DIL AMA DHAAWAC || FINAL GAME || UGU DAMBEYN GABDHAHA OO CIYAARTII UGU ADKA IYO GUUSHII AY GAAREN🫢😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 сен 2024
  • DIL AMA DHAAWAC FINAL GAME UGU DAMBEYN GABDHAHA OO CIYAARTII UGU ADKAA LKN || MUCJISO AAN LA FILEEN

Комментарии • 2,5 тыс.

  • @hamdaali9731
    @hamdaali9731 День назад +256

    Omg😢 Finallyyy waan guuuuulaseenayyyyyyy dhiga dhiga dumarland👸🥺❤️❤️❤️❤️❤️

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi День назад +230

    Awalba shaxda naga qaldaned meel ay sunmirko ku jiraan maa guul daro ka sugee😂😂dumarland dhiigoda i wado.sacad😅

    • @queenzara1
      @queenzara1 День назад +2

      Hah wllhi😂😂❤

    • @Ahlamii12
      @Ahlamii12 11 часов назад +1

      Sundus , amira , koko. ,lagawadaa fahma sunmirko

    • @Ahlamii12
      @Ahlamii12 11 часов назад +1

      Lkin amishna waa legend wlhi❤

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d День назад +313

    Omg😮 sundus geesiyad garba heshaye ❤👍dumarland finally guuuuuul 🫶

    • @muwaahibqueen3381
      @muwaahibqueen3381 16 часов назад +4

      Xaqiiq waa gabadha xamaasad uyeesho

    • @DrsbilyanDhan
      @DrsbilyanDhan 11 часов назад

      Wa qofta klia teamka si shiday sundus umac💋​@@AtlasAtlas-r6s

  • @XaawoCabdi-h8e
    @XaawoCabdi-h8e День назад +31

    Koko wa luky girl wllhi inkasta o ay gabdhuhu aney kala dhicin kuligodna ay wada ficnyihin lkn gabadha yar waa dhiragaliso weyn wana aqliley shaxda ciyartana weytaqan nasib kedana wey wadata mrkey kamaqnan jirtey walaga badin jirey caawa gul beyshoyen wllhi💪🥺❤️

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 21 час назад +28

    Ceyda, Cabdifatax, macalimow, deqow uuuuuufffff🤭 waxa cadayseen inaydinan gabdhaha waxba u quurin...xaasidiin👎👎👎👎

    • @CqaniCqanimuuse
      @CqaniCqanimuuse 6 часов назад

      Kaftanka baro😂

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 3 часа назад

      Haa wlhy waa xaasidiin wada khoyaamo iyo muran dood maalayacni ah bay kadhigeen ciyaartiba dhadhankay ka qaadeen dofarada uf🙄🤬🤮🤬lkn KANAXO NAFTA WAA baa lagaga dhigay SUNDUS isn't easy wlhy dumarland 💪👏💪👏

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 День назад +159

    Farxadii Xalay Sundus sheegaysay iney gem badiyeen waan gartay😅😅Dumarland is not easy🦁❤💪

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 5 часов назад +1

      👍👍👍👍👌👌🫀💋💋💋💝💝💝💝 1:06

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 5 часов назад

      T❤❤❤

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 День назад +169

    Wallhi barnamijkaan waan jeclahay marba koko amiira sundus adna ku jiraan guldaro hasukin 😂yessss❤

    • @cuud_
      @cuud_ День назад +1

      Maragty 😂❤

    • @Ayannachannel
      @Ayannachannel День назад +1

      Amiish ha ilobin yada inta ugu badan keenysy wlhi

    • @nimaomohamed8408
      @nimaomohamed8408 17 часов назад

      Hubaaaal❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 День назад +406

    OMG 😱 Yes Yes Ugu dambeyn Team dumarland isn't Easy yaqay congratulations Gabdhaheena Yes Cwa Waa Naga farxiseeyn❤❤

  • @MustaqiinYuusuf
    @MustaqiinYuusuf 12 часов назад +16

    Shaxdeeni waa qaadateen farxad meela la taga la ahay hambalyo dumarland meel kastoo joogtiin meel amiro koko sundus amiish adna ku jiraan guule ka sugaa teeda kle wiilashan qaraarka iska joojiya 😂

