Xog maxaa Laga Baran Karaa Dhimashada madaxweynaha iiraan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 май 2024
  • Xog maxaa Laga Baran Karaa Dhimashada madaxweynaha iiraan
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 147

  • @abdulkadiradam7450
    @abdulkadiradam7450 2 месяца назад +43

    Maashaa Allah Tavaaraja Allah,
    Sheikh Bashiir Sheikh kaliya maahee, waa :
    1. Siyaasi,
    2. Khabiir,
    3 Politcal Analist.
    4.Taarikh yahan
    5.Cabqari mucaasir ah
    6 waa Caalim diineed..
    7 ptofesor
    Allah ha xifdiyo,
    Sheikhaana waa in umadda Somalida iyo Muslimkaba loo ilaaliya.
    Weliba Djibouti iyo Cadowgiisa kaleba ha laga ilaaliyo.
    Allah ha xifdiyo.

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali9877 2 месяца назад +10

    Illaahow nawaafaji qeyrka iyo xaqa oo sida wanaagsan nawaafaji yaa allah

  • @husseinhared
    @husseinhared 2 месяца назад +32

    Asc mansha Allah shiiq abdiraxman ama baraka laah maha walalkey baraka lah maha nin ah waxa ladubaya qof ka hadlo baraka waxa tahay walalkey alla din waxa tahay ahlu cilmi maihid nin wareysi keli ah waxa tatahay ahlu cilmi baraka lah aloow kudhor amiin❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @KingPUBGmobilw
    @KingPUBGmobilw 2 месяца назад +4

    Iran 🇮🇷 🇮🇷
    Haa. Jabdo
    Waa cadouga ummadaha ee. Islaamka
    Allou jabi kuwwa daba dhillifinta ee
    Taagersan larraci
    Inshaalla .
    Shiico haa wala jabaan bull😊

  • @husseinhared
    @husseinhared 2 месяца назад +4

    Sheq abraraman baraka lah alla weyn walal haku xafdiyo macalin walalkey maihid nin wariye sheq icafi barika sheq dulyanin sheq icafi maihid walal dad keliya so gudbiyo aq baraka lah allah kubarakeyo baraka allah ku xifdayo amo idinko dhan allah weyn haidin xifiyo wan dhageysta xadidi lakum wsc

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 месяца назад +3

    Mansha Allah
    Sheikh cabdiraxman bashiir jasakalah kheer ❤

  • @aliomarwehliye
    @aliomarwehliye 2 месяца назад +5

    Mahad oo dhan ilaahey ayeey usugnaatay iga dhigay Muslim gaar ahaan suni alx Lkn qarnigaan aan kujirno shiicada ayaa dardaarankii nabiga kutaaagan oo ahayd walaalkaa Muslim ah oo cadaw haysto Haku daawan iyo nikii difaaci waaya masjidu Aqsa xaramkana madifaaci doono difaac iska daaye sunigii wuxuu marayaa ineey yuhuuda jaajuus unoqdaan Lkn walaalaheen suni ah oo cadaw haysto ayey shiicadu garab taagan tahay maxaan ku tilmaami karnaa

  • @abdulkadirulusow7800
    @abdulkadirulusow7800 2 месяца назад +9

    Dulyadeym noo dhaaf oo noo kala bax shiikh iyo dadka dhageysanaya waan ognahay inaad xafid quran tahay, lakiin sheekha noo daaaa.....

