A nice old Somali music with oud, may god/allah bless Somali from Djibouti, Jigiga, Hargeysa, Bosaso, Muqdisho, Kismayo and Wajir(Kenya). From an Eritrean brother
@@MaryamMahamed-x3h Thank you. We love our Somali brothers. Our friendship never end still now. Djibouti, Hargeisa, Jiggiga, Bosaso, Muqdisho, Kisamyo, Merka, Wajir.....Our mutual enemies are in Addis-Ababa and Mekelle.
Libax comments markad bixin jirtay xata comments ba lama aqoon ilbax ayad tahay waxa laga ga dabo dhacay qofka ku barta kuma ilawo ka bari ku cashaqana kuma ilawo , some people's even stalk u and hack your stuff✌🇨🇦
good man, you're bringing us back to the classics..just remember to create original songs and don't get stuck singing the old staff.WOW! I'm defo impressed bro..keep up..nice;)
Saalax Nuur Saalax "Doonyaale" hal habeen ayaan lakulmay 9 sano ka hor. Waxaana iskaaya baray nin la yiraahdo Barkhad Abdi oo hadda Los Angeles ku nool shaqadiisuna ay tahay jilitaan (Hollywood actor)
Aduun wlhi xanfar waxan ku soo wada gornay degmada waaciye waxana
Wada raaci jirnay ariga malinta
Fasax jimcaha kubadana ciyaari jirnay
Xanfar caag iyo xargo music cml
Ayuu isku xir xiri jiray kaban cml
Suuu ugu heeso aadna wuxuu u jeclaa
Luuqada English iyo fanaan in uu barto 😭😭😭😭😭👌👌👌👌👌
Daauud salugulay 6:45 ❤❤😊
A nice old Somali music with oud, may god/allah bless Somali from Djibouti, Jigiga, Hargeysa, Bosaso, Muqdisho, Kismayo and Wajir(Kenya). From an Eritrean brother
Thanks bro
I LOVE ERITREA ASMARA IS MY DREAM
@@MaryamMahamed-x3h Thank you. We love our Somali brothers. Our friendship never end still now. Djibouti, Hargeisa, Jiggiga, Bosaso, Muqdisho, Kisamyo, Merka, Wajir.....Our mutual enemies are in Addis-Ababa and Mekelle.
@@EritreanKing007Eritrea long live bro from Bosaso
Heestaan ninkeyga ayaa ii qaadi jire illaahoow na Mideey laba Dal ayaa Ku Kala noolnahay aamiinta ii raaciya inta aqriso qoralkeyga
Kabanku wax hawl yar maaha 11 sano ka hor buu tumaayay , maanta daa'uud xanfar wuu kaga hadlinaaya kabanka .
Hore usoco br you are our legend
😂😂Wuu kaga Hadlinayaa was runtaa legend
Ku dhawad 20 sano buu tumi hayaa walina waa dhalinyaro alaha cimrigiisa u barakeeyo ustaad xanfar
wooooow hees aaad u macaan waaye erayada, laxanka iyo Codkaba waa dhamays. dareen bay abuuraysaa heestani!!!
Not Somali but this song has been my jam for a couple years ... The guitar playing is very good and his singing is very romantic
True
¹
Talk about bars
Waxa ku waso marabta adiga
Where are u from? And how do u enjoy the meaning of this song if you’re not SOMALI?
War Daud Xanfarow saw waligaba caan caan dhalay ayaad ahayd Niyaw. ✌️✌️✌️
Hadii lay oron lahaa fanka danbe laba qof uun kusoo reeb waxaan oron daaud xanfar iyo ifraax tolmoon waa laba qof oo hibo dhaba leh oon somaliduna xaqoodii siinin
Ciyaaalkii xanfar yare dhawaan u qabay meshaan ha yimaadan 15 sano ka hor baa la shubayey walina codkiisu ismuu badalin
Legend waa adiga xanfar
Xanfar fanaan dhamestiran weye ustaad Xanfar cumaa mada ku tuura 🔥🔥💙
i am suprised i never knew this part of Somali culture
so beautiful wallahi
Wooow Wonderful
Salah Nor Salah
Xanfar Xeys Yare
Saakax Doonyaale
Ninkii Sameeyey Caloolyow Miya
Kabanka iyo codkiisa waxa moodin in la iskugu tala galey well done #Xanfar.❤️
jaceylkaga wagaan jecladan jecladay heestan wanan ogaa inay hit noqonayso wayo, erayada iyo xanfar talent kiisa qof kii sii arkayaan ahaa 5 years ago good job xanfar walee talented heestana xasuus d heer i tahay
Libax comments markad bixin jirtay xata comments ba lama aqoon ilbax ayad tahay waxa laga ga dabo dhacay qofka ku barta kuma ilawo ka bari ku cashaqana kuma ilawo , some people's even stalk u and hack your stuff✌🇨🇦
Heestan waxay ka mid tahay heesaha ugu hal abuur iyo hannaan muusig wacan wixii illaa 1990kii ka dambeeyay. Waxan odhan karaa waa kaalinta koowaad.