  • @susua1895
    @susua1895 14 часов назад +16

    Yessssss ceyde suu uniyaad jabaay sunduus markee kentaay leee intaas saa ugu raxestaay leeee 😂😂😂 10 maar wakuso ceshtay ciil aa uu qabay luck boy alaga badiyaaye see guldarada nigu bilawatay lee waye gabdho nimankaan iska celsha hada kadiib iska celis ee ku ledahay amiish iyo sunduus neh marke dadka laso celinayo haka rebina plz gacantooda wee fadhisaa wallahi adno aa so sadaxeeso plz sas sameya waa codsi from dawadaha 🙏🙏😫😫🤣🤣🤣

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i День назад +368

    Dumarland is not easy ❤❤

    • @jiinaabukar9423
      @jiinaabukar9423 День назад +3

      ❤❤

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 День назад +1

      Jah waa dabaal dagayaa yee🎉🎉🎉

    • @ilyaassheekhibraahim
      @ilyaassheekhibraahim День назад

      @@RayanAli-s9i mee qamar ayan inka badinay so xisabso inad easy tihin wad oganeysa

    • @LayloMaxamed-y4j
      @LayloMaxamed-y4j День назад

      24: 24:07 01 24:07 24:08 24:10 24:16 24:23 24:31 24:32 24:33 24:35 @@jiinaabukar9423

    • @Mahadasho
      @Mahadasho 13 часов назад

      Qayaano lee kubadiseen cadaalad again ku badinay no face aboo dumarland is not easy 🥰😂😂😂​@@ilyaassheekhibraahim

  • @nawaalabuukar3397
    @nawaalabuukar3397 День назад +77

    Waligey comment mabixin lkn dumarland dhiiga idhaqaajiseen wllhi caawa🎉🎉❤😂😂😂hambalyo hsmbalyo

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 День назад +70

    OMG😲Finally DUMARLAND is winner woow 👏💪congratulations 🌸Gabdho dartiin ayaan cawa🌸 muqalka si dagan ugu daawaday hanbalyo hablahayagii guushiinu waa guusheena kabax💃💃🥳♥️

    • @Nimcocismaan-p2j
      @Nimcocismaan-p2j 14 часов назад

      𝙖𝙡𝙡𝙖 𝙙𝙝𝙞𝙞𝙜 𝙙𝙝𝙞𝙞𝙜❤

  • @Beaquen
    @Beaquen 22 часа назад +14

    Omg Sundus was the G-O-A -T suu😮 cawa waay na dawaysa hada dumarland nahy🎉❤

  • @saraasheikhali5002
    @saraasheikhali5002 22 часа назад +13

    Reer comment ma ihi laakin tan lagama aamusi kato hambalyo dumarland 😂❤❤

  • @QalbiFuran-z2e
    @QalbiFuran-z2e День назад +81

    Saxaf waa qof naxariis badan mar weelba gabdhaha ayu laa jiira marka gabadhaha laga badiiyo asaga dhon niyaad jaab cawana farxad aya kaa muqato yaa ila arkeey❤❤❤

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc День назад +148

    Gabdhuhu markay saan iskula jiraan Jecliyaa Dumarlandnimo 👸🏻❤️🔥😂💋

  • @XAYAADKAYSE-k7u
    @XAYAADKAYSE-k7u День назад +65

    OMG 😲 SUNdus 😢❤ayaanle 😢Geesi Love you 😍 Guuuul 😢❤ 😊😊❤😊❤😊

  • @xawokeyfmaxamedali2436
    @xawokeyfmaxamedali2436 23 часа назад +39

    Abidkey ciyaartii igu xamaasada badneyd wlhi blhi tlhi waan dhaartaye saxafow waxaan rabay innaa diyaarad sooo raco si aan cagaas uga qeyb galo cawada anigoo title ka aqrin ciyaarta fiirsaday saan ufaraxay lee tankle imisa lahaa wilasha qiyaamo ay wadeen siima cabdifitax wilkaas ciyaartaan lee unicirabay wlhi 1:12pm abidkey magaarin cawada kahor haddaan garana anigoo hurdeysan lee gaari jiray lkn cawa intaan ciyaartaaan dawanayyy hamar xittaah hurdo ima qaban ayyyyy wlhi farxad lacata dirada deyn kusoo qadan rabay wlhi walipa malintaan soo tago lee kusoo biiri rabay adno chanalkeda ciil ihayyy ugu danbeyn alx aniga goortaan rabo lacag helo imanaaah lkn gabdhow is jira saan uqelinayyy waan daalay wlhi codka ii xirmay farxad darteet tankle fundus aydoo niyad jabsan ay dhalisay goolka saxaaf cawada innaa 300 diibto fiicneyd wlhi alx tankle gabdha marka ay caga istajiyaan yees dayaaa alx dhaha illahey ku shukriya no yes cawada duco lee iga baxday tageero buuxda innii ahay guweygiii😊❤🎉🎉🎉