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d 2 месяца назад

    Sh cabdiraxman wa culumada waweyn ee akhwaanka walayaqan

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 месяца назад +3

    Shecadu kuwa qaldana weyleyihin kuwa saxana weyleyihin sunigana sidokale kuwa saxan wea ayleyihin marka alle hawada saxa

  • @hssnhassn
    @hssnhassn Месяц назад +1

    51 daqiiqo ayaan sii toooos udaaaeaday
    Waxaan faiday cajaibul Cilmi 😮

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 2 месяца назад +3

    Waxa laga baran kara inaadan u dhiman si baqaylinimo ah
    Helicopter 40 sano jiro ayu ku safray
    Oo weliba maraykanka so saaray.
    Intaas oo foolxumo wuxu ugu dhintay musliminta suniga uu laayay 1988

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 2 месяца назад

      Ka bax meesha hooyadadi sirdoonka Maraykanka la shaqeeysan jirtay wase.. Orod walaasha cidamada amisom ka difaac... Iran waa dalka ugu awooda badan dunda muslimka

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 месяца назад

    Maashaa Allah ❤❤❤

  • @mohamedelmi6669
    @mohamedelmi6669 2 месяца назад

    Sheekh soodigii lahaa shiicadu waa walaalaheen

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 месяца назад +2

    Sxb ninkaas waa la dilay laser ayey ku dilayn USA iyo Israel !!

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Месяц назад

    Laba nin oo mizan weyn leh,masha Allah

  • @Yunis114
    @Yunis114 2 месяца назад

    Masha Allah

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 месяца назад +8

    Maanshallaah sheekh guuleso!! Aamiin aamiin yaarabi. Calaakulli xaal shiica iyo suniiti, mar hadii ay jiraan dad aanu u simanahay oo uu ku jiro nacayb guud ee muslinimo. Muslimku waa muslim.❤

  • @ibrahimmuxumed422
    @ibrahimmuxumed422 2 месяца назад

    Waa runtii sheekhaa

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 2 месяца назад

    Laakiin
    Markii ugu horeysey ee ay isla safraan ma aheyn,

  • @abdilahihassan2611
    @abdilahihassan2611 2 месяца назад

    ALAAH HAKU BARAKEEYO SHEEKH CAAWA WAX BADAN AYAAD NOOGA IFTIIMISAY ARIN DADKEEN AAD MUGDI UGAGA JIRO MARKALE ALAAH HAKU BARAKEEYO

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d 2 месяца назад

    Maanta uficanyahay sh cabdiraxman.

  • @RidwaanArsha8
    @RidwaanArsha8 2 месяца назад

    Jazaakallah

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 2 месяца назад

    Waanku raac sanahay sheeqa shiicana ma ihi towxiidka naga dhaxeeya waa run tiis

  • @abdixayow7734
    @abdixayow7734 2 месяца назад +1

    Maashaa allah
    Wiilka waraysanaya sheekh Bashir
    Waa xaafudul Qur.aan Maashaa allah

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 Месяц назад +1

    Shiico si wanaagsan umaad sheegin manaad sharixin. Marna qaarbaa gaalo ah marna waa muslimiin.Nusayriyah iyo.calawiyah waa isku mid laba makala.aha

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s 2 месяца назад +1

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Месяц назад

    Ninkaan shuud buu culimada ku soo galey waana ka hit dhacaya culimadii hore sheekhow dag daga waa laga fiican yahay Waxaada aqoon sheekh mustafe iyo sheekh umal waydii

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d 2 месяца назад

    Shiicadu maha walalkeen.

  • @subanschannelwelcome1110
    @subanschannelwelcome1110 2 месяца назад +1

    Mashahalla ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @fatenalibahood9670
    @fatenalibahood9670 2 месяца назад

    Maash Alla ❤❤❤❤❤

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 2 месяца назад

    Waaasax Waa waalalehena❤❤❤

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 2 месяца назад +5

    Thanks sheikh

  • @sadamohamed8502
    @sadamohamed8502 2 месяца назад

    ASWRWB MAASHAA ALLAAHU Maashaa Maashaa allaahu Maashaa

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 2 месяца назад

    madaxda wadani oo hal diyaarad ku chirana hasoo dhacdo inshaa allaah.

