Ina Abiib Intaan Kalbad xiniyaha kaga Saaro & Xubinta Taranka Ayaan Isago labeeba Suuqa Ku Si Dayn'

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Ina Abiib Intaan Kalbad xiniyaha kaga Saaro & Xubinta Taranka Ayaan Isago labeeba Suuqa Ku Si Dayn'
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 95

  • @JinowGafane
    @JinowGafane Месяц назад +12

    Maxaad ilaalisaan ma xaad qabataa
    Waxaad tihii golaha cayda iyo cadoga gudaha shacab ku wuu ni ogaada😂😂

    • @kadragood130
      @kadragood130 Месяц назад +1

      Wa caydi Issaq taassi. Ila Malini Daher Rayale ka baxey dawlada waa idinnka sidinii isku dilaya habar habar. ISSAQ faan iyo daagal habar habar Ayu yaqana.

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei Месяц назад +7

    Kangadkaya ee khainka ah iyo khainiinta warbaaahinta ee hoosyaaceysa waa kuwa dalku ka degi layahey hadh iyohabeen yuusaye Alleh haka qabto ummada somalilanderka dhabta ah AAMMIIIN

    • @SiciidCumar-y3g
      @SiciidCumar-y3g Месяц назад +2

      Xidhlibaan mQof bilaa xasaand
      OBali kahadley matiiru leyahay
      Mucaardak somaliland yaa ka
      ceey iyo hanjabaad badna😊

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Месяц назад +2

    XILDHIBAAN Barkhad Batuun waxanku jeclahay Runsheegnimada Tobanin oo ISKU Qoys ah oo dhamaan Cadalad daradu mafiinee DALKA Haynaga duminina LAGU karilaayahay WAA dhibta DALKA Somaliland latiicayso ee MAANTA UMADU KAWALWALSAN TAHAY INLAGU KALADHAQAAQO, WAXANAN LEENAHAY SOMALILAND BOORAMA AYAA LAGU DHISAY CIDINA NAGAMALEH LAAKIIN WAXAN LEENAHAY DALKA QABIILKA IYO ANNAA KAADI U SOOCABAY OO DADKA DHIRBAAXO IYO KALBAD XINIIYO SIIB AH KUXUKUMAYA HALAGA DAAYO KALMADAHA NOOCAA AH EE QABIILAYSAN EE XILDHIBAANADA LAGULA KACAYO WAXAN LEEYAHAY WAARKA DAAYE DALKANI WUU KA SOOGUDBAY XILIGII HALQABIIL WUXUURABO KULA HADLILAHAA XILDHIBAANADA BEELUHU SOO DOORTEENE OO ISTOOSIYA OO SIDANKADAAYA SOMALILAND MEELXUNBAY KUSII SOCOTAAYE SHARCIGA HALOO SOO NOQDO.

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 Месяц назад +6

    Waxaa jira inuu difaaco qaran dumis waxa ah difaacin khaainiinta dalka dumiya maalin baa imi. Uu dalkani caghiisa ku istaagayi inshalaa markaga huwanta aadu shaqaysaa quuusanyaan isha alaa ururka huwanta xirsigaab iyo tuuga dalka boobtay wadani tuban waa huwan waayo faysalkuma biirayaa n waxay og yihiin inuu baqnayo markay khaain nimo ula soogalaan

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      Waa huwan maxaad ku samaynaysaa

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h Месяц назад +2

    Xaqiiq waa sidaa xaqaa guulaysanaya

  • @MrKalulu0
    @MrKalulu0 9 дней назад

    mashalaah great realy somaliland blood we die for somaliland

  • @MaaxMaax-pk1bn
    @MaaxMaax-pk1bn Месяц назад

    Adna
    Walgu
    Racinaya
    Iyo
    Qaar kale
    Baadan
    Ishalah

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 Месяц назад

    Very good speech and very smart guy!
    So sorry U may be forget that this is 1 clan country and no NEED of saying the truth un such place.
    I am quiet sure U R the next to be arrested😂😂😂
    🇩🇯

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h Месяц назад +1

    Barkhad batuun waa run kuli intaa aad ka hadashay.
    Kuwa bilaa caqligga ah ee grashadoodu doqoniimada
    U taqaano qaranimada walaaahi nin walba
    Waaajibaad sharciya ayay mudan doonaan

  • @kadragood130
    @kadragood130 Месяц назад

    MashaAllah TabaaraAllah Barkhat iyo Mohamed Abib waligood kumagadhayan. Barkhat wa assal. Issaq Maha wakilka Somaliland. Anaga reer AWDAL iyo somalida kalleh ayaa leh Somaliland. Issaq adontoo ISSAQ LAND

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 Месяц назад +1

    😂😂😂Habar Awal Somalia Waa baratay Gunimo aabeheed inay yihiin Meel loogu qoray taariikh Madow loo qoray gaar ahaan Sacad Muusaha la Sheego ee aan Sariigan

  • @AbdiganiIbrahim
    @AbdiganiIbrahim Месяц назад

    Asc ilaahay hakuxafido

  • @IsxaaqHassan-z9c
    @IsxaaqHassan-z9c Месяц назад

    Xildhibaan qaraan barakhad jamaac batuun

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Месяц назад

    MARKA RAYIISLAYASHI XIL. NOQDAAN YA TIMAHA NAGA XIIRAYA WAR ISAAQU Waalana

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      Ra'iislayaashu waa kuwa sida loo xaragoodo ku bara ee kala baro dadka

  • @iftin2024
    @iftin2024 Месяц назад

    Ninkan qaran dumiska ah dadkuu isku dirayaa waa qadaadweyn ta dadka ugu jira golaha. Wakiilada xoriyatul qawlkii somaliland buu abuse ku hayaa duligan inagu afbartay maxaa laga waraysanayaa

  • @NuueHirse
    @NuueHirse Месяц назад

    Sharciga ninka xildhibanka ama ninka madaxda qaban waayey
    Ninka shacabkana qaban mayo
    Sharciga waxlosameyey in shacabka kaliya loxogwaynado
    Waa laydinku khasaaray siyasiyow
    Sharciyaan laraacayn sharci noqon maayo

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt Месяц назад

    Munaafaq qaar badan pod kamid tahay aya ubahan in xilka laga Qado, hoyada tan yarta ah $4000 eed qadatan $3000 u goya hadal uma bahnee.

  • @kHussein-rm4nl
    @kHussein-rm4nl Месяц назад

    Ilhay caqliga waxa uu nosiyay si khalad sax u kla saarno .
    Xoolo dadkii noqdeen muse hadii naarta nii wado dad daba galayaaa

  • @wabaxa
    @wabaxa Месяц назад

    WAXAN SUGNAA WAA HABAR HABAR II IS DAGAASHO
    REER ISXAAQ WALLE WAY WASHEEN WAX KA QABANO DULMIGA AY REERAHA KALE KU HAYAAN MAJIRTO

  • @user-ed2xt6yn5j
    @user-ed2xt6yn5j Месяц назад

    Kanna kudara liiska, waa kuwalagu khasaaray

  • @MaxamuudHaybe-x3y
    @MaxamuudHaybe-x3y Месяц назад

    Ooyaaye Ma Danta Danyarta Ayuu Jabuuti U Tagay, Ma MOU Ayuu Danyarta Ugu Daneeyay. BATUUN FARTAYDII WAAN KU KHASAARAY, FARDAYDA EEDAY BAA I DHAANTA. Sidii JUHALADA Ayaad U Hadashay Aamuskaa Kuu Wacnaa

  • @IbrahimMahaned
    @IbrahimMahaned Месяц назад

    Hanbalyo adiga iyo inta xaqa xaqa alaha ina waajiyo jidka xaqa meesha awyaalana alaha naga hanuuniyo

  • @LuulDheeman-or8zd
    @LuulDheeman-or8zd Месяц назад +2

    Saqajanyahow khaniskii hadaanaan adigaaaa xininyahaga tiib kaga tumiiin ma Ada ka Maxamad abiib garaa😂wey ino tahey qaraac yahow

