Axmaq madoobe maa jecli,ciidankiisa ayaa labo walaalahay ah ganacsato dukaankooda fadhiya ku dilay Kismaayo,waxaan ka sii nec bahay Fartaag oo aan isku magaalo ka nimid Baardheere.
Yaa ka dambeye waxa ka dambeye XASAN sheq xataa xamse kama dambeyo fara taag xishoo dhaha ar gigixiso away axmed madobe wa madax waynaha jubalandargigixiso wa ninki Kenya ee sideda Milan dlar ku bixiyey in dhig ladadiyo ayaa argigixiso ah. Faratagoow ilalso sharaftada ee dhuntada kalya hafirinin
Xasan shiikh laba mudo xileed ayuu xilka qabtay mar sadexaad ma tartami karo hadii ay caadi tahay inuu mar kale is sharaxi karo axmed madoobe waa u banaantahay inuu is sharaxo
Axmaq madoobe maa jecli,ciidankiisa ayaa labo walaalahay ah ganacsato dukaankooda fadhiya ku dilay Kismaayo,waxaan ka sii nec bahay Fartaag oo aan isku magaalo ka nimid Baardheere.
Meesha aan rabo inaan soo arko oo aan dego waa dooloow from puntland😂😂
@MohamedAli-nm8oe anigaa Eyl ayey iiga daggan tahay,kusoo dhawow Doolow,wabaguga Ganaane ayaa kala qaybiya,Doolow Somalia iyo Doolow Addo oo dhinaca Ethiopia ah weeye.
Hamze Waa neyl garguurte meel ugu xiran
Mahdi guuled sharaftii uu ku lahaa umada soomaaliyeed siyaasad ahaan iyo aqli ahaan maanta ayay dhulka kudhacday mana soo qaadan doone inta uu nool yahay bal fiiri waxan jac burka ah soomaaliya way u sii dhamaatay
Musiiba Dalka Allah badbaadsho
Axmed geeda naar waa laga gardaran yahay
Absolutely
Ammaanka in lagu dadaalo rabnaa iyo waddan xasiloon
Waa siday tahay
Xasan munafaq alle hanag qabato wlhi soomali good ayu kusi waad
xasan sheejg ayaa wada dagaalka, gaariga waxaa lahaa ciidamada jubbaland
Fartag hala soo qabto dofarka 😂😂
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Madoobe iyo Dani way istaahilaan inuu Xaabsade sidaa ula dhaqmo, Madoobe ha hilmaamteen waxa uu sameeyey 2019kii
Nabigeena wuxuu yiri qofkii dulmilow taageero Alle asaga ayuu ku salidaa, 2019 Xaabsade asaga ayaa taageeray dulmilow Geedanaar maantana waad aragtaa waxa ka dhaxeeya labadooda
@@haredmedia1494 waa daalimiin kuligood
SHEEKADII BADA LUGHAYE XAGAAY KU DANBAYSAY IYO HADALKII FARAABADNAA EEDAWLADA FEDERAALKA SOMALIYA
Wadanka waxaa jogo jajusin eitobiya iyo kenya haliska qabto il goni halo yesho
Somalia dhibka haysta wa sadex dhibato
1 hogamiyed gobolo
2 alshabaab
3 jahli diini iyo mid madiba
Jupalan waa gobol hodona balse weli ma helin mamulkii sida dhabta ah u mamuli laha
Waxan maqli jiray ileen qosol kaba waa hiilo marka xaashi waa kaas faqay tolkii kama janno tago ku soco
Fartaag waabeenaale hadakaasi waa xasan doodle
War.ahamed.umada.halaga.qabto.war.wa.dhamaaney.hadii.nahay.dadiyowga.rer.juba.lan
Maamulka gobalka banaadir loo joojin maayo waayo dastuurkii lagu heshiiyey Waxaa loo bedelay ajande shaqsi oo xassan wato
Yaa ka dambeye waxa ka dambeye XASAN sheq xataa xamse kama dambeyo fara taag xishoo dhaha ar gigixiso away axmed madobe wa madax waynaha jubalandargigixiso wa ninki Kenya ee sideda Milan dlar ku bixiyey in dhig ladadiyo ayaa argigixiso ah. Faratagoow ilalso sharaftada ee dhuntada kalya hafirinin
Sax dawlada taagta daran dadka cunta
Xassan dhiiiqo la aragyaaabq dagaal ooge waaye
Xasan shiikh laba mudo xileed ayuu xilka qabtay mar sadexaad ma tartami karo hadii ay caadi tahay inuu mar kale is sharaxi karo axmed madoobe waa u banaantahay inuu is sharaxo
Xassan Xaabsade uma socdo doorasho ee waxuu rabaa inuu mudo kororsi inuu ku joogo meesha, waadba sheegtay inuu Dastuurka u ogolyahay labo jeer oo kaliya, sida kaliya uu ku joogi karo waa ku darsasho, inuu yiraado doorasho cod iyo qaf Somalia kama dhici karto mudo dheer ayaan rabnaa maadaama uusan dalka uu isku furneen, sidaa ayuu u carayaa Xassan Xaabsade
Wadanku waa 9 dawladood 8 waa somali kan 9 waa ????? siddeeda dawladood ma jirto mid mid mu qunin karta lkn dawlada sagaaladi way ka adatahay dhamaan
fedaralku xalane ayaa looga bahan yahay inay xukunto goboladane iyagaa xaq u leh inay cida cukumaysa
XASAN SHEDAAN MARBA MEEL ISKUQAAD HADAN SOOMALIYA LAGAQABAN IS DHAKHA SAH SOOMALI WAKALA DHAQAADAY MAR DAN BE LAM MIDEENKARO 👀👀👀
Nin muqdisho la jaari ma haawlyara
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Adiga maxaad u falanqeysay goaamada dawlada marka? Mise adiga mucaarad ka kuma jirtid?
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
Haashin adoomahadsan awal waadnoowarami jirtay caawa sidakalamaan ayaad riwaayadaynaysaa jaale madaxwayne fadhlan iskadaa wararka soomaalida sida nagaaro maracade iyo qaarkale waayo soomaali badan oo waxmagarato ah ayaakuu arkaya in aad caadifi tahay adna xadiis ayaadku hadashay marka warkasoomaalida waaku cilmi guuraysaa madaxwayne haashin waayo soomaali ayaaku maah maahday nin aantalinjirin haduutaliyo ninaantagi jirin ayaataga
Taladaa qaado waanku arkayoo daaroodnimo joojin maysidee talada qaado waa anigu nin isaaq oo habarjeclo ah ayaan ahay arimaha somalida ka had talo qaado somali ka dhexbac sida nadaaro maracade hakudaya kuwa cbbda farmaajo koloy waad kujirtaye