U ducee qaranigan 21 iyuu umad diin ku dhumada oo gomaday soomaali iyuu kubiray waa u qasaray akhiro iyo adunka hadanu illaahay hadanu u toobad keenin oo anu fekerka xun ka soo noqon 🤶🏾
Aad Ayaan ugu faraxsqnahay in Ethiopianku ku soonbataan waqooyi galbeed Suda hargaysa ber bera iyo Badaha Somaliland dhan isku fidiso ilaa dhulka oo dhan iyo degaanada oo dhan Somalida Ethiopia vissionkooda oo reer Galbeedka LA wadaan in dhulka Somalida gacanta toos loogu galiyo halkaan iyo waxa LA mida cagta LA mariyo Markaas cadoowga ayagana Hala jebiyo Mar uun Ethiopia waa imaan Kan oo kale dhahaayo yaa Somali aheey
Ilaah inkaar kugu rid rag madba buu ku kala tagay kulahaa ma koonfur bes uu jihaad jiraa rabi ku soo qabay maxaa eey hayaan in dad islam ah dilaan wax eey hayaan miyaayey hayaan belo idinla tagatay
Dhiiga iskama dadiyan e waxba ku kalifay inay dadiyan negative un lgama shego wx waxan amin sanahay in wada hadal lala furo raga hadi somali mustaabal laga rabo
tow maanta xaqiiqda dhabta uu arkay maxa aythy ma suu moodayay raga u la joogo mise si ka fog.... 100% wiilka caqligisa ba loo diidana bulshada soomaliyed wax kaga faaidyo qolo unbuu u xirqn yhy wala huba marki la waydiiyay. suaassha ah maxad ka aragtay raga aad la joogto shucuurtisu wa is badashay.... ya ila arkay?? Ilahay ha u sakhiro 😢
Somalia hadii mustaqbal lala rabo waa in heshiis lala gadha alshabab zppto ah mudo ku dhaw 16 sano bay dawlada na leedahay alshabab wan ka adkaanyna hadana midh kama tar yaan adunka heshiis ba wx kagu gadha Tussle alshabab fakir ayay amin sn yihiin dawlada fakir marka inta la wada hadlo fikirada ha kaysku geyo alshabab wx yabaha ay raban qayb ka mida ha lo ogolado iyaguna ha dayan qaraxa iyo dhibka ay shacabka ku hayan ka dib waxa ay noqonayan un sida ururka lubnan ka dhisan e xisbulah waa aniga fikir kyga
Al shabaab waxaa aas aasay oo maal galiya maamulka Somaliland si koonfurta aan u degin laakiin dhagartii ayagay ku soo laabatay. Wax soo socdaana ka badan hadaan askariga Muuse laga qaban deegaanadaa❤
@@khalidmahamud1756 waxaan ka cabsanayaa in Al shido calankeedii laga taago oo wiilkiina Nageeyo uu keeno. Hadaad Itoobiya sidaa u jeceshihiin Itoobiya iska aada oo soomaalida u daayo deegaanka
Wareysiga farba kugodan sifican dabagal kusameya ninkan way u egtaxay qoof qasab lagu xasto camal uma eka wareysi dacad ah suasha bal arka dhowlada federalka kuma jiro miya qof kuqanciyo kulaha ma qolodasa waxa kuxadlo runta isu shegno niinkan afduba loxasta marna ma aminsani walagu qasbaya xadalkan afkisa kasobaxayo sualaha laweydinayo bal dabagal kusameya su alaha xadalka qolada ma ahan qabkas uma xadlan anaga doqon manihin sual kasto laweydinayo sifican udhegeyso I don’t think so qof hostage ah ayu egyahay xadlkisa iyo iyo qofka suasha weydinayo lakin runta wala arkaya
My,BROTHER adigo raaliya, bal qoraalka af'somaaliga marka hore iska sax oo naga hagaaji --------------------------------------------------------- XADALKA maaha ee wa HADALKA👍 ---------------------- AREYGA👉(X)❌️ 👉(H)✅️
Beenloow maxaad uga soo bilaabi weeysay meeshii aad ku dhalatay oo aad ka soo jeeday jahanaba ilaah ha ku geeyo hadii ilaah xaqa kula doonin somalina ha kaa qabto walee gabalkiin waa dhacay tuugo
Geesi Somaliyed Guuleyso Adiga iyo inta kula mid ah wey guuleysan doonan Insha Allah Somalia ha is raacdo oo Xaqa ha uu hiiliso ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
U ducee qaranigan 21 iyuu umad diin ku dhumada oo gomaday soomaali iyuu kubiray waa u qasaray akhiro iyo adunka hadanu illaahay hadanu u toobad keenin oo anu fekerka xun ka soo noqon 🤶🏾
Ma argagixisada guul ah 😂 khawaarij foqol cawaan😊
Can't wait to listen part two.
