BY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 134

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 4 года назад +105

    maami waa iga qoslisay eedo eedo waa lasoo wada maray 😂😂😂
    Wlh waa iska shaqeesay qurux masha allah

  • @Abaymuniro
    @Abaymuniro 4 года назад +21

    Kkkk Xasuus qaali ah 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽💥💥💥💥💯💯💯💯

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 3 года назад +1

    ManshaAllh tabarakaAllah Dacad ad uso shigte muniira dadka qaar weee so xuleen

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 года назад +2

    Wcs Aabyo munira Casey masha Allah tabrikllha xasu hore 👌👌masha Allah hor aad aya ucayinet keep going Aabyo ilahey haku xafido Aamiin Yaa ❤❤❤❤

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 4 года назад +3

    Masha Allah isku mida ayaan nahay ana cunuga 4aad ayaan aad ugu cayilay hada Alx gacan ayaan isku qabtay walina waxaa ii dhiman

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 года назад +2

    Muniiroy qurux ayaa kueheed wajiga cayilan lkn markii lacaatoobo wajiga xun ayuu qofka kanoqonaa

  • @naciima_family
    @naciima_family 4 года назад +1

    Wcs abaayo maasha allaah waad dadaashay illaaheey Haku xafido
    Nasrane qeer Allaha siiyo waayo jaalinjiga qaar Waxbaa laga faa idaa maadaama ay kugu soo xujeeysatay waxaana ka faaidnay shalay iyo maanta Sida aad u kaladuwantahay maasha allaah masha allaah cayil ama buurnaansho faaido maleh waa inlaysku dadaalaa hormar wacan farxadaada waa farxadeena👍👍👍❤️❤️❤️

  • @umuamiin4954
    @umuamiin4954 4 года назад +2

    Cabdirisaaq wiil xer ah ayuu u ekaay markuu qamiiska wato xerow dumashi wa ku salaamy

  • @publichealth3944
    @publichealth3944 4 года назад +1

    asc munira wllo ma sha allah sawir ka Xoogo xoog baan uqurux baadan yihiin

  • @rahmokiin2295
    @rahmokiin2295 4 года назад +16

    Muuniiroy adiga Allaha kuu deystee aniga anoo laiqabin oo jamacad dhiganayo baa hada ka hor laamiga taagan bajaj inaan raaco rabo baa bajajlihii igu yiri habaryar halkeed rabtaa cml 2018 bey aheyd 19 years baan jiray markaas kwrn Alxmd 219 bilowgiisa waa laiguursaday ilaahi baa labo wiil oo maato ah iigu deeqay Allaha iidayee hada kaalay iska arag dhakhtarka talalka markaan geyo waxaa ladhahaa away hooyadod gabdhan baa wax dhashay isma dhabeysid hadad iaragto waagas baan cayil go,aan ka qaatay

    • @nastehaabdullahi9530
      @nastehaabdullahi9530 4 года назад

      Masha allaaah abaayo mxaa isku caateysisay iisheeg qaaliii

    • @suleeqocaaqil172
      @suleeqocaaqil172 4 года назад

      Rahmo kiin mansha allh allh kudayo cayilka dadka wayeluu kadhiga

    • @ramlahassan3956
      @ramlahassan3956 4 года назад

      Apyo mxaa ku caawiyey

    • @rahmokiin2295
      @rahmokiin2295 4 года назад

      @@suleeqocaaqil172 aamiin xabtii haa abayo duqbaad noqon

    • @naeem4091
      @naeem4091 4 года назад

      Abyo ilaso wadag aniga hada dhibkas ihesto oo aad kagudubtay 😔

  • @sacdiyonuurcabdicabdi3729
    @sacdiyonuurcabdicabdi3729 4 года назад

    maashaa,Allaah waad dhuubatay ood yaraatay maashaa,allaah waan kugu faanaa xabiibtii my rajo muniiro cadeey horumarwacan xabiibti

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 3 года назад

    Masha allah markaas waa islafiicnayd hadada sidookale waa aduunyo iyo xaalkeed

  • @rukiadalmar6891
    @rukiadalmar6891 4 года назад +1

    Masha Alllaaah walshy waad naga qoslisay kkkkkkkkk walalhy illaahy rajadada haku waddo 🥰🥰🥰😙

  • @shukriomar6435
    @shukriomar6435 4 года назад +4

    Mashaallh wllshy qali Alle hakuxafido❤❤❤❤🙏🙏🙏

    • @bahjazheekh247
      @bahjazheekh247 4 года назад

      Maasha allah wallshy muniira abshiir good luky

    • @bahjazheekh247
      @bahjazheekh247 4 года назад

      Kkkkkkkkk wad quruxbad naatay hada

  • @ifraxmaxamuud219
    @ifraxmaxamuud219 4 года назад +2

    Maashaa allaah abaayo

  • @sahriinasiman320
    @sahriinasiman320 4 года назад +1

    Muniira xiliga balbalaarka aheeday iyo hada farqi weyn kuu dhexeyo xasuus wllhi

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 4 года назад +2

    Masha allah

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 года назад +2

    Masha alh apyo geep going

  • @umuhamzaosmaanali1218
    @umuhamzaosmaanali1218 4 года назад +2

    Masha Allah Allah ku xafido abayo

  • @fatuusahra9425
    @fatuusahra9425 4 года назад +1

    Huno sual aan ku waydiye marka weightlosska inta leeg samaysay muuma jidhku harag yeelanayn 91 kilo ban ahay inan hilibka iska rida raba waxan ka baqa inaan harag caloosha iyo gacmaha ku yeesho

    • @nastexomaxamedhasan8174
      @nastexomaxamedhasan8174 4 года назад +1

      Abyo gm ka ayaa adkeynayo haraga haka baqin wax dhib malahan qofka haduu yaryahay age kiisa jirkiisa wuu aruura

    • @fatuusahra9425
      @fatuusahra9425 4 года назад +1

      @@nastexomaxamedhasan8174 shukran huno

  • @khadiijoclaahi4154
    @khadiijoclaahi4154 4 года назад +1

    Masha Allah abyo muniiro

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 4 года назад +1

    Mashallah tabarakallah 🥰🥰

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 3 года назад

    Masha Allah walaga baxa ayilka insha Allah Abaayo

  • @ayaanhussein9599
    @ayaanhussein9599 4 года назад +1

    Frist person Masha allah

  • @saynabxuseen7378
    @saynabxuseen7378 4 года назад

    waaaaaw.masha.alaah.wad.iskashaqeysay.walaahi.mahadsanid

  • @sofiyoaadan6522
    @sofiyoaadan6522 3 года назад

    Masha allah abayo muniiro mar walbo wad qurux badneed

  • @queensabiriin8998
    @queensabiriin8998 4 года назад +1

    M.a xifdulah abyo muniiro & wllkeyga

  • @qumanqalimatan5057
    @qumanqalimatan5057 3 года назад

    Muniira Wa is Qabatay Horta Alxm Dheh Can back offecial inaa Baxsatee aheed Wagaaas 😀😀

  • @hamdaali1
    @hamdaali1 4 года назад +1

    First comment nice

  • @maryanadan3010
    @maryanadan3010 4 года назад

    M.ashaallah

  • @fatimaibrahim2898
    @fatimaibrahim2898 4 года назад +1

    Kkk ar anigaa maxaa hadii buurantahy mawaxaa kunoqotay c/ rizaaq hooyadii waad qurux badantahy xabiibti

  • @queenmaria3230
    @queenmaria3230 4 года назад

    Allaha ku xifdiyo abyo

  • @فردوسفردوس-ل7خ
    @فردوسفردوس-ل7خ 3 года назад

    Shukran

  • @sahruujabiintiabukar5251
    @sahruujabiintiabukar5251 4 года назад +1

    Masha Aalllaah

  • @myhamichannel
    @myhamichannel 4 года назад

    Masha Allah abayo illahey hakubarAkeyo sawiro xasuus ah waye masha allah dadalkada aya kubadashay lifestyle kada guuleyso waliga xabibti 🥰❤😍

  • @nastehaabdullahi9530
    @nastehaabdullahi9530 4 года назад

    Sxby mxaa isku caateysiisay noosheeg

  • @beautifulfamily6698
    @beautifulfamily6698 4 года назад +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waan fuuray xasuus iga dheh 😍😍😍😍💥💯

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 3 года назад

    Abayo muniro program ad uga hadleso qabka isku cateysy samee dad Bdn dhiro galin u noqonee

  • @aasiyabeautychannel7139
    @aasiyabeautychannel7139 3 года назад

    Masha Allah xusus

  • @ahmedbidaar2844
    @ahmedbidaar2844 4 года назад +1

    Masha allah ader

  • @umaabdishakuur7719
    @umaabdishakuur7719 4 года назад

    masha allaah

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 4 года назад +1

    Mashaallh abayo horomara wacan 🤴👏💝💝💝💝💝💝❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @safiyocali3597
    @safiyocali3597 4 года назад +1

