SHORT FILM (DIYAASBARO SINGLE MOTHER) SHAADIYO SHARAF ABDIFITAH YARE & BAARUUD QOSOLKA ADUUNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii • QODOBADA FASHILIYA GUU...

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  4 года назад +522

    Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii ruclips.net/video/aEDSPGvCOn4/видео.html

    • @farxiyaelmi6020
      @farxiyaelmi6020 4 года назад +2

      Anig ugu hore cwo baqardeedii hormar wcn💋💋💋💋❤❤❤❤love you ❤❤❤

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 4 года назад +2

      Diyaar shaadiyo sharafsanid 😊❤

    • @farxiyaelmi6020
      @farxiyaelmi6020 4 года назад

      Diyaar wye

    • @hipoahmed4381
      @hipoahmed4381 4 года назад

      shadiya musasal cml baan kuusugaa farxad kuwaara adi iyo abdifatah iyo mahamed yare

    • @abdullahihussein4720
      @abdullahihussein4720 4 года назад

      M.a walhi Shadiyo iyo abdifataah ani hadaan nisheego dhibka aan nigu qabo lkin waan iska sabraa nolol iyo bashaal kunoolaada ❤❤❤❤❤

  • @umulkheirabshirmohamed4544
    @umulkheirabshirmohamed4544 4 года назад +170

    Jiliinka shadio inta ka heshey like ♥️

  • @emreabdalla1341
    @emreabdalla1341 4 года назад +276

    Bᴀᴀʀᴜᴜᴅ ʜᴀᴅᴀᴀᴅ ᴛᴀᴀɢᴇʀᴏ ᴜᴛᴀʜᴀʏ ʟɪᴋᴇ ᴅʜᴀᴄ ᴋᴜsɪɪ

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 4 года назад +53

    6:30 roseta marsana wax yar ikadi noh 😂😂😂😂 shadiyo socodka wayelada qurba jogta saa ukenty jaw ayaan ku ahy 🤣 qosol iguma harin

  • @faay2757
    @faay2757 4 года назад +325

    Inta English shadiyo ka heshay like isra😂😂😂😂

  • @anitaqurux237
    @anitaqurux237 4 года назад +44

    Riwayadahan okale in nolasobadiyo inta iguracsn like isar

    • @xafsoxubi2335
      @xafsoxubi2335 4 года назад

      Shadiyo taa geero wy ayn kugu qbaaa guu leyso

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 года назад +130

    Time-keygaan ku imaadey 😁😁👍
    Team Cabtan baara & shadiya ❤💪

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 4 года назад +18

    Sacdiyo sharaf filmkaan waakii larabay m sh Allah 📸📸🎞🇺🇸Mareekan Maamo weediidaan Dumarka Qurbaha jira

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 4 года назад +186

    From Hargeysa
    Ala beerka 😂 wlhi waan qoslaa ilaa hada
    Shadiya horay usoco xbbti 👏🌸

  • @hodanqueen9283
    @hodanqueen9283 4 года назад +2

    Hahahhahaaha wlhi shaadiyo sidan ku qoslayay wan fuuray wlhi Horay u soco qali badan ❤❤❤🌹

  • @abdulahideeqxusein2687
    @abdulahideeqxusein2687 4 года назад +139

    waa markii igu horeysaay aan comments ka dhiipto shadiyo shrfay page Runtti Aad ayan ugu farxsnay inta iga Danpeyso wxn idin leyehy ramadan kariim xaqul ciidkeygana like igu siii 😂😂😂

  • @ruweydaruunbeautycare6591
    @ruweydaruunbeautycare6591 4 года назад +20

    Hhh shadiyo ilaahay haku xafido
    Runti jilinkaga ku heesta english al abadir 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sayidcumar6614
    @sayidcumar6614 4 года назад +437

    Inta Englishka shaadiyo ka heshay like ha ila dhaafin😅😅

  • @xanaancabdi7248
    @xanaancabdi7248 4 года назад +8

    😂😂😂🖐Inta Englishka shaadiyo ku heysto like saara 🤣🤣Wlhi waa qosly
    😢🤣🤣single mother

  • @ezharquruxofficiall5970
    @ezharquruxofficiall5970 4 года назад +112

    Markan shadiya arkay sey ulebisantahay qosol iga imaday 😂😂😂😂✌

    • @filzanwiilotube6620
      @filzanwiilotube6620 4 года назад +1

      nihaan saciid wlshey subscribe isaar fadlan

    • @ubahnurhusein6181
      @ubahnurhusein6181 4 года назад +7

      Wlhi sey ulabisan tahey naagahii qurbaha 😂😂😂😂😂

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 года назад +3

      @@ubahnurhusein6181 haa wey keentay labiska ar shaadiyo duq sey ujili taqaano waa beelo Allow ku xafid hhhhhhh

    • @xassanmaxamed9526
      @xassanmaxamed9526 4 года назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 года назад

      @@xassanmaxamed9526 hhh qosolkaada waanba u suuxi tagay hhhhh

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 4 года назад +13

    Shaadiyo sharaf umadeena matihid English idle yare waa keenty so funny 🤣🤣🤣

  • @fartamoh6fartamoh616
    @fartamoh6fartamoh616 4 года назад +34

    Wlhi shaadiya sida nagahaas cml ey jileyso wey ulibistay 💚🥀🥀 shaadiya love you wlhi 😭😭😭😭🙏

  • @abukardaud2322
    @abukardaud2322 4 года назад +17

    Kkk shaadiyooy hadalkaada iska😀 jeclahy seed dhahday i like u iga dheh 😜😂👏👏👏❤❤

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 года назад +67

    Shaadiyo Sharaf Dayuus Bare Caadi u ekaatay 😂😂
    Barafka waaye lafahaa is Taabtay
    .

  • @genyadamadow3222
    @genyadamadow3222 4 года назад +8

    Masha allah shaadiyay English kaaga ayaa jeclahay wlhi allaha ku xafido adiga iyo seygaga
    Mohammed yare igu salaan
    One love
    Hormar wcn ayaa ku rajeynayaa I.a ❤❤🙏

  • @fatushqali5000
    @fatushqali5000 4 года назад +66

    Shadiyo naag nol ayaa tahay i love you igu salaan dumashi 😄♥️♥️♥️💯

  • @adoontiialle9813
    @adoontiialle9813 4 года назад +11

    😂😂 Walahi shaadiyo sharaf wan jeclahay ilahey haysu kiin daayo cabdi fataax iyo shaadiyo wad isku soo baxaysan

  • @samiiraabdalla6108
    @samiiraabdalla6108 4 года назад +148

    Englishka shadiya leenba ku heysta kwrn hee 😂😂🙌🏻🙌🏻

    • @filzanwiilotube6620
      @filzanwiilotube6620 4 года назад +3

      Samiira Abdalle Hassan wlshey subscribe isaar fadlan thnks

  • @mohamudhassan4584
    @mohamudhassan4584 4 года назад +12

    Maamo Abayo lagu laha wey gariroysa kkkkkkk Reer BarafLand ay Sharaf dishay 😂😂😂

  • @anisacadey7324
    @anisacadey7324 4 года назад +29

    Kaptan baara : adeer yatihiin
    Shaadiyo: ani naag aa ahay ma ilaawday
    🤣🤣🤣🤣
    👍👍👍

  • @aaminaosman7189
    @aaminaosman7189 4 года назад +4

    masha allah abayo shadiyo diyazbarada dhabta ayaaba uektahay runtii keep going my brothers guuleyso abayo ❤👌🙏

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 4 года назад +89

    Aa okiyalaha ka gashto kulah 🤣🤣🤣 I love u shadiyo

  • @krosskadidi9158
    @krosskadidi9158 4 года назад +15

    "Exactly that is continuous tense" 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣

  • @fatuushawad3684
    @fatuushawad3684 4 года назад +20

    Hayay wlhi tagera buxda idn ahy dhmntin reer xamr dad qlbi saafiya leh♥️♥️♥️💋

  • @queniqriina2889
    @queniqriina2889 4 года назад +5

    Abowe weysada isuku dhoraneynaaa zhadia sharaf keep going xbbti ❤💕😂

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 4 года назад +25

    Shadiyo waana duqeysay see camal🤠🤠🇸🇴🇺🇸

  • @shamsoyaxye6453
    @shamsoyaxye6453 4 года назад +1

    Shaadiyo sharaf youtuberada kuwo ugu jeclahy tahy keep going xayato

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 4 года назад +35

    Shaadiyo diyaasbaro waad kuqrx bdntahy kitaapka 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @safiyomaxamad6676
    @safiyomaxamad6676 4 года назад +6