waa hees aad u macaan inaba caadi maahan
halkaas ka wada heestan macaan
yaa salaam
Waqtigaya Heesta
Tariikhda-21
Bisha-1
Sanadka -2005 😍😍😍
Daud Xanfar 15 years ago Legend still
masha allah cod macaan fananka waah waah suurada wacan iyo sarajooga muuqiyo sanqaroorka ku yaaal yasaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaalm
8 years ago ma noshay wll😂
AL USTAAD DA,UUD XANFAR LEGENDARY OF SOMALIA'S LIVING HONORED. FULLY LOADED ARTIST
Aad baan ula dhacaa heeskan ilaa hada
Runtiina waa boqorka waqtigan calanka usida
Heesaaga Soomaalida Daauud Xanfar 2021
Heestaan iskalaaji wuu isku ceebayey dad heesihiisa uu qaaday caku iyo canaanin ma xishoodaan...by the way well done al fanaan xanfar yare
Goormuu iskalaaji soo qaadey?
mansha allah cod macaan bdn!!! hees caadi aheen..............
walahi fanankan caadi mahan!! so attaractive Voice!!
iluvxamar 2017 ayaa comment kagana replay ka soo nixiyey 6 aya ka soo wareyhty
2023 14 sano aya ka soo wareegtay
reliving such music is interesting, as well as it's good gift from my friend at the corner, tnx for u and my awesome award to it.
CAJIIB WEEYE XANFAR HEESTAN 2014KII BAA IIGU HORAYSAY ILAA HADDA 2024KA AH MAR MAR WAN ISAGA TUURTAA ❤
daa uud xanfar fanaaniinti hore fanaankii udanbeeyay ban dhihi karnaa lh haku dhawro
maashaa allah xanfar yare fanan buuxa sxb qaaliye
good man, you're bringing us back to the classics..just remember to create original songs and don't get stuck singing the old staff.WOW! I'm defo impressed bro..keep up..nice;)
Maansha alla legend of contemporary somali music
One and only legend daauud👏❤️🎧
maaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaasha allaaahu macaan heestaan war waagaan qayili jiray beye igu wacneeyd heestaani aad buu u codmacaan yahay
Salam❤
Ninka 2005 heestaan duube caadi ma ahayn walee xiligaas vevo xitaa camera sidan u fican ma isticmali jirin keep up
waaa igu socotaaa dhabtii hestan aaadbaana uga helay ... alla cizak ya fanan xanfar yare...
Si kastoon ku eegaba somalad u sidataa❤
wow manshallah...beautiful song....he get nice voice...
Are you still alive after 11 years? 👋
He reminds me cabdi tahaliil. Now i kan listen to this guy.
I like the way he plays the kaban. im going to teach myself how to play this.
Ma Baraty waa 4years later eh
hayaay waa shaymire oo yara yaasalaam thnks XAAFADA09 waa loo baahan yahay dad dhalin yare ah oo garaaca kabanka iyo waliba darbuugada XANAF YARE KEEP IT UP BRO
abdullahi1988 War mA gabadhi ad jeclaydba
aaaaaah aaaaaah alfanaan inoloow walahi heesta waxan umaleya in aniga lesameyey woooow
Amiir HABi wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
AXyaa yees
Amiir HABi adgu ma siijeed qrx bdan bad leedhy
Old like Somali ..New cumar duule lets go fam..
waaw cadi maahan kaban ka iyo heestaba
Waa hees qiimo badan ✅❣❣
Axyaa hees heestii faraanti nin dhagaysty hees uma ciil qabo
waaw cod iiga dheh masuul sare
Who just dicoverd this 2019
Ya helay
wow daud xanfar legend still xaqiiq
15 years ago Daud xanfar he’s iconic
BEST SONG EVERY TIME I AM WACHING
comfortable waaye ninkan qasab ma jiro talented aa la dhahaa, inaba caadi maaha
Yaa salaam!
