15 FURO BIYAHA DHAXDODA KASO SAAR KUNA GULEYSO IPHONE 📱 BIG GAME

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 409

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +95

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @qeyspower6024
    @qeyspower6024 Год назад +61

    Baba jeey ino team 27 ka tirsanyhy inta arkty like Saar😂🤍

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +70

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +74

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Год назад +48

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +53

    Allah is the Greatest ❤☝️

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Год назад +38

    ASAD HAGIO IS NOT EASY

  • @feysalshakaarte977
    @feysalshakaarte977 Год назад +18

    Always well received 🙏
    Waxaan cml ayaa i karaayo 😍
    Keep going mclimuu baaba jey 💪❤️

  • @bakarowmoha
    @bakarowmoha Год назад +17

    Ku sali nabiga scw❤

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Год назад +1

    Horey u soco baaba dhalinta waqti sii

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +9

    Hadii aad artiye magac Allah like sare 💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Год назад +8

    Caawa Anaa ugu horeeyo masha Allah Keep going Baabajey 🥰❤️

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Год назад +9

    Baaba jeey wiilasha kale next week u qabo insha allah si ay dhamaantood u guuleestaan thank you

  • @abdullahinur6380
    @abdullahinur6380 Год назад +7

    Dhamaantood qof sifiican u quusi karo kuma jiro calashaan diving muhiim waaye in ay schoolada dabaasha aadaan waa muhiim inshalah

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu21 Год назад +8

    Mr copy maa noqotey wax cusub la imaaw
    Asad hagio is not easy 😂

  • @safacabdirisaaq8870
    @safacabdirisaaq8870 Год назад +21

    Asad isn't easy

  • @ramla8285
    @ramla8285 Год назад +8

    Baaba dhalinyarada dhiiri geli
    MashaaAllaah❤❤❤❤

  • @salahbafo9354
    @salahbafo9354 Год назад +2

    Aad baan kuu sallaamey baba mida kale barnaamijkan aad buu ii cajabiyey waxaan ubaahanahay inaan kaqeybgalo insha allah hadii aad ii ogolaato Thanks

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Год назад +9

    Baaba keep going 700K coming now inshalah 🎉❤❤❤

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 Год назад +2

    Wlaaa qir dee agh new challenge mhn ee wxa Didier laheed challenge frome asad hagio 😂😂

  • @WiilkaHooyocaasho
    @WiilkaHooyocaasho Год назад +2

    Babajey sxb asad hagio waa dhacday haday noqoto dhanka hadalka oo hadalkagi waa badashay barnamij yadiisana waa samene waxam kugula talin laha inad maskaxdada maasho sida barnamijki caaga aad ukensatay

  • @huseinali499
    @huseinali499 Год назад +5

    Asad is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 Год назад +33

    #babajey horta waan ku salami 👋 Salam ka bacdi War zxp maalin walba iyo xili walba aan ku dawado iPhone bad bixisa o sidi qof shirkadaba u shqeya cml anagana wllhi billhi mid yaroo aan xita youtube ka dawado la ahy xiligan hada ah gbr ila dhalati Baan iska badbadalna o qofba xili bu haysana Wana isku dhip qabna zxp bl hadad comment gyga aragto IL gooni ah igu so fiiri bo saan xal ma ahee ciil nagu diloysaye anagana taagerahaga nahee 🙌🙏

    • @maanowjr9421
      @maanowjr9421 Год назад +7

      allhii ku uuntayoo koonkan kukeeny bari alx nadheh hadii aat heesato 6lixdaada lixaad Alx koley nimcadii ilaahey kusiiye oo lixaadkada dhameestiry maad kuxamdisid oo asiga aad baryid ilhey waa qafuuru rxiim Aphone kabdn ayaad kaheleelkn ihehygii ku uunty inaad barisid ama bini aadn barisid wlh farqi wyn aya udhaxeeyo waayo raxmada ilehey lagama quusto hda waadna kaheshay swp wxad heesata indho nadif eh oo hda qoroalka aad kuso qorty bini aadan indho makusiin karaa tas kuxamdi alx ilhey nimcooyinkiisa xaqiq inta laguma sokoopi karo

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 Год назад

      @@maanowjr9421 War nio calacal ka iyo waxan dhan aad so qorayso maxa way aniga lixdayda Maan ka hadli alx lixdayda wan qaba mana baryoy nin ka ee wan ka codsadi haduu I aqbalayo iyo hadii kle maxa ka Gali وتعاونوا على البر so ayad Quran ma aha in wanaga la isku caawiyo adiga hada iga cawnyn xaa ka cawadsinayo aad book dhan iigu soqore 🤔