    Ar qosal badanaa shaadiyo waa u dhamayseen reer kor joog Kkkk ❤❤❤❤

  • @hibomohamed6294
    @hibomohamed6294 4 года назад +63

    Shaadiyooy Washington hadhihine Minneapolis dheh meeshaas ayeey kubateen single mother rada no xanaaq aniga ayaa ugu horeeyo asxaabta 🤣🤣
    #kaftanlee

  • @saxarlasaxarla9314
    @saxarlasaxarla9314 4 года назад +4

    Shaadiyo iyo suldaankeeda waad iga qoslisaan inta lacagta love ku ah like ku qabta😂😂❤❤❤❤❤

  • @mstubeec5465
    @mstubeec5465 4 года назад +31

    9:00 acuudu bilaah adeer yaa tihiin kulahaa captain baruud qosol miiran weyay dhabtii😁😁🤣

    • @fahiimamaxamed727
      @fahiimamaxamed727 4 года назад

      Maasha allah shadiyo qubo joogay ku shidanty hhh c/ftax iyaarta kadaa quba joogta

    • @zakimoha892
      @zakimoha892 4 года назад

      😆😁😂😁😆😂

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 4 года назад +4

    I don't have stress anymore Thank you shadiya lol

  • @safacali5234
    @safacali5234 4 года назад +17

    Masha allah shaadiyo sharaf xabiibti♥️♥️♥️

  • @fordowsainabdinasir4981
    @fordowsainabdinasir4981 4 года назад +4

    Hhhhhhhhhhhhh shaadiyo cadi mahan walhi wad iga qoslisay Masha Allah my sister horay usoco ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌🏻

  • @hamdacadey6394
    @hamdacadey6394 4 года назад +32

    waa bil Ramadan murad ayan leyhy iso duceya asxbey plz 🤲❤

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 4 года назад

    Shadia Sharaf taageero Number one ayaan kuu ahay

  • @mustaphemohamed7812
    @mustaphemohamed7812 4 года назад +7

    Kkkkkk dhamanTin sa u CadiHiiNpa u QAlpi cadiHiin❤️❤️
    Apdi Ftx YaRe❤️
    Paruud🤩
    ShadIyo❤️

  • @amiishamankah4259
    @amiishamankah4259 4 года назад +1

    Mxaan u zheega ina ku gaada rapaY😂😂😂😂😂shaadiyo keep going wllzhaY👑🤩👏👏👏

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 4 года назад +11

    Ar shaadiyaaa😃🤣😂😂allow ku daaa farxadeena thy pllhi

  • @harisikarimi
    @harisikarimi 4 года назад +4

    HHHHHHHHHHHHHH
    Best actress
    Somali
    Nice
    Content
    Keep going
    Sister

  • @sahrabarwaqomohamud5916
    @sahrabarwaqomohamud5916 4 года назад +6

    I like you shadiya sharaf waad iga qoslisay😍😍😍😍❤❤❤❤😍😍😍🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @samiiraabdi1796
    @samiiraabdi1796 4 года назад +1

    Hhhhhhh wlhi shadiyo filmadaada weeba igu baxdaa horay usoco xbbti

  • @inamaxamud3677
    @inamaxamud3677 4 года назад +43

    Lakin abayo xijabka ku quruxdahy mrka gabsarka ninkaga uqado adooqalifahmin wlshey aan tagero mcnto waaiga codsi wawalshawangakulajecl mcn badn ok

  • @zahratarante9156
    @zahratarante9156 4 года назад

    Mr baruud ahaaa iyo shaadiya labina shactirada noo soo badiya Waa idinku heystaye ❤️❤️🙏

  • @ayaanmohamed6186
    @ayaanmohamed6186 4 года назад +9

    Nafteyda nafteeda horumar wcn qlih shadiyaye♥️

  • @samiamohamed8194
    @samiamohamed8194 4 года назад +1

    Shaadiya iyo cabdifataax laba xaraaba ah weye wlhi
    Alle haysku kiin daayo
    From somaliland 😍

