Wllhi sidaa usheegtey waaye riyooyin badan kuriyoodey marka bilaabey bahalo idaba socdo 3 bil ayaan wadey hada 1 isbuuc iyo bar ma aqrin iso duceeya culees baa iga korey wllhi intaa sheegtyba waan isku arkay suurada waa cajiib waa هديه من الله
Aniga waxaan wada 2 sanno oo waxyar la a markaan bibayay reyooyinkaas waan ku royoon joray mas madow iyo ey madow oo i eryanaya , hadda waxay ii noqotay suuratu faatixa oo kale 5 mar maalmaha qaar akhriya waan ku caafimaaday markaa ukhrinta suuratu baqra waa nolol isku daya inaad laasimtaan
Abyo hadaan kutukado saltuleylka kawrn ama ina fadhi ku aqriya laraba ayada dhn hada kutukado kwrn wasee ma saladey kufcnthy lagu tukado ama ina fadhi ku aqryo
Walahy masha allh surta Baqro wa barko alxmdulilaah Ilahay baa igu daray dadka la nool nimcoyinka ilaahy I siii yey walahy hadaan sheego ma dhameyn karo ilamo baa iga socta 😢😢 markan Arko nolsha Ilahay uu ii siiyey Yaa Raxaman Alxmdulilaah
Meqa jer aqrisa mx kala kulantay abyo
Suuratu al baqra iyo saliga nabiga wlhi qufki daaima arki karo macaankooda allow kuwi joogteya naga dhig 🤲🤲
Ya rabb aaaamin
Suuratul baqra suurad aan aad u jeclahay اللهم ارزقنا فصلها و بركاتها
Wllo aniga oo umul ah ayan intan afartanka ka baxayay akhriyay everyday wlh waxan dareemay powerful dadka dhan waxad mooday in la I sakhiray waxad mooda qanacsanan aan qabo waxad moda in aduunka iyo akhiro la ii balamiyay oo meel camalki akhiro iyo ti aduun la isiiyay masha,allah hada wan ka daciifo caruurti ayan ku mashquulay kadib wlh shaydanka asago khanaaqsan ayuu kuso weerara markad dayso
Mashaa Allah walal Anigaa Tijaabiyay Lkn Waan Kala Joojiyay Hadane Dib Ayaan Ubilaabay Lkn Hadalkaadu Waa Xaqiiq xasilooni Iyo qanaaco Qalbi Waad Ka Heleysaa Suuratul Baqra
Shukran abyo mar wlbo waan jclhy baqro inaa aqristo culees iga saran hbnkii marka seexanyo telfanka ka dartaa😢
ANAA MARQAATI KA AH❤ ALHAMDULILAH ILLAAHAYGA NAWAAFAJIYAY AYAA MAHADLEH❤❤❤❤❤
Dar illahay ku jeclahay wallashay 😢❤❤❤ MashaAllah wlh
❤️❤️❤️❤️
Ilahey wax kheyr badan alaha kugu bedelo ninkada iyo carurta alaha ku xafido
Allahuma aaamin , jazaka Allah walal
Masha Allah ❤ waan aqriya laakiin 4 maalin ayaan ku dhameeyaa waxaan rajeynaya in aan ku dhameeyo 1 time
Abyo wad ayada kuu macananeyso
Mashaa allah allahu Akbar allaha ku xifdiyo
Allahuma aamin
Masha allah caqligaga iyo noloshaada allah kuu barakeyo
Aaamin Ya rabby sidoo kale adigana abayo
Maasha allah allaha ku xafdiyo. Hore u soco baraarujintaada .
M.a gabar wanagsana tahy😊
Masha Allah shukrn hppti ❤
Masha alah gabar wanaagsan aa tahay
Masha allh 😢
Su aal aan isweydiinayay jawaabteda aan kaa helay shukran
Wllhi sidaa usheegtey waaye riyooyin badan kuriyoodey marka bilaabey bahalo idaba socdo
3 bil ayaan wadey hada 1 isbuuc iyo bar ma aqrin iso duceeya culees baa iga korey wllhi intaa sheegtyba waan isku arkay suurada waa cajiib waa هديه من الله
Abayo istiqfarta kasohadal iyo xalqalda
Videoyada ugu horeeyey ayee ku jiraaan ! Gadaaal u fiiiri way ku jiraan labadaaasba mahadsanid
Manshalah tabarakalah ❤️
MashaAllah..Shukran wllshayo..
