Qofkii Qof kale oo Walaalkiis ah oo aan Waxba u dhimin dilaa,Waan isna Ciqaabta la marsiiyaa oo la Qisaasaa ama la dilaa. Haddii kale Dilka Waa lagu Fududaan Doonaa,Wax Fudud ayuuna noqon doonaa Sida hadda uu yaheyba. Marxuumkaas Geeryoodey alle Ha u Naxariisto.
Qofkii Qof kale oo Walaalkiis ah oo aan Waxba u dhimin dilaa,Waan isna Ciqaabta la marsiiyaa oo la Qisaasaa ama la dilaa.
Haddii kale Dilka Waa lagu Fududaan Doonaa,Wax Fudud ayuuna noqon doonaa Sida hadda uu yaheyba.
Marxuumkaas Geeryoodey alle Ha u Naxariisto.
Marxuum allah unaxariis tiisaa dhamaatay
Askarigaan mali karo kas ayuu udilay marxuumka sidaas daraadeed dowladdu waa in aydiyada kabixisaa
Maddaama uusan dil barreer ah ugaysan uuna gutay shaqadii uu usaar waardiyaha
Shaarubaha haliska xiiro walaalyaal waa calaamad xun.
Dabageed waa eedeeysane wuxuuna eedeysane u yahay hiiraan state marka mantay waxey aheed in isaga maxkamada lasoo taago hadii uu meesha xitaa ka jiro marka waaa warqadihii axmad madoobe iyo xasan isku dirayeen oo live ah cml television ka qaranka somaliyeed kulahaa gaar ahaan qeybta maxkamada kulahaa horta wuxu ma waalan tihiin yaab wlhi
War wiilashaan waaba ragii loo tababary inanu baxsan gaarigaii carara meelaha ay ka tooganyaan caadi maahan ee ee diyadiisa habixiyan dowlada
Wiilka dhintay shabab ayuu dagaal xoogan kula jiray Kan dilay shabab ayaa usoo diray dilkiisa hala dilo qaatilka
Hirshabeele maxaa la dhahaa maxaa qaldan dee
Waa uun jowhar iyo abgaal hirshabeele.