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 Год назад +4

    Asad hajio is not easy🎉

  • @AhmedAbdiNuur-tw9mb
    @AhmedAbdiNuur-tw9mb Год назад

    Baaba jey legend waye wlh siduu dhalinyarada fursada usiiyey good 💪

  • @majidgalayr2363
    @majidgalayr2363 Год назад +2

    Babjey tem 27 ayan ka dawaday inta arktay 👍 sara

  • @habiiboabdi3531
    @habiiboabdi3531 Год назад +4

    Baabajeey koobiga nàka dhaaf biliis🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @rugsanmall5895
    @rugsanmall5895 Год назад +2

    Asc Baaba aad iyo aad aan ugu helay Barnaamijyadaada..

  • @omararabehawa4222
    @omararabehawa4222 Год назад +1

    Mashallah qofka qof wlalkisa garb istaka iskna ilahy ayaa karab siyaa wax ku dhiba ilahy kuma tuso bro

  • @murzal385
    @murzal385 Год назад +1

    Ku sali nabiga Muhammed scw scw scw

  • @abdinaasirbaari4285
    @abdinaasirbaari4285 Год назад

    Team 27 ❤❤❤ waxba la idiin kama qaban karo wlh Asad nolaaw sxb cadaw gaa cagta hostiisa

  • @salewanyasiin
    @salewanyasiin Год назад +1

    Macalin babajey Jalinjiga nokalemaligudaro

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +1

    ❤Baba jey legend wan ku wataa ❤

  • @muxsinosman-mg5jb
    @muxsinosman-mg5jb Год назад +2

    Asad lee kadawo deyso challenge laimaaw nio saantalo maku noqoto😅

  • @yasiinaweeys807
    @yasiinaweeys807 Год назад +1

    Amazing 👏 🎉

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Год назад

    Baba jiis wa munafaq dumarka kuniikiyo wana jiis saqajaan ah .wa jiis dawada ugu niikiyo dumarka xalfadaha imaado oo danyarta ah

  • @realshaaficu1196
    @realshaaficu1196 Год назад +1

    Asad is not easy

  • @abdulkadiraliomar5441
    @abdulkadiraliomar5441 Год назад +4

    New challenge kulahaa jiisow Copy dhaaf 😂😂😂

  • @muniiralhadaadi5704
    @muniiralhadaadi5704 Год назад

    baaba jeeyow zxp fursadeena nasii anagane wan rapanaa nsaiibjeena❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +2

    Baaba xishoo view's ayee kaa tahay waan ogahay lkn xooga kala yare bahasha asad challenge yadiisa udaa waan ogahay inuu asiga xita ajaanibta ka koobi yeeyo lkn adina daa, wah 😏

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Год назад

      @Mohamed Saciid waad saxan tahy lkn waxaan ka wadaa challenge gaan wuunaga bad batay naga daa kawada

  • @mohamedousman7973
    @mohamedousman7973 Год назад +1

    Keep going brother

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 Год назад +2

    Masha Allah ❤❤❤masha Allah ❤❤❤

  • @AbdiNasir-sb5kp
    @AbdiNasir-sb5kp Год назад

    Asad hajio iyo bubg wa walalala ee iskudurka haldya plz dont disturb himself other ways bubg 1BILLION kurejeni dona comming soon I.a

  • @ahmedshide4062
    @ahmedshide4062 Год назад +3

    Wan Kaso Qeyb gali laha Lkn Nasibku Wu isacidi Wayay Sababto ah Muqdisho Maba Joogo💔😪

  • @Tyger23ihhv
    @Tyger23ihhv Год назад +10

    Nio xishood majiro miyaa nin facaaga maa maalin walba kobiyeene 😂😂😂😂😂

    • @mulkibishar3305
      @mulkibishar3305 Год назад

      😅😅😅

    • @abdulahiabdullah1760
      @abdulahiabdullah1760 Год назад

      Benta mahan legend kan wlhi waxbo kama jogo badan u firiso RUclips kis all of them wa copy hada Chinaski hada wu ka so copyi maskaxdis wax kala ma imankaro nothing👈

