baaraana ma eedaa dultaalo

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 лет назад +10

    Shiikh cali dheere ayay u egtahay

  • @absmoha
    @absmoha 5 лет назад +8

    Ma codkaa dumareed bay garan waayeen! Waxaa inanta helay rag indholeh aansan dhaga qabin.

  • @user-he1je7ip1f
    @user-he1je7ip1f 5 лет назад +2

    Qofka in la baaro ceeb ma aha laakiin in gabadha la aflagaadeeyo waa mid khalad ah taasna waa jaahilnimada askarta soomaalida ay caado u leeyihiin

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 5 лет назад +4

    Yaaaa Allaha 😭 😭😭 😭😭 😭👈 🙏 I ma sorry Abayo Qali 😍 😍😍 😍😘 😘 Alxmulillaah

    • @malyunmohammed8653
      @malyunmohammed8653 5 лет назад

      Sorry know that in this world everything's can happen I'm soooryyy dear mcn

  • @saynabcabdulle7961
    @saynabcabdulle7961 5 лет назад +1

    Ina ader hadaan xabd la isaga kaaboob siin alxam

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 5 лет назад +6

    Mooryan police. They are stupid
    Tuug. Mooryaan. Qaacin duli

  • @zamiinay6312
    @zamiinay6312 5 лет назад +23

    Walahi xooga nin wey uegtahahy

  • @cabdiraxmaanaxmedibrahim8743
    @cabdiraxmaanaxmedibrahim8743 5 лет назад +12

    Sorry abaayo soomaali ayaa ku raali galisay

  • @absmoha
    @absmoha 5 лет назад +7

    Huuno markaa iminka naqaabkii ma iska soo dhigtay! Raboow Na amaanso, waxa la marayaa heer kuwii asturnaa la dhardhigo intaan inta qaawan lagaadhin.

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 5 лет назад +1

    Nin caadi ayey wajiga uga egtahay askariga wuu saxsan yahay waji nin ayey ledahay shaaribana wey ku darsatay anigaba waan ka shakin lahaaa

  • @ibrahimamerico9886
    @ibrahimamerico9886 5 лет назад +1

    Kkkkkk walee imisa rag oo India sharer wata ayaa laqabtay caadiwaaye hadii lagaashakiyo wax weey maahan laakin gabadhan kuhanjabtaa waa qalad

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 лет назад +12

    Sidee lagu ogaaday haday indho xirneed Nin uma ekid xabibiti way walanyihiin

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 лет назад +2

    Yaaaaaaaahuuuuuuuuuuuuu !!!!???

  • @yaasmiinhooyo864
    @yaasmiinhooyo864 5 лет назад +1

    Hoor monks ragaa ku badaan

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 5 лет назад +1

    Wa shayadin waxas ayagaodan din laanbaynoqdeyn

  • @abdishakurmohamud5898
    @abdishakurmohamud5898 5 лет назад +4

    Waa ogthy nin lkn inlays baaro waa sharci hadaan wax labaarin sidee amniga loo sugaa war mawaxaad bulshada la dhextimaadan miyad wayseen

  • @jamaalorormo5441
    @jamaalorormo5441 4 года назад +1

    Kkkkkk nin gabadh ba badheysa mise nin ba badhayaa?????

  • @maanmaaltime5351
    @maanmaaltime5351 5 лет назад +1

    Police ku wa inay raali galin kabixiyan arintaan

  • @abdullahisabriye8688
    @abdullahisabriye8688 5 лет назад +12

    Waxaan leyahay faizo abayo iska samir waxa layirih digsiga waxa buriska kakeenu kulelka marka hala yaabin askartu ayaguna waxa lagu dhibay amniga masugtiin hal talo hadan kugudarsado shaarubaha iska xiir ee yaanan laguga qaldamin mar labad

  • @amaalaxmed6364
    @amaalaxmed6364 5 лет назад

    Nin Aya uegtahay

  • @abshiromar2439
    @abshiromar2439 5 лет назад +1

    Hadalkan madhamado miyaa idacadahan qofka dhibka ku dhacay wey daakinayan

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 5 лет назад +3

    Naagtaan caan bax bay rabtay waana heshay waayo idaacad iyo TV meel aanay tagin majirto

  • @abdirahmanhudefi4888
    @abdirahmanhudefi4888 5 лет назад +1

    Waxaa fashilantay mamulkii xamar Waxn ka raali galinayaa inaantaa walshy oo kale ah iyo dhibta loo

  • @salaamahaashi5829
    @salaamahaashi5829 5 лет назад +1

    Qof xijaaban oo shaaribo leh waa lagashakinkaraa

  • @shamimsafia5449
    @shamimsafia5449 5 лет назад +6

    Tan nin weyba uegthy

  • @axmedcabdi7973
    @axmedcabdi7973 5 лет назад +1

    Hhhh yartu malaha magac Iyo sumcad bay heshay 💙😂😁😀

  • @vonexmobile9116
    @vonexmobile9116 5 лет назад +1

    Moriyaanta hadeeysan kukufsan adigaaba nasiib leh 1saac waqti laguxanibay haubixin moriyaantaan waa dhiig cabayaal Maalin walbo waxay dilaan masaakiinta darawalada bajaajleyda kumadhacaan iney iskadhiciyaan argigixisada kaliya waxay awodaan dhaca iyo dilka masaakiinta

  • @mohamuti6928
    @mohamuti6928 5 лет назад +1

    walashey, Raali ahaw, Tan waxaa qasbay Amni darada ka jirta wadanka ... dabkuu munafiq shida ayuu mumun Ku gubtaa....

