Dambile Yaasha Dalkan Waxa Ugu Horeya Muse Bixi Oo Xolihii Umada Dhacey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • Dambile Yaasha Dalkan Waxa Ugu Horeya Muse Bixi Oo Xolihii Umada Dhacey
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 40

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Месяц назад +3

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid guul somalia

  • @Adan974
    @Adan974 Месяц назад +3

    Ninkaan warkisa wa sax

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Месяц назад +1

    Waa runtii somaliland muuse biixi maxkamada hala soo taago dambiilaha 1 kow ah

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад +1

    Xildhibaan Ooyaaye, iminka cadhaa laga soo taagay
    Dadka taageera ayaan ahaa lkn iminka intuu naaxay ayaa cadho caga leh uu noqday😂😂😂😂

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Месяц назад +2

    Waar orad dadka kiradiisa aad ku dhegan tahay waxaad ku hadlayso waa cadaymaha lagu horqaadidoono gofanoow sii baq dhamayso waadiga guriga ka dhistay cashuurtii ummadda

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Месяц назад +2

    Soo bax baa la leeyahay ooy sacabka leefaysaa

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 Месяц назад +1

    Wll dalkani buq iyo fadh fadhdada Uma bahna

  • @suleekhacabdilahi8
    @suleekhacabdilahi8 Месяц назад +2

    Waar ay ay dhalay batahy oyaye fakin

  • @muxudiinhassan9612
    @muxudiinhassan9612 Месяц назад +1

    viva abiib

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад +1

    Muuse haduu dalka dhaafo wax waliba way hagaagi

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад +1

    Reerku waa ogyahay in aaney runta diidaan hoos u dhig oo ka dhin

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Месяц назад

    MR MOHAMED ABIIB DAACIDNIMADDA,WADANINIMADAADA IYO KARTIDAADA SOMALIWEYN BAA KU BAAHANE KUSOO DHAWAAW MUGDISHO ADIGOO MADALAAYA GOBOLKA WAQOOYI GALBEED.
    WELL CAME HERO TO CAPITAL SOMALI WEYN
    wiil Hiraan

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 Месяц назад +1

    Dee xildhiban adunba no shegay jabuti in ad basabor u donatay madama akonku ka madhanyahay bisarad aya ku haysa in lagu amusiyo ayad rabta miya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад +1

    Halyat.hadii.hantida.umada...daays.daays.waalagula..baysan

  • @aliabdulkaadirmohamed
    @aliabdulkaadirmohamed Месяц назад

    Bro don't start crying 😭😭😭

  • @mussejama311
    @mussejama311 Месяц назад +4

    Ninkaan bulshaduu kicinayaa!!
    Waa sharciga la marshaa.
    Dadbaa soo qalday canugaan..

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 Месяц назад +1

      Sharciga iidoorka miyaa la marinayaa

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Месяц назад +2

      ​@@daljireali4783 kaasa ka xaasila meeshn cidii buuq ka qabtaa albaabada u furan quruxey 😂😂

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 Месяц назад +2

      @@dojimohammed7796 Quruxeey? Raga iyo dumarka iskugu kaa mid miyaa😀 Abaarso waaxid

    • @kaarshe141
      @kaarshe141 Месяц назад

      kkkkkkkkkk​@@daljireali4783

  • @SuhaipXhaka
    @SuhaipXhaka Месяц назад

    Diyar nhy ree awdal❤

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад

    Hore haloo socdo
    Dadku way wada cabanayaan dhamaantood ilaahay ayaa xaq soore ah

  • @abdillahihassan9157
    @abdillahihassan9157 Месяц назад

    Xildhiban Maxamed abibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaalmohamoud1887
    @jamaalmohamoud1887 Месяц назад +1

    Kani wadanka waa ku dheerad

    • @user-zx2vr2ez2t
      @user-zx2vr2ez2t Месяц назад

      Xabbi Malayiin❤❤❤❤ horay usco❤❤❤❤❤❤

  • @siciiddaahir6799
    @siciiddaahir6799 Месяц назад

    Hambalyo

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 Месяц назад

    Is casil rer boramow uso heesa inaderken

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад

    Dawlada iyo xukun xumada somaliland ku gabsatay in laga hadlo way tahay. Lkn hadal ayuun baa haysaan dhamaantiin.
    Ilaahaw u sahal dalka iyo dalka

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk Месяц назад

    AABAHAA WARAYSOO. AWOODAA SHARCI KUTUMASHO MAAD LAHAYD KUDHE. MISE. BISAD BAAD AHAYD. REER MIYAAD KU HAN JABAYSAY

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Месяц назад

    Waxan oo maaleyni muuse biixi qorshe kale ayuu wataa somaliland ku burbuuriinaayo sii dadka awdal siida lascaano uga goystaan

  • @omarabdi2769
    @omarabdi2769 Месяц назад +2

    Beenale

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Месяц назад

    Iayagaa.lagasoo.hunqaacinayaan.ahtida.umada..xaaraancunaysslsh.dadka.beenta.usheegaya

  • @pettita2059
    @pettita2059 Месяц назад +2

    Akhas xaarweyne

  • @SamriyeXuseen
    @SamriyeXuseen Месяц назад

    Libaaax libaax dhalay walahi afartan khaatumo soo reebtay waaan wasaynaaa xiĺ dh sare