  • @axmadcabdulaahi2640
    @axmadcabdulaahi2640 4 года назад +35

    Understand Past continues tense kulahaa🤣

    • @maymunaali8363
      @maymunaali8363 4 года назад

      Azmad Cabdulaahi maxaa waye abtirsigaan😂😂😂

  • @sahranor118
    @sahranor118 4 года назад

    aar shadiya ma shar yaro hahahhahhahaha love u walahi in badan wan ku jeclahay keep going inaa adertey

  • @danuu3067
    @danuu3067 4 года назад +32

    Shidiyo waaba ku haystaa borsada sey uxiratay😂🤣😂
    6:58 past continuous tense😂😂😂😂

  • @ruunaxmed1378
    @ruunaxmed1378 4 года назад +1

    Qaabka aad u libisatay lee ka helay ba wlhi shaadiya sharaf markan fiirsado waan iska qoslaa😂 allaha ku daayo

  • @anfacibraahim9386
    @anfacibraahim9386 4 года назад +10

    Wax kle waaye shaadiyo wale team keyga ku imaaday lake iisaara🙏❤

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 4 года назад +2

    Shaadiyo wllhi sidii xildhibaan cml usoo libisatay 😂😂🤣🤣👈🥰🌺❤️

  • @queenpharahszn6266
    @queenpharahszn6266 4 года назад +20

    C/fitaax
    Maamo
    Shadiyo
    Omg😂😂

  • @ruqiyaguled1263
    @ruqiyaguled1263 4 года назад +48

    Afartan jir oo Raaliya ah
    OO Rabigeeda Taqaana
    Waa Raaxada Aduunka
    Ee Ragoow Yaan lamoogaanin
    😂😂😂😂

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 4 года назад +1

      Ruqiya Guled
      Adunka 40 jir lee ujeclhy wlhi😂😂😍😍

    • @ruqiyaguled1263
      @ruqiyaguled1263 4 года назад

      @@amirabukar2913 😃😃 Mashaa Allaah 40 jirka halugu yaaco

    • @realwaryawarya2126
      @realwaryawarya2126 4 года назад +1

      @@ruqiyaguled1263 hhhhhh anga 22 tr jr bn ahy mr hdy 40 ay thy wa in eey poorza wyn thy oo America ay timdy ama taajrd ay thy anku hyzta

    • @abdiismail2688
      @abdiismail2688 4 года назад

      Ruqiya Guled; Diyaar matahay

    • @abdikadiryre1775
      @abdikadiryre1775 4 года назад

      Gaby miyaa mah maah mash miyaa side wax utirese wan kahelle o raliyaha iyo raaxo mogansha majirto kkk

  • @YT-MAQUUSTE
    @YT-MAQUUSTE 4 года назад +32

    Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭ifkaa lagu yahay walaal😢

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 4 года назад

    Wllhi Shadiyo Atarisho Aan ku dhigo muqdisho iska dhaf you tuber kuma arag Tagero lumnber one ku Ahay viva 🤣😂❤❤🙏

  • @ikrankoshin3487
    @ikrankoshin3487 4 года назад +5

    First comment is me
    Mnshallh shaadiyo wlle allaah ha idin sharfo❤❤❤❤❤❤❤

  • @saprinaebrahimmohamed6858
    @saprinaebrahimmohamed6858 4 года назад +8

    Inta shaadiYo jiliinKeeda ila tageerto igu qawo💕💪💋

  • @xukunbea473
    @xukunbea473 4 года назад +10

    Waa Furay wlh 🔥😂😂😂😂😂😂😂😂✊

  • @zahrahassan4785
    @zahrahassan4785 4 года назад

    Shadiya sharaf horey usoco xabiibti sharaf aad leedahay waan kahelaa jiliinkaaga❤❤❤❤

  • @aaliyamaxamedaaliyaamaxame4921
    @aaliyamaxamedaaliyaamaxame4921 4 года назад +5

    😂😂😂😂😂 shaadiyo ookiyale 6 yardi iyo bar inee qabto inta ila aragty like ii saara

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 года назад

    Hhhhhhhhhh shaadiya sharaf xaraabe miiran weeye wllhi hore u soco xbbt

  • @shukrimaxamed7865
    @shukrimaxamed7865 4 года назад +8

    Jeestaa igu dishay shadiya 🌸❤💗🍃💚

    • @filzanwiilotube6620
      @filzanwiilotube6620 4 года назад +1

      Shukri Maxamed wllkey subscribe isaar fadlan

    • @shukrimaxamed7865
      @shukrimaxamed7865 4 года назад +1

      @@filzanwiilotube6620 kuu saaray wll

    • @filzanwiilotube6620
      @filzanwiilotube6620 4 года назад +1

      Shukri Maxamed wllo qali allha ku sharfo

    • @khadijohassan8956
      @khadijohassan8956 4 года назад

      🥰🥰🥰💙💙💚💚💚🥰🥰🥰🥰💙🥀🥀🌷💚🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰❤❤❤💛💛💛💛🤣😊😅😂😅😅😂😂😅😂😅😅😂😅😅😅😅😂😅😅😂😅😅😅😂😅🤗🤗🤗

    • @filzanwiilotube6620
      @filzanwiilotube6620 4 года назад

      @@khadijohassan8956 wllo qali subscribe isaar fadlan

  • @khadijahassan7058
    @khadijahassan7058 4 года назад +1

    Understand wa ifahnte umalena kulaha😂😂😂shadiyo sharf wku wata yaqeh💫🥰

  • @Saluukpp
    @Saluukpp 4 года назад +14

    #SHaadiyo ..Understand waa ifahantay u malenaa
    #Baruud ..Exactly past continuous tense waa kufahmay😂😂😁🙌🙌

  • @deeqaxassan1026
    @deeqaxassan1026 4 года назад

    Keep goin abdifitah iyo shadiyo dada kaliya aka tagero youtubereyda mugdishu❤🙏🏼🙏🏼💞

  • @qaalimaxamed2962
    @qaalimaxamed2962 4 года назад +13

    One love shaadiyo 💋❤💋❤💋💋💋❤💋❤❤

  • @zeytuunisiman6573
    @zeytuunisiman6573 4 года назад

    Abdifataax iyo shaadiyo wlhi shactroyaal waaye waa kala daranyihin waad naga qoslisaan horay usocda dadkygii 😂😂😂😁😀😋😋

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 4 года назад +4

    Dhabarkaa i xanuunooyo #Waayeeladaa Qaadi jiray lgulhaa😂😂 Shadia caadi maaha😂😂

  • @sumayanur7139
    @sumayanur7139 4 года назад

    Shaadiyo caadi ama ahan waa ka baxsatay wlhi funny aa tahy manshallh abyo no sooo badi

  • @queennajuu9639
    @queennajuu9639 4 года назад +5

    Shaadiyo Captain Baara C/Fitaax Yare
    Dad aan taageero Hore usocda 🥰❤👸
    Mi Fovourite people's ❤🥰❤💋😘

  • @yuusaciid1394
    @yuusaciid1394 4 года назад

    Shadiyo iga badisay wlhi kee going yqy wlhi dar ale ku jeclahy

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 4 года назад +6

    Masha allah shadiyo sharaf diyaasbaro caadi eh waye

  • @shadiyaamuun8336
    @shadiyaamuun8336 3 года назад +1

    From Djibouti walalo love you 🤣🤣🤣🤣

  • @abdimalikkashbih4633
    @abdimalikkashbih4633 4 года назад +23

    Shaaadiya abaayo wan kujecelnahay.
    Asxaabey i caawiya sub i saara wil yar so baxayo ahay

    • @nasrofarah9231
      @nasrofarah9231 4 года назад +1

      Abdimalik kashbih wll waan kuu saaray hormar wacan waligaa hhhh ana yaroo soo baxeeso ahay kusoo salaameyso waligaa guul

    • @abdimalikkashbih4633
      @abdimalikkashbih4633 4 года назад

      @@nasrofarah9231 mahadsanid eedo macan

  • @wariiriwalaal7837
    @wariiriwalaal7837 4 года назад

    Shaadiyo is fiican eey u jishey riwsyaden kkkkkkkkkkkk ku soco shadiyo

  • @suldaanabdikareem3931
    @suldaanabdikareem3931 4 года назад +6

    Ilaahy ha inala kulmiyo habeenka #laylaTul QaDriGa ee khyrka badan #like Dhac iGu sii

  • @mariyobuskud264
    @mariyobuskud264 4 года назад

    Kkkkkk Allah beerka wlhi sidan u qoslayay dadka jidka marayan xita waxey I maleyan qof walan sida iga qoslisay Lee shadiyo wlhi wan ku Amin sanahay allaha ku xafido qaali

  • @rahmamohammed375
    @rahmamohammed375 4 года назад +35

    Shadiyo wa dhib miiran shaashka se usaaratay 😹😹😹😹🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 года назад

    Ar Shadiya cadi Mahan wey iga quslisay keep going my axbaabi fiilaah ISKU WARA 😍😍😍😘😘❤❤❤

  • @malkacadeymalka5499
    @malkacadeymalka5499 4 года назад +6

    Masha Allah salan sare sharafey 👁️‍🗨️💟

  • @ziyaasiman6688
    @ziyaasiman6688 4 года назад

    Shaadiyo sharaf qosalka iga dhameysay runtii qof fani aatahy abayo keep going wllhi qosalka iga dhameysaa

  • @anisoabdulle7423
    @anisoabdulle7423 4 года назад +4

    Understand exactly (past continuous tens)😄😄😄
    Aaway waaxdII "VAR"

  • @farxiyomaxamed2661
    @farxiyomaxamed2661 4 года назад +1

    Wlhi waaa fuuuray shaadia Labiakada wlhi hoyadey aaa soo xasuusty hoydeya baa saan ulabisato a manshallh

  • @maryanakuchkuch6943
    @maryanakuchkuch6943 4 года назад +52

    45 jir duq miyaa 🤣 somaalida waa jaahiliin Jennifer Lopez wa 50 jir hadey guur iyo carur dhalow bilaaben cadanka

    • @maryan4436
      @maryan4436 4 года назад +2

      Soomaalida waa saas 30 sano xagooda waa duq very disappointed

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 4 года назад +2

      50 sano maya lagu dhalayaa 😆😆😆😁🥵

    • @yuusufsiidcali8733
      @yuusufsiidcali8733 4 года назад

      gabdhaha 32 sano dhalogo pouse ka noqona 😂😂

    • @dhaxanhajilovedhahanhajilo3194
      @dhaxanhajilovedhahanhajilo3194 4 года назад

      @@maryanhappy5356 Naag 35 hadey dhaafto ebar waye dhuxey kadhamey hee 🤣🤣🤣🤣

    • @melaninqueen6891
      @melaninqueen6891 4 года назад +1

      Super Bowl Halftime show gi 3bil ka hor ayda iyo shakira oo 43 jir aha qabteen see u boodbodyen aniyo 20 jira mba hayi energy gaas wlhi somali cemrigoda 35 ku eeg astqfurunlaah 🤣🤣🤣

  • @najmaaadam74
    @najmaaadam74 4 года назад +1

    Exactly past continuous tense intii ila maqashAy love dhac ku siii🙏🙏🙏🙏🤣❤

  • @salaadcali3818
    @salaadcali3818 4 года назад +7

    Bilicda xamar inta ku Faraday like

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 4 года назад

    Masha alaah shaadiyo qalbi cabdifitaax yare iyo baaruud waan idin ku hestaa wallahi waan idin jeclahay familka qarniga shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare iyo baaruud waa dad aan caadi ehen wallahi shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare wallahi waan idin ku faanaa wallahi ❤❤🙌🙌shorti filimo badan soo sameeya waan idin ku hestaa wallahi

  • @caatikashuceyb2364
    @caatikashuceyb2364 4 года назад +21

    Manooli😂😂😂😂qeybta Jareeska shaadiyo kkkkkkkkkk

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 года назад

    ar shaadiya hhhhhh qosol iguma harin wlhi baara iyo cabdiftax dad funy ah

  • @umuss7874
    @umuss7874 4 года назад +14

    What ti engilish ka aheyd miya mise ti somaliga kulahaa😂😂

  • @janomali6661
    @janomali6661 4 года назад

    Asxabta shadiyo sharaf iso duceya walalayal murad ayan leyahay inu Allah swt ifududeyo bi idnillah

  • @kingciilow1566
    @kingciilow1566 4 года назад +9

    Ader ya Tihiin😂🏃‍♂️

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 4 года назад

    Shaadiyo qurux marwalbo wad igaqoslisa hore usoco xabibti