  • @user-ou3rq2to9k
    @user-ou3rq2to9k Год назад

    Camera man biyaha ku Jira wa legend

  • @suheibabdirashid6476
    @suheibabdirashid6476 Год назад

    M.a allah baba jet nin qalpi wanagsan

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад

    Legend always babajey and anshah iPhone 14pro max congratulations 💪👍👍💯💯💪🌷

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Год назад +1

    Asad xajiyo ha kobiyenin wax cusub noo ken Baaba

  • @abdiazizmuktar2641
    @abdiazizmuktar2641 Год назад

    This is the best challenge saan macquul wana chalengeyada Calamka cml waaye Lkn prankiga lis laogyahay oo nafta Ada noga qaadeen nagadaya

  • @warsame1197
    @warsame1197 Год назад

    Babajey tartarkan aniga iga soo qebgali Thnks

  • @hassanbinudahir1892
    @hassanbinudahir1892 Год назад +3

    Another level keep going

  • @najimaxuseen9838
    @najimaxuseen9838 Год назад +2

    Walal Babaajey waxan ka codasanaye inad i gado talafon uu iga xunayei bliz codasiga inad iga ajibato raba tagarahaga ahayi mahad senidan 🙏😭😱🙁

  • @muktaarmaxamedaxmed1945
    @muktaarmaxamedaxmed1945 Год назад +1

    wow Legend baabajey

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Год назад +2

    Baaba jeey one million insha allah sanadkaa waa gaaree hadiyad koowaad waa ani

  • @khalidyusuf1467
    @khalidyusuf1467 Год назад +1

    Kani waa khasaare baabajey la idhaa meeshan ilaahuunba ka masrufayee curin ma laha nin ka yari wuxuu sameeyo ayuumbuu ku dayanayaa dadkaasi waa dadka aan loogu talo gelin inay wax noqdaan haduu fikiri lahaa wuxuunbuu keeni lahaa lkn ma fikiro waa musiibo wlaahi qof aan waxba bulshadoisa ku soo kordhinayn umana qalmo in la taageero

  • @user-le5gv3bx2v
    @user-le5gv3bx2v Год назад

    Firi baaba Sethy 😮

  • @user-dh4gg1iq4p
    @user-dh4gg1iq4p Год назад +8

    New challenge ku lahaaa Asad aaa ka kentay jiisow 😂😂😂

  • @cabdimajiidbukhaari3910
    @cabdimajiidbukhaari3910 Год назад

    Baaba jeey waan kusalaamay
    Waxaan kamid ahay taageerayaasha ku xidhan chanel kaaga
    Fadlan ciyaarta igu dar si aan utijaabiyo nasiibkayga

  • @calicadaawe1955
    @calicadaawe1955 Год назад

    Hamplyo zxipkie Anshax Guuleyso prother ❤❤

  • @hsss698
    @hsss698 Год назад

    Baaba iso qabo Anika waan kahela game okale intee kala soxrira ohmg

  • @naciimoaweys7557
    @naciimoaweys7557 Год назад +4

    Baba Ani maad iisisid iPhone14 😊

  • @safwaanmawliid7297
    @safwaanmawliid7297 Год назад +1

    idiska so qaabo❤😮

  • @user-qj6ok8ku8p
    @user-qj6ok8ku8p Год назад

    Ani kaqaybgalaa ila soo xirir baba tagero lambar one❤

  • @maxamedaar6576
    @maxamedaar6576 Год назад

    Zhp anshax guul mar wlipa

  • @Aanas_jp
    @Aanas_jp Год назад +1

    Asad hajiyow 😂😂

  • @abdikariin8074
    @abdikariin8074 Год назад

    The legend abdiqadir qajacle guleyso

  • @OmarAdan-ec1hb
    @OmarAdan-ec1hb Год назад

    Babajey Ina ilmadisho miya bilaw day wahi midka garanka cad wow Dhiman rabay .Ina maqa xidada kaso qebgalan Rabay Lakin umaso socdo bp

  • @abdifitahteenka5875
    @abdifitahteenka5875 Год назад

    Baaba sxbow barnaamijkan maa igu sharaftid hadad nasab thy 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 iphone kaas wlhi waa dafi lahaa insha allah

