Waa talo fcn waxaad hore idiiday adigana cidna ka yelimayso waa xaqiiqda dhabta ah waxad wadan waa shinbirayahow heesa hees wanagsan qada Naftiina runta usheega waxan cidina idinka yeelahayn haku daalina dastuurkii umadan ka dhexeyey inad jeebka ku ridatan allah maxad kiyaali nafta usheegteen habar fadhida legdin wax uga fudud wadanka meel fog aya laga keenay haku ciyarina meel xuna haka turina allahu ma balaqtu its not to late
Ninka ben badna guleed tug o isku diray xasan cali qeereiyo madax weyne maxamed cabdullahi farmajo Wali benti bu aqrinaya xasan sheekh ayuu cel u qodaya xasana wa og yahay e wa u amunsan yahay mar dhaw ayuu erindona e ogada ama fagi ba baxaya am guleed ben baden ayaa bixi mar dhaw
Cala calka daya dadkinana dhinac karaca hudhud iyo iskudir waa dhamaday waxa idinron mid nimo guul mudane xasan iyo xamse
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo wadanka Qatarta Allaha Nooga Qabto 🇸🇴🙏🇸🇴👮👮♂️
Waa talo fcn waxaad hore idiiday adigana cidna ka yelimayso waa xaqiiqda dhabta ah waxad wadan waa shinbirayahow heesa hees wanagsan qada Naftiina runta usheega waxan cidina idinka yeelahayn haku daalina dastuurkii umadan ka dhexeyey inad jeebka ku ridatan allah maxad kiyaali nafta usheegteen habar fadhida legdin wax uga fudud wadanka meel fog aya laga keenay haku ciyarina meel xuna haka turina allahu ma balaqtu its not to late
Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏
Mahdi waxaan usheegayaa xiligaagi hore laba wajilayn walaahi maanta ayaad katabar liidataa meel cilo ah yaadna kudanbayn insha allah
waryaa Oday dhaqmeed sidaas kuma hadlaayo.waad wareertay
Correct
Mahdi Guuleed wuxuu helay free microphone oo wuxuu rabo uu ku dhaho isla xisaabtan la,aan😂😂😂😂.
Fof iyocodaan rabnaa ama ooy amadaa
Hadiilagurabaa lasoo noqdaa yaarabo amad madoobe ciidankiiyaaba kacararee
nin wayn oo been shegaya subxanallah
Waxan xildhiban maha wa in xabsiga la dhiga
Asc walaalayaal
Marka hore doorasho qof iyo cod lama diidanee ee wadanka alshabaabkey ETHIOPIA soo dirsatey ayaa heysatee halaga xoreeyo ta labaad dadka shacabka hantidooda xooga ku heystaan oo maxkamadana waxba ka qaban weydey dacwadoodana socoto sanadaadka oo lacagta looga cunaayo ha looga soo dhiciyo oo haloo celiyo hantidooda xaqa beni'aadamka hala iska ilaaliyo ,dalka sharci iyo kala danbeyn halagu maamulo insha'Allaah.
Waxaa dareen qaba cida kursiga aanay shaqdiisa aanay si fiican qaban rabta in ay joogto oo musuqmaasuq khilaaf sharci daro shaqo xumo ku caanka ah.
War ninkan run badanaa
Lacagtii Aad nasiisay nagu wad dheh
Been cad weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Jacayl laguma dooranee intii lacagta kudooraty aadaa kujiro habaaarki abwaanka in haysto
Wax isla ogol loo diiday ma fiicna sadbursi ma fiicna isla tashi isku hayn waa muhiim.
Xasan culusow waa xasan waana tuug
Tuug
Dufow
Mahahdi guuled mawaxan kumodaye misii waxad noqodaye ayan maqli jiraye guuld waa ado,jirjiroli
Doorasho qof iyo cod aanba shaqadeedii lahayn buu dadka kumaaweelinaa. Xasan Gurguurte wuxuu wado waa aan islameeraysano. Kursiguna waa ii baraxan yahay. Kursigan dadka malabka loogu daadiyey baan garan waayey. Kii kufariistaba oo aan xataa saxar meel kaleexin wuxuu rabaa inuu iska fadhiyo.
Tuugtuug dhalay
Ninka ben badna guleed tug o isku diray xasan cali qeereiyo madax weyne maxamed cabdullahi farmajo Wali benti bu aqrinaya xasan sheekh ayuu cel u qodaya xasana wa og yahay e wa u amunsan yahay mar dhaw ayuu erindona e ogada ama fagi ba baxaya am guleed ben baden ayaa bixi mar dhaw
DAMULJADIID DOORASHO BEEN AH BAYKU BAAQAYAAN😂. WAA ISKA HADAL CORRUPTION KU DHISAN😂😂😂
Xaqiiqo extension ayuu rabaa xasan culusow
Cada aad ceyneysaan inaad wax u dhintey baad u maleysaaye ,ee waa u dadaashey oo xasanaadkaadi baad siisey ,Thank you
XUKUUMADA XASAN WAA TUUGO ISU TIMID OO SOO SHAQA TEGEY😂😂😂. SHACAB UMA SHAQEEYAAN😂. CEEB KAMA XISHOODAAN😂
Xassan sheydaan wa gaal
Beenale weyn
inaad juqun tahay lamoodayey nin rageed oo maalinba ninka xilka haya u,ah yes man gun ah oo aan waxba diidi karin cidi kuma sheegine adaa is sheegay ee barasho wanaagsan. waana tii kuugu dambaysay xilsare ood qabato. munaafaq loo soo diray inaysan koonfuri xasilin oo alshabaaba.