  • @SucaadBashiir-e1e
    @SucaadBashiir-e1e 23 часа назад +11

    Ugu danbeen wan gaarny dumar land❤ guusha
    Inta igu raacday only plz like 🎉❤❤❤❤

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 День назад +142

    Nimankan waaweyni maxay la ooynayaan halka hbeene laga badiyay😂 dumarland no jiljileec iyago laga badinayy intaso habeen bay hadana sidan u dhaqmi jiro anyway hambalyo gabdhahayga🎉❤

  • @FaatimoHassan-p8d
    @FaatimoHassan-p8d День назад +61

    Cwaaba is ogaaday dhiiga dumarland inuu igu jiro saa ugu farxy ĺee akhwaan thank you codsigeena waa aqbashy❤🎉

  • @__xa781
    @__xa781 День назад +87

    Qeybta maskaxda iyo qaabeynta ciyaarta ahna shaxda caawa lagu bediyey : koko bulle
    Qeybta qurxinta iyo dhoolatuska ciyaarta iyo weliba ubucda kooxda : Amiira ,sundus, amiish.
    Qeybta gows danbeedyada ciyaarta iyo difaacyada danbe iyo weliba difaacyadii horee ciyaartu ku socotey : Adna iyo sihaam❤😂🎉🎉. Congrats caawa wa na daweyseen dumarland.

    • @OzmaanKing-x2j
      @OzmaanKing-x2j День назад +4

      Si quman bd iskugu adisay😂😂

    • @Nafisa-s8u
      @Nafisa-s8u День назад

      Hhhhhh aad iyo aad

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis День назад +1

      Woow caadi maaha waa runtaa

    • @suhuurmacalin
      @suhuurmacalin День назад +2

      Alla hoyoy saa ukala dhig dhigty igu daran😂😂

    • @__xa781
      @__xa781 День назад +1

      @@suhuurmacalin farxada guusha weeye sister 😂😂😂😭

  • @MuniiraQadar
    @MuniiraQadar 10 часов назад +10

    Meley sunmirko ku jirn maba labadi lahen siiba koko❤

  • @rahmohasan
    @rahmohasan 13 часов назад +9

    Ala sundus taalo halo dhisio😢❤️ finally we win dumarland👑❤

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen День назад +53

    Cawa farxda lam dhihi karo sundus amish hdan hadiyd ukeni kari wa ukeni lahaa qaban qabyh koko way dajineys mahdsnid dhih laha amiir dhig dumarland dartisa mahad sanid dhih laha lkn amish sundus sib sundus haday macqul tby kortan xira oo chocolate ahaa plz hal siyo amish yan laga rabin kisto kle hal siyo wlhi sundus xita iyado kenty lacah kuma fikir farxd bod sababta cawa ufarxsanhy alle hag farxiye xamsad game sundus kuficanha game sundus gush sundus halo qiro ina ayaanle 😂😂😂yaqi

  • @BayanSheikh
    @BayanSheikh День назад +230

    Farxad ayaa lailmeye team dumarland ONE 👍🩸 cawa waa cadayni 💪🥹🙎‍♀️

  • @user-xamdi
    @user-xamdi День назад +56

    waan farxaa markaan keemkaan iska daawanaayo waxaan dareemaa farxad aad ubalaaran hormar wacan xabiibti ❤adna illaahay ha.a ku .u xifdiyo😊😊🎉❤

  • @AsmaCrashiidmohamed
    @AsmaCrashiidmohamed 15 часов назад +8

    Koko shaxda ayey fahansanthy sundus gusha aye ka danbeysey❤😢dumarland hmblyo😂😂dhiga dhiga

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 14 часов назад +8

    Ar Dhiiga Dumarland macaana Wlhei Xamaasadeena lama qiyaasi karo sida inaan meshaas joogo cml ahay OMG Congratulations Dumarland ❤❤🎉😂Farax Qaraarka joojiya malin kasta maliintiina ma ah😂😂😂😂

  • @zahraabdirahman1357
    @zahraabdirahman1357 День назад +48

    Game kan xamasada ku jeclahay😂😂
    Sundus gabdhaha dhiige ushubtay❤

  • @asiyamohomed4517
    @asiyamohomed4517 День назад +49

    Maanta dumar land caqli bay ciyareen mrki ugu horeesay wada saren mrka chance wuu ka dhamdy mrkiba 😂

