ولدينا يقولون بافواهم ماليي في قلوبهم. Waar caqliga khadimo xarameynkii ku joojiyey masaajidada inta xananuunkani lala tacaalayo. Qoladani Reer burco ee go'anka xukuumada ay qaaday in lagu badbaadiyo intani ka hadleysa. Wllahi in qaarkood lagu kareyn haddii la yidhaahdo masaajidka xaafadaasi ay nin ku tukanaya laga helay. Waxay ku odhan doonaan masaajidka ha lanaga xidho kkkkk
jaadka horta ha la xidho waa sax lakiin masajidka waaxa loo xidhayaa wa badbadinta naftaa Indonesia tidhi yaan la xidhin markii cudurki yimi ee laayaay way xidheen wax fahma lakiin xaq weeye horta qaadka iyo makhayadaha xidha insha allah iman maaayo cudurkan somaliland wa dadka sidas ilahay u jecel
Ciyaalkan dadka qalbiga ka xadaya ee magaalada miykrