Комментарии •

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 6 месяцев назад +6

    Illahey ha u naxariisto, marxuumkaas. Salaadana allaha naga aqbalo.

  • @Awaare17
    @Awaare17 6 месяцев назад +7

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:العهد الدي بينينا وبينهم الصلاة فمن تركها فقد كفر.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 6 месяцев назад +10

    Ilaahoow na’astur.

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 6 месяцев назад +3

    Mashallah 😍 illaah ha hanuuniyo qofkii salaada dukaneynin

  • @mohamedabdiraxman2162
    @mohamedabdiraxman2162 5 месяцев назад

    من ترك صلاة واحد فقد كفر

  • @abdimahad2498
    @abdimahad2498 6 месяцев назад +5

    masha Allah Shiiq bashiir ajar allaha haka siiyo. Alle ayaan ka magan galnay taarigu salaad

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821
    @yaasiinmaxamedshiikh8821 6 месяцев назад +2

    Caalim faqiih waaye. Jazaahulaahu kharan.

  • @saciidahmedshariifnour3012
    @saciidahmedshariifnour3012 6 месяцев назад

    Jazaakallahu khayr waad samaysay

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 6 месяцев назад +1

    Imika salad tukan lakin midkan rabi unba ceebtisa soosaray allow salada nohagaji amin

  • @user-gf6jl6dc2o
    @user-gf6jl6dc2o 6 месяцев назад

    Masha allah shiiq

  • @saciidahmedshariifnour3012
    @saciidahmedshariifnour3012 6 месяцев назад

    mshlh alla yaacizak barnaamij fiican aad nalawadaagtay
    ajar & xasanad alleh ka siiyo

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 6 месяцев назад +6

    Sax in ceebihiisa la sheego ma fiicna illaha loo baryaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 6 месяцев назад +2

    Wcs walalkey munsar ❤ sheekh badhiir Masha allhhh Masha allhhh ❤

  • @mahamedjama5483
    @mahamedjama5483 6 месяцев назад

    allah
    ha unaxaristo marxunka

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 6 месяцев назад +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw ❤

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh 6 месяцев назад +6

    Allaha unaxariisto. Balse waxan oran lahaa war salaada halagu dadaalo. Salaad hadii adan tukan maxaad kaga duwantahay gaalada.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 6 месяцев назад +5

    iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 6 месяцев назад

    Subxaanallaah yaa Allaah xusnal qaatima ayaan kaa bariney

  • @mohaabdi247
    @mohaabdi247 6 месяцев назад

    Wlaahi sheekha waa caalim.

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 5 месяцев назад

    Allzha unxristo yrabbii

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 6 месяцев назад

    قال صلى الله عليه وسلم العهد الذي بيننا وبينهم الصلاة فمن تركها فقد كفر

  • @ShariifXamza
    @ShariifXamza 6 месяцев назад

    Culimadas go'ankeyqateen waan kuracsanahay💯weykusaxanyihiin.
    Midakalle waaba sidasoo waa in lashegaa haduu xiriirka Alle uu jaray si God qashin logaliyo

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 6 месяцев назад

      Dadka allaah baa xisaabinaya shaqa aadane ma aha allaha unaxariisto

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 6 месяцев назад +1

    Asc ilaahayow u naxariso

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 6 месяцев назад +1

    Sax ma ahaan qokii qariyo illaah boqol dembigiis illaah u qariina ma fiicna in qof ceebtiis in aad sheegtid

  • @Cadale63
    @Cadale63 6 месяцев назад +3

    Scw scw scw scw scw

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 6 месяцев назад

    Fan Aamiin ya aad qaran ayaaba loo sameeyaa iyagoo la weyneynayo

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 дня назад

    S C W❤

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 6 месяцев назад

    waciyadu bilaaaah

  • @adonallah
    @adonallah 6 месяцев назад

    Subxanallah arinkaas wa qalad anaga waxa muuqda ayaa nalo diray salaada Hala dukado

  • @user-ue1bb6zq5d
    @user-ue1bb6zq5d 5 месяцев назад

    😮

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 6 месяцев назад

    Dadka alle maka fishoodaan ee way baqaan qofkastan waa in lagu cabsi galiyaa hadaadan tukan laguuguma tukan doono markaad dhimato good idea

