MARTISOORKA Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) - HALGAN Nololeed oo aad u Dheer | Qaybtii 5aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 16

  • @ayanmuuse4620
    @ayanmuuse4620 2 года назад +1

    Asad xaaji c/laahi aw jirde waa gabadha inta la diley hadana gacan ku dhiig lihii dilay aad qabyaalad ku badbadisey walaahi dhiigu ma qarsoomo ilaahay baa ku fashiliyey reer hargaysana maahe waa reer burco

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 2 года назад +1

    WLL WAXAAN MAQLAY PROF. QOOREY OO LA II SHEEGAY IN UU KU DHONTAY GAROOWE ALLE HA U NAXARIISTO. WAXAAN HALLANA KA SALAAMAYA DR. MAXAMED KULALIHI

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 2 года назад +1

    MAXAMADOW MAANTA WAXAAN ARKAY NIN AAD DIGDIGA HOOSE SCUOLA COMMERCILE AAD 3SANA WADA DHIGAN GIRTEEN

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 года назад

    Gaashsan iyo cabdi qaasim. Waa laba NIN OO AHLU XAQ IS FAHMI WAAYEY?

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 года назад

    Juurille waa Kaplan waa?jaaji waa adoon moh saleebeen

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 3 года назад +1

    Gashaan waa nin Qalbi wanaagsan oo ilaahay garab mariyey cudurka qabyaalada.

    • @Turwaaq
      @Turwaaq 3 года назад +2

      Tolka waaye miyaa

  • @cabdiaxmedfaarax3173
    @cabdiaxmedfaarax3173 2 года назад

    Qof weyn oo xuquuqda qof dunara oo la dilay intaa ka dagaalamay qabyaalad naxli dartii ayaa damiir xumadiisa taariikh inooga dhigaya ciilqabe

  • @mohamedeman9326
    @mohamedeman9326 3 года назад +1

    nacadali korkaaga ha ahaatto

    • @alwayslegend2177
      @alwayslegend2177 2 года назад

      Qof Muslim ah In aaad Nacakado Ciqaabta Kaaga Imaan Karta Hadaad Oagaan Laheed Eraugaaas Ma Soo Qadateeen wll . U Tawbad Keen Ilaahay

  • @guffacomedia
    @guffacomedia 3 года назад +2

    Beenaaale qabyaalada ayuu Ku difaacay Ninkaa

    • @abdilaahihassan6195
      @abdilaahihassan6195 3 года назад +2

      Gacan Ku dhiigle ninka Ku dagaalamay ee isagoo Dil Ku xukuman sii daayay ayaad tahay ee wuu Ku saxsanayaa in wasiirkii cadaaladu Ku salami waayo, sidaa ula socda soomaaliyeey, godobtaana lagaagama hadhin

    • @xasiibaomar1871
      @xasiibaomar1871 2 года назад

      Wll anaa walaasheeda gabadha walaahi yomul ayaam wuu ka qomamayn

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 года назад

    Qabyaalad cad baa ku gubaysay