أللهم أرنا ألحق حقا وأرزقنا أتباعه
Shareecada islaamka in lagu dhaqmo maxaa diidey somaliyey ninkaan wax buu meeldheer ka arkey ee Ilaahey somali xaqa hatuso Ameen
Hala raaco Dadkan iyaga den teena inoo wada
Saas waaye@@Farhiya-yj4ir
Abaarsay qaniisinta joogta
haku jihaado
Kuwaa waa loso socda horta caasimada hala xoreeyo@@mariammohamed6389
Aad Ayaan ugu faraxsqnahay in Ethiopianku ku soonbataan waqooyi galbeed Suda hargaysa ber bera iyo Badaha Somaliland dhan isku fidiso ilaa dhulka oo dhan iyo degaanada oo dhan Somalida Ethiopia vissionkooda oo reer Galbeedka LA wadaan in dhulka Somalida gacanta toos loogu galiyo halkaan iyo waxa LA mida cagta LA mariyo Markaas cadoowga ayagana Hala jebiyo Mar uun Ethiopia waa imaan Kan oo kale dhahaayo yaa Somali aheey
Waa runtiis
Balaayo itoobiyan soo tababareen ayaa ina leh gaalaa tihiin. Waa inoo xabad iyo dagaal. Dadkiisaa iyo dalkiisa ayuu dhagray alxmd maanta waa cararay. Thank you NISSA
Illaahay how sahlo dhibaa ka muuqata wajiigisa wa la aftuubay xor maaha illaahay ha soo bad baadiyo
😂😂adigan xor ahayn
@@عبدالخالقعبدالناصر-ك2م ma shabaab baa tahay illaahay ha ku soo hanuuniyo
@@IfrahJama-d4n may lkn waan garanaya cider xaqa kutaagan
Allaha ciribtiro sheydaan shabaab khawaarij iyo inta taageerta Amiin yaa Allaah
Ilaahay hadabarjaro munafiqiinta goal raaca ah
Kaani waa beelaayo QAB IYO USKAWEYNIBA KAMUUQATA ILAHAAY HASO HADEEYO
Abaarso iyo somaaliland la Soo jihaad
Fadaraaka waxa loola baxay ceebta barakeeys
Abwaane wiil ildheer oo maskax badanle baatahay illaahay hakula jiro
Shabaabka hadey soomaalida dhalinyarada iyo biro mageydada leynta iyo xasuuqa kadeynlahayen soomaali wey ubaahnan laheyd halka ay maanta joogto lkn 90% dadka ay leynayan waa muslimiin iyo soomaali 0% cadow iyo ethiopia waxba umageystan
A waan ku ciil baa la baday
Oo u geeyay meesha uu joogo
😂😂😂😂 ciil see ah
😅😅@@ahmednur9383
@@ahmednur9383munaafaqiinta dowlada ushaqeeya waaa duli daciif ah
Cadawga.s.laand.marba.meelnagafo.haksoohdlo.somalia.waxaanaagadhow.itobiya.s.laand.guulguulguul.
