Tafsiirka Qur'anka by Sheikh Cumar Faaruuq. Maryam 22-58

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Waa Tafsiirka Quranka Kariimka oo uu soo jeediyay Alle ha u naxariiste Shiikh Cumar Faaruuq.

Комментарии • 139

  • @nuurmacalin4059
    @nuurmacalin4059 8 лет назад +3

    sh/cumar faaruuq ilaahow kuu naxariiso sidaad umada diinta u gaarsiisay anaguna marqaati ayaan qiyaamaha kanahay ee ilaahey janada hanagu wada kulmiyo aamiin

  • @mohamedydiriye9043
    @mohamedydiriye9043 6 лет назад +6

    Sheekh Cumar Faaruuq Ilaahay hakaa raali noqdo, janadana howgaaga haka yeelo..... Wanaaga aad aduunka intaa joogtay noo reebtayna Ilaahay xasanaadkiisa haku siiyo. Aamin Aamiin

  • @bileduuble167
    @bileduuble167 8 лет назад +5

    ilaaaheey hakuu naxariiato shiiq cumar faaruuq

  • @ibraahimcalu962
    @ibraahimcalu962 9 лет назад +7

    sheekh cumar allah u naxariisto janadiii firdowsa aheydna allah ka waraabiya

  • @mohamudmusa5605
    @mohamudmusa5605 7 лет назад +2

    Allah ha u naxariiso SHEKH CIMARRON
    JANADII FAARDOSA ALABAMA GEEYO
    M.SHIRE

    • @mohamudmusa5605
      @mohamudmusa5605 7 лет назад

      Allah ha u naxariisto Shekh Cumar Faaruuq;
      M. Shire

  • @leylahassan4894
    @leylahassan4894 8 лет назад +8

    ilahey ha unaxariisto sh.cumar faa,ruuq

  • @jamalashkir8321
    @jamalashkir8321 9 лет назад +2

    mansha allah ilahay ha unaxriisto sh cumar faaruq

  • @zamzammaryama3427
    @zamzammaryama3427 5 лет назад +2

    Masha allaah shiekh cumar faaruuq janadii allaha kugu bishaareeyo amiin yaa rabi

  • @masulacadow8194
    @masulacadow8194 9 лет назад +6

    ilahay janatul fardosa hakukileyo

  • @mohamedmohamud9579
    @mohamedmohamud9579 8 лет назад +8

    Allah unahariso sheikh umar faruq

  • @fatumaabdi7532
    @fatumaabdi7532 7 лет назад +6

    mansha Allah tabarak Allah yaa Allah u naxariiso quraanka kariimka ee sharafta leh ee uu nooga tagayna kuu qaato qowl iyo ficilba naga dhig

  • @faysalabdi4364
    @faysalabdi4364 9 лет назад +7

    Illahoow kuunaxariiso wanaag badan waad onooga tagtay illah hakuxifdiyo

  • @axmedcabdi8592
    @axmedcabdi8592 6 лет назад +13

    ilaahay naxariistii janno fardawsa ha ugu bishaareeyo sheekh cumar faaruuq aamiin aamiin aamiin yaa allaah dhaxal fiican buu noo reebay ilaahow albaabada jannada u fur isagiyo culimadeenoo dhan

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 4 года назад

      Asc.
      Allaah (swt) ha u naxariisto muslimiinta oo dhan gaar ahaan saaxiibkay Shiikh Cumar Faaruuq.

  • @abdikadirnoor4417
    @abdikadirnoor4417 9 лет назад +7

    Allah haku buuxiyo miisaankaaga xasanaadka shiiqul umah

  • @MohamedAbdi-qw9gn
    @MohamedAbdi-qw9gn 8 лет назад +1

    Raximahula sheikh Omar faaruuq wax wanagsan buu nogatagaye

  • @feisalnunow2753
    @feisalnunow2753 7 лет назад +3

    ilahow ku naxariso sheikh Cumar faruuq

  • @zacky-gj2ih
    @zacky-gj2ih 7 лет назад +2

    Allah haunaxariisto sheikh Cumar Faaruuq

  • @abdirizakmohamoud3534
    @abdirizakmohamoud3534 8 лет назад +3

    shiikheyga janno fardowso allaha ku geeyo

  • @mowlidahmed8350
    @mowlidahmed8350 9 лет назад +1

    illahay ha u naxariisto janadiisa fardawsana ha ka wraabiyo sh.cumar faaruuq aamiiin