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 месяца назад +2

    Anigu waxan ahay suni walahi nin bakistan ah Ayan weydiyay waxan kuiri shecadu maxay yihin maxayna aminsiyin wuxuu iguyiri shekh. Waxasi waa siyasad ay watan yuhuud iyo nasari oo ay ukala qeybinayan Musliminta ee aan lagu walin kur ugu bax hadana waxan arkaa dagalka kasocda falastiin inay cawinayan shecadu aaway suniyintii isku qarxinaya suniyinta kale allahu akbar sey wax ujiran mafahmin

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal 2 месяца назад

      SHIICADU MA WAX SHALAY BILAABANTAY AYAD U HAYSATA KKKK XILIGII #ASXAABTA AYAY BILAABANTAYE WAX #AKHRIYA WAXNA #RAADIYA HADII KALE #HALIS BADAN BAAD KUJIRTAN

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 2 месяца назад

    Sheikha Canada waa kareeystay.

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 2 месяца назад

    Waa yaabnay markaan aragnay hadalkii la jar jaray nimankiina aan aragnay markuu dhintay shalay ibrahim rais maydkii markay arkeen ku qaylinayey yaa xuseen yaa xuseen halkay yaa alaah ka oran lahaayeen

  • @CabdiMowlid-sv3tw
    @CabdiMowlid-sv3tw 2 месяца назад

    Wall wariye shicadu wa eheltwxid wanawalalahen

  • @Ahmedmohamed-og9uu
    @Ahmedmohamed-og9uu Месяц назад

    Sheekh waxaa aad u farxaya dawladaha cadowga ah .mareykan iyo yuhuud.

  • @shahad2629
    @shahad2629 2 месяца назад

    noo soobadiya sheekha

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 2 месяца назад

    madaxda wadani oo hal diyaarad ku chirana hsoo dhacdo inshaa allaah.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад +1

    Basal inaad dhexdeeda waxka baadigoobto waxaa kafican inaad sideeda kucunto, marka Islaamka yaan qalad iyo ceeb lagadhexraadin haddiikale adigaa ceeboobin.

  • @user-vh9eo2mv2d
    @user-vh9eo2mv2d 2 месяца назад +1

    Aniga waxaan dhihi lahaa wariyaha sheekha haka dhexgalin hadalka markii ugu horeesay ee aad sheekha aayada soo xasuusisay wuu kula dhacay lkn markii danbe heer waxaa kaarsiisay uu hadalka boob siiyo si aad aayadaha ula aqrin
    Marka wariye sheekha aqoon kuma yara ee daa haga dhexgalin hadalka ama imaa uu kaa codsado 👍👍

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 2 месяца назад

    Mahad sanid sheikhaygii lataliye marwad ii noqon insha allaah somalia dhidibada u tagayna inasha allaah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад +1

    Sideedaba haddaad guruub raacdo waad firqawday ee maxaad firqo kale wax uga sheegin.

  • @mohamudmohamedgacal2875
    @mohamudmohamedgacal2875 2 месяца назад

    Kan waa raeeray

  • @abdirahmanmohamed779
    @abdirahmanmohamed779 2 месяца назад

    Asc shiiq cabdirahman waa shiiq ahlu qeeyr eh ee ilaah hanooxafido sheeqena

  • @KingPUBGmobilw
    @KingPUBGmobilw 2 месяца назад

    Maxaa nagagaley
    Haa isla
    Wala baabaan ba .
    Waa wala furuq shiico dhan

  • @XusenMahdi-lh2sr
    @XusenMahdi-lh2sr 2 месяца назад

  • @bashirlaari6904
    @bashirlaari6904 2 месяца назад

    Thanks waxbadan

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 месяца назад

    qof jaahil ah oo wareysanaya qof xakiim waa duni yaab leh

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад +1

    Mashallah allow ku xafid walalkay

  • @Aziz34888
    @Aziz34888 2 месяца назад

    Waa jecelahay Cali ibnu abudaalib waa na necebnahay khaawarijta calaamka islaamka fowdiyeey

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 месяца назад +2

    Dhagarta Cadowga Islamka ayaa dadka kala qeybiso Ayaa Islamka Diinta u qeybiyaan,Shica iyo kuwa Sunniga ah waa wada islaam.