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 6 месяцев назад +1

    يوم يكشف عن ساق ويد عون الى السجود فلا يستطيعون Taariku Salaadku Wuxuu Yahay Alaah Subxaanahu Watacaallaa Ayaa Kalaamkiisa Noogu Sheegay Kalaamkiisa Suuban Qur'aanka Ayaa Waxkasta Naloogu Cadeeyay Sheekh Hadalkiisu Waa uun iska Waano iyo Wax Sheeg

  • @saciidahmedshariifnour3012
    @saciidahmedshariifnour3012 6 месяцев назад

    kusaliya rasuulka صلي الله عليه وسلم

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 6 месяцев назад

    Aniga taarik Kuma tukan lahayn

  • @user-fe8ym2um6u
    @user-fe8ym2um6u 6 месяцев назад +4

    War heedhe.Somaliyeey deeynta ha leeyska bixiyo.Guryaha islaamkane halaga baxo.waa la dhimanayaye.

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 6 месяцев назад

    Nabi muxamed maahee
    Maqofkale maa shafiicik
    aro shiikhaw arintaadu waa baabul suufi

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Qof kasta oo muslim ah wuu shafeeci karaa. Ilaahay lagama xigo.
      Salaada janazadu waa nooc shafeeco ah.
      Caruurta saqiiray aya Aakhiro shafeecaya.
      Quranka aya shafeecaya
      Nabiga aya shafeecaya
      Waalidka aya caruurtooda ushafeecaya
      Camalka wanaagsan aya shafeecaya.
      Marka Shafeecadu way tira badan tahay. Maahan Nabiga oo kaliya.

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 6 месяцев назад

      Wax soo baro horta suufigaaga maahee shafeecada nabiguna waa mid darajo gooniya leh oo asaga allah siiyay dadka kale ee mu,miniidta ahna wayleeyihiin haddii aadan aamin santahay inaadan cid kale ilaahay wax u way diin karin maxaad waalid kaaga ugu ducaysaa mase umaba ducaysid shafecada wadaadku sheegayo waa ducada maydka lagu dul aqriyo oo ilaahay naxarista iyo dambi dhaafka loo waydiinayee

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 месяцев назад

    Runahaanti diinta waa qofka qalbigiis, kuwa tukadaan habeen iyo maalin oo qalbixun leh iyo kuwa alsheydaanka ah oo umadda qarxiya ayaa iskajira oo umadda muslinka ah gaalo uguyeraan, Soomaaliya joogaan. SUBXAANALLAAH

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Qalbi wanaagsan waxba kuu tari maayo hadaadan tukan.
      Taariku salaad inuu gaal yahay ayey adiladu cadeysay.

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 6 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 6 месяцев назад

    Illahey hana asturo wartukada dadoow wiilku waba yaabee

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 6 месяцев назад

    Wcs

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 6 месяцев назад +1

    Shikh fadwoonaya hal aayad ama hal xadith ama hal qaacido oo sharciya shegayn?

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv 5 месяцев назад

      Waa caqligiisa
      Ama diinta cusub ee la, keenay waayahaan

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 6 месяцев назад

    Illah baa xukkunka leh, laakinn waxaa nala farey in aan isku naxariisanna

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 6 месяцев назад +1

    . . . Ha is aflagaadeyn, hana isku caayin naanaysyo. Sharku waa magaca xumaanta iimaanka ka dib. Ruuxaan toobad keenin kuwaasu waa daalimiin (Suuradda Xujrat: 11

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Umada Nabi Muxamed waa mar khaati dhulka dushiisa.
      Qofka marka uu dhinto hadey ka maragkacaan inuu xun yahay waa ahlu naar hadii ay kamarag kacaan inuu wanagsanaa waa ahlu jano.
      Waa hadiiskii Nabiga c.s.w
      Marka umadu waxy isku raaceen ruuxaas dhintay inuu taariku salaad ahaa.
      Runtii waa markhaati kutusinaysa in xaalkiisu aad khatar uyahay, looga cabsi qabo Naar.
      Ilaahay naar hanaga najeeyo dhamaanteen.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 месяцев назад