  • @NadiiraMohamed-y4f
    @NadiiraMohamed-y4f День назад +109

    Alla sundus wllhi caawa dhiigay shubtay 😂❤duMar Land sundus mxd dhahdeen 😮😢

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 21 час назад +8

    أللهم آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار...لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين...لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم ❤

  • @maidamayo
    @maidamayo 22 часа назад +8

    Yesssssssssssssssssss kalya dumarland labta so wada galo hppiyal❤😭 💋💋

  • @SuhuurcaliSuhuurcali
    @SuhuurcaliSuhuurcali День назад +58

    Boqorada nasiibka aya mesha ku jirto koko isn't easy

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf День назад +8

      Lucky girl is not easy ❤😢

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 День назад +10

      Wlhi koko xita halmar sida gabdhaha uma qeylin amusnan adkan iyadu xita wilsha sa uma fodeynen wxsa ka lndhera ah dhirigaliye wyee❤🎉

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf День назад

      @@canabcismaanhappy5328 naag aqoon yahanda haka shakin❤️❤️

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali День назад

      @@canabcismaanhappy5328 koko aniga waxa ku jeclahay qof aida u dhayla badan ma ahan

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 День назад +39

    Shaxdu waa fadhida caawa Amiira koko sundus intee kulaha keen waaka aan guulaysanay caawa farxad😊❤

  • @SahraAbdi-gp7bi
    @SahraAbdi-gp7bi День назад +40

    Meshan xamasada gajirto😂😂😂minikusobira asxabta❤😂😂😂😂❤

  • @Ahlamii12
    @Ahlamii12 11 часов назад +8

    Koko legend. Wa maskaxda dumarland wlhi❤

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik 18 часов назад +7

    Sundus dhiiga u shupttay dumarland caawda 🎉🎉🎉 congrtas quruxey

  • @maryamshire259
    @maryamshire259 День назад +34

    Alla xage isku qada comment marya 1.2k waxas dumarland miya😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 10 часов назад +3

      2 2K comments dhan dumar lan wey 😂😂 laan dheere nimo nodaa 😂😂😂

  • @NajahGaramgaram
    @NajahGaramgaram День назад +48

    Caawa finally dumarland
    Melay Koko adno amiiro iyo sundus ku jiran inan badinayno wan ogaa awalba😮

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw День назад +1

      Ma badiseen hee horaa 1000 mar lagaa badi

    • @NajahGaramgaram
      @NajahGaramgaram День назад +2

      @@mohamedhassan-yc2cw taaas laguma raacsan adi dumarland farxadoda ka xuntahee

    • @Ayannachannel
      @Ayannachannel День назад

      Amiish ha ilobin yada inta ugu badan keenty wlhi❤

  • @dhelatira
    @dhelatira День назад +55

    Sundus amiro io koko. Meley ku jiran ma guldaro kasugesaan awal shaxda naga qaldaneed wlhy wilasha iyaga wey iso xulan lkn gabdha wey iska yaci jireen. Qeylo bes Ahyeen shaxda fican ciyartay Kuma Soo galijirin Hamplyo dumarlmad 🎉🎉🎉🎉

    • @Atazha__turux
      @Atazha__turux День назад +5

      9game oh hory ku jiren laga badiyey wll runta vcne😂😂

    • @dhelatira
      @dhelatira День назад +2

      @@Atazha__turux my kumawada jirin hadba mid baa maqneed Iyagoo dhan Kuma jiro jirin

    • @salmokassim9931
      @salmokassim9931 День назад +1

      @@Atazha__turuxusheeg 😂😂habenkey maqanyihiina hadey joogi laheyn ey dhahayan

    • @Atazha__turux
      @Atazha__turux День назад

      @@dhelatira filmka iska yre wll fhuq dhuq lhene nazib wye wxn

    • @Atazha__turux
      @Atazha__turux День назад

      @@salmokassim9931 dad xnunsan wa

  • @abyanomar2992
    @abyanomar2992 11 часов назад +6

    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤
    Hambalyo dumarland ❤❤❤

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad 14 часов назад +5

    Omg😮 aselba waa badin laheyn lkn shaxdaa qaldaneed amira iyo koko iyo sundus iyo amish hadey saan ujoogi laheeyeen intaanba lama soo gaari laheyn