  • @nasserhassan3023
    @nasserhassan3023 Месяц назад

    Sh shiicada ayaa ka caqiida wanagsan carabta sheeganeso

    • @ibnumohalhaji8503
      @ibnumohalhaji8503 Месяц назад

      Nin abubakar iyo caisha nacladaya oo leh caaisha way sinaysatay miyaad qiil uraadinysaa

  • @AhmadRobly
    @AhmadRobly 2 месяца назад

    Dad ka aqligaleh kuma amashqula waxa ey waxay akhriyan waxa fog iyo maslaxadha umada shekhu u ku saxanyahey alabarakeya

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 месяца назад

    Dadka Allay u kala soocan yihiin ee Hanagu daro kuwa fiican

  • @AmiinAsheekh-my1yi
    @AmiinAsheekh-my1yi 2 месяца назад +1

    Waan su gaanay sheekha

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 2 месяца назад

    Sheekh Raisii amu mashruuc weyn oo Sunnaha iyo Shiicada midaynaya uu qoorshaynayey: isagoo Sucuudiga ay isu soo dhawaadeen iyo mawqifka uu ka istaagay arimaha Qaza, waxaad ku dartaa Shiicada waxaa la yiraahda marka uu cilmiga heer ka gaadh Ahlu Sunnaha ayuu usoo noqdaa.

  • @cige3636
    @cige3636 2 месяца назад

    SHEEKAN WAA NIN HURDA WALIGAA WAXBA HAWAYIN

  • @addis869
    @addis869 2 месяца назад

    Shiicadu maanta waxay maanta ugargaartay,umada reer falastin,anigu sunibaan ahayy lkn aaway sunigii illahay yidhi, gaaladu waa caddawggiina

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад +1

    Quraanka ayaa saas kutaal ayaa dhaanta hebel ayaa sidaa yiri.

  • @somaliaoutlet
    @somaliaoutlet 2 месяца назад +1

    Shiicada iyo Suniga waa isku mid midki gaal iska celsho la jiraa aniga oo walaalkeey ah.

    • @KingPUBGmobilw
      @KingPUBGmobilw 2 месяца назад

      Beenlowu
      Shiico iyyo
      Suuni walaal
      Ma aha
      Ma mushrikiin
      Iyyo
      Muiminiin ayyad walaaleysiin
      Uuuffi
      Shiico..
      Shiico waa rer ilma abuu jahal & Abuu lahab waaye ...

    • @KingPUBGmobilw
      @KingPUBGmobilw 2 месяца назад +1

      Uuuuffi
      Shiico

    • @KingPUBGmobilw
      @KingPUBGmobilw 2 месяца назад +1

      Allow shiico jabi
      Iyyo
      Wixii kudhaggan ba ..

    • @somaliaoutlet
      @somaliaoutlet Месяц назад

      @@KingPUBGmobilw shiico afka haku taagine waa kuwaa yuhuud dadkaaga leyneysa ee iyaga habaar lax yahay.

    • @somaliaoutlet
      @somaliaoutlet Месяц назад

      @@KingPUBGmobilw shiicada ma diintaa ka xigtaa adba suni hada tahay waa sii kala jabeysa malinba malinta ka dambeysa madaxdaadana waa noocaas ee dowlada iran haku taagin afka dowlad iyada cml ama u dhow iisheeg xitaa.

