Soor Baraawe Iyo Calooleey Qado U Macaan | Amenabeauty

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 279

  • @amenabeauty
    @amenabeauty  4 года назад +135

    Ilaahay ha siiyo hooyaday cimri dheer. Wax badan ayaan ka bartaa hooyaday. Ilaahay ha barakeeyo Ameen Yarabi. Hoyoo I love You So Much. May God grant my mother a long life. I learn a lot from my mom. God bless Ameen Yarabi. Mom I Love You So Much. ❤️❤️❤️🙏🙏

    • @MISKIJAMA-86
      @MISKIJAMA-86 4 года назад +1

      maashaa allaal illaahay ha isu kiin daayo anigana hooyadey rabi ha u naxariisto.

    • @leylaahmed410
      @leylaahmed410 4 года назад

      Masha allah cuna xajiib ah waye liima ajrta man oso galin karta

    • @ayuubbashash21
      @ayuubbashash21 4 года назад

      Amin

    • @aminamohamed9220
      @aminamohamed9220 4 года назад

      Allo ino xifdi hoyoyin keyna somaliyed inta dhimatay alle ha u naxaristo janatol fardowsa alle hakawarabiyo ilov you mama ❤️

    • @suleeqoqaabsan3961
      @suleeqoqaabsan3961 4 года назад

      Amenabeauty habiibti caloosha ka heley calool lo miya mise calool Ari waaye jazaka Allah qeyr😘

  • @abdikarimahmed4724
    @abdikarimahmed4724 4 года назад +5

    Amina ninkii haysto ala gabar wa haysta qurux iyo gacmoo macaan sku daarsataay ❤️❤️🥰🥰😍

  • @SSnor95
    @SSnor95 4 года назад +6

    Masha Allah Amino caafimaad iyo cimri dheer ilahay hasiiyo hooyadaa iyo hooyoyinka dhan intii nool Anigana hooyadeey ha u naxariisto Masha Allah soor iyo calooleey maraq bocor dhareerka iga dhamaday ilahay hanii daaweeyo😊

  • @halimoahmed2746
    @halimoahmed2746 4 года назад +10

    Caloley iyo kirishmirish waa magaciisa dhabta lkn waryawarya waa hilibka muruqaa iyo wax kale isku jiran waye

    • @MunoMOsman
      @MunoMOsman 4 года назад

      Warya waryaa calooley aan u kasaa

  • @suadahmed8063
    @suadahmed8063 4 года назад +8

    I like soor iyo calooleey and the way you cooked is fantastic my mouth watering this is heavy meal and you won't feel hangry 💛💛👌👌😋🔥🔥😥👌👌👍👍👍

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 4 года назад +24

    Masha allah macaan intaa ka dareemooya ❤️❤️

  • @nureomuktar9296
    @nureomuktar9296 4 года назад +2

    OMG I really loved the way u cooked it's so beautiful n yummy I will definitely try to cook calole

  • @neversaygoodbye4924
    @neversaygoodbye4924 4 года назад +9

    Masha Allah hoyaded soor isku karis ee karisa oo macan ah

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 4 года назад +1

    Wlhi isbuuc kahor cunay soor calooley caano garoor masha Allah tana indhahan kacunay

  • @Ubax205
    @Ubax205 4 года назад +2

    Amina Mashallah abaayo, soor isku karis ma arkin wali u gave me an idea for next time and calooley looks AMAZING❤️👌🏽❤️

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 4 года назад +7

    Masha Allah wan u hisay cooley shukran habiibti qaali

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 4 года назад +4

    Mashaallah I love it I’m gonna try to cooked although I’ve never ate stomach meat but looks delicious will try thanks sis

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 года назад +2

    MashAllah abayo cadi ma aha i like it💗💗💕

  • @aminas_garden
    @aminas_garden 4 года назад +5

    Mashallah aloley waa belo macaan delicious plz give thumbs up to my sister ❤️☝️

  • @jiijoisse1042
    @jiijoisse1042 4 года назад +4

    Maashaa Allah
    Soor Baranso ama
    Soor furfur ama isku karis
    Ama Barawe intaas oo magac ayaa loo yaqan.