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o День назад +135

    Saxaaaf dulqaad badanaaaa teeda kale Dumarka habeen walba waa laga badin jiray mana Qaraari jiray maxa Rag isku sheega aduun waxa joogaa Ragii dudayaan oo Dumarkii Tanaaasulayaaan dumarland Hambalyo awalba khiyaaano ku badin jireeen nimankam qalaadaaya wllhi ciil iga qabtay gabadhaha oon Taaban bay iskaga dheganyihiin ☑️dumarland Tanaasulayaaalow hambalyo kun iyo koow jeeer ❤

    • @drhd1043
      @drhd1043 23 часа назад +2

      Wllo hanoo qabanina caawa way na ceebeeyeen😂

    • @Dekkahabdi3
      @Dekkahabdi3 21 час назад +3

      Wexy daremen in laga badin rabo sas drted gameka ine qasaan kdibna o sas ku dhamado raben tankale salax waye qofka gameka qayanada samen jiray o isago markas so galay qofkale so celin jiray cwa shaxdoda wala fahmay😂😂

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 16 часов назад

      meesha game baa yaala waana la is riixayaa waa wiil waa gabar midna majirto

    • @AbdifatahSaid-w6q
      @AbdifatahSaid-w6q 13 часов назад

      Aduun waxan joognaa hee😂😂 meesha dad isqabo miyaa joogo waxan waa game xifaaltan caadi ah ayaa kasocdo wax fahan 😂😂

    • @MariahAyush
      @MariahAyush 9 часов назад

      ❤❤❤

  • @sumayomaxamudmaxamed9868
    @sumayomaxamudmaxamed9868 День назад +30

    Yeeeees🎉❤❤❤

  • @ZUZU-wp6jv
    @ZUZU-wp6jv День назад +121

    Sundus oo cawa gabdhaha guul usohooysay lkn inay qaadan oo habsiiyan bay ehed 🫂

    • @NajmaNalka-s2b
      @NajmaNalka-s2b День назад +3

      Abta udhiman maxaa waaye soo ta habta lasiiyay tankale manimanka hortedey isku qadayan gabdhuhu😂

    • @MiinaApdi
      @MiinaApdi 23 часа назад +2

      Is daji abtiyo guusha Amiish ka dambaysayee

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 22 часа назад +4

      @@MiinaApdi amiish aaa guushan koko iyo sundus oo last is adkaysa inta ubadan hoyay hadaysan sundus ceyda kadhigi lahayn dhawici lahayn marka udanbaysana aysan ciyaarta kasarteen lama badiyeen koko waa naagta caqliga gameka keenaysay gabdhaha kalana waa dadaalen 😂😂😂😂

    • @MiinaApdi
      @MiinaApdi 22 часа назад

      @@ayaansalad1062 waad zaxantahay indhahygii🤤

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 5 часов назад +4

    Sundusteeeena guuushaba adigy kula dhalatyyyy ❤❤❤😂😂 dumarland calankoda kor ❤

  • @nastexociisemohammed
    @nastexociisemohammed День назад +5

    sundus òo cawa gabdha guul usohooysay lkninay qaadn oohabsiiyan bay ehed

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o День назад +30

    Ayyy dumarland come back sameeyen wow ku qosla caawa faaraxyaasha😂😂😂😂😭

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw День назад

      1000 mar wiilasha 1 mar dumar land😂😢

    • @NaimaMohaz777
      @NaimaMohaz777 День назад

      @@mohamedhassan-yc2cwhalkas mar waXlooDhiGo jiriN😂

  • @shataAhmed-uq9uc
    @shataAhmed-uq9uc День назад +24

    Adna hal game bas noogu dar gabdhahana intaan kasoo dhig koko intay bixin adno😢

  • @hananahmedmohamed4936
    @hananahmedmohamed4936 День назад +24

    Sudus wee dhici rbti miiske isku celihaysi jug kama eheen

  • @XaawoluulMuuse-ep9hq
    @XaawoluulMuuse-ep9hq 11 часов назад +4

    Gabdhaha miiska ma taban dumarland is not easy 👊 sunmirko guusha waa xagooda

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 День назад +4

    Laisma xaqere amish iyo sundus waydadalen ❤❤❤❤❤

  • @MakaySham
    @MakaySham День назад +18

    Sundus😊geesi😊nimo💪wey🤌kudhalatey wallhi🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @RoodoAhmed-v7p
    @RoodoAhmed-v7p День назад +26