    Msha allh

  • @samirahassan2045
    @samirahassan2045 4 года назад

    Masha Allah abaayo muniiro xasuus qaali ah waye 😍

  • @zakiyaxasan3620
    @zakiyaxasan3620 4 года назад

    Abaayo muniiro qosol aya igu dishay walaahi

  • @abdullahisalad1361
    @abdullahisalad1361 4 года назад +1

    Maashalah abayo

  • @fatumabarre55
    @fatumabarre55 4 года назад +1

    Asc buridad kuqurxaned mansh alaah

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 4 года назад

    Masha Allah abayo muniro♥️♥️♥️😘😘😘👌👌👌💯💯

  • @deqocabdulahi9078
    @deqocabdulahi9078 4 года назад

    hhhhhhh masha allaha waa iga qoslisay mamii allaha ku xafido adi iyo ehelkaada iyo maalkaadaba mamii

  • @ibtisammohamedomar3363
    @ibtisammohamedomar3363 4 года назад

    Qurux wlhi fartuun dadi kayared ahay waa laga yelaa

  • @khadiijodalmarhonest1895
    @khadiijodalmarhonest1895 3 года назад

    Masha Allah abayo mar walbo wad qurux badantahay 💟💟💋💋💋

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 4 года назад

    masha allah qaali keep 👏👏👏👏👏👏💯💕💕💕💕💕💯💕💕💕💕💕

  • @hanuushbbe8216
    @hanuushbbe8216 4 года назад +1

    Anaaa hada saaid u cayilan waxaana ahay 90 kiilo ilaa hadana go aan waan qaadan la ahay isoo duceeyaa please 🙏🙏🙏🙏😭😭😭

    • @ifrahahmad212
      @ifrahahmad212 4 года назад

      ila soxariir abayo ana couching kusiina

    • @sahromohamed9716
      @sahromohamed9716 3 года назад

      @@ifrahahmad212 abaaayo aniga isiii waxaan sameenayo

    • @ifrahahmad212
      @ifrahahmad212 3 года назад

      @@sahromohamed9716 sorry abayo hada lee arkay

    • @ifrahahmad212
      @ifrahahmad212 3 года назад

      @@sahromohamed9716 abayo watsuppkan igala soxariir 00447484709678

  • @sabirin-iq1pz
    @sabirin-iq1pz 4 года назад +1

    Masha Allah marki hore qurux badneed

  • @fariixacaddey1143
    @fariixacaddey1143 4 года назад

    Wlll noo soo gali waxa ad san kunoqotay anago gabdha ah ayan cayil mel iska geeey la,a nahe

  • @umuhafsa830
    @umuhafsa830 4 года назад +3

    Hhhh masha Allah sidee isku cateysi xabebti

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 4 года назад +1

    Wejiga butacnimaduu ku fcanyahay abaah

  • @umumamiin5233
    @umumamiin5233 3 года назад

    Wcs abyo hada ayaa yartahy masha alaah eedo cunka kanta kaqawo kkkkkk

  • @fatuushmohamed1614
    @fatuushmohamed1614 4 года назад +1

    😅😅🤣🤣😂😂😂🙂🙃😉 cayil wan jclaa waagi Aan gabadha aha kkkkk lkn marka la ii gursade wanba nacay hada wixi ka bilowdana wanba sii nace

    • @zakiyaxasan3620
      @zakiyaxasan3620 4 года назад +1

      Walaahi taas ayaa run ah aniga cml markan gabar ahaa cayilka waan jeclaa lakin markan caruur dhalay cayil wan ka ordaa

  • @nahiyasharif5588
    @nahiyasharif5588 4 года назад

    Cayilku ceeb maahan hada waa la fahmaa inaad duq gooman dheertahay

  • @duachannel9753
    @duachannel9753 4 года назад

    Waxan ahay qofka ugu horeyeeeeeee

  • @jawahirofficial7044
    @jawahirofficial7044 3 года назад

    Wad iga qosolisy xabiibit

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 4 года назад +1

    Muniira hadal ma karayso
    Adaaba dhulka isla jaray sawirantaada🤣🤣🤣

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 4 года назад

    hhh muniiro wallee loor carro ah ayad kaso noqotay alx

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 4 года назад +2

    Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe I so boqo walashey iyo walalkey ii sara samiskarab