    Waa yaab yaab yaab diintii muran ay la galiyay.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 6 месяцев назад

    من مات وهو لا يصلي فهو كافر، لا يغسل، ولا يصلى عليه، ولا يدفن في مقابر المسلمين، ولا يرثه أقاربه، بل ماله لبيت مال المسلمين في أصح أقوال العلماء؛ لقول النبي ﷺ في الحديث الصحيح: بين الرجل وبين الشرك والكفر ترك الصلاة أخرجه الإمام مسلم في صحيحه، ولقوله ﷺ: العهد الذي بيننا وبينهم الصلاة، فمن تركها فقد كفر ...

  • @user-my2cz8gm4l
    @user-my2cz8gm4l 6 месяцев назад +1

    Qof asoo caafimaad qaba diida inuu gala beytka Allah wa qalad in lageeya asoo naxash lagu wada period

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 6 месяцев назад +1

    Habar gidir miyaa maaanta Diin ka hadlayso? yab badanaa, Guryaha Muuuqdisho oo xaaraanta ku daggan tihiin ka baxa ku laabta Kuroceel iyoo Dhuusamareeb, markaa diin ka hadla awsaakh yahay awsaakhdu dhashay.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 6 месяцев назад

    Sax waaye meyd ninkii xanto maanyada madhaqdo aa kayiri😢😢

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Xan maahan. Ee umada Muslimka ah waa markhaati dhulka dushiisa.
      Markaad dhimato waxy kugu yaqiineen unbay kugu sheegayan.
      Hadii ay wanaag kugu sheegaan ahlu jano aya tahay. Haday xumaan kugu sheegaan ahlu jano aya tahay.
      Waa xadiis saxiix ah.

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 6 месяцев назад

    Soomaali dad aan islaam ahayn ayay masaajidkakeenaan

  • @elijah4984
    @elijah4984 6 месяцев назад +1

    Masheeekhey ana waalina,waliihin ba ku tuukan jirteen dadko dhan ee ma imka diinta fahamteen??

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv 5 месяцев назад

      May waa caqligiisa
      Hal aayad xataa ma sheegin

    • @elijah4984
      @elijah4984 5 месяцев назад

      @@AliAli-qp3uv munafaqa uunba lagu tuukan ee,wan in la cadeeya munafaqnimada meydka!!

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv 5 месяцев назад

      @@elijah4984 haa ma waxaad ka waddaa xukun aan xukunka allah aan aheyn baa lagu xukmin karaa?
      Jawaabtaadu haa !!!
      Hadday Tahay allah ayaa kuu jawaabi hadday may
      Tahayna allah ayaa kuu jawaabi !!!
      Ogow taa!!!!!!!
      Ilaahay cidna ha umarin!!!(ninna udaba fariisan). Maalinta yoomu xisaab waa maalin adag oo qof aad ucararto aysan jirin (hooyo,aabe,saaxiib)
      Munaafaq Iyo shaydaamo,iwm oo kugu tulada iskba daaye

  • @abdiomar9509
    @abdiomar9509 6 месяцев назад

    Wadaadka wuxuu sheegey fanaaniinta iyo kuwa tiptopka ka ciyaara xaalkooda ma fiicna waa in laga toobad keenaa

  • @cabdulaahiyuusufxasan9993
    @cabdulaahiyuusufxasan9993 6 месяцев назад

    Wey fiican tahay inaan lagu tukanin taariku salaad Kuwa dambe cashar ayey u noqoneysaa xataa Allaha unaxariisto waakugu dembi adoo og inuusan dukanjirin Laakiiin kiimadaxa looga jiro qalinka waa laga Kor qaaday wax looqoraayo maleh waa lagu tukanaayaa

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 месяцев назад

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH Ya RABB
    Hadiiska Deenta laguleeyahay, Nr-ka soogudbiya fadlan
    Mahadsanidiin

  • @abujole3992
    @abujole3992 6 месяцев назад

    Qofka hadii salaada majiro haduu dhexo salaad malaigu laho majiro qofkaas malagu dugto

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821
    @yaasiinmaxamedshiikh8821 6 месяцев назад

    Cilmi yari, xujuurinimo, kibir. Iyo seef laboodnimo ayaa iii ka muuqatay meeshaas.