masha allah jasakallah kheyr ukhti😊❤❤
Masha allah abayo qeer allaha ku siiyo
From tiktok❤❤
Jazaakumu laah kheyran abaayo❤
Mashallah ❤
Madasha Alaah walaasha qeer ale haku siiyo
Allahu akbar 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sida quruxda bdn Aad noogu soogudbisay suuratu baqarah waa kaga mahadcelineynaa apyo 3 bilood wada igudoducey inaa jogteeyo l.a❤
Mashaa Allah ❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉
Wllo halkee lagala so xiriri kara waxbn rby inan kuweydiiyo ❤
Snapchat uugu fudud hadaa isticmaashid igu darso : fatouna88
MASHA ALLAH WALAASHAY WAA IN AAN DHAMEYSTA VIDEOGAGA MARKAAN SOL TOOSO ❤❤❤❤ JAZAKALLAHU KHAYR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
Mshallah JAzakallah khyr wll Fatima - TikTok ayan kso racay - aad ayan ugu heley Muqaaladad - Allah hku sharfo
Farxad zaïd ah ayan dareemaya marka laazimo iyo wax kasta ifududaado hawl walba mid fudud ayey noqotaa
Daal maba dareemi si kasta shaqo badan an qabto, dulqaad badan ayan yeesha
Allahuma barik
Masha Allaah
Masha allah ani markaa bilawe waxa ku riyodaa ayado in la i dhibateyo la rabo lkn guri ka dhaxalgalayo ilhy hanugu sugo dhamantenaba
Ani riyo xun ma arko lkn cirir nolosha igu saiday lkn ma jojiyo alhm 😢wan wadaa
Wad waa guuleysane
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
Waan aqriyaa wll nooducee in ilaahay nawaafajiyo
Aamin Ya Allah anagoo dhan Ilaahey hana waafajiyo inaa ku xernaaano quraaanka
Markasta waxaan ku riyoon jiray anoo imtixaan u fadhiya oo hal xabo imtixanki ka garan waayay sidaan baqra ubilaaabay iskuma arag wlh alxamdulilaaah
Wlley aririnka aniga ku riyoodey dhowr jeer anoo imtixanka ka baqaya maxey tahay surutul baqra waan akhrisaa ayaamahn ma arkin
Sidan aad ogu riyotay ayan anigana isku arkay wana aqriya suratul baqara mar wlibo mana fahmin
abyo fadumo wn ku salaamay wllshey aniga lawo maalin ayaan ku aqriyaa ayaa ku dhameeyaa abyo kwrn ❤
Aniga waxaan wada 2 sanno oo waxyar la a markaan bibayay reyooyinkaas waan ku royoon joray mas madow iyo ey madow oo i eryanaya , hadda waxay ii noqotay suuratu faatixa oo kale 5 mar maalmaha qaar akhriya waan ku caafimaaday markaa ukhrinta suuratu baqra waa nolol isku daya inaad laasimtaan
Xppti waxa kasohada shaa faa idada suuratu yasin ayledahay in la aqriyo malin kaste ❤❤Shukran
Wlhi warun dadka dhan way kujeclanaya alx
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
Ilaahey caafimaad wanaagsan haku siiyo wllkey.
Ilaahey haku caafiyo , shifaaa caajil ah Ya rabby , danbi dhaaafna Ilaahey hakaaga dhigo xanuunkaaaga
@FatimaAbdullahi-ee8nk aamiin yaarabi markasto soogaliso video walaalaha iigu sheeg
Waa xaqiiq suratul baqarah waxa dareemi karo qofki laasimo aqrinteeda barako irsaaqad farxad siyaado nuur dadka ku jecel runtii waxaan aqrinaaye muda 5 sano laga jooga ilaa hada qeer iyo siyaado nolosha iyo farxad mooye nusqaam malahan al muhiim waxaan idinku dhiiri galinaayo inta aqriso iyo inta aan aqrin quranka oo dhan barako ah qofki doonaayo barako aduun iyo caafimad laab fayoow laasim aqrinta suuratul baqarah waad mahadsan tahay video dhiira galinta walal adiga Fatima
Mahadsanid , walal adigana inaaa nala qeebsatay
Mahadsanid
@@FatimaAbdullahi-ee8nk sido kale wall
Wad mahadsantahay wllo jasaka laah qayr
Alle hano kaadayo mo alim
Abaayoy waa aqriye xanuun io cariiri ayaan dareema😢
Ha jooojin 😃
Kula mid ayan ahay
@@FatimaAbdullahi-ee8nk hyeh
Aniga hal sano iyo xoga baan aqrinoyaa ,riyooyin waan soo arkay
Mida kale waxaan dhowr jeer kuriyooday anigoo imtixaanka kashaqeyn waayey
