AHN abwaan Cabdi Gahayr, wuxu ahaa abwaan afdhaadhi ah oo aan ereygiisa la hayn karin. Sidoo kale wuxu ahaa inan-golyeed geesi ah oo aan mid hedi wado mooyaane nin yaqaanaa humaagiisa ka dido. Gabaygu waa gabay waana in sidii uu tiriyey loo tiriyaa. Big love from HY.
Waar Waxan Badawga ah Ee Qabyaalada iyo Qabiilka Nacdasha u Haystaa Muxuu Ahaa waar Somali Qabiil Neceb Ma jirto Afkaa Laga inkiraa Gabayadii Hore Wax kaste oo ay ku Aroorayaan Reeli Galin Iyo Cudurdaar Maleh Waayo aduunkuba Qaaciidadaa kuma Dhaqmo Wax Taariikh hore ah oo Rub ahna Lagaba Baqdo Carabtuba waxa ay Tirisaa oo ay Haysaa Gabayadii Hore Ee Gaaladii Quraysheed Nabiga,Quraanka iyo Diintaba ku Aflagaadaynasay idinkuna Qabiil Magaciisa Kasheegay Baad ka Cudur daarnasaan HALKEE JOOGTAAN?😂
1958 ayuu geriyoday cabdi lah Alle how naxaristo(waa cabdi gahayr) waxsn se jeclaystay in magacisa Alle lo nisbeyo.
AHN abwaan Cabdi Gahayr, wuxu ahaa abwaan afdhaadhi ah oo aan ereygiisa la hayn karin. Sidoo kale wuxu ahaa inan-golyeed geesi ah oo aan mid hedi wado mooyaane nin yaqaanaa humaagiisa ka dido.
Gabaygu waa gabay waana in sidii uu tiriyey loo tiriyaa.
Big love from HY.
Allah Ha unaxariisto Abwaanka❤❤
Mnshllh cabdi dhuux.
agaalkii jidbaalaba ninkii, joogay baan ahaye,
Abidkayba meel lagu jabaan jiqilo weynaaye
Ilaahay I jeclaa muxuu, jiray arwaaxaygu.
Allah hawnaxariisto abwaan gahayr
cabdi gaheyr
Facebook gii Ayaan kaaga qaxnaye halkana ma joogtaa 😂
Mr baan is ishi talaxumaan awgeed toogo inankaaga
Wuxuu dhashay 1850,kii sanaf kii Gobaysane
Waxay isku Da, ahaayeen Abwaan Salaan Carabay oo ay isu gabyi jirreen
Macid kalay mooday
Abdi Gahayd 1939__1940 kii buu dhintay
Geeridii Abdi Gahaydh Abwaan Salaan baa Ka Tiriyey Gabay Abwaan Salaana waxa uu dhintay 1942,dii Markaa
Ma dhiman 1958 kii
Saxiib cabdi gahayr iyo salaan waxa hor dhintay salaan waayo cabdi gahayr wuu gabyay markuu salaan dhintay waxaanu yidhi
Sayruuqii isaaqii ka dhimay saamka hayn jiray anigaa
@@cabdilaahihayl522
Waxbaad isku khaldaysaan walaal . Gabaygan Qawdhan Ducaale IHN ayaa tiriyay ee C Gahayr ma tirin .
C Gahayr iyo Salaan , Salaan ayaa weynaa oo C Gahayr waa hillaadii 1889 kii , Salaanna waa Gobaysane .
Keep going muxsin iyo dhuux
0
Al'a been badanaa adeerkaabuu ahaa waad U toosineysaa Miya wuxuu yiri dadka ha qaldine idinbacasa oowrkey dhashiyo aarankeywadatay aakhiro ninmaan geel laheyn lama amaaneyn
Halkaa waad bedeshay gabayga been ha sheegin. AAKHIRO NIMAAN GEEL LAHAYN LAMA AMAANAYN. weeye
Ninkan cabdi gahayr waa isku raas oo loogama aqoon badnee ha iska hadlin
@@salehbasha5970 aniga hayga waramin
REER BURAALE ADAM MATAAN
SHEELO
Akhiro yaa geel ka rabo