Heestan waxaa Sameeyay
Abwaan - SALAH NUUR SALAX DOONYAALE
Sidookale waa abwaanka sameeyay heesta uu isla xanfar qaado ee
( Kalgacal dhintaa wali dhowrayaa )
Kalgacal dhintaan wali dhowrayaa 😭😍😍😍😍🇸🇴 love that song
i love this song walahi nice song walallao
wooow this is great song......
Yaa ila dawanaya 2023😂
Waa ka baxsatay yaa salaam xanfar ka sii wad meeshas
For like 3 years I’ve been playing this song as a tryhard melody
SI KASTAAN KU EGABA SOMALAAD U SIDATAA SOKEYAAY WALALEEY AAN FARANTI KU SIIYE SU,ALAHA IGU SOO GO’AN
Ayaa Da'uud xanfar fannaan qarni
GOD IS GOOD ALL THE TIME:
codkaygana dhagastaye insaan sidaa ucodmacaanwali maarag u r superman
I love THIS!!.......
nice song xanfar. pure talent
heesta sanadka heees waa tan oo kale
Dauud xanfar ahaa
encore.....more of this guy please.!!!
Eshqiyasag Zxp
nice songs
xanfar yre Sln Sre lipaax
codkaan haduu ku aqrin lahaaa qur'aanka soo kama fiicnaan lahayn??? somaliyeey qof walba ha u camirinna oo buur ha ka tuurinaaaaaaa
Hadaad shiiq tahay musicga mxaaa u dhageysaneysaaa marka hore
Allaah ya cizak AL-USTAAD Salah nuur Salah
Sad waxaad wadaagtaan soo socodka daa'uus
Ina Hashi 🌸
Hestas www
🎉❤
wooooow cod macaanaa nasabow nolow
nice song daud xanfar 💕💕💕💕💕
Yaa salaam
Yaab 2009 aa waba magaran walhi oky intii 2020 ila dawaneyso mal an arko
Daauud xanfar 2005 wacade waa dadkihore waakaso horeeye waxa hadda heeso dhan
heestaan yaa 2018 ya dhagesanayo
Saalax Nuur Saalax "Doonyaale" hal habeen ayaan lakulmay 9 sano ka hor. Waxaana iskaaya baray nin la yiraahdo Barkhad Abdi oo hadda Los Angeles ku nool shaqadiisuna ay tahay jilitaan (Hollywood actor)
Ufaad siikisee indeeer nala sayir 😂😂😂😂
Wlh Xasuus Daauud Xanfar heeskisan Waxan Ku xasuustaa Idaacadii Xurmo iyo jclkii igu horeyay ee ihalelay 2009, Kaaraan.
war ayada ma hindi baaaa. .. sajuuda beey dhibac ka wataaa....... bu the song is awesome ..............no harm meant peace.
21/ 4/ 2020 , 15 sano kadib xanfar fanaan gaamuray dhe
Yaa ilaa dhagaysanayaa Friday/12/July/2019
2019 yaa dhagaysana
Axsan heees fanaaan
Dauud 2002 waxan ahayn saxiibo
Magalada waaciye wada jogi jirnay
Gurigayaga iyo kooda wax noma
Dhaxayn ilaa hadana sxb qaliya
Wllo anuu adeerkis yhy see thy adeer
This is a great song but where's his other songs. I checked everywhere but I see he has only one other song.
heer sare ....fannaan
Wow length my song hanfar
🥰🥰🥰🥰
Gold song
I love this song - It brings back emotional memories. Queen 💍 ♥ - After all this time, It's still you. :'(
asxan ustaadkeyga xafay
heees iyo cod iga dheh
Nice wax niga maqan majrro...yaa nii boitey9
thanks Somalia songs
aaax ninkii hadlayaaba hayska hadlo walee kuma gaadho shay mire. caleek laahow anoon ku arkin hay dilin xanfaryaroow waa inoo kulaylaha markaan imaado ---sokeyaay wanaageey aan faraanti ku siiyee yaaaaaaaaa
this has me by chokehold
Sida beerkiyo wadnha sababada kusaqqdo sokeyaay ax yaaa hees 2017
woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
Afkaada caano lagu qabay daauud xanfar yare who is lestening this song 2017 decemper 7
The youngest king of kaban
Waalaga yaabay waa shaymire dacar codkisii
very nice.