Siciid Ismaaciil Xamarqoodh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 июл 2020
  • Siciid Xamarqoodh
    djibouti, jabuuti, somali
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 16

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 3 года назад +11

    NAFSAAN HADHAYN - (EUN) Ho. SICIID ISMAACIIL BUUX (XAMARQOODH)
    ©Gaaxdii : ?? ©Codshaxankii : Siciid Xamarqoodh ? ©Luuqdii : Siciid Xamarqoodh
    '' Anoo hagaagsan
    Adigay hodoo
    Sidii hillaacii
    Habeenkii
    Hortayda maroo
    Naftayda hooggeed
    Hoggaankeed noqdee !
    Intuu ku haybin
    Kollay kuma huree
    Nafsaan hadhayn e’
    Miyaanad hadlayn ?
    Cilmiba Hodan
    Intuu haleelin
    Horjoogsan
    Wadkii baa helee
    Hawshiisii manta
    Anay I haysataa !
    Intuu ku haybin
    Kollay kuma huree
    Nafsaan hadhayn e’
    Miyaanad hadlayn ?
    Heddaydaan eeday
    Jacaylkaa hayee
    Hadduu haleelin
    Hanweyneey
    Sida aan hubaa
    Ismaan hortaageen
    Adoy hiifayee !
    Intuu ku haybin
    Kollay kuma huree
    Nafsaan hadhayn e’
    Miyaanad hadlayn ?
    Anoo hagaagsan
    Adigay hodoo
    Sidii hillaacii
    Habeenkii
    Hortayda maroo
    Naftayda hooggeed
    Hoggaankeed noqdee !
    Hoy jacaylku waa hoog
    Dadka u hantiyoo
    Sidii hadhkaaga
    Naftaada hareerteed socdoo
    Habeenba ruux uun
    Haleeloo hayee
    Intuu ku haybin
    Kollay kuma huree
    Nafsaan hadhayn e’
    Miyaanad hadlayn ?
    ''
    -- Mahadsanid Xasan
    -- ''Ammin iil qabow iyo
    Jannadii Firdowsaan
    Siciid u oognnaye
    Naga Aqbal Ilaahow '' [AAMIIN]
    #MAGAN_ALLA
    #SOOMAALOO_IDAYLABA_SAMAATA

  • @moime10
    @moime10 3 года назад +2

    Hassan, comme toujours ,depuis des annees tu nous fais plaisir avec vos merveilleux chansons de notre pays "^^^*****Un Grand merci"^^^*****
    Continue mon Ami ,tu a beaucoup de Fan .

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 3 года назад +4

    Waaw Aun siciid xamar qoodh fanaanikii codka dahabiga ah lahaa

  • @G0_n3
    @G0_n3 2 года назад

    @Jabuuti TV
    Je cherche une chanson elle dit : "Gabaadh iyo will, gacaal iyo xigaal, geessigui hayé..."
    Je ne sais pas si elle est de Said Hamargood exactement.
    Merci pour tous ces beaux souvenirs de mon pays.

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 года назад +2

    Abdoow xamar qoodh wllkiis😍

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 3 года назад +5

    Thanks heestan intaan jar uga dhacay raadinteeda

  • @chou9388
    @chou9388 3 года назад +1

    Que Dieu l’accueil ds son paradis Amin 🇩🇯❤️❤️

  • @Dr.Bulsho7734
    @Dr.Bulsho7734 3 года назад +2

    Hees iyo badh

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 3 года назад +3

    Legend 💯 🙌 alle yarham
    Lama iloobi karo 💥🙏

  • @mdhalo101
    @mdhalo101 3 года назад +1

    Wow

  • @lifesgood3556
    @lifesgood3556 3 года назад +4

    Heestii nimco jaamac ee ma ishiilay caashaqu sida shilin dab lagu riday taas meela badan ka raadiyay

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 3 года назад

      Ka baadh shaanelka walaalkeen inuu mar hore soo geliyaan u maleeyaaye. #MAGAN_ALLE