Waan kuu mahadnaqayaa video beautiful ah ee magaaladii taariikhiga ahayd ee boqortooyadii Gelledi. Waxana kuugu dhiirigalinaaya in aad other videos ka soo sameyso tuulooyinka yar yar ee qurux da aan ku ogaa sida Janbulul. Salamaanta alankaayno ( meaning waad salamantahay walaalkeen in Gelledi language) thanks a lot
MASHA ALAAH HABO KU JOOG QEYR INSHA ALAAH ANIGANE WAXAN AHAY HABARYAR JECEYAL IN AY SOO BOQOTO HARGEYSA WALIGEY MANTAGIN ADIGA DADKA DALXIIS MA WADAA IGA SOO JAWAAB HABO UK AYAN JOGAA❤❤
Mansha alah. Wadan ka nimcaa taalo:: 🇸🇴🍐🍋🥥🌽🥕🥭🍉🍊🍋🍍 wadankoo mida Shimbiryahow ma duushaa ma dabeylla raacdaa dadka ma u adeegtaa howl ma u dadaashaa dalanbaabi baan ahay daallaa dhacaayee kala qaad dibnaha oo dal yaqaan ma tahay oo dagmadii fogaatiyoo meeshi laguu diroo dowdgeed ma garataa: 🦢🪿
Awoowgaaga 5 naad waqtigiisa afgooye boqortooyadii Gelledi ayaa meesha katalin jirtay marka awoowahaaga marti ahan inuu u imaado laga yaabaaa lakin si kale suurtagal ma ahayn
Galdi waa adinka comments ka calacalye meshan dad kii laha miirka ha usonaqdo inad sijogtan iyo inkala la arkiye war shisheye meshan lagubere inatihin waan ognahy marka dhulka wan daga waxa dhanto aniga leh 😏
Waa dhul barwaaqo wlh somaliya dalalka qaarkood carro ay ka keeneen dal kale ayeey wax ku beeraan iyo biyo ceel riig ah laga soo saaray ayaa lagu waraabiyaa inagana waxaas oo dhan ayaa ilaah isku keen kor saaray , Waxaan maqli jiray ninkii subagga cuni lahaa masku ma qaniinin
Maasha allaah tabaarakallaah khayraatka dalkena allaha noo barakeeyo
Maansha Allah Tabaaraka Allah الحمدلله 🤲🤲🤲
ILaahaw SOMALIYA 🇸🇴Amaan ka YEEL يارب 🤲🤲🤲
Waan kuu mahadnaqayaa video beautiful ah ee magaaladii taariikhiga ahayd ee boqortooyadii Gelledi. Waxana kuugu dhiirigalinaaya in aad other videos ka soo sameyso tuulooyinka yar yar ee qurux da aan ku ogaa sida Janbulul. Salamaanta alankaayno ( meaning waad salamantahay walaalkeen in Gelledi language) thanks a lot
Adaa mudan wllo
MashaAllah MashaAllah mahadsanid wale
MASHA ALAAH HABO KU JOOG QEYR INSHA ALAAH ANIGANE WAXAN AHAY HABARYAR JECEYAL IN AY SOO BOQOTO HARGEYSA WALIGEY MANTAGIN ADIGA DADKA DALXIIS MA WADAA IGA SOO JAWAAB HABO UK AYAN JOGAA❤❤
Habo waan arkhriyay commentkaga haa habo alxm asxaab badan Muqdisho ku leyay waan ku Soo dhaween isnahlah
@@XHARGEISA OK HARGEYSA AYAAN RABAA IYO GACAN LIBAX IYO SHIIKH INSHA ALAAH WAXAN KU SO QORAYAA FEC BOK IGALA SOO XIRIIR WAXA II QORAN LAYLA HILOWLE WAA KAAS HABO ALAAH HAKU XIFDIIYO❤️❤️❤️
Mashallah nolow. Walalkey. It’s prey watchable and Afgooye is no exception. Do more videos bro.