  • @zakicade4962
    @zakicade4962 4 года назад

    Abayo.dhibka.dada.kamasula.inney.tan.dhacdo.wax.badana.la.arkay.rag.xijabwata

  • @abyadacademy9214
    @abyadacademy9214 5 лет назад

    gabadhan waliged make up isma marin warunted

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 5 лет назад +5

    The story is part of April Fool lady +man

  • @djsimbasarane828
    @djsimbasarane828 5 лет назад +1

    Gabadan xagen Kala xariraa talow ?

  • @filsanqali488
    @filsanqali488 5 лет назад +3

    Kkkk Nin u egtahay

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA 5 лет назад +1

    Walaal aad ayaanu uga xunahay dhibaatada dalwadda somaliya kugu hayso iska dulqaado inantayadii Somaliland iska kaalay walaal

  • @muusecllahinuur7553
    @muusecllahinuur7553 5 лет назад +2

    Waa caadi hwnka shaarbo iyo garwey yeshan marka hormones testeron bdn ayey lee dahay tasna waxay kentaa iney hwnka yeshay sifoyinka raga sida gar iyo sharib

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 5 лет назад

    Masha.alaah faisa

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 5 лет назад +3

    😂😂😂😂😂 war naago gar iyo shaarbo leh weey jiraan addunka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedaxmed8645
    @mohamedaxmed8645 5 лет назад +1

    Waa kashakiyey

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 лет назад +1

    Dee walaaleey Codka mooyee nin baad u egtahay

  • @mohamadcbdiawsaxrdiid2957
    @mohamadcbdiawsaxrdiid2957 4 года назад

    Dumarka soomaliya alle hauu gargaaro

  • @michaelanti1707
    @michaelanti1707 4 года назад

    Dalka.amaankiisa.waa.in.lasugaa.qafkii.laga.shakiyo.waa.in.aan.mushtamaca.lagu.sii.den.hadey.gabdhaha.kaa.carareynna.wadankaan.aminadisa.yartahay.boliskana.shaqo.adag.bownoo.hayaa.ee.gabaray.dalkada.dadka.u.shaqeynayo.waxba.ha.u.arag.amaankoo.lasugaa.waa.muhiim.hadii.maalmo.lagu.hay.xataa.macno.uma.arko.dalka.haloo.wada.shaqeyo..dalkana.allaha.noo.amano.yelo.askarigaas.wajibki.dalka.kasaran.bow.gutay.nolow.taliye.qali.baad.tahay.anoo.zahra.baar.baad.i.badbadisay.mar.hadad.amanka.sugtay.xita.ana.dibafa.jogaa.ku.abaal.hayo.amanka.hadii.lasugo.wadanka.waala.imanayaa.tusale.dadka a.arkayo.shaqada.socoto.wana.la.imanaa.gabarey.dadkada.la.shaqey

  • @mumhalimo2396
    @mumhalimo2396 3 года назад

    Dawladaro baa ku heshay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 лет назад

    aad ban uga xumahay qaabka taliyaha saldhiga boondhere uu kuula dhaqmay koley dowlada wey aragtaa abayo sida aad u hadashay ee xigmadesan iyo qiimaha xishoodka leh ee aad ula hadashay wariyaha aad ban kugu qiimeyey dowladaada waaye u samir nin uma ekid xaas sharaf leh na waad tahay allaha ku barakeyo dhacdadaasna aad ban uga xumahay

  • @iskufilaninahassan3115
    @iskufilaninahassan3115 5 лет назад +2

    Codkeeda iyo wajigeeda markan arkey ayan fahmay iney gabar tahay ee maxaa ka qaldan cidanka al Shabaab aya idho tiray 😆😆😆😆😆

  • @dalmarromantic5508
    @dalmarromantic5508 5 лет назад +6

    Sorry dear haa u bixin adunga waa lakugu qaldami xataa hadi aad adigu Iska dhowrto aadamaha kale (suspect is part of life and you will be the way ALLAH created you )

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 лет назад +1

    Aduunka suspect aduunka waa caadi askarigii kaa shakiyay hala dalacsiiyo waa nin amaanka lagu aamini karo

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 5 лет назад +2

    Ciidanku shaqadooda ma aqonsadaan ee Gabdhaha bey Ceyr ceyrsadaan Uf Dheh

    • @abdihakiimyuusuf9012
      @abdihakiimyuusuf9012 5 лет назад

      gabadha waa lagu gefey waa in laga raali geliya dhibta logeystey sidasina Maha amaan ee waa gef ay polizku wadan

  • @safiyocabdixayir448
    @safiyocabdixayir448 4 года назад

    Kkkķkkk askAriga cadi ma ahn

  • @abdirahmanmankey1137
    @abdirahmanmankey1137 5 лет назад +2

    Nin weyba uegtaxay

  • @patorenking988
    @patorenking988 5 лет назад +3

    Wr mala hubaa nin Bay u eegtahay tani

  • @mohamedhassanadam5056
    @mohamedhassanadam5056 5 лет назад +4

    Kkkk waabo u ag tahay nin