Ayaan abaayo shukran sedax hawen ka hor ayaa wilkeyga iga xanuunsdey walibo qandho uu la gariirey Ayan iga qabtey haween saq dhaxe markaas biyo ku rushey kale ma ila joogin guriga thanks xabibti ❤
O ayany ilmaha guriga aabhod uga dhinty sow iyga ma leh maamada dhaxal un by ku ledahy xolaha wilkeda e agoonta wx u hadla o gurigoda uso dhicya ma la wyey Agoon xaqiisa lma galo bal.qaybha kle bn eygna iny gulysta rajyn
That community is not in our somali culture. Ayanney tell us what community is that are they Arabs.also why is this man who is not respecting his sister in law.tell us the community this people come from whe ever you are telling us such stories.
Alla muxu dadka qaar waqtigu nabaday allow dad xun haku badin ayaan xirsiyeey
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
Ayaan quruxey wan ku jclhy wlhi wan jclhy qisoyinka midba mid ka mcn wan jclhy gabdhaha gulesto super waman
Jecliyaa markay dhaqo iitaalo
Oo soodayso markay isku beeganto
Ayar intaa dhagaha gashto
Goor aan shaqdii dhameeyey
Kalay sheeg 🥰🥰🥰🥰
Ilaahay hano xifdiyo wallsheen❤
Is kumid nahy apayo aniga xiita saas ahay
@@ruweydocraxman6092 😘
M.sh.a runtii waxas kaa karti ah allaha na asturo dhamanteen ❤❤❤❤❤
Mshaalah Ayaan Gobdoon walahay wankojclahai Qali ❤ ilahayow idaa Ayaan ❤
Xbbti liibaan mcnto
Asxbta ciida aan u dabal dagno 200 ayan qurux wey u qalanta ku dhaxsada abaayo abowe hoyo aabo abti eedo ader aayo intaba halaga soo saro❤❤❤❤❤❤
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖
Ayaan abaayo shukran sedax hawen ka hor ayaa wilkeyga iga xanuunsdey walibo qandho uu la gariirey Ayan iga qabtey haween saq dhaxe markaas biyo ku rushey kale ma ila joogin guriga thanks xabibti ❤
Hooyo waa dhaqtar soo ma arag waa lasoo wada maray xbbt alaha kula korsho kuudaayo
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🕋❤😥
SCW SCW SCW ❤❤❤❤
8
9f000
p0ĺ0008K9ooki😅😅
Wan ku salaamay xbbti ayaaney keep going huno mcn ❤❤❤
Manshallah walshey
nayaa ayaan qurux.😢🎉❤alle dartii kuu jclhy mcnti.❤😍😘
Ayaanee wlhi xbbti qisoyinkaga waa jeclhy Allaha ku jeclaade ❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn abyo
Asc Ayaan gobdoon salaan kadib waxaan kaaga mahadcelinayaa sidaad noogu soo gudbiso qisooyin naga saacidaya noloshayada thanks
Asc ayaan quruxeey allow ku xafid xbbti ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️
Quruxey qisoyinkga way igu socdan hadadan an wax so qorayo dhar ayn dhaqaya ayaaney illahy hno ka xifdiyo 🥺❤❤❤❤🤲
wcs Abaayo ayaan mashaal aallh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤎🤎🤎🤎💖💖💖💖💖💔💔💔💔💔🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🙏🙏🙏🌱🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀♥️♥️
Ayaan xirsi gobdoon wll qaaliya
Ayaan indho weyneeey
Waan ku salaamay xppti qli
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا اختي الغاليه
Ramadan karim allah haku sharfo qer badey
Ilaahay baan kuu baryee 200k
Gaadh waqtiyar gudohood
🤲🤲🤲🤲hadaan awoodo
Runtii 1.m gaadhsiin lahaa
Walshen ayan gobgod kabada ne uqalanta😫
❤❤❤
@@muxubosaciidyusuf2757 haa runti
i’ll Hamdullah🤲🤲
Asc ayanney gabadha boqor ay ehxet.masha Allah
Wcs xbbti ayaan hore usoco
M.a abayo horey usoco
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Ayaaney youtube adaa igu haayo hadalkada sida malabka umacan sataa mrka kudhagesanayo🙈 any alpi thnks inoolow intee nolol jirto 😘 200k ciida in.a daadala asxpey😰
Dar alle ayaan kujecelah ❤ abaayo mcnto
1milyan hadan kukarsikaro wallhi wan kugarsinlaha😢 abaayo 🥺 please walashey an garsino 200k inta ramadaka kadhiman cudsi aniga nisodirey Waye isharfa saxbta ayaan😊
Wnsugi lahay ayaan o gaadhay 200k insha allaah dagdag ayaan ku dhayna
asc abaayo ayaan waanku salaamay
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay
للتذكير موعد شهر رمضان لعام 2023 هوه 2023/3/23 قال رسول الله (من بلغ عبادي بشهر رمضان لن يمت حتى ابشره بل جنه)
Ninka majnun ayu aaha.arurta Allah bixiya
Ayaan qurux ilove you Quenteydq
Caleyhi.salaatu.wasalaam💕💕💕👍👍👍👍❣❣💝💜💛💓❤❤💘💕💕❣💚🌺💚💞💝❣💚💞👍👍
Ayaan wllshy Ramadan Moubarak
Asc abayo ayaan wan kusalaamay
Abayo abtigeey mudo 2 sano war iyo wacaaal laga la .ayahy waxaa idinka codsanaa asxaabta iney iigu soo duceeyan in hdii uu noolyahy hdalkiisa umaqalno hduu dhintayna ugu sabarno abaayo waa codsi iigu soo duceeya asxbat adinkoo mahadsan😢😢
Abayo xaguu ku lume😢 ilahay ha idin sahlo
Waan usoo ducaynaynaa
@@ayaanabdirahman2616 abyo Danmark asiga oo joogo noogu dambeyzay 2 sano kahor
@@ayaangobdoon3254 Allah ku sharfo
Ayaan asturan mamo dar ala ayan kujeclhy gulayso
❤❤❤❤🎉🎉
Asc indhaweeyn
Ayaaney gabdha hooyadeeda hadii ee dhimatey yaa weyey qofkadhayo ninkaan ha guursanin wayaabee iga jaahil bixi 😅😅😅😅
Inta la qabay ayey hooyadeed dhimatay ayaa laga wadaa wllo
Wcs ayaan gobden xirsi
❤😢😢
Apaayo part2 🙏please
Kkkkkkk ayaney bilcan waa uskumit.gabadha wiilet aya kamesertey.
Scw scw scw scw scw scw scw
Xaabarta arurta soo ayey umaaxha.waar Dhaka daagakeena maaxa.
💘❣❣💓💓❣❣💘💘🌻💐🌸👍💕💕💓❤💘💛💝💞💞❣❣🌼🌸🌼🏵🌷🌷🌸💐🌻🌻💜💛💓💫💫💘🐎🐎🐎🐎🐎🐎
Asc quruxleyda
Maay iskarebto ooh police maaxay ushegtto
O ayany ilmaha guriga aabhod uga dhinty sow iyga ma leh maamada dhaxal un by ku ledahy xolaha wilkeda e agoonta wx u hadla o gurigoda uso dhicya ma la wyey Agoon xaqiisa lma galo bal.qaybha kle bn eygna iny gulysta rajyn
Haa ayagaa leh lkn way kaxoogeen
That community is not in our somali culture. Ayanney tell us what community is that are they Arabs.also why is this man who is not respecting his sister in law.tell us the community this people come from whe ever you are telling us such stories.
M.a abayo horey usoco