  • @Cabdisamas
    @Cabdisamas 3 года назад

    Ar muniiro caadi ma tihid Seddex waji iga hartay aaaa Hhhhhhhh

  • @hamdixilkas829
    @hamdixilkas829 4 года назад

    Muniiro intaa lagu jafin adaaba is jafay🤣🤣🤣

  • @asaldhaladofficial5705
    @asaldhaladofficial5705 4 года назад +1

    Hhhhh wlhi waad iga qoslisay muniiro

  • @bisharobisharoomar3787
    @bisharobisharoomar3787 4 года назад

    Maxa eedada kAyar wejirikArta

  • @nasteexoshariif673
    @nasteexoshariif673 3 года назад

    Waa iga qoslisey

  • @nastehaahmed1579
    @nastehaahmed1579 3 года назад

    Kkkkkk Miniir qosol igu dishay lkkkk

  • @iidoismaaciil2040
    @iidoismaaciil2040 4 года назад +2

    Mash Allah abaayo murino parvati 2

  • @aishamohamed173
    @aishamohamed173 3 года назад

    3 weji baa iga haray😂😂😂

  • @basraaosman1371
    @basraaosman1371 4 года назад

    Lkn sanada yada naga ilowdy

  • @fadimomoalimabdirahman9006
    @fadimomoalimabdirahman9006 4 года назад

    Kkkkkkkkkkk masha allah hada qurux noqotey

  • @ikraanaragsan578
    @ikraanaragsan578 4 года назад +2

    Waga cayil ned mama malyun u eked

  • @iqroshekh4982
    @iqroshekh4982 4 года назад

    🤣🤣🤣🤣fani wlh muniro cadey cunuga wadada gacta ka qawo kulaha 😂😂😂😂😂😅

  • @nimcooniahmed9901
    @nimcooniahmed9901 4 года назад

    Hhhh abaayo muniira walahi qosol iskuma harin

  • @naciimaxuseen3029
    @naciimaxuseen3029 4 года назад

    Masha Allah 💐🌹💞🤲😂😂🤣Kkkkkkk

  • @umuraxmo4098
    @umuraxmo4098 4 года назад

    Muniiro abayo blz isoo jwb waxaan ahay85 kiilo misanka keyga dhirirkana 147 marka meqa laga rabaa misanka wan buranahy walina gabanahy isacid abyo😘

  • @nuuralifestyles9598
    @nuuralifestyles9598 4 года назад

    Wllo waba wabanahy adiga miye swran buuran mash alah lkn sidee isku badashy aniga hada ma buurni lkn caato saaida hay 59 kg ahy dadki odhan waa i dhibiin maxa ku helay maxa ku dhuubay cunugi koobaad dhalay

  • @shukrixalane8684
    @shukrixalane8684 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkkk wlhi wan qosoly 😅😅😅🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 4 года назад +2

    😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @asma22waliid35
    @asma22waliid35 4 года назад

    Midka taraxada shabelka shadiyo sharafaa u ekthy

  • @channel-bo7wq
    @channel-bo7wq 4 года назад

    Sawirka darxada shabeelka ah aad xidhnthy waxaa u eegthy gabadha la dhaho xamdi kalgacal

  • @sorryme6860
    @sorryme6860 4 года назад

    Wlhi cankaan ma arkin kkkkkk waad iga qoslisay hhahaha

  • @shadiyaxiiz7508
    @shadiyaxiiz7508 4 года назад

    Wll marka hore ayaad astur nad

  • @shukrihaadi4959
    @shukrihaadi4959 3 года назад

    Kkkkkk can baaga

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 4 года назад

    Kkkkkkk canbac wllhi waa qoslay sigisbac canbac miyaa kkk

  • @jawahirofficial7044
    @jawahirofficial7044 3 года назад

    Hhhhhhh

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 3 года назад

    Hhhhh edo edo aaa

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 4 года назад

    Kkkk shaqfalaha ma isgarayaan kulahaa

  • @fathimaibrahim5946
    @fathimaibrahim5946 4 года назад

    😀

  • @isramohamedhussien1716
    @isramohamedhussien1716 3 года назад

    😁😁😁

  • @ibtisammohamedomar3363
    @ibtisammohamedomar3363 4 года назад

    Age is number lkn caliy is duqnomo wlhi

  • @xldhibanadyara8669
    @xldhibanadyara8669 4 года назад

    Can back

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 4 года назад +1

    Kkkkkk eedele iga dheh cayil xun waaye runti

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 4 года назад

    Masha Allah😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 4 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣😘😘😘😘😘

  • @sucdihussein3525
    @sucdihussein3525 4 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍❤❤❤