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Hadii aad tukan diido adeer qashinka aya lagu dhigayaa.
      Taariku salaadnimo waa wax aad uxun oo gaalnimo Nabigu ku tilmaamay.
      Kii daynta qabay hadii Nabigu ka cudur daartay
      ma kii salaada katagay aya mudan in lagu tukado.

  • @maxamednuur649
    @maxamednuur649 6 месяцев назад

    Sheq ibn utheymin waxaa uu dhahay qofkaa salaad katga waxba waxba uma dhexeyo asaga iyo kufriga

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Nabi Muxamad aya yiri ee Shiikh Cuthaymijn madhihin.
      Waa xadiis saxiix ah.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 6 месяцев назад

    Dadkii la socday meedka ceebta maydka ma asturin
    Maxay u soo raceen maydka
    Markay wax ka sheegayaan.

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 6 месяцев назад

    Shiikhaw afaaraha laguma
    Weydiin ee ka jawaab Taarako
    Salaadka.

    • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
      @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 6 месяцев назад

      Boqol fanaaniina oo tukado
      ayaa jir.Xadiiska R.C.S. mantaraka salaad mutacamidan farad safari.
      No salaatul janaasa

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Shiikhu Taas wuu kagaabsaday madaama laysku khilaafay madaahibta dhexdooda.
      Wax soo baro adeer.
      Sida saxda ah ruuxa marna tukada marna kataga waa muslim. Waana lagu tukan karaa, qubuuraha muslimiintana waa lagu aasaya. Sidaas waa madhabka shaafici imaamu Maalik.
      Lakiin dee qasab maaha in lagu tukado, xitaa muslimka daynta qaba aya laga cudur daaran karaa ilaa daynta laga bixiyo.
      Iyo kuwa tukada lakiin fisqi kale ku caan baxay.
      Marka laazim maaha in ruux kasta lagu tukado.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 месяцев назад

    Waxaa lagayaba in u ninkaas maskax ahaan laga hayey ee uusantukanjirin……Alsheeydamadii umadda qarxiya, dadka waleen. SUBXAANALLAAH

    • @Sulqayareey8888
      @Sulqayareey8888 6 месяцев назад

      Taariku salaad qiil ha u raadin boqolaal fiyow oo salaada diideen aa jiro

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 месяцев назад

    Culumadu way ku kala duwan yihiin laakiin cibro ayaa ugu sugan qof kasta oo aan tukan in la isku kaa qabsado Malagu tukan karaa mise Laguma tukan karo hada bilaw walal ama walashay hadaanad tukan

  • @abujole3992
    @abujole3992 6 месяцев назад

    Qofka haduu salaada ogol waa lagu dugta

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 месяцев назад

    Somalih haday din wax kah taqan xabad isku mah dhameyen xarantah may cunen qabil iyo dulmih iyo bob ku may sameyen umadah

  • @M45_0
    @M45_0 6 месяцев назад

    Kuwa tiktok wareegaya idinka laidin lahadlya taarik salat kaliya maha qofki muqaal fcn ilaahy lahortgin kana xishoon sidaas udanbeenysa

  • @garsoore4146
    @garsoore4146 6 месяцев назад +1

    Qofka hadaad galnimo anad ku maqal waad ku dukaneysa.

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Nabiga aya ka cudur daartay nin dayn lagu lahaa inuu kutukado.
      Maxay kula tahay taariku salaad?

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 месяцев назад

    Somaliyey dan na wanleyahey damerana iiraran ta nagadayo
    Bal kawaran nin kasheganayo masul oo waliba ah culimo oo
    Sanad keliya qarax kuxasuqay in kabadan 2kun oo muslimin ah oo weliba biri mageydo ah
    Kaas marku dhinto maxaad ugu tukatan

  • @CubdullaahiCabdiraxmaan-gg1ix
    @CubdullaahiCabdiraxmaan-gg1ix 6 месяцев назад

    المرجئة يهود القبلة.
    والمرجئة المعاصرة ليست كالمرجئة القديمة، فالمعاصرة كافرة والقديمة مبتدعة.