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      Maadigaa gaadha xininyihiiisa waa nin ka soo jeeda dadkii sida loo xaragoodo idin barayeh, haku xiiqin ninkani waa gob geed adag ah eh,

    • @LuulDheeman-or8zd
      @LuulDheeman-or8zd Месяц назад +1

      @@saynabSr ninkaas shegaysey wa waliba nasab wayo wada furukh aya tihin faan wax an ahey oo jeysan ISO sheeg siiil bakharey aaf qarmuney

  • @AhmedXashi-y1d
    @AhmedXashi-y1d Месяц назад

    Noocaa markuu dadku dhagaysanayo waa qiyaamihii waa curfi walaahi duminta qaranka wuxuu kajecel yahay majiro waa ciil qabe

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 Месяц назад

    Adeer joog somaliland wax layiraahdo majirtee waa isaaqland adna looma ooyaan baatahaye yaan lagugu dilin meesha. 😂😂😂

  • @IsmahanAbdillahi-l2m
    @IsmahanAbdillahi-l2m Месяц назад

    Xisbigaa ayaa dhibtan dhacday oo dhan ka masuula dorashadii horana markii laga badiyay xisbiga wadani ee uu yaabay sidii looga helay muu hambalyayn ciddi ka heshay wuxuba yidhi dad dhintay baa codeeyay imikana iyagaa kula soo heshiiyay reer laascaanood inay dagaalka soo qaadaan iyaguna buurta koraan oo dustuur aan jirin soo saaraan oo xitaa waxkalaba iska daayoo Ahmed ismacil samatar saaxada ka saaraan waxaasina suurta galmaaha xitaa waxay iloowsan yihiin somaliland lawada leeyahay caqliga saliimku sidaa uma shaqeeyo .inay yidhaahdaan sadexda xisbi uun ha looxidho doorashada suurtagal maaha . marka Brkhtad Batuunoow halyay qaran haisa dhigine xisbigaaga waxaad uu sheegtaa imika urura lawada noqdaye 13 tobankiinuba soo tartama sadexda xisbinimo kusoo baxa madaxtinimada ha uu tartamaan taasaa doorasho xor iyo xalaala looyaqaanaa taasi haday dhiciwaydo waxba yaan doorasho laqaban arinkaa hadaad hagaajiso ayaad noqon doontaa halyay qaran hadiikale inta uu xisbigaagu sidaa wax qasaba ku doonayo ooy kaga hadhay maanta waa markayagii ma kulmiye iyo wadani oo kaliya ayuumbaa kajira wadanka waar ka fadhiista dadka ururadakaloow sidan ay wax uu dhacayaan raali haka noqonina,Barkhadoow waxaan mar labaad ku leeyahay horta xisbigaaga dariqa saxda kusoo rid oo dulmiga iska daaya oo waxaad naftiina lajeceshihiin walaalihiinna lajeclaada hadikale nagnag loma baahne waxba doorasho yay dhici iga gaadhsiiya Barkhad iyo cirro wa billahi tawfiiq

  • @Maxamedcali-v6n
    @Maxamedcali-v6n Месяц назад +3

    Barkhad batuun wuxuu
    kamidyahay sadexda nin ee
    loi adeegsado burburinta qaranka soomaaliland
    midkoodba wiig ayuu
    shaqada uleeyahay maanta waa maalintii uu isagu ulahaa
    1 ina abiib
    2 barkhad batuun
    3 tantoomo

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 Месяц назад

    AL YIBIRUN YIBRUN WALOO KAANA XAAKIMAN

  • @kahiinmiiree5036
    @kahiinmiiree5036 Месяц назад

    WAAR MESHAM WAA LAGU KIBRAY OO CIID WALIBA WAXAY DONTAY KUHADA SHAY OO WAA LASIAY

  • @user-qx4hs3nh8x
    @user-qx4hs3nh8x Месяц назад

    Masha allah waxoo istahilaa madaxwene qaran anaga kuweena muqdisho joogo hadal xataa kama heno lacagta ugu badan waa qataan marka xiladhibaankaas qayr badan allaha siyo barqad

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад

    Adigu Jaajuuskii Ismaaciil. C. Geele, Jabuuti miyaanad ahayn ee waliba qirtay, in aad cid kale wax u sheegto waa nooc waalida ka mid ah.