  • @roblehussein.123
    @roblehussein.123 6 лет назад +2

    Allaha u naxaristo shekh Cumar faruq

  • @saidsalahmohamed6874
    @saidsalahmohamed6874 8 лет назад +3

    shiikh allah haw naxriisto qabrigana haw wasiciyo jandana hageeyo anagn ilahy hanagu anfaco diinta

  • @hudheifaabdi1835
    @hudheifaabdi1835 3 года назад +1

    Ilahow Sheikh Umar Farooq Janatul Fardowsa kuwari ❤😭 2021

  • @abdullahiabdirahman4551
    @abdullahiabdirahman4551 7 лет назад +4

    Mshaa Allah sheekh Omar faruuq Allah hakunaxristo janatul firdowsa hakawarabyo Ameen

    • @gregoryhall8756
      @gregoryhall8756 5 лет назад

      Janatul fardowsa alhaa kugaayo ajiraan damanaaynin alaa kadiyo amin

  • @abdirizakmohamoud9932
    @abdirizakmohamoud9932 5 лет назад +2

    Shiikheena jannatul fardows allaha abbaal hakaaga dhigo from garowe

  • @nael440
    @nael440 5 лет назад

    Alle ha u naxariisto,sh. Cumar faaruq,wax fiican Buu ka tegey ,sadaqo jaariya alle ha uga dhigo,tasfiirka quraanka,aamin,alle deris ha kala dhigo,anbiyadii xabiibkeena muxamed csw,aamin

  • @mohamedabdikanicadhays4874
    @mohamedabdikanicadhays4874 6 лет назад +1

    Allah ha unaxariisto amin ya Rabi

  • @shafeabdi8480
    @shafeabdi8480 5 лет назад +1

    Alle hanagu Anfaco wlh sheakh Omar faruq kheir ayuu nogatage mansha Allah janatul firdous Alle hakawarabiyo Ameen.

  • @fatimasahal6620
    @fatimasahal6620 8 лет назад +8

    allaha kuu naxariisto

  • @محمداحمد-ط6ن8ط
    @محمداحمد-ط6ن8ط 8 лет назад +9

    ilaah ha unaxariisto waxaa rabay jus yaasiin taf siirka see uhelaa

  • @abdinurshuriye4527
    @abdinurshuriye4527 8 лет назад +8

    raximahulaah ya sheekh Cumar faruuq

  • @taesavagerissz318
    @taesavagerissz318 5 лет назад +2

    ya allah may allah grant him jannah ameen

  • @mxmedmxmuod5462
    @mxmedmxmuod5462 3 года назад

    allaah yaa raxamaan unaxariiso sh cumar fayiruuwq

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 2 месяца назад

    Allah unaxriisto sheikh cumar faaruuq

  • @khalifmuhumed2908
    @khalifmuhumed2908 6 лет назад +9

    May Allah grants him and his parent to janatul fartowz, In Sha Allah ,bi itni Lah, ameen

    • @sharkeeyyuusuf1263
      @sharkeeyyuusuf1263 11 месяцев назад

      😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 37:24 😅😊😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @shafeabdi8480
    @shafeabdi8480 5 лет назад +1

    Mansha Allah Alle hakawarabiyo jannatul firdous sheakh Omar faruq.

  • @halimahaji4570
    @halimahaji4570 7 лет назад +1

    ilaahay Janatul firdowsa hakugeyo

  • @bashirsaid4628
    @bashirsaid4628 5 лет назад +1

    Illaah ha naxaristo shikh Omar Faruuq Aamin

  • @nature24relaxation39
    @nature24relaxation39 8 лет назад +6

    ilaaahy ha u naxariisto qabrigan ilaahy ha u iftiimiyo

  • @libanbashir2173
    @libanbashir2173 7 лет назад +4

    masha allah allow u naxariiso

  • @MohamedAbdi-qw9gn
    @MohamedAbdi-qw9gn 8 лет назад +3

    Allha unaxariisto sheikh Omar faaruuq

  • @raxmoruun1925
    @raxmoruun1925 7 лет назад +3

    Ilahow unaxariiso sheikh cumar

  • @alinunow2565
    @alinunow2565 10 лет назад +8

    Ilaahey ha unaxariisto sheikh cumar allaah haka abaal mariyo qeerkiisa

  • @mohamedamiin8058
    @mohamedamiin8058 7 лет назад +3

    Manshallah ALLAH sheikh Cumar faruuq

  • @mohamoudabdi6705
    @mohamoudabdi6705 9 лет назад +7

    May Allaah grant you his paradise

  • @ahmedxish9238
    @ahmedxish9238 10 лет назад +3

    ilahy ha una xaristo sheikh umar faruq

  • @mohammadahmed2423
    @mohammadahmed2423 8 лет назад +3

    sheeq cumar faaruuq alle ha u naxariisto aamiin ajir fara badan aan la soo goobi karin alle haka siiyo aamiin janadii fardowso ilaahey haka waraabiyo