  • @user-xu4qs2rf3q
    @user-xu4qs2rf3q 2 месяца назад +4

    Anigu waxaan qabaa shiicadu in ay yihiin cadow muslim sax ah maaha sababtoo ah isku Quraan manihin isku xadiith manihin isku saxaabi manihin kolka cilmiga halabarto oo ilaahey halacuskado

    • @ahmedmoussa8841
      @ahmedmoussa8841 2 месяца назад

      Waa runtaa wll. Sheeku aad buu u dhayalsanayaa inuu sheego dhibaatada shiicadu ku hayso Muslimiinta

    • @maxamednasteeex4359
      @maxamednasteeex4359 2 месяца назад

      Quraanku waa mid qudha sxb kaad haysato iyo kay haystaan waa qura,aan qudha Emma joraan laba quraan

    • @ahmedmoussa8841
      @ahmedmoussa8841 2 месяца назад

      @@maxamednasteeex4359 waxaan ilaahay u mahad naqaa intaan garanyo shiicada.

    • @ahmedmoussa8841
      @ahmedmoussa8841 2 месяца назад

      @@maxamednasteeex4359 Shiicadu waxay qabtaa in qur’aanku yahay wax ay sameeyeen Abubakar, cumar iyo cusmaan ee kii saxda ahaa u maqanyahay. Sheekadu saw ma cada

    • @maryanl804
      @maryanl804 2 месяца назад +3

      Ogow lkn way kala daran yihiiin kuuba gaalada ka daran

  • @SleepyDivingBoard-hv6jt
    @SleepyDivingBoard-hv6jt 2 месяца назад

    shiico walaalo manihin sxbyaalow

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Soomaalidu sideedaba ma xaqa ayey lasaftaan mise ninkii xoogleh oo qalad ku shaqaysta. Dadka indheer garadka ah ayaan lahadlayaa. Maxayse Soomaalidu ajnebiga ujecelyihiin?

  • @AbdulahiAbdi-ns8eg
    @AbdulahiAbdi-ns8eg 2 месяца назад

    Wa la riidaay

  • @WaxaanahayninGarabWaayay
    @WaxaanahayninGarabWaayay 2 месяца назад

    Haayye Wariyaahan maxaan ka Yaabay Markasta uu barmaamijkaan sheikh ka soo samaynaayo muxuu u horboodaa uga hordhaca sheikh ka hordhaca daa bilaacalayk 😂

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 месяца назад

    Cajiib

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 2 месяца назад

    Carab inaga daaa aabo raga aan ka hadalo

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 2 месяца назад

    Kani ma siyaasi baa mise sheekh?

  • @KingPUBGmobilw
    @KingPUBGmobilw 2 месяца назад

    Odeygan cabeso waa wala cabeso

  • @anabali5298
    @anabali5298 2 месяца назад +1

    ❤vivo sgeq alaha ku xafido amin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HhHh-gw6ko
    @HhHh-gw6ko Месяц назад

    Wahaabiyadu was maxay

  • @Keway603
    @Keway603 2 месяца назад

    ALLAHUAK B AR SCW SCW SCW CALAA MOHAMED

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Dad Sucuudiyiin ah oo diinta iyo rasuulka caayaya oo haddana sheeganaya Iraaniyiin sheeco ah ayaa la arkay si ay Iran uga adkaadaan ayaa la arkay. Niyadda ayaan iska iri waa makrigii yuhuuda.

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x 2 месяца назад

    WADAMADA MARAYKAN CUNAKHABATEYEN SARAA WAA XOOGAABAAN WAXAY UGALAAN BARIGA ASNA MUXUU SAMEYn KARAA SHIIKH NOO SHEEG

  • @barrehhoche9049
    @barrehhoche9049 2 месяца назад

    Chico wa horyale baye uyahine umada islamka. Wa siyasad wa udhexeysa e caghido maha 8:53