  • @Hasanmahamed-ke1ti
    @Hasanmahamed-ke1ti Месяц назад

    Xaarka iska bi cabdirisaaq qaliif kaalay afka qabo barqadoow xaarka iska bi been way dhamaatay

  • @sabahbucurde137
    @sabahbucurde137 Месяц назад

    Narayan midagamow adaa kaxun Kuna xiga

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Месяц назад

    Hooyada bakhatiga
    Kawas
    Adiga ka kowa
    Ay ay dhalay

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 Месяц назад

    Kaasi mawaxuu doonayay markuu ka go'oyo inu is galiyo!!! Yarka malaha yurub ayuu ka yimid oo wuxu ciladaysan Yahya.inaga hubkya.

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 Месяц назад

    Golaha wada beena ah sharcigu hadu shaqaynwaayo shanta shaqeynsyda

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Месяц назад

    Adigu waxanad ogayan
    Haka waramin
    Bakhati cunaw

  • @abdiyusuf4259
    @abdiyusuf4259 Месяц назад

    inan gumaed waxa laguu siyay codka inad dadkaga haybata kula wadaga
    Cuqdada lagaga saro
    Lakiin hadad kudafada kalasoo baxado wax qudhmay oo jebka ku ridato meshad istagto waad soo uraysa
    Waxa ka dhigan barkhad batuun 😅😢

  • @idiristiigsi1436
    @idiristiigsi1436 Месяц назад

    Shacabka Reer Awdal waxay cod dheer ku muujiyeen dareenkooda ku wajahan ilaalinta xildhibaanada matalaaya.Dalkan siyaasi qori dab ah sita way ka Korean.

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Месяц назад

    Kii dhukuraa ee xooghaynta ahaa isagoo leh yaan la ictiraafin waar meela hagaynine hagardaamada kadaaya dadka aad cashuurtiisa hebel kunoqoteen

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 Месяц назад

    Adigaa u baahan in halkaagii lagugu celiyo

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Месяц назад

    WAY DHAMAATAY METELAADII BEENTA AHAYD RUNBAA LAGU WADA SOCONAYA MANA JIRI DOONO MID XIL HAYA IYO MID AAN HAYN MADAXWAYNE ILAA SHICIB SHARCIGA AYAA LAGU WADA SOCONAYAA
    ADIGUNA MEELBAA LAGU SA

  • @idiristiigsi1436
    @idiristiigsi1436 Месяц назад

    Adeer haday matalaada shacabku idinka dhabtahay sidaa Xil Barkhad ha loo hadlo.

  • @user-vl7oh3wi5q
    @user-vl7oh3wi5q Месяц назад

    Laandheere hadaad maqasho wakaa

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi Месяц назад

    Dadki u codeeyay ma wax uu ugu abaal guday fidnada dadka

  • @khaalid713
    @khaalid713 Месяц назад

    xasanadu ma ahan in.qofka dambi gala aan la xidhi karayn.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Месяц назад +1

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Месяц назад +1

      Muuse ayaa ciidanki soo saaray qaarna ka yimi

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Месяц назад

    ICTIRAAF raadinta BEENTA ah ee loo isticmaalayo ololaha DOORASHO ee MUUSE wado halaga fogaado.