Waa yaab iyo warbjira
Wax yaab maaha ee Hargeisa ayuu joogaa South ka film ayaa loo daarey
Labadiu jamhuuriyood kulahaa marking waqooyi lagudaray koonfur Jamhuuriyad majirn.
BEESHA ISAAQ MAXAY ARGAGIXISO U NOQDAAN? KOONFURTA KELIYA AYEYNA WEERAR KU YIHIIN SIDA GODANE.
1% percent magadhayaan ba ka horaysa
SOMALILAND MAHA SOMALIA 🇸🇴 OO KALE SOMALIA WEY DHIMATEY WEY BAABADEY ARGAGIXISO IYO MUUSUQMAASUQ AYAA RAGADIYAY SOMALILAND GUUL NO SOMALIA LAMIDNA MAAHA ARGAGIXISO KUMA NOOLAAN KARTO WAA DAWLAD SHARCIYADI DAWLADA LEH
😂😂😂😂musuq masuq adinke idin ku gobatay ssc inta idin ku necen hadana 8 bilod ilmo hoyoyin xasuuqden adinka ka daran muqdiaho
Guriga uu jogo wa guri Magaalo weyn ku yala Mogadishu or marka Or Barawe
Gurigan Jilib kuma yalo if am not wrong
Hargeysu joga ninkan
@@mohamudissak1889beenlow barakalaawe
Xafidullah
Waxaan kuraacsanahay rayigiisa qaar
Laakiin malahubaa in abwaanku lajoogo afduublayaasha geeska
Somalia alshabaaba ha ahaadee haduu midnimo aamin san yahay kufilan,hadhow markuu ku qarxana niic madaayaan
Qaain dhiiga islaamka baneystay
Ilaah inkaar kugu rid rag madba buu ku kala tagay kulahaa ma koonfur bes uu jihaad jiraa rabi ku soo qabay maxaa eey hayaan in dad islam ah dilaan wax eey hayaan miyaayey hayaan belo idinla tagatay
ARGAGIXISO ALSHABAAB waxey ku duusha meel dhimatey bila dawlada bila nidaama. Kolba TUUG reerkodi soo dhacey dhagar qabe ah soo dhaweysta Hadham ALSHABAAB haidinku noqdaan QADAADWEYNEY QUDHUNEY QUDHUNKA URURASADA HAISKUKIINQARXIYAANE
Wuxu doono ha aaminsanaade duriyada reer sh Isxaaq aftahanimo, karti iyo murti waa looga hadhay. Intaa ma isla qirnay duulka somali layidhiyow😄
Wali ma aminsani inuu shabab ku biiray
Abwaan futo ey
Ninkani waa doqon isaga oo qarnigan 21aad jooga ayu ku biiray argagixiso ay manta dunida oo dhan, ogaatay khalad iy ku jiran dad dhegala oo wax hadafleeyhiin jirin waxa Keliya ee ay yaqanaan waa sida dadka dhigooda lodaadiyo
Dhiiga iskama dadiyan e waxba ku kalifay inay dadiyan negative un lgama shego wx waxan amin sanahay in wada hadal lala furo raga hadi somali mustaabal laga rabo
Dhulkaaga maxaa uga soo bilaabi weysay adeerow hadey run kaa tahay
Godinihii Labaad.
Xamar buu joogaa, mafiyada Muqdisho ayaa haysato.