    Koko aragtaa guul aragta iyo amiro iyo adno iyo amish g

  • @safiyomacalin1632
    @safiyomacalin1632 День назад +60

    Dumar nimadu waacajiib wlh gabdhaha markey guul dareystaan qalbiga ixanuuni jiray cawa neftaa iga soofuqday 😂😂😂😂😂 wiilashaa qararaaaar sakiin laqa😂😂😂😂😂😂

    • @samiraabdirashiid5819
      @samiraabdirashiid5819 День назад +1

      ciilka iqaban jiray markee nimankaa xun xun ka gubato qaylo markii laga badiyo ciil cay ula fadhiistA

    • @fardowsamohamoud5337
      @fardowsamohamoud5337 21 час назад

      Yes wallhi 🎉

    • @Dekkahabdi3
      @Dekkahabdi3 21 час назад

      Same wlhi ano niyad xun videoga kabixi jiry cwa farxad😂

  • @riyaaa143
    @riyaaa143 11 часов назад +3

    Omg 😱 finally dumarland ❤is winner 🏆💋❤️❤️❤️I’m so happy 😃 wlhi 🎉🎉🎉🎉

  • @DrsbilyanDhan
    @DrsbilyanDhan 11 часов назад +3

    Wayyyyyyy sunduseyyyyyy iklay an hug 🫂 kusiye jah umac💋congratulations 🎊 dumarland isn't easy wllhi ❤

  • @ashleyy9745
    @ashleyy9745 День назад +29

    Ceyda waa qiyaanoole Allah kama cabsanaayo uff viva dumarland mida kale buuqa gameka ka joojiya waxan wa too much

    • @maymunaabdinasir4937
      @maymunaabdinasir4937 День назад

      amiira aa ka daran wallahi adika dhan ma aragtan markii Ghabdha ee wax qayaam jiiren and so the girls own once and the boys own 10000 times so one day we wil let them enjoy 😅😅

    • @ashleyy9745
      @ashleyy9745 День назад +4

      @@maymunaabdinasir4937 adiga nin
      Maa thy mise naaag?? I was only talking to dumarland

    • @udgoonshariifi2927
      @udgoonshariifi2927 День назад

      ​@@ashleyy9745 big me mala dhihi jironoo horta nocaan 😂

  • @SadoAhmed-r3p
    @SadoAhmed-r3p День назад +18

    Hargaysaan caawa xafladwayn inoogu dhigayaa🎉🎉🎉🎉 sifiican ayaad u ciyaarteen hadaa fahanteen ciyaar hablo🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @almasmohammed4147
    @almasmohammed4147 День назад +60

    Koko mss lucky girl meley kijirto guldaro hafilan😂❤

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 21 час назад +3

    Koko, amira, sundus,amish legends 🎊✌jira oo cadawgiina unoolada✌💞🎉

  • @faatimaxassan9062
    @faatimaxassan9062 15 часов назад +3

    Dumar lan kor sundus ihay waxaa jecashay ha ku siiyo 🤣. Tan kle gabdhaha meska mesan taaban amiish lee cagada so qadatay🎉🎉😮

  • @Udug.carale
    @Udug.carale День назад +36

    Aqas niwankas garka io gafuurka leh oo gabdhaha u tanasulayan arka😂😂😂Hambalyo yaqe jacaylayaal❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis День назад

      @@Udug.carale hhhhh

    • @faadumomohamed-kx5bb
      @faadumomohamed-kx5bb День назад +3

      War ku qosla anagoo u tanasulny aya wliba kasi badinay atttttttyy😂😂

    • @Dekkahabdi3
      @Dekkahabdi3 21 час назад

      Se yeshay aqwan😂😂😂

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 16 часов назад

      waxaas xaafadaada la aad game baa meesha yaala

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 16 часов назад

      @hanuuniye252 hhhh war heedhe comment ga ciriiri maku dareenteen horta anoo gabar ah baayaabay wiilasheenaa tihiine waa idla kaftamaynaa kaliya waxu waa game waa lama kala xanqan

  • @Ruuniyeymaxamed
    @Ruuniyeymaxamed День назад +21

    Wllhi sundus waku tashanayay omg ❤❤❤❤❤❤

  • @hamishabdi
    @hamishabdi День назад +47

    Dumarland isn't easy wlhi manto Kala madaxa nafuran❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 14 часов назад +3

