Awaleh Aden hees aroos 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 апр 2023

Комментарии • 17

  • @user-cy9ck7bk1g
    @user-cy9ck7bk1g 8 месяцев назад

    mancha allah Awaleh aden star

  • @ibrahimzam4362
    @ibrahimzam4362 Год назад

    Wow super cool tanks you so match fecilicitaction bravo non cher inader qali 💫💫❤❤❤❤❤👍👍🙏🙏

  • @momawaleh
    @momawaleh 10 месяцев назад

    mashallah Wallkay awale adan wad mahad santahy Adigu ana asma aya layirahda

  • @MouhyadinemoudguirrehMoudguirr
    @MouhyadinemoudguirrehMoudguirr 5 месяцев назад

    Caa caa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmadheeman8091
    @asmadheeman8091 Год назад

    Masha allah 🎉 awaleh Aden nolow inader j attendais beaucoup mon nom tes chanson enfin Asma🎉

  • @zeinab2252
    @zeinab2252 Месяц назад

    Ayan❤❤❤❤❤awaleh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂😂😂4

  • @adnanhashi
    @adnanhashi Год назад +3

    Ayaan iyo hoodaleey
    Ilwaad iyo heybadleey
    Astaamaha gaarileey
    Asmaay qurux haldhaaleey
    Indhaha aragoodiyeey
    Amaantaada hees qura
    Aabe kuma idleyn karo
    Arxaan badaneey asmaay
    Uur qaboojiyaay asmaay
    Ugub sharaf lahoo Eebe dhowraaay
    Gabar edebsanoo i adeecdaay
    Caqli toosanoo ku istareexaay
    Naxariis alle iigu deeqaay
    Abshir kuu iri aqal dhisteen
    Afka iyo uurku kuu duceey asmaay
    Ab iyo isir fiicaneey
    Eedo iyo adeer saneey
    Abtiyaal wanaagsaneey
    Markii aan alleylahee
    Aabow anbat kaa jiree
    Akhlaaq kugu soo korshaan
    Ilaah kuu baryey asmaay
    Hanuunsaneey hadeysaneey asmaay
    Inama iyo hablahii
    Walaalahaa asmaay
    Idinku wada han weyn baa
    Arooskaaga ka mabsuudayoo
    Aflaxoo mabruuk isku waara abid
    Kugu yiri asmaay
    Dalmaroow asmaay aynigii umudan
    Indheer garad adaa aabow caawa helee
    Isku waara abid awlaadsan hela
    Aamiin allow aamiin allow
    Legend awale adan

  • @hassanikram143
    @hassanikram143 Год назад +1

    Machallah ❤ ❤ ❤ ❤ awaleh 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤴🤴💯

  • @asmamouhoumed4679
    @asmamouhoumed4679 Год назад

    Enfin pour une fois que tu chante mon nom, merci awaleh

  • @johara3287
    @johara3287 Год назад

    Merci beaucoup awaleh aden

  • @rachidosman8637
    @rachidosman8637 Год назад

    awaleh aden jir oo joog
    cadawgu ha quusto

  • @omarabdillahiyonis6522
    @omarabdillahiyonis6522 Год назад

    Hees Aswan ah pourquoi n’a tu pas produits...

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Год назад

    Ramadaan weyn Musow Hesha Joji

  • @YacinOmar-ub2ht
    @YacinOmar-ub2ht Год назад

    Cooool

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 Год назад +1

    Awalow wadankaga wax kaqabso intad yartaxay koley wadankale kuma dhaxan tiro