Waxa kalo kula talina reeraha dhisan ama gursan doono 3 qodob dag dag ah inshalaah kugu cawin dono ina ka taxadirto rerkas dumo 1.الحلم oo ah isku Turit ilahey wa xalim waxuna jecyahay adonkisa xalim ahado nin saxabi ka la dhaho al ashaj ibnu qes wafdigi madino iamden uu lascoday markasu rasulka scws ku dhahay waxa ledahay 2 sifo ale iyo rasulkisa jecelyihin oo ah الحلم والاناة oo ah dagnaan iyo turit 2.التغافل oo ah waxyalaha qaar laga dabolo indhaha wax anaan mudnen ladaba galo ama micno lahen 3.xaaskaga hada ku aragto wax ku cajabin ka firi mel kalo ku ficantahay inaasan wada xun majiro ama wada fican rasulka waxu dhahay لايفرك مؤمن مؤمنة ان كره منها خلقا رضي منها اخر .....intas aya iga talo ah asc
Mashaa Allah
Asc. AF GAALAAD waa naga horyimaaday.
Abaayo waxaad muuqaal kasoo diyaarisaa sida ugu fudud ee luqada English ka ku baratay ama lagu baran karo mahadsanid
Asc. Ina adeer sameyso bog MAGAC SOOMAALI ah leh.
Abaayadeen waan kaaga mahadcelinayaa waqtigaaga qaaliga ah eed wax naga siisay. Aqoontu waa u muhiim wax walba Guurkuna waa ka koow. Alx. Waxyaabaha iifududeeyey fahamka Guurka Diinta Islaamka kadib; waa therepist ( family sex therepist) aan 3 bilood aqrinayey la na shaqeeyey illaa aan noqday unofficial family therepist. Marka Aqoon Aqoon Aqoon.
Masha allah safiya waa talo wanagsan mahadsanid
Walaalo waad mahadsant
Abaayo mcn waxa igu agay luuqada in aan barto maxaa igula talin kartaa
Asc abayo wan kubahanay xagen kalasoxera
Waxa kalo kula talina reeraha dhisan ama gursan doono 3 qodob dag dag ah inshalaah kugu cawin dono ina ka taxadirto rerkas dumo 1.الحلم oo ah isku Turit ilahey wa xalim waxuna jecyahay adonkisa xalim ahado nin saxabi ka la dhaho al ashaj ibnu qes wafdigi madino iamden uu lascoday markasu rasulka scws ku dhahay waxa ledahay 2 sifo ale iyo rasulkisa jecelyihin oo ah الحلم والاناة oo ah dagnaan iyo turit 2.التغافل oo ah waxyalaha qaar laga dabolo indhaha wax anaan mudnen ladaba galo ama micno lahen 3.xaaskaga hada ku aragto wax ku cajabin ka firi mel kalo ku ficantahay inaasan wada xun majiro ama wada fican rasulka waxu dhahay لايفرك مؤمن مؤمنة ان كره منها خلقا رضي منها اخر .....intas aya iga talo ah asc
Maasha Allah
Thanks
Xagee kaala xariiraa sharafay.
Waad nadhiirigalisy
Mahadsanid abaayo
Aad iyo aad aya u mahadsantahay wlaal ilahey haka abal mariyo waxan ku darsana dhor qodob oo talo ah 1.ina wax aqrino walaalayal wax aqriya qofka gursan rabo intadan gursan wax ka aqri dumarka qabka loola dhaqmo qabke u fakiran isbadalada ku imaado dumarka xiliga caadada xiliga uurka iyo waxi la mid ah gurka maha kaliya baahi galmo gurka intas wa ka wenyahay galmada kaliya waa % 25 inta hartay %75 waa wada tacamul is fahan qofkan dumar u furi dhanka kale xaga shaqsiyadeda maskaxdeda aqonteda aqlaaqdeda dinteda iyo waxi lamid ah waxan aad ugu xumahay fikrida laga dhaxlay mediyaha iyo filimanta ilahey mabarakeyo nolasha ine tahay jacel daren maalmo koban kaliya intas maha wa ka wenyahay.....2 qof wa ine ogadan ayaga aya is dortay mel kuwada noladan wa ine goankas ku dhaqman isku dulqaatan isfahman waxa kalo ogata wilow qoftan malmaha ugu horeso iskukaa qurxinoso ine iman donto maalmo habenki saqdhexe ado hurdo macan ku jiro kuso kici doono qufaceda aydo make-up umarsanen timaheda qasan diyar u ahow qoftas se tahay ina ku aqbasho nolasha dhabta ah aya sida ah khiyali iyo filim been been maah waxa kuso kooba wilow nabiga tadisa qado doro gabar diin leh gabarey talada nabiga qaado dooro wil diin iyo aqlaq leh markala hoos ka xariqa (aqlaaq) diin kaliya lama dhihin aqlaq wa muhim saladisa iyo cibadaadkisa wa isga iyo rabigis lakin aqlaq wa tan ka dhaxeso isaga iyo xaskisa iyo dadko dhan ilahey qerka hana wa fajiyo wax aqriya walaal
Talo fiican!