    Alla sidaan idiinla farxay hablo magicii dumarland kor baa uqaadeen alla fiicnaan lahaydaa inaan dhamaantiin hab idinsiin karo🩸🎉👏👏👏👏

  • @FaadumoMacalin-b5b
    @FaadumoMacalin-b5b 14 часов назад +3

    Sundus miiska magaraacin kiliya wee dhici rabtay weena iscelisay hadeey miiska gacanta ey saaran laheen ceyda ku kor nici laheed macalimoowna wuu garaacay miiska cadaalada saas waaye saxaaf wallhi❤

  • @laylamuxudiinroble2705
    @laylamuxudiinroble2705 День назад +18

    Cwa waxaaa noqdey qofkiii uku horeye hee like saraaa ❤😂 yees

  • @CimraanModel
    @CimraanModel День назад +33

    Walee xishoodka lakalafheeryahy koko way aa musan tahy igana way qeelinayaan

    • @Sumyo-l7y
      @Sumyo-l7y День назад

      Rer bdiye cdi ya the 😂😂😂

    • @najuuali8452
      @najuuali8452 День назад +1

      Aduunyo qofta qaylineyso ayda ma ahan miyaaaa

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir День назад

      Qaraaara hee idinkana dhagaha naga dilacinjirtene😂😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf День назад

      Naa wad edab daran thy koko ma qaylineyso beenta daa ​@@najuuali8452

    • @amranhajji
      @amranhajji День назад

      😂suuraha Nala dhaaf

  • @FadumoXashi-ix4ph
    @FadumoXashi-ix4ph День назад +15

    Koko dhiri galin badanaaa m.a walhi iida darted kubadiyeen 😢❤❤

  • @RuweidaAbdiwali
    @RuweidaAbdiwali 8 часов назад +2

    Ayagoo tanaa suley xita guusha ayagey raacdeey markaste guul gabdhaheyga🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiazizabdullahi-o6d
    @abdiazizabdullahi-o6d 13 часов назад +3

    sundus is not easy

  • @ZamzamMohamed-q2h
    @ZamzamMohamed-q2h День назад +18

    Koko lucky girl ine thy cawada waa u qir3 walhi ❤😂dumarland nimo❤❤

  • @hodanabdirizak53
    @hodanabdirizak53 День назад +16

    Habeen kanoo kle in badan ayaan sugayey video ayaan u daawan waayey in hblaha laga badiyey caawa waad shaqeyseen
    Blse mrkasta shax dagsada waad taqaanaan ciyaarta e’

  • @namuush
    @namuush День назад +16

    Waryadahen maxaa idinka qaldan maydan rag ahayn waxay dumarkan aad la murmaysan yagaba idin dhaamo wax idiin ogole indho adayg iyo buuq baad mesha laso tagantin wax isku fala oo gabdhaha qadariya 😏😏

  • @CaishaAdan-u5m
    @CaishaAdan-u5m 23 часа назад +2

    Video intnan dhameysan an comments aqristyy😢😂iyo gul soqoyy❤alx congratulations 🎉

  • @umuasmaa4321
    @umuasmaa4321 6 часов назад +2

    Sundus Waa na badbadisy tanks akhwaan❤️❤️❤️❤️💪💪💪😂😂😂😂

  • @NadwaAhmett
    @NadwaAhmett День назад +42

    ᴍᴀʀᴋᴀᴀɴ ᴋᴏᴋᴏ ɪᴏ sᴜɴᴅᴜs ɪᴏ.ᴀᴍɪʀᴀ ᴀʏᴀᴀɴ sᴏᴏ ᴄᴀʀᴀʀᴀʏ ᴀɴɪɢᴀᴀɴᴀ ᴜɢᴀ ʜᴏʀᴇᴇʏᴀ❤😢😮😊

  • @BENMUSA2015
    @BENMUSA2015 День назад +45

    Cawa captainka : Koko
    Laacibinta weerarka dumarland laso shirtagen: Amish iyo Sundus
    Waxba lagama qaban karin

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 День назад +14

    Misanka culus Amiira, sundus,Koko funny waye❤😂

  • @Maandeeq-n8d
    @Maandeeq-n8d 13 часов назад +2

    Wllhi saaa ufarxay in ani dheelooyo camal guuuuul dumarlsnd mar walba idinkoo tanaazulay ayaa hadana badiseen💋💋🎉🎉🎉❤😍