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii 4 года назад +1

      Sxby reer marko mtahy sida utaqanid le masha allah

  • @amiiraomar1805
    @amiiraomar1805 4 года назад +5

    Long time Amena Beauty We Miss You

  • @xaasiyohooyoali5130
    @xaasiyohooyoali5130 4 года назад +35

    mmmm ma i casuntid qali gaajo aa igu dishey lol

  • @draishatohow9374
    @draishatohow9374 4 года назад +2

    Aq 😡😡😡😡 calooley aama adunka unecbhy lkn masha allh sidaad ukarisy hada idhadhansi lahed waan jecln lahy gacmhda alha ku barkyo amina

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 4 года назад +1

    Asc abayo hilibka intiisa kale ma arkin miyaane

  • @hodangarash5085
    @hodangarash5085 4 года назад +1

    Maashaa allaah aad iyo aad ayuu u qurux badan yahay ha idiin macaato

  • @hawash4217
    @hawash4217 4 года назад +2

    Asc masha allaah amino wasor isku karis waa macaan jizakalaahu qeer

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 4 года назад +1

    Calooleey shimee igu danbeeyse mashallh saxa wa caafiya quruxeey

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 10 месяцев назад +1

    Aamina runtii cunto karis wa taqaan ❤

  • @iloveallah6411
    @iloveallah6411 4 года назад +7

    My favorite food i love soor baraawe a isoo xasuusin wlh waan uxiisay baraawe shukran sister

  • @rukhiahassan
    @rukhiahassan 4 года назад +2

    calooleey aa rabaa anigaa 😭😭😭😭😭

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 4 года назад +1

    Mashallh tabarakallh
    Xabiibti adbaan kuu jeclahay waxaan ahay qofku cusub acsaabtaa samiyoow sharaf iyo cize allow kubarakee

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 года назад +6

    Masha Allah abayo caadi mahaan qatar shugran xabiibti Allah haku barakeeyo 👌👌💖💖

  • @yasminfarah9140
    @yasminfarah9140 4 года назад +1

    Amina beaty qaaliyeey intee kasoo gadatay caloolayda tukaanada hilibaha maba ku arkin

  • @riineychannalriin845
    @riineychannalriin845 4 года назад +2

    Qado cajiib ah inaba caadi mahan dad badan kafcnthy mcnt barakalah

  • @ayniabdulle8510
    @ayniabdulle8510 2 месяца назад

    Thanks sis

  • @anababdi5123
    @anababdi5123 2 года назад

    thank you darling I learned soothing new from you.

  • @mariaosman3942
    @mariaosman3942 4 года назад +2

    ManshAllh wanka helay channalka waa marki igu horesay aan comments bixiyo inkasto subscribes iisaarna whi gabdhaha somaliyed RUclipsska ah wax bdn aya ka faaiidnaa Jazakallah shugran Amina💋❣

  • @zukaynachannel1
    @zukaynachannel1 4 года назад +1

    Hi amena sidee tahay Ayaan tay busy igu dhacay 1 month busy ahaa
    Hadaa so noqday
    Masha alahh wax fiican baad ayaad noo soobisay MCNto

  • @sn4271
    @sn4271 4 года назад +1

    2018 ito rabatan ah an inta caloley so katay an karshay an cunay habenki o dhan wa matakayay go an an ka karay caloley o America talo inanan cunin 2014 a iku tanbeysay caloley a cuno sa uku xisay lee thank you so much sister 😍😍😋

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 года назад

      Shankaroon abayo barawe imaw adaa ka dhergi doontid 👏👏👏

  • @hamdihassan1703
    @hamdihassan1703 4 года назад +2

    Manshall som yummy abay I miss calooley walahi long time more then 20yeqr

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 4 года назад +5

    waxaa tahay gabar dhaqankeeda ku faanta soor iyo calooley. anigoo aad u yar oo hooyadey AUN waxey noo karisay soor furfur oo malaay iyo maraqiisa oo cad lagu cunaayo MARKA cadey aan daganeen waagaas waa kaxumahay intey nooleed fursad ma u helin inaan dhaho itus soortaas furfurka eheed Amenabeauty awalba waan ku jeclaa hadana waa ku sii jeclaaday xusuus wallaahi.