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Год назад

    Baba jey horay u soco with in this week 700k comeing soon insha allah ❤

  • @caashomuusemaxamed5102
    @caashomuusemaxamed5102 Год назад

    uff gopy iska daa

  • @nuuraabukar9347
    @nuuraabukar9347 Год назад

    Baaba jeey idiriska keen meeshaaan 😂

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +1

    We are team iPhone 📱 i am in ankara keep going baba jeey bro

  • @maxameddeeq9786
    @maxameddeeq9786 Год назад

    Hampalyo zxp C/qadir Mohamed qajacley

  • @abdiwelimohamed9603
    @abdiwelimohamed9603 Год назад

    Baba keep going libx 100k new so dhaweya 😢😢😢😢❤

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Год назад

    WOW legend baaba jey keep going bro ❤❤❤❤❤

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Год назад +9

    Baaba waxan talo ahan uso Jedin lahaa qofki furaha sobixiya hadi u ufuro iyo hadusan ufurin ba wa inu biyaha ku dhex rida hadana sidi qofka ku xigo u nasibkisa u tijabiyo marwalbo wa iney furayasha ahadan 15 xabo Lkn qofka kowad hadi uso bixiyo hal xabo kadibna aad bananka dhigto waxey lamicno tahay qofka ku xigo iney u fududaneyso inu helo waayo tirada furayasha weysi yaranaayan marka si tirada eysan u yaaran wa in lagu celiyo qofka hadi u furo ama usan furinba

    • @anabmhirey1076
      @anabmhirey1076 Год назад

      Xaasid hdey u fududaato sow wllkagi oo wx heley lee maaho 🤔

  • @anasmaxamedanasmaxamed605
    @anasmaxamedanasmaxamed605 Год назад

    Ani hadee soqabto lpx❤❤😂

  • @suufiaxmed955
    @suufiaxmed955 Год назад +2

    Masakiin aya bahaan baba jeey 😢😢

  • @sacdiyo3694
    @sacdiyo3694 Год назад

    Baba codsi ana i gad noh wa ubahnahaye

  • @FitaxCali-or2iv
    @FitaxCali-or2iv Год назад

    BBaaba plz teamkaga igusodar🙏🙌

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Год назад +1

    Hambalyo hambalyo anshax❤❤

  • @maankadaud7590
    @maankadaud7590 Год назад

    700k come soon abti mcn❤

  • @sadamahmed5646
    @sadamahmed5646 Год назад

    Baaba seyga baaquli boy Idriska itaabo iyo kabtan baara abdulahi kashka keen plz hadaa muuqaal keygaa aragto 🙏🏻

  • @maankamaan177
    @maankamaan177 Год назад

    Baba jeey sxb Sanduqa biyaha kurid asago faruq ah furayashana bananka dhig sxb sidaas ayu ku wacan yayah sxb

  • @shucaybmohamed7575
    @shucaybmohamed7575 Год назад +13

    Wax cusub laimow 😂😂😂

  • @mohamedaminabdirahman8139
    @mohamedaminabdirahman8139 Год назад

    Seyid Ali kusodar

  • @cawiljiyo5578
    @cawiljiyo5578 Год назад

    BarnaMuJ inad samayso ayad ugu Tala gashay lkn in la guulaysto ugumad Tala Galin baba ♥️

  • @sihaamahmed2895
    @sihaamahmed2895 Год назад

    Wey dadaaleen

  • @abdulkadirmoalimmohamud2531
    @abdulkadirmoalimmohamud2531 Год назад +2

    BaaBajey is Team 27😂😂

  • @maxamedtooto8979
    @maxamedtooto8979 Год назад

    Baba ma iso qawati nasiibkeyga aan tijaawiyo 🎉❤

  • @ahmedkahe4936
    @ahmedkahe4936 Год назад

    Halmid aya lee yahay babajeey inta adan samey nin challenge waxa fican in aad wey diisid in ee dawal yaqanin iyo in kale wallah koligeed dawaal ma yaqanin hadi esan kugu dhiman Alhamdulilah seen bari fiiri qof ka side waxa isku yahiin ha iska so wadan o tada lee ha fiir snain😏

  • @XasanAhmed-yi4zw
    @XasanAhmed-yi4zw Год назад

    Baaba anaa diyaar ah isoo qabo

  • @muraadajs6064
    @muraadajs6064 Год назад +3

    Copy right 😢😢😢

  • @cadnaancusmaan1581
    @cadnaancusmaan1581 Год назад

    babajey sxb isooqawo anigana aa kasooqebqaate

  • @caseypoqore3788
    @caseypoqore3788 Год назад

    BABA JEEY Ani waa kuu tageera iPhone ibi plz 😢

  • @Shacduush
    @Shacduush Год назад

    Hanbalyo walaal

  • @VyzbKartel-iz5ub
    @VyzbKartel-iz5ub Год назад

    Keep going

  • @user-pn5hi4xw6x
    @user-pn5hi4xw6x Год назад

    Micmaha dhan ma fahansana ana mesha ka maqan baba wlhy waa canbulo carab saran howshan

  • @Neymar-tv8kp
    @Neymar-tv8kp Год назад

    Keep going 💪 babaa