  • @saidali6971
    @saidali6971 Месяц назад

    Xukuda kulmiye ilhay xaqa hatuso ilahay baa inoga dhigay geed la hadhsado hadii uu go’o waa inoo dhamatay walahi

  • @Dophill260
    @Dophill260 Месяц назад

    21000 oo fartoodii reeday baan ka mid ahay

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Месяц назад

    Xildhibaan nin farjigiiisii masuul kanoqon kari waayay oo ilmihiisii oo qudhaanjadu kadharagtay dhakhtar wayn lageeeeyay maxaaan kugu rumaysanaa

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Месяц назад

    Adiga adiga iyo ooyaye. 2 labadiinaba khaayiniin ayaa tihiin basaasiina oo huwanta hoosta kala shaqeeya

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Месяц назад

    Ciiidankii kudifaacayay baad dhabarka kajabisay

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j Месяц назад

    Hurole.wsnukaa.maadsana..

  • @SiciidCumar-y3g
    @SiciidCumar-y3g Месяц назад

    Idhahaago 100 ayaa laQaadn
    Hadii ladoono isbadalan tan kma
    Dhiciidono

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 Месяц назад

    Nin isaaqa halaga qaado marka hore 😂

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 Месяц назад

    Waar midgaanyow ciidanka dhiq munaafaq uf uf

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci Месяц назад

    Laba midgaanbaad thn saxankay wax ku cunaan ku xaara

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Месяц назад

    Beenale ilahay kusoo qabay!!Labadi nin ee kale ee xilka laga qaadayo maad sheegtid, jileca dowlada laga arkay in adiga iyo qaar badani mushahar nagaga qaadataan duminta dal. Wale sharcigu uu shaqaynaya

  • @Hasanmahamed-ke1ti
    @Hasanmahamed-ke1ti Месяц назад

    Walaahi barqadoow kuwii kudoortay way kugu qasaareen soomalidu waxay tiraahda doonfar abidkii madaahiro haduu durdur iyo dabaal galo hadad kuwii codkooda kusiiyay Inaba aad ixtiraamayso oo aadan ahayin qanjidhkii xumaa ee afka cadowga kumaad hadasheen muuse walaahi looga baqan maayo somaliland ee adigu taageer cadowga hadaad adiga iyo qurunka kulamida aashaqada kadhigtay ciidanka inyar ayaa idiin hadhay

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v Месяц назад

    Gesi gesi dhalay muwadin xalal ah x barkhad nolow magacaygu cumar Yusuf axmed

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Месяц назад

    Meel qudhuntay

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by Месяц назад

    Bakhti cune

  • @hajii2033
    @hajii2033 Месяц назад

    jajusua beenale beenta jooji

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Месяц назад

    Mid gaan kibray waa tumaal qoortii cadaatay.

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v Месяц назад

      Oo gabadh buuba qabaaye maxaad u caayeysaa

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      Waa geesi aftahan ah! oo hadaanu gabadh qabin muxuu qabilahaa?

    • @user-jw4wr7fm2z
      @user-jw4wr7fm2z Месяц назад

      Waa geesi Somalilander ah Alle oromada gudaa ka buuxda 🤲🤲🤲🤲

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h Месяц назад

    Waa runtaa xildhiban barkhad waad ku nahadsantay

  • @IsmahanAbdillahi-l2m
    @IsmahanAbdillahi-l2m Месяц назад

    Cadawga gudaha waa kuwaad xisbigooga ku jirto ayagoo doonaya inay uu tartama madaxnimada ku hamiyaya iyagoo cadawga somaliland uu taga oo isla soo sawira ,adigana mucaarid nimadu iyay kula taraarin

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      Cuqdadku nool garxajis wadanka waa qabsanayaa

    • @IsmahanAbdillahi-l2m
      @IsmahanAbdillahi-l2m Месяц назад

      Ma qasabaa kursiga lagu koraa huwanta gudaha

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      @@IsmahanAbdillahi-l2m qaawanta gudaha

    • @IsmahanAbdillahi-l2m
      @IsmahanAbdillahi-l2m Месяц назад

      Wadani ururadiikale car maxay uu diidayaan hadayna cabsoonay waxay ogyihiin inaanay ku guulaysanay

    • @saynabSr
      @saynabSr Месяц назад

      @@IsmahanAbdillahi-l2m qaawanta gudaha hadalka yaree

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j Месяц назад

    Afqadh.muune.ilas