    • @xalimosheik7064
      @xalimosheik7064 8 лет назад +1

      sheikh cumar alle ha u naxaristo ajaran alle ha ka siiyo

    • @abdullahimahamud8982
      @abdullahimahamud8982 8 лет назад +1

      +Xalimo Sheik amiin ya rabi

    • @borayabdul189
      @borayabdul189 6 лет назад

      Sheeq cumar faruuq Allah unaxaristo. Ajir iyo xasanaad Allah kasiyo. Janadatul fardawsa makankiisa Allah kadigo. AMEEN yaa Rabi

  • @RuntaMedia1
    @RuntaMedia1 8 лет назад +3

    manshal alah Alaha janada fardowso ku geyo Aamiin Alaha unaxaristo Aamin

  • @jikrijbr9755
    @jikrijbr9755 8 лет назад +10

    expert on the most important Book of Allah.

  • @sharmyf3456
    @sharmyf3456 7 лет назад +11

    هذا الشيخ يعرفه بالصومال جدا رحمه الله تعالى

  • @mohamedabduur1937
    @mohamedabduur1937 Год назад

    Allah grant him janatul fardowzal aclaa Amin

  • @golden5986
    @golden5986 3 года назад

    Allaha kuu naxariisto sh cumar

  • @aishaciise4117
    @aishaciise4117 7 лет назад +4

    ala ilaahayow haku naxriisto ilaahayow qiyamaha haku fudu deeyo

  • @kaliyexeedmedia6530
    @kaliyexeedmedia6530 6 лет назад

    Ilaahay naxariistii janno ha siiyo Sheekh Cumar Faaruuq. Sadaqo jaari ah ayuu inooka tegey..

  • @nasteehocaday7717
    @nasteehocaday7717 5 лет назад +1

    Manshaallh sheikh Allah kuu naxaristo aamiin

  • @adanmuqtar7422
    @adanmuqtar7422 3 года назад

    Ale ha unaxariisto Sheekh cumar faaruuq

  • @abdiyarebashiir1797
    @abdiyarebashiir1797 6 лет назад +1

    RAXIIMU_LAAH Sheikh Cumar Faruuq

  • @muscabyare
    @muscabyare 9 лет назад +3

    Alle abaalkaada jano haka dhigo sheekh

  • @aweysabukar5224
    @aweysabukar5224 8 лет назад +24

    wlh Codkaga Wan kuraxesta Markan Sexanayo Ilaahow Janada kuukas Adiga iyo inta Wanagsan insha allah

  • @rahmoruun2745
    @rahmoruun2745 6 лет назад +2

    Ilahey haku naxaristo

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 4 года назад +1

    allaha u naxariisto shekh cumar faaruuq

  • @ragesaney2028
    @ragesaney2028 2 года назад

    Allah ha u naxaristo Amin

  • @mohamedyussuf2705
    @mohamedyussuf2705 7 лет назад

    Ilaheey ha u naxariisto Shiekhul Islam SH cumar Faruuq.JAZAHULLAHU Kheyran Kathiiraaa

