Daawo Ciidan Noolasha lagu Qab Qabtay,Dagaal Raas_kaambooni,Taliye Ciraaqi oo Afka Furtay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2024

Комментарии • 22

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 3 дня назад

    TAWFIGTA ALLAH NA WAAFSJIYO 👆🏼

  • @umumahir8942
    @umumahir8942 3 дня назад

    Ala huunooy somali hoogan xagey oga imatay😢😢

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 4 дня назад +1

    AXMED HALASOOXIRO, XAL KALE MALEH, TALKII KALIGII KAMA HARIN.

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 3 дня назад

    SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA HADBA TIINA
    TAAGEERA WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 дня назад

    AXMED WAA LA SOOXIRAA IYO DHAMAAN DOWLAD DIIDYADA

  • @mohamedismailIbrahim-u8j
    @mohamedismailIbrahim-u8j 4 дня назад +2

    dowlada gowolka gedo oo dhan ayeey la waregtay hadana cabdalla birole harmacad ayaa u dhaw kismayo dowlada wey la waregey saa gabose hambalyo hambalyo

  • @mohamedismailIbrahim-u8j
    @mohamedismailIbrahim-u8j 4 дня назад +1

    taliye ciraaqi waa taliye qaran adigana wariye qaran noqo kismayo gacanta dowlada wey soo galey saa

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 4 дня назад +3

    Sxb A/madoobe cadaw ayuu dalka unuglaynayaa. Halkii biixi maray ha aado. Nin shacab ah ayaan ubaahannahay in maamulka loodhiibi.

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 дня назад

      cadaw aan damiir lahayn oo xabaalaha qota waa xasan iyo minyaradiisa xamso ee xabaalo ayay rabeen iney fagtaan NINKII DHOOFKUYIMIDBAA GEERIDU DHIBEYSAA WAKHTIGII DHAMAAYO XABAALO QODKII UDHAMAATE DHULKA SOW AXMED ISLAAN MALAHAN GUUUUUUUUUUULILLAAHEY SHARKODA HAKUCELIYO XASAN IYO MINYARADIISA 3AAD XAMSO

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 3 дня назад

    Khaa’in midka hadlayoo bataatan badanaa

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 дня назад

    39 KULAHAA BEENAALE CEEBTAADA ISKA AAMUSA

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 дня назад

    OOY HEE WAX KALE KUUMA HEYNEE BEENTII AAD DALDALEYSEY SOW DAQIIDADO LAGUGUMA SOOKOOBIN SUG WAXA KUGU DHACA WIIGAAN

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 дня назад +1

    GUUL DAWLADA FEDRALKA DILA AMA GACANTA KU DHIGA MUNAFAQA AXMED MADOWE.

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 4 дня назад

      munaafaq iyo xaraashe ,xabaale qote waa xasan iyo xaaskiisa xamso ,kana waxaa qaba ciidanka wata madaale minyaradiisa waaye ogsoonow NINKII DHOOF KUYIMID AYAY GEERIDU DHIBAYSAA mooryaantii dhasheedii waxaan waa wacaladii goobaale iyo muuse suudi ay kadhaleen shacabkiimasakinta MOORYAANTII INJIREY XITAA XAGEELAGEN DHAAWACOODA ; MEYDKOODA BADAA LAGU DARI; ASKARMAAHA WAA AWLAADII SHAYAADIINTA guuleysta ciidamada jupalan kilyaha iyo beerka kagura guuuuuljupaland

    • @abdimuhudin5690
      @abdimuhudin5690 4 дня назад

      @@salebanmohamedmahmoud2483 doqon aan wax ogeen allow dowlada somaliya waxeey leeday ciidamo cir oo drones wata iyo diyaarado qumaatiga u kaca 😂😂😂 ahmed madoobe waxuu u shaqeeyaa wadano shisheeyo cidna ka yeeli meeyso soyaasadu waa qori isku dhiib caqliga ha shaqeeyo yaa cawaan???💪💯🙏👍 viva somali government

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 4 дня назад

      @salebanmohamedmahmoud2483 KISMAYO WAXAA ISKA LEH REER BANADIR IYO HAWIYO IYO BIIMAL IYO BAJUUNI INTA DHOOF KU TIMID ITOBIYA IYO KENYA AYAA U NOQONAYAN XABAD AYAA IDINKA BIHIN DOONNA INSHA ALLAH.

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 3 дня назад

      Ahmed madobe guul ❤❤❤❤❤❤

    • @salebanmohamedmahmoud2483
      @salebanmohamedmahmoud2483 3 дня назад

      @@sshirwacaadan7938 baajuun iyo banaadiri,biyamaal waajupalander laakiin mooryaanta qabuuraha fagata ooquudka karaadsata oo aankala aqoonhoyadood iyo naagtoda midii kasohorbaxda kufanaayan ,dhulkii cuney ciidii cuney ,hooyooyinkod oo buulkujia kufsi ,iyo barakicin kusameay jupaland waakamamnuuc, ciidamada waalaqalaa badana lagudaraa ciidama waa lakala soocaa digil awmirifle,jareerwayne, lamatabanayo maaryantacadale iyo karaan lagakeney waalaqalaa ,waxalagareba xawdle ,iyogaaljecel lamatabanayo guul axmed islaan guul jubaland

  • @sugalchat
    @sugalchat 2 дня назад

    BEENAALE HAWIYA WAXA DHUL QAATO
    OGADEN XOOLO CADOWKA DHULKIINA LA QABSADO MARKA DAMBE WAA LA IDIN XASUUQI DOONA NINKA CADOW ISU DHIIBA

  • @KatraMohamed-nq3og
    @KatraMohamed-nq3og 4 дня назад

    Adeer dagalka waxaa kaaga bahan muqdisho oo alshabab calankoda kataganyahay hadbo meel qarxinayo

  • @ibraahimcumar7768
    @ibraahimcumar7768 3 дня назад

    Beenaale ma adaalaqalibay

  • @AbdullahDanwaa
    @AbdullahDanwaa 3 дня назад

    Beenale