  • @dr.memoumorahima631
    @dr.memoumorahima631 4 года назад +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن شكرا جابيبا💋❤

  • @xanaanshaatocade4895
    @xanaanshaatocade4895 4 года назад +1

    Masha allah macan badana intan kadaremay kk thanks abayo

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 4 года назад

    Thanks

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 3 года назад

    Sister you sauté everything onions and tomatoes

  • @mumtazjama4974
    @mumtazjama4974 3 года назад

    Manshalah thnks sis

  • @falatersumma4037
    @falatersumma4037 4 года назад +2

    😩I wish my husband and my kids will like caloleey iyo soor I'm big fan for this food but I hate eating alone 💔

  • @Zaynab-s2q
    @Zaynab-s2q 4 месяца назад

    As alaiykum walal shay very nice beautiful taraditional food ❤❤❤

  • @hamdi.
    @hamdi. 4 года назад +30

    Aniga baris iyo caloley qado ukarsaday hada cunaa😂😂😂😂😂

    • @sofiaaden4999
      @sofiaaden4999 4 года назад

      hamdi somali mashallah wan uxisay caloley wlhi😂

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 года назад

      @@sofiaaden4999 abayo adaa ka dhergi doono mar uun barawe imow

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 4 года назад +2

    As abaayo amina waan ku salamaya waxan ku weydina bocorka ad isticmaleysid malugu cayila qofka miisanka iska dhimaayo ma cuni karaa?

  • @nuuracaday7419
    @nuuracaday7419 4 года назад

    mashaallaah hoyaday ayaa ila daawaye vidiogaan gacanee u taagte gabadhaan waa asal ee tiri waa qof cunta karis taqaano gabadhaan

  • @maryanmohamed3494
    @maryanmohamed3494 4 года назад +2

    Masha allah soor baraawe wax bdn ayaan cunaa amina cadey baraawe ayaan kasoo salamayaa

    • @sahranur1991
      @sahranur1991 4 года назад +2

      Hoyaday ayaan ka bartay anigabap allaha unaxarista hooya macaan

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 4 года назад

    Merci beaucoup Amena pour le partage ça sent très bon Mashaa Allah

  • @nasrasheikh9045
    @nasrasheikh9045 4 года назад +2

    Masha Allah soor iyo calooleey yummy yummy 😋

  • @seynabhasan9986
    @seynabhasan9986 4 года назад +1

    Masha Allah qali sorta saukarisay ayaa kahelay

  • @monayare4037
    @monayare4037 4 года назад +1

    Masha Allah caloley in bdn Ayan cunay hergab xita marku ihayo Wan karsani jiray masha Allah dear sister wayo wayo ayaad iso xasusiday👌👌👌👌💪

  • @ubaxarab7444
    @ubaxarab7444 4 года назад +1

    masha allh amina soor iyocalooley wan jecelht

  • @aminamohamed9220
    @aminamohamed9220 4 года назад +2

    Masha Allaah sister wxa la yirahda calool 🙏

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 4 года назад +2

    Muufo baraawe noo soo gali ma kasayo sida loo sameeyo laakinse way macdahay

  • @zubeydasheikh2492
    @zubeydasheikh2492 4 года назад +2

    Maasha Allah

  • @muslinjecel8430
    @muslinjecel8430 4 года назад +1

    Ad iyo ad bey u ficañtahay masha alah es cala cunto barakala fi

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 4 года назад +2

    Wlly caloosha mx u hooli weyday cadaan oga dhigi weyday.

  • @halimamohamed2283
    @halimamohamed2283 4 года назад +1

    Masha allah jazakallah khayr

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 4 года назад

    Masha allaah gacantaa ma godo macan intaa kadhereroya ishacala qado allaha ku xafido xabiibti

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 4 года назад

    Mashaa allaah illaah haku barakeeyo gacantada isoobooqo abyo iyo asxbtada

  • @jawahirsheikh2380
    @jawahirsheikh2380 4 года назад +2

    Masha'Allah yummy 😋

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 4 года назад

    Masha allah tabaarakallah qurux mucalimatena mahadsanid

  • @wahibaali6368
    @wahibaali6368 4 года назад +1

    Beautiful

  • @munayar3960
    @munayar3960 4 года назад +3

    Masha allah

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 4 года назад +3

    Masha Allah caloley caadi ma ahan 😋😋😋😋😋😋😋❤❤❤

  • @herssihailoula8249
    @herssihailoula8249 4 года назад

    A amino u r great , really good person.