Haduu noolyahy alxm 😂
Muxu la nookyahay wa khawarijiye, subhanallah
tow maanta xaqiiqda dhabta uu arkay maxa aythy ma suu moodayay raga u la joogo mise si ka fog.... 100% wiilka caqligisa ba loo diidana bulshada soomaliyed wax kaga faaidyo qolo unbuu u xirqn yhy wala huba marki la waydiiyay. suaassha ah maxad ka aragtay raga aad la joogto shucuurtisu wa is badashay.... ya ila arkay?? Ilahay ha u sakhiro 😢
He's look like emotional this guy He's looking for attention
Hargeisa markuu waxba kanoqonwayey muqdishu waxkanoqdey intaana waa ku filnaanweydey shabaab buu in wax kanoqdo ayuu radinaya lkn aqoon diineed malaha waxusan ageyn suxufi iyo abwan in uu weyn kanoqonkarin shabaab
😢😢😢
Miskiinkan waa lagaaday. Aduunka odhan ayaaa raadinaya nimankan aaad kasheekayanayso aqoonta kuwaa inay qaldanyihiiin kuu sheegi wayday aqoon lama dhaho Ee shaydaaanbaaa kaacaqli badiyay brother I,m sorry
Ninkan ma fahmin ma masiin dad islaama laayo jiif iyo joigba u diido meesha u aaday edeer umada somaliyeed waxba geeysan ka daaya qarax yada waxaagu meel uun baa lagaa so diray alah kusoo hanuuniyo dhiig
Somalia hadii mustaqbal lala rabo waa in heshiis lala gadha alshabab zppto ah mudo ku dhaw 16 sano bay dawlada na leedahay alshabab wan ka adkaanyna hadana midh kama tar yaan adunka heshiis ba wx kagu gadha
Tussle alshabab fakir ayay amin sn yihiin dawlada fakir marka inta la wada hadlo fikirada ha kaysku geyo alshabab wx yabaha ay raban qayb ka mida ha lo ogolado iyaguna ha dayan qaraxa iyo dhibka ay shacabka ku hayan ka dib waxa ay noqonayan un sida ururka lubnan ka dhisan e xisbulah waa aniga fikir kyga
Ma isagaaba muuse ka hadlayba nac nac baad haysaan alshaab waxa lagu yaqanaa koonfor ama xamar 😂😂😂 baa cadilan 😂😂😂
Al shabaab waxaa aas aasay oo maal galiya maamulka Somaliland si koonfurta aan u degin laakiin dhagartii ayagay ku soo laabatay. Wax soo socdaana ka badan hadaan askariga Muuse laga qaban deegaanadaa❤
@truecomment3650 niicey 1% percent kama nihin lacagta aad nagu tuhmaysana ada labada cashuur ay kaa qaadan
@truecomment3650 calanka ithopia ayaa laga tagayaa hargeisa state kamid ah ayaanu nahy ithopia buuqa waanu naqaanaa runtii
@@khalidmahamud1756 waxaan ka cabsanayaa in Al shido calankeedii laga taago oo wiilkiina Nageeyo uu keeno. Hadaad Itoobiya sidaa u jeceshihiin Itoobiya iska aada oo soomaalida u daayo deegaanka
Xamar jooga waliiba 😂😂😂
Wareysiga farba kugodan sifican dabagal kusameya ninkan way u egtaxay qoof qasab lagu xasto camal uma eka wareysi dacad ah suasha bal arka dhowlada federalka kuma jiro miya qof kuqanciyo kulaha ma qolodasa waxa kuxadlo runta isu shegno niinkan afduba loxasta marna ma aminsani walagu qasbaya xadalkan afkisa kasobaxayo sualaha laweydinayo bal dabagal kusameya su alaha xadalka qolada ma ahan qabkas uma xadlan anaga doqon manihin sual kasto laweydinayo sifican udhegeyso I don’t think so qof hostage ah ayu egyahay xadlkisa iyo iyo qofka suasha weydinayo lakin runta wala arkaya
My,BROTHER
adigo raaliya, bal qoraalka af'somaaliga marka hore iska sax oo naga hagaaji
---------------------------------------------------------
XADALKA
maaha ee wa
HADALKA👍
----------------------
AREYGA👉(X)❌️
👉(H)✅️
@@kamalgiftin1448 English mafahme waku bedelkara xada rabto and I know waxba kugubayo nocada
Beenloow maxaad uga soo bilaabi weeysay meeshii aad ku dhalatay oo aad ka soo jeeday jahanaba ilaah ha ku geeyo hadii ilaah xaqa kula doonin somalina ha kaa qabto walee gabalkiin waa dhacay tuugo
Anaga xabashi nalama joogto somalia na ma xukuno 😅