Fiiri, afgooye af galledi ayaa looga hadlaaa marka ha isku khaldin afafka please
sax 100%
BEERTA HEESKEEDII WAXAAWEEYAN DHALINTEENOODHAQSADA DHIIDHIYAOODHABARKAGODA DHAQAALAHASARAUDHIGA X HARGEISA MASHAA ALLAAH 🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊
Masha alh ader dhalinyaro dhulkina ku dalxiiso
X hergaysa iyo asaxaabtiisa waa mahadsen tihiin
Masha Allah ❤
Mashallh Mashallh❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍
beereeha dalaga kala duwan baraaraha iyo ladnaantaas allaha nagu galaday mahad mudan .
wadaay aad baad ugu mahad santahay muqaalkaan quruxda badan
hadaan nahay G.banaadir aan doonayo in loo bixiyo .g. horseed ama g.hirasho wadaay soo dhawaaw
M .a❤
Mashaa allaah ❤❤❤❤
Walahi nimco haysana dhulkina hoyo
Mashaa allah
X hargeyso bro sorry afgoye anigoo joogo maanta maku arkin legend tagerahaga an ahay marka xigta ila socodsii insha allaah
Qamiis iyo Beer ka shaqeyn isma qaataan
Shuceyb waxba ma oga ninka Cabdiwali baa dhaama😅
I live near afgoye and i never been there. You're lucky hhhh
Manshalah wllo mahadsid la waaadag asxaabta like share subscribe our channel wllo
Indhaha somalida ma arkaan nimcadaan
Mansha alah. Wadan ka nimcaa taalo:: 🇸🇴🍐🍋🥥🌽🥕🥭🍉🍊🍋🍍 wadankoo mida
Shimbiryahow ma duushaa
ma dabeylla raacdaa
dadka ma u adeegtaa
howl ma u dadaashaa
dalanbaabi baan ahay
daallaa dhacaayee
kala qaad dibnaha oo
dal yaqaan ma tahay oo
dagmadii fogaatiyoo
meeshi laguu diroo
dowdgeed ma garataa: 🦢🪿
Asc
marka xigta balcad banka sugaynaa balcad iyo stadium muqdisha adigo tagin haisku tagin ina adeerow video yadada kow ilaa dhamad waan dawadaa tageero wanyn banku ahay 😊😊😂
Diyaaar wllshay waan tagayaa balcad iyo Muqdisho stadium
Cajiib weeya
Awoowgaaga 5 naad waqtigiisa afgooye boqortooyadii Gelledi ayaa meesha katalin jirtay marka awoowahaaga marti ahan inuu u imaado laga yaabaaa lakin si kale suurtagal ma ahayn
Wiilku wakaftamayee kadhac😂
Galdi waa adinka comments ka calacalye meshan dad kii laha miirka ha usonaqdo inad sijogtan iyo inkala la arkiye war shisheye meshan lagubere inatihin waan ognahy marka dhulka wan daga waxa dhanto aniga leh 😏
Nio wkutagera lagend thy guul kurijena
Wey dherareysaa ayaa layiraa
X hergaysa waxaa lagaadhigayaa wasiirka dhirta iyo daaqa ee soomaaliyeed wabilaahi towfiiq
Cunuga Qamiiska Cad Waa Xooolo Caadi Ah Kwrn😃😃😃😃Waana Jirin yahay Saa Filaayo🤔
How is it possible that Arabs own the largest farm in afgooyo that is not good for that economy of Somalia and nothing to be proud of😢
Kkkkkkkkkkkkk ugu weyn soomaaliya kuye
Sxb. Wiilka been ayoow ku sheegay
Afgooya waxaa le wacdaan cismaan ..weeydi mataqa nadhe.¿
Af jare dagman carabta Halga qaniimysto
Dhulki uduga
Naxnu fii xadiiqatik 😂😂😂😂😂😂
Nio lakiin sidee nin Carab ahi ku yeeshay beertaan
😂😂😂😂waa iska dhahya ee Soomaaliya iska leh ee wuu ku xaraabesanaya
Ninka kulahaa qara igusoodhacy waaba shactiro qara kor ubaxaa waanoo dhinaa 😂😂
Wabiga Baladweeny ayoow ka imadaa.
Carab maqadatay beerihio marlii somali qabiil iyo xiljeceep lagu saladay dadka ajaanibta haka faaidaan dalkaas
😂😂😂😂❤
Afgooye magaalo qadiimi ah wye
Maxamed siyaad bare .ayaadhi hijiray Afgooya aad am afkaada heeysa..
War yaxaas iska ilaaliya
Bal qiyaas sida aad xur ugu tahay dhulkaga soomaaliyeed ee koonfurta balse idinka dadka koonfurta kataga ee hargeysa tagaa waxaad kula dhaqantiin si qaab daran,
Waa dhul barwaaqo wlh somaliya dalalka qaarkood carro ay ka keeneen dal kale ayeey wax ku beeraan iyo biyo ceel riig ah laga soo saaray ayaa lagu waraabiyaa inagana waxaas oo dhan ayaa ilaah isku keen kor saaray ,
Waxaan maqli jiray ninkii subagga cuni lahaa masku ma qaniinin