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 6 месяцев назад

    Habar digir ayaa maanta diin iyo Islaamnimo inoo sheegaysa wa yaab, dhulkiinii ku laabta Xamar isaga taga, guryaha aad xoogga ku dggan tihiin dadkii laha siiya.Odaygaa hadda hadlayaa 1991 kii xaggee ayuu joogay weydii wariye isku sheegoow.

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 6 месяцев назад

      Dee qof kasta danbigiisa asaga aya iska leh.
      H/gidir meeqa aya xoolo raac ah ama masaakiin suuqley ah. Oo waligood wax gaysan.
      Afkaaga umada muslimka ah kaleexi.
      Teeda kale culimadu ma maxkamad baa loola tago wixii laysku gaystay?

    • @amiinali8969
      @amiinali8969 6 месяцев назад

      😂😂😂wlhi waa runtaa

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 6 месяцев назад

    😂 Ilmihisi baa sheegey inuu tukan jirin. Maxaa loogu qof marku noolaa diidey inuu Ilaahey u sujuudo.

  • @abujole3992
    @abujole3992 6 месяцев назад

    Ninka haduu Muslim yaxay salaada mar wuu dukta marna madukado

  • @user-wg7op9ns1m
    @user-wg7op9ns1m 6 месяцев назад

    WAA HIRGASHAY FARIIMAHA DIINTA UU WADO SHIIKH UMUL IYO SHIIKH XASAAN IYO SHIIKH SHIBILI DIINTA ILAAHAY BAA LEH EE SADEXDA NIN ISKA LEH RAGA FAAFINAAYO FIKIRKA SADEXDAA NIN WAA AYAAN DARO IN LA RAACO FIKIRKOODA WAA AYAAN DARO IN MASKAXDA SHIIKH UMUL IYO SHIIKH XASAAN IYO SHIBILI MA MUDNO IN LA RAACO FIKIRKAAS LA SOO MAANGUURIYAY WALEE MASKAXDII WAA NALA QABSADAY WAXAA NA WAALAY SADEXDAA NIN UMUL IYO XASAAN IYO SHIBILI

  • @mohamedabdiraxman2162
    @mohamedabdiraxman2162 5 месяцев назад

    ما سلككم في سقر

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 6 месяцев назад

    Meel luuqa lagelaaya

  • @mohamedabdiraxman2162
    @mohamedabdiraxman2162 5 месяцев назад

    قالو لم نك من المصلين

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 6 месяцев назад

    Habar digireey dhulkiinii ku noqda Muuuqdisho wax aad ku soo kordhinasaan maajirto, dhibaato ayaad la timideen, hadda waxaa bilowdeen in aad wiilashii yar yaraa aad kufsataan.naalad idinku dhacday.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 6 месяцев назад

    Wiilku zabihiis miyuu xarash uhayey muxuu isgagadeynwaayey

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 6 месяцев назад +2

    Habar gidir wax aydiin layaqanan baa iska yar marka hore hantida guud iyo mida gaarka haiska celiyaan.😂

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 6 месяцев назад

    KKKKKKKK MA XAMAR AYAA XALAAL IYO XARAAN LAGU MURMAA MA XAMAR AYAA SHEIKH IYO SHEYDAN KALA LEH DHAMAN XARAN TUUGO BEEN KUNOOL WAYE OWLADU ZINA XISBU SHEYDAN ALSHABAB AYAA DIIN LAGA SUGAA😂😂😂

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 6 месяцев назад

      Subxanalah koley somali ismadhaanto laakiin intaas oo dad ah iney ehelu zinfandel iyo xaran cunaan adaa aaqiro marqaati kanoqoneyso arinsahlan mahan

    • @abdullahisiasa7861
      @abdullahisiasa7861 6 месяцев назад

      Adhiga hadad dhimato masajidka kashegaya janazada kudidaya aflagadaa arkaya janaza heli meysid

  • @kalifkelif1301
    @kalifkelif1301 6 месяцев назад

    Fadlan contact gaaga adoo mahadsan