  • @huseanahmed9671
    @huseanahmed9671 2 месяца назад

    Codka waa zeeerow

  • @AbdifatahHusein-qh8xs
    @AbdifatahHusein-qh8xs 2 месяца назад

    Xaafidul Quraan cuqdadaysan jano ma helayaa

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk Месяц назад

    ASC. Walaal Sheikh Dulyaden Waxaan kaa codsanenaa inaad Sheikh Bashiir nooga soo da dajiso inuu noo sharaxo sedexda dowladood Turkey iyo Saudi iyo Iran sida loo maamulo iyo maamulka u dhow inuu najaxo mahad sanid.❤

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 2 месяца назад

    Alla ha unaxariisto maa tidhaahdid macalin

    • @KingPUBGmobilw
      @KingPUBGmobilw 2 месяца назад +1

      Kkkk
      Mushrikiin lama caffiyo
      Naar bey Abdi doonan
      Waa ilma Abuu jahal uuuuffi
      Shiico

  • @LeylaAhmed-mp6oy
    @LeylaAhmed-mp6oy Месяц назад

    😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 месяца назад

    Nacallaa wadaadxume iyo diin Dollar kuyaal. War shiicadu hadday khalad haystaan, waydifaacaan khaladkooda lkn kuwa inay sax yihiin ku faanaya may difaacaan saxda ay sheeganayaan waakuwa kabaha yuhuuda iyo maraykanka leefayee.!

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 2 месяца назад

    Hadayna shiico muslim ahayn muslimba ma jiro

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d 2 месяца назад

    Balse wala radinaya ehlu dalalka

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 месяца назад

    Waa mahadsantihiin iyo ustaadkaba waa nin aragti dheer ustaad ka xiligaan xasaasiga ah in muslimiinta liisku wadaa

  • @SucadXasaan
    @SucadXasaan 2 месяца назад

    ShF

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 месяца назад

    SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

  • @TubeNajiib
    @TubeNajiib 2 месяца назад

    Cilmiga halaguu dhigee aqliga kaashabaa layiri inbadan baa cuqdad shico ah nalagu wacdin jiray xuman noockasta ah nalooga sheegi jiray lkn qarnigan oo aay umadii baraarugtay aduunkiina hal kursi kuwada fadhiyo waxa muuqata in waxbadan oo xumama oo laga shwegi jiray laguna fogayn jiray shiicada uu been ahaa

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 месяца назад

    Asc wr wb Xogmaal Walaal Sheekha Daliilka haka dhex galin please waan ognahay in aad taqaanid Quraanka professional maaha please stop 🛑 it

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 2 месяца назад

    Ahla sunna ma boqorka Sacuudigaa . Ma Daacish iyo shabaab baa.Shiicadu ayagaa ku adag gaalada la halgamayana .

  • @cabdiwaliaxmed2871
    @cabdiwaliaxmed2871 2 месяца назад

    Shiicada iyocarab oo dhan kee islaama marka loo eego xaalada falastiin

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 2 месяца назад +1

    Shekh cabdiraxman run ayuu sheegay shiicadu waa muslimin iyagana maanta musliminta falistin iyo masjidk barakaysan difaacaya

    • @KingPUBGmobilw
      @KingPUBGmobilw 2 месяца назад +1

      Maxay difaceen
      Wayba galaaften
      Mqlasaakiinta
      Ee rer falistiin
      Wax gargaar raashined
      Maynan caawinin illa
      Masiibo uu kenen mooye

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 2 месяца назад

    Kan sheekh maahan waa dulli diintiisana tuhun badan kujirto

  • @huseanahmed9671
    @huseanahmed9671 2 месяца назад

    No song

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 месяца назад

    Sheekh iran hubkii ay ku tuurtay isreal ri gees kama ridin iron dome kii isreal ayaa wadda sare ku dubtay iran waxba islama hayso waa zero technology.😂

  • @yusufmusse9803
    @yusufmusse9803 2 месяца назад

    Dadka aan quraan rumaysanayn asxaabta lacnada umahaatul muslimiin caynaya shiikhow myaa ahlu towxiid ah ?
    Shiikhow halkaa naga hubi