Muxadaradii iigu horeysay oo aanba ku ogaaday wax muxsdaro la dhoho iney jirto waxaan ka dhageystay sheeq mustafe alle ha barakeeyo hada lakiin waxaan dhageystaa culumada D5 no more sheeq danbe oo iidoor
Cambarku waa wax udgoon oo uunsiga lagu dari jiray haddii la doono waxaa sidiisa in yar la gashan jiray dhegte dusheeda waa dumark waxaan la yidhi waa xaarka nibiriga oo xeebahaa laga heli jiray carabta berigii hore ma ogi maanta eddo ❤
Sheekh mustafe macalinka nolosha cid necab neceba ma jirto Alle cimirga iyo cafimadkaba how dheerye❤️❤️
Macalinka nolosha sheekh musfafe saan timo modow ugu aqaaney ayuunbaan arkey isago ciraystey wllhi waan naxay 😢 alle nagama kaaa qaado adeer macalin❤❤
Masha Allah we love Sheikh mustafa❤
Zhiekh mustave haku harun illahay cimriga iyo cilmigaba haw barakeeyo haddan mahay reer hargiesa nasiib wayn leenahay illahay mahad Ha ka gaadhe ❤
Sheekh Musatafe cimiri dheer iyo cafimad qab baan alle ugu barayay
ماشاء الله تبارك الله اللهم صل على محمد وعلى آل محمد 🥰❤♥️❤
Sheikh mustaphe garowe inu nogu yimadu ayan jeclaan laha😭❤❤
Dili maysan
Sorry wllo Tuulooyinka sheekhu matago only caasimadaha oky 😊❤
Wuu imid waanu iman doona wll
Alxayaa Alxayaa sheekh caydu mafiicna waa tagY sheekhu garoowe mar 2021 inay ahayd baan filayaa@@abdizhakourmohamed5937
M.allah sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun xabiibul malaayiin❤
Mnsha Allah sheekh mustafe xaji haruun Alle cimriga haw dheereyo waa macalinka noloshe.
Masha Allah qadarka illahay markaan arko sheekh Mustafe, sheekh Dirir iyo sheekh Cabdirashiid cali suufi farxad darteed waan iska ooyaa waayo waxan ogahay inuu illahay subxanoo watacaala raali ka yhy
Zhb guul wlhi somali waan ka baxayaaaa hadaanay one million ku gaadhsiin
mansha allah jimce wacan iyo casiimadi hargaysa iyo masjidki shiikh mustafe illahay cimriga how dhereyo muqal qurxon 💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wow hargeysa qurx from Somalia 🇸🇴 😫🫡
Ana uhoreya wn uxiisay hargeisa caday ❤❤
ماشاء الله تقبل الله منكم يارب 🤲
M.a Eid Mubarak all Muslim ☪️
Mashallah sh.mustafe ❤ codkiisa macaanaa xagaaban kagaga raxaysanaya
EiT Muparak All Muslims ❤️😻
My favarate shekh mustafe Alle ha daayee ❤
😇Waaw maasha Allh💌 waan ku taageraa ❤
Masha alllllah reer somaliland noooolaaada insha alllllah❤
Ilahay ban kudhar tee wan kujcelhay ❤ wanan kugu dcaystaa 🥺🥺🥺🥺😭
Asc walalahayga qaaliga ah wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤
MashaAllaah wankuso booqday adigana iso booqo inshaAllaah
@@Rayaan277 kusoo booqday wll
Asc masha allah tabaraka allah hakuxidayu shee kh musdafe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shiikh mustafa ismaciil xafidulaah❤❤
Dhakhtarka waa gaaajo wallah wuu lacaag jecelyahay bakhaayl weyaaaaan walllah
Muxadaradii iigu horeysay oo aanba ku ogaaday wax muxsdaro la dhoho iney jirto waxaan ka dhageystay sheeq mustafe alle ha barakeeyo hada lakiin waxaan dhageystaa culumada D5 no more sheeq danbe oo iidoor
Maroodi ayaa takar dushiisa saarani ku tidhi maroodiyow waan kaa duulay, balse nasiib darro maroodigu mabuu ogaynba in takari dushiisa saarantahy
Madaxa kalunka maraqisa wlhi wax ka cafimad badani majirto doctor waa inad tijabisa inshallah
Belated eid mubrack ,may Allah accept are prayers in this journey of life
Waa runtiisa niyad same kaluunku wuu leeyhy maraqa madaxa laga saaro ❤
MashaAllah😍
Scw❤Scw❤
Shekh mustafe
cambar waxa la dhaha nabariga bada xaarkisa waana qaali oo wala gata lacag badan joga, Kusoo dhowow Dhul Udug Puntland
Ma dhul udug baa cambarka leh ?