Abyo waxban raba ina kuweydiyo intee kala xarira
Whatsap kaaga iisoo qor meeshaa iigala soo xiriir
Waka lanbarkyga isoqabo abyo
Wlhi waa joojiye sababtoo ah markaan wado riyo xub io xanuun fara badan culeys waa iska yaabay 😢😢
Ilbaa kuhaysee hajoojin wllo
Wad ha joojinin !!!! Waaad caafimaadi doontaa insha Allah
Waxaa iiga tala ah baqara ,hada rabto inaan caafimaado habeenkii seqda dhexe aqriya ,ducadana waa muhiim
Salaatu layl miyaa lagu akhrinayaa abaayo
@Nimcomahamud-c5m haa abayo salaatu laylka lagu dukada
@@umulkheyrabdirahman4491 jazaa kalaah ukhtii illaahay hana karansiiyo
4sano baan akhriyaya alxamdulilaha nolshaydi aad bY isku badashay wslibavwaxad ku dartan 2000 oo astaqfurlah
RUclips kaaga masodhacayo sikasta hadan udaawado wayga lumayaa iska fiiri inuu kuusaxan yahay ❤🎉
Maku fahmin abaayo
Abayo hada wa iishaqeeyay
Abaayo ani anoo al baqra akhrinaya ayaan ku riyoodaa wax walpoon markaas ka cabsanayana wuu baa,ba,aa markaan suuradaan afka ku qabto Alxamdulilaah
Masha Allah
Anigu dhawr ilaa 5 mar ayan intan bilaway hadana ayan is arkaya anoo joojiyay
Byo il xasad ban qabaa siwalba oo sameyey wan iska sari wya😢
Istifarta badi abayo wey saarta xaquqdi
Abaayo , tahliiiil tufo !
Abyo hadaan kutukado saltuleylka kawrn ama ina fadhi ku aqriya laraba ayada dhn hada kutukado kwrn wasee ma saladey kufcnthy lagu tukado ama ina fadhi ku aqryo
Kuna tuko fadhigna kuaqri saltulaylka inalagu tukado adbay uficnthay
@@IkranMahmatabdulhihye abyo mhdsnd
Wll hadan subax wlaba bog akhriyo caadi ma ah mise waa lawada akhariyaa
Diinta ma adko Abaayo , duceeso inuu ilaaahey ku jecleesiiiyo quraanka 🩷
Faadumoy wll mar marka qaar hadan akhriska ka gaari waayo Oo markan sariirtayda tago seexanayo dhagaysto kwrn wll
Way fiiicantahay dhageesiga laakinse mucjisadeeda waxaaa dareeemeee markaa adigu aqrisato
Ma dhamaynkaro way igu adagtahay qayb in aan ka akhiriyo ayaa ii fudud , caadi miyaa
Diinteena waa diiin yasir ah balse mucjisadeeda aqriskee kaga fiicantahay dhageesiga
Lkn Walaley walwalka mxa keenayayo iyo ooyinta waliba anigoo aqrinaayo surah baqara iso jawab
Qalbigaga ayaa aa u jilcay barakow
Aniguba kula mid ayan ahay waligey sidaas ayan ahaa wana qur aanka dhan marka aqrinayo waaye is not only suratul baqaro mana garanaayo runtii
Videoga dhameeeso waa ogaaneesaa
Walal alaha kuxfdiyo runtii waxaad tah tahay ahlu qeyr magaa ma aqaano waxaan kuu dhiir gelanayaa wacdiga qeyraadka faafi
Mahadsanid walal
Abyo lawo bil ayan wada waxan isku arka cabsi farabadan iyo wadna karac sdho kle in la idhahayo wa dimaneysa luka xanun maxan samiya😢
Ana kulamida abyoy malinti 3 jeeer aqriyaaa saaas eytahayna cabsi bdn ina la I dhahayo waaaa dhimaneee ma noolanesid walwal bdn madaxanuun bdn wadno garaaac iyo niyad jab joogta ah ilhey hanaga dulqaaado dhamanten abyo
@nastehonaswad9899 amiin qalpiyey
Videoga dhameeeso waa ogaaneesaa sababta
Abayo maalmaha fasaxa Mala aqrisan Kara
My abaayo quraan mala aqrin karo ado fasax eh sbbtane waxa kugu filan inaadna salaad dukan karin salada quraan moyane wax kalo lo diidu kuma jirto somaha
Waala aqrin karaaa mobilka laakinse fasax ayaaaba tahay iska soo dhameeeso fasaxaaga
Abayo snapkaga ii sheeg
fatouna88
Qofka aan akharin karin muxuu samyin karaaa?? Fadlan ii sheegaa
Dhageeso
Dhageeeso , dugsi gal aqriska baro
dhegayso
Dhibaatada igubadatay wanna aqriya surah baqara sababta wan fahmi waaye
Arinkaagu waa in si gaar ah laguu waresyto
Videoga hadaa dhameeesatay waa ogaaneesa sababta
@@FatimaAbdullahi-ee8nk oo see ah abayo wan dhamestee