Iran talaviv kuma dhuusi karto iran waa meel madhanba ee maxay israaiil yeeli kartaa waxba turkiga allah ha badbaadßho isllaamkalle maanta dunidan ma joogo
Trum iyo xisbiga uu ka tirsan yahay qowmuludka mataageeraan waxba Abdihafid ha u olo oleen ina adeertaa si aad Trum inooga horkentid dadka aad diri kartiin reer Puntland iskudira owelba isku dirka iyo beenta waa shaqadiina.
JIMCE WANAAGSAN
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
Mahadsanid
Joum3a Moubaraka Incha-Allah
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
Wa,baabidhamaan,sawa yuhud
❤❤❤❤ ASC Wrx Wbr wll Cabdi Xaafid iyo inta lasocoto saakay ❤❤❤❤❤
Welcom
Maraykanku dadka kama xoogbadna in la iska dhiciyo ayaa diyaar looyahay waxaa idinku albaaban qarnigii labaatanad ragiina British somali
asc jimca mubaarak cabdi xaafid adiga iyo tiibkaaga
Mahadsant walaalkey cabdixafit ❤❤
Jumca mubaarak A.hafid
Asc
Jumca mubarak
Salaam sare cxaafid
Maxamuud cabas anagu noociisa waxan u maqaan horgal
From sool ssc
Hadalka tram Allaaog lkn waxauu u egyahay dadkan soogabagabee oo baabii waxse socon tarabi waa hadal uu iskayidhi. Alow ugargaar falastiin
C.xafiid waad mahadsan tahay jimce wanaagsan
Music naxdinta leh iska hadal walal
Maxamuud cabas crazy man he's too late
Allaha u gargaaro falastiin .
Taasi is waydin marabto
Israail
Horay
Waatay
Utiri
Wani
Baabi, indhukana
Wanuqaadan, lkn
Rabi
Ma
Oran o
Yasin
Meesha manta fuursada buu ka helay wayo meeshas waxan la rabay ismaciil haniya inuu ka qudbeeyo Allah unaxariisto
Aamiin geesi muslimiinta ka baxay allaha naxariisti jano haka waraabiyo
@@fatima20031 Allah unaxariisto geesi baa ka baxay Muslim ka xun xasuuqa reer qaza iyo falstiinta dhan
Asc waaudhameey
Nortam.isagaa.kadambeeya.dilka.haniya.
Asc wr wb
Asc wanaagsan
Asalaamacaleykum
Asc wanagsan
Dag dag usoo afjar wuxu kawadaa waxaa heysid oo hub eh siidaa waxna hakareebin balse ilaahaa kaweyn mujrimiintaas
Asc eedo Marshall waxaad isticmasha kelmodo waqooyiga laga isticamalo sida rukumatidid
Taram walawata hari ayakawadata
I will go because you told me what alright know
Maraykanku wuu siiyay20milyan wuxuu kale u saxesxay 3.5 milyan kale oo maraykan yiri way isku difaacayaan is reer🇪🇭 login xasuuqo ,alle ka weyn
Waxaan u arkaa
Waa baa,bi falastiin
Kaniwaa dabadhilif ushaqeeya reer galbeedka siiba maraykanka
Wada xaajoodka ay Falastiin ka maqan tahay, muxuu yahay? Ma Ibliis ayuu Maraykanku la xaajoonayaan!
Asc
Waan kuugu raacsanahay cabaas reer falastiin alaha dhaafiyo
Booskiina wuu buuxinayaa
Waxna muu qabanaayo
kaas falatiin waxba u tarimaayee khayaaliga hanaga daayo
Iran talaviv kuma dhuusi karto iran waa meel madhanba ee maxay israaiil yeeli kartaa waxba turkiga allah ha badbaadßho isllaamkalle maanta dunidan ma joogo
Hadeysan Xamaas tagin shirka ,mawa dhexdhaxaadinka isku magacaabey ayaa isku camirey inuu miro dhal yahay shirku oo qaxwada ayaa ka tustey waqti lumis.
Beenta warkaas waa kuwa reer galbeedka xamaas weydiideen
Yaa aminayo jaajuska xunkaa cabaas madahirayo ee ha dilan xamaas hado is ku dayo inoo galo inoo ogado rabaa xamaas godadkeda lagamana yabo inla amino 11 bilod xagoo jiray tankale muqawamada danta galbed ayuu qab qabta ayuu srael udhiiba asage ka dagalami layihin wilasha danta galbed
Waa sideetan jire muu iska cibaadaysto
Meel hoo ubaahan hadal wax kamataro Gaza action ayay ubahantahy
Ninwalba wuxuu ahaa unbuu yahay.
Taram wixii uu ahaa umbuu yahay.
Sida ay ilatahay ama inoo muqta waxay raban nimankan aqlaka cad fadhiya inta aysan cilka ka degin in ay ka takhalusan falstin
Trum iyo xisbiga uu ka tirsan yahay qowmuludka mataageeraan waxba Abdihafid ha u olo oleen ina adeertaa si aad Trum inooga horkentid dadka aad diri kartiin reer Puntland iskudira owelba isku dirka iyo beenta waa shaqadiina.
abdixaafid salaan ka bacdi trump dagaalka soo gabagabee waa ka dhab waayo waxaan ku noolahay USA ninkaasi dagaal ma jecla
😂bentis waye jawabtis marag inoo dhahay Natanyahu ku lama talin inoo dagalka joojiyo ee inoo guul ka garo dagalka kula taliyay ayuu dhahay
Waxaan Bush Bush Leh sidi hore ayaa kafiican
Hadeysan xamaas jogging yaa lala xaajoonayaa
Haku jeedaan haloo dhaafo
Waa dagaalka jooji sabaya oo ah taraam natanyaahu xarash ayuu uhauaa markii lagabadiyey soori ma uusan dhin ee baydhan ayuu uhanbayeeyey
Gaalkugaalka ma dhaamo wuukasidii daranyahay tarab beenyaan laysku sheegin
Mahadsanid