  • @djxijaabcameralady8342
    @djxijaabcameralady8342 4 года назад

    Masha Allaha hooyo mcn cimri dheer alaha siiyo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 года назад

    Maasha alaah Abaayo
    Dhandhanoos WAAYE dhareer aa igadhamaadey macaan kiisa

  • @kokobule13
    @kokobule13 4 года назад +1

    Mashaa Allaha horay u soco

  • @gabarayeeyo149
    @gabarayeeyo149 4 года назад

    I love caloleey going to try

  • @maryanmohamed3698
    @maryanmohamed3698 4 года назад +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @queenamranofficiel6599
    @queenamranofficiel6599 3 года назад

    Mansha allah macnto mahadsanid

  • @kaligeedmuhiim1605
    @kaligeedmuhiim1605 4 года назад +1

    Mashaaallaah xbbti allaah hainoo xifdiyo hooyo macan

  • @ZAHROQUEEN1
    @ZAHROQUEEN1 4 года назад +1

    Masha Allah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 года назад +4

    Aamina xabiibti waan kuu xiisay 😘

  • @zuruurismail4482
    @zuruurismail4482 4 года назад

    Manshallah Amina beauty jezakallah khair hakuu macaanato habibti

  • @nasteexocaydid6710
    @nasteexocaydid6710 4 года назад

    Manshaa allah mahadsanid mcnto jazaakallah kheyran

  • @amoonadan3238
    @amoonadan3238 4 года назад +1

    Masha Alah Figrada Soor
    Isku Karis Shugran abaayo

  • @jihaanshariif2022
    @jihaanshariif2022 4 года назад

    Masha Allah xabiibti caadi maaha thanks

  • @farduusheeno4033
    @farduusheeno4033 4 года назад +2

    soor isku karis waa aqaanaa boqoradi i dhashaa i bartay illah ha ii xafido

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 4 года назад +1

    manshalaah

  • @Togather6214
    @Togather6214 4 года назад

    Masha allah xspiptii macalimad ayatahay allahakuxafido

  • @abdallahhassan6006
    @abdallahhassan6006 4 года назад +1

    Walashey wlhi baraawe ayad iso xasusisay mudo 18yrs ago aya igu danbesay

  • @riyaansbeautychannel230
    @riyaansbeautychannel230 4 года назад +1

    Masha allah qeuun

  • @احمدعبده-و1م
    @احمدعبده-و1م 4 года назад +1

    masha alaah walashey

  • @samiyaadam2923
    @samiyaadam2923 4 года назад +1

    Maasha allah xayati

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 4 года назад

    Masha allah xbbt ilahey hakubarakeyo gacantada

  • @anabguhad2827
    @anabguhad2827 3 года назад

    Walal.allahe.hku xiftiyo

  • @strawberry6835
    @strawberry6835 4 года назад

    MashaAllaah Abaya Aamina Caday

  • @halimomohamed1119
    @halimomohamed1119 4 года назад +1

    Ma sha allah abaayo shaqofecan bad bulsha da uheesaa🇸🇴🌹🌹🌹

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 3 года назад

    Msha aah gabadheeni aamina cuntadeeni barawe macan badanaa Alhamdulilaah marwalbo ayaan cunaa hadaan nahay reer barawe calooley iyo malaay saafi abayo barawe ayaan kaaga salaamayaa❤👏❤👏❤👏 naqusalima kamuyi wiithu wa miini mbuja aamina insha alaah kazi suura shiishilo mujiithu naqu xafida❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 4 года назад +3

    Asc maansha alah cawada xamaraba iigeeysay alaha idin daaweeyo laakiin dad badan oo soo cuni jiray dhareera ka soo daadayo alaha idin daaweeyo waalasheey

    • @quenshushuu6396
      @quenshushuu6396 3 года назад

      Melkasto jogtid adiga samesan karo hadaba calosha sogadatid wllshey

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 4 года назад +1

    WooooW Masha Allaha sister Thank you 🤤🤤🤤🥰🥰🥰🥰🙏❤❤👌

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 4 года назад

    M.alaah تسلم ايدك❤

  • @salmaseylila106
    @salmaseylila106 4 года назад +1

    masha allah ani wan kaheli makow

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 3 года назад

    Maashaallaah

  • @fatmasalim231
    @fatmasalim231 4 года назад +1

    Masha Allah abayo qali

  • @abdirizaq-altesooffical7219
    @abdirizaq-altesooffical7219 2 года назад

    Mansha Allah guleyso abaayo

  • @atlastv2712
    @atlastv2712 4 года назад +2

    Calooley lahaane turubo dheeman dheh bahasha astur mgc wllo👍

  • @hafidadaauud4660
    @hafidadaauud4660 4 года назад

    M.a wlshe amenabeuaty ilhey haku xafido aad ayan uga helay