  • @susua1895
    @susua1895 14 часов назад +2

    Qorshaha camirada in la fiirsho ama phone kale in la ag dhigo camirada ana keenay waa ku faraxsanahay inaa sas sameseen 😫😫🙏🙏🙏 midkale please sameya sundus iyo amiish mar walbo labaxsho ayaga so ceshtaa gacantooda wee fadhidaa adno neh sido kale taas sameya please cawa 10 mar comment video gan waa kaso baxshay farxad lee Ronaldo cup ka adunka qaday cml aa uu faraxsanahay 😭😭😭😫😫😫🤣🤣🤣🤣

  • @NouraHassan-tr1wq
    @NouraHassan-tr1wq День назад +22

    Wiilasha halka habeen laga badin rabo ma ooyayaan😂😂

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 День назад +2

      Haa ileen qiyaano bey ku badin jireen caawa waa lagu fahmay dumarland caawa madaxaa na furan 😅🎉

    • @samiiraadan5609
      @samiiraadan5609 14 часов назад

      Ohinta waxaaba ka daran marka eey arkn in laga badin baro kulahaa madheleynoh😂😂😂😂 faraxyasha shaxda waa lagu fahmay ar amiishey se wax yeeyashy ❤

  • @Niimcakiin
    @Niimcakiin День назад +18

    Yes War cawa waa farxsanahy dumar laan❤

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi День назад +14

    Ciyaarta waxa ey eheyd ciyaar adag marka nio gabadha wee saxan yihiin bro saxaaaf 🎉😊

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 21 час назад +2

    Viva🎉 dumar land, legends✌ ogaada cadawgiina waa ragga, xitaa waxay idiin quuri waayeen inaa guulaysateen..jira oo jooga, hambalyo 🎊🎉🥰💕

  • @susua1895
    @susua1895 14 часов назад +2

    Edabta ku yaar wilasha wara maxe gabdhaha uu harawsanayaan ayagabo darad 3 mar ee qayameen ee qalad galeene wah miskaas sunduus wee tabatay lee tabasho muu miska ku luxmana? Sheke keneene run ruun uu xanaqay wallahi🤣🤣🤣 game kan it’s getting too personal wallahi😂😂 gabdhaha wilashan wee harawsadaan halaga qabto ma yelayi wallahi san 😡😡😡 qaraar badana waxan timaha rifrifka wada le🤣🤣🤣

  • @FahadmahamedNur
    @FahadmahamedNur День назад +18

    Wll kusali nabiga scw

  • @fardowsomahamad7519
    @fardowsomahamad7519 День назад +16

    Cawa wan seexan karnaa hadan nahay dumarlland❤😂

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 День назад +12

    Subduu ayanle hussein ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ayy dumarland congratulations Congratulations sunduu ❤❤❤❤ madaxa noo saaranthy ❤❤

  • @munohassan6837
    @munohassan6837 13 часов назад +2

    Dumarland cwo wanaga farxiseen lkn wilasha wlhi markay qayanada samen jiren wan xanaqa jiray saxaf wax maba Kala ogo ragas madaxe ka gali jiren wlhi lkn cwo wu diiday 😂

  • @NaimaMohamed-b2b
    @NaimaMohamed-b2b 13 часов назад +2

    Sundus ❤❤❤❤❤❤tnx lkn farraxyaal cabadkaa yareyaaa😂😂😂

  • @nadiyaabdi3493
    @nadiyaabdi3493 День назад +38

    Jiif ma jiro cawa Dumarlandow♥️
    Waa iska ogaa Koko Amiish Amiira Adna sundus Sihaam hadey isku imadaan inaa badineyno❤️

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 День назад +5

      ani awal wn Jiidi jiray caawa markaan intoodaan arkay majiidin kalsooni aan ku qabay jah 🎉

  • @RoodoAhmed-v7p
    @RoodoAhmed-v7p День назад +15

    Sundus iyo koko iyo amiro aragta guul aragta

  • @cuud_
    @cuud_ День назад +12

    Yess dumarland isn't Easy koko dhirigaliye wayn❤❤

  • @MunoMuse-jk6vz
    @MunoMuse-jk6vz 15 часов назад +2

    Wiilasha qarar badna gabdhaha waligod laga badin jiray Sana Uma qarali jirine😂😂 Finally guud dumarlnd 🎉🎉❤😊

  • @NuuraSalad-o2c
    @NuuraSalad-o2c 11 часов назад +2

    Game Qatar waye waliba dumar land wan wata lkn kisto qeylada badanhadaa Naga yareean wan jclan lahen isfahankinaba waxaa Ka badan qeylada