@@marisacillahi1537 meel kasta oo bad leh lkn dhul udug waxa kuso dhowow dhahay wiilka leh wa u socda
Eid mubarig jimca said ❤🎉
Eid mubarak everyone ❤dhakhtar cunida hilibka iska kala yaree waa lagu gabooba
mashalah sheekh musdafe alle ha barakeeyo
Mnsha alh dhakhtarka kii qays qoslaye mee xarabo aduun weye😂😂❤brother's
Mashallah ciid mubarak ❤❤dhahktar ❤
My favorite youtuber is geedi sahan😊❤
First comment 😂🎉reply dhakhtar shb 👋🏻
Xaafadaheed gashaa sxb dhakhtarr
Waa saxarada nimiriga waa shay qaaliya waa sida ay yidhaahdaan
Dhakhtr keep going pro 💪❤👏
The legend ❤🙌✌️
Soosamee barmaamushkiicuntada sxb dhakhtaroow waa
❤
Masha Allah
Legend dhakhtar
Ana u horeyay manta dhakhtarow❤
Masha allah allaha ku xifdiyo eid mubarak all muslims
JIMCE IYO EID FARXAD WEEIN HABALYO WACAN
Waaa run reer barbara garnaaye badax kaluun waa dawo tafaydhka ka dawo thy 😂😂😂❤❤❤
Thypoidka waa u daawo
Eid Mubarak walaL
Walaal labrkaaga
Masha allllah nooooolaada❤
Cambarku waa wax udgoon oo uunsiga lagu dari jiray haddii la doono waxaa sidiisa in yar la gashan jiray dhegte dusheeda waa dumark waxaan la yidhi waa xaarka nibiriga oo xeebahaa laga heli jiray carabta berigii hore ma ogi maanta eddo ❤
Jumca Mubarak, dr, which restaurant is this?
Mansha allaaah sodhaweeya martida
Alle haydin barakeeyo dhamaantiin
Waa sax maraqa kaluunka waxa laga sameeyaa madaxa
Keep going brother
Ciyaal masalle uunba garanaya❤❤😊
Keep going bro
Nin kaan waa xisaab socota legend😂
Mashalah dadk uso duceya ale inu salada u fududeyo
Sh.mustafe macalinka nolasha
ماشاء الله منكم يارب🤲
Masha allah
Mansha allah tabarka allah
Masha alalh ❤
Mash Allah we love❤ maxamud dhakhttr❤
Waa runta lph madax kalluunka super
Mansha allaah
Waa ruunti maraq buu leyahay kaluunku madaxiisu waa wax kale
Dhakhtr keep going zxp
Dhakhtar beeraha noo soo duub👍
Wa runti wa maraqa uu caafimadka badan kalunka
masjid faduma matimada🥰🥰
Dhakhtarrr❤❤❤
راس سمك حلو وصحي ولذيذ ❤❤❤❤
Dhakhter keep going 🎉
waa runtii madam kaluunka maraqa baasandaha lagu daral laga samayee laakii ree berbera ma ihi
Waa runti macn weeye
Dhakhtarow maraqa kalunku waa ka ugu caafimdka fican waliba ka madxa kalunka laga saaro✌️
Dhakhtar soo ceeli bulshadad u adeegi jirtey xitaa youtube kle oo u gaar ah uba furboo wll shaqo wacan baad heysey ood illah ugu dhawaaneysey
Eid Mubarak
Sheikh mustafe❤️🥺
Dhamaan waxan idinka codsanaya inad iso booqtaan ana waan idinso celinaya inshaAllaah qofkan hilmamo msg iso qor
Hore u soco garabkadan taaganahay❤
Maraqa madaxa kakuulka wx ka macaan lama rag from berbera
First like ❤❤
Iid mubarig wllo dhamantiin
Maraq kaluun, waa runtii madaxa kaluunka ayaa Laga habeeyaa, afkana ka qaadi maysid
My bro hore usoco mn shalah ❤
EID MUBAARIG 🎉😊
Ala maxaan kujeclahay maxamuudow❤
welcome sxb geedi sahan
dhlhtarr waxn ku idhi mopelka qapo ku dhe qays😮😅
Waa ruunti pro
dhaqatar hoore uu suco walalo❤
Scw❤scw❤
❤❤❤❤ dhakhtar
Coming soon 200k🎉🎉