  • @saidgabayre2287
    @saidgabayre2287 8 лет назад +5

    Maasha allah

  • @abdiyarebashiir1797
    @abdiyarebashiir1797 5 лет назад +1

    RAXIIMU_LAAH Sheikh. Cumar Faruuq

  • @Am123Am12-q
    @Am123Am12-q 19 дней назад

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا

  • @abdullahimahamud8982
    @abdullahimahamud8982 8 лет назад +5

    naxariista ale haku siiyo

    • @amalosmanola
      @amalosmanola 8 лет назад +1

      I love Janatul fardowsa ala ha siiyo Insha alah

    • @ahadan4522
      @ahadan4522 6 лет назад

      Abdullahi Mahamud maxawalsaidhahdi

  • @abdieid7844
    @abdieid7844 9 лет назад +7

    Ilahow u naxariso

  • @bulgubyare1715
    @bulgubyare1715 4 года назад

    Rabiga naxariista badan maqal og hakawaafajiyo jananooyinkiisa mida ugu sarayso

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 3 года назад

    May Allah give him paradise..Shiekh Umal Faruuq

  • @cukurofficial2801
    @cukurofficial2801 2 года назад

    Allah yarxamu sheekhanaa

  • @swervo8763
    @swervo8763 4 года назад +1

    YARXAMAKA ALLAAH SH C FAARUUQ،،،

  • @OmarMohamed-hk3nw
    @OmarMohamed-hk3nw 8 лет назад +1

    ALLOW Qabrigiisa U Nuuri InshaAllah

  • @abdinurhassan1400
    @abdinurhassan1400 10 лет назад +5

    Rahimahu allah sh Omar faruq

  • @aishaciise4117
    @aishaciise4117 7 лет назад +11

    dhaman inta musliminta qiyamaha ilaahey hano fududeeyo

  • @aymanwarsame4706
    @aymanwarsame4706 9 лет назад +4

    ilahow ka abalmari janatu fardos

  • @AhmedMohamed-me4kq
    @AhmedMohamed-me4kq 7 лет назад +3

    Aamiin

  • @shekoanimated
    @shekoanimated 2 года назад

    Sheqa cumar allaah yarxmuka rabi wangad noga tagtay haka ajar siiyo 🤲🤲🤲

  • @jikrijbr9755
    @jikrijbr9755 8 лет назад +7

    Raximuhullah

  • @cabdulaahimacalinahmed3709
    @cabdulaahimacalinahmed3709 8 лет назад +4

    ilaahow unaxriiso

  • @masulacadow8194
    @masulacadow8194 9 лет назад +1

    m.A sheikh cumar faruq

  • @amalahmed9442
    @amalahmed9442 3 года назад

    MashAllah

  • @abdirashidharun2715
    @abdirashidharun2715 4 года назад

    May ALLAH (swt) enrol you among the dwellers Janatul Firdausah Eternally.

  • @hamdihassan1950
    @hamdihassan1950 6 лет назад +2

    mansh Allah

  • @caashoelmi5980
    @caashoelmi5980 6 лет назад +1

    Mashallah

  • @dalmarcalicali9797
    @dalmarcalicali9797 7 лет назад +3

    allow u naxariiso

  • @jimcaalecali9932
    @jimcaalecali9932 7 лет назад +1

    alla hanonaxariisto

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 5 лет назад

    alow unaxariiso sheekheena

  • @umumushtan3684
    @umumushtan3684 5 лет назад

    Ilahyoow kunxrisoo

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 2 года назад

    Isagoo playlist dhameysitiran xagen kala Socon kara wll jazakumuAlah kheir

  • @fatimaali9837
    @fatimaali9837 5 лет назад

    sh masha

  • @jamesnick4905
    @jamesnick4905 8 лет назад +2

    Sheekh umal tafsiirka

  • @fatimaali9837
    @fatimaali9837 5 лет назад

    sh cumar faaruukh maasha maashamaashamaashamaashamaashamaashamaashamaashamaashamaashamaashamaasha

  • @mussehassan4622
    @mussehassan4622 4 года назад +1

    Mashallah ilahoow qabriga u nuur janadana gee.please waxaad ii sheegtaan magaciisa oo sadexan sheikha.sheekh.cumar ibn x ibnu x.

    • @mussehassan4622
      @mussehassan4622 4 года назад

      Qabiilkiisa ii sheega.waxaan maqlay waa sheekhaash ,reer aw qudub ma sax baaa?

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 года назад

      @@mussehassan4622 Allah u naxaristo qof dhintay qabilkisa maxa ku fale qof nol in lagu radiyo o dabcan la la a yahay moye waxan maqlay rerka ad u malayn in usan ahayn

  • @fatimaali9837
    @fatimaali9837 5 лет назад +1

    waxaa noodhalatey bisha mowliid eenabiga dhashey

  • @ahassan92
    @ahassan92 3 года назад

    Yea

  • @zahraahmed834
    @zahraahmed834 7 лет назад +2

    ilaabowe kuu danbo dhaaf.

  • @GureyAbdiraxmaan
    @GureyAbdiraxmaan 4 месяца назад

    A2
    2

  • @GureyAbdiraxmaan
    @GureyAbdiraxmaan 4 месяца назад

    😅
    2

  • @salimeyahmed120
    @salimeyahmed120 2 года назад

    Tttt

  • @feisalnunow2753
    @feisalnunow2753 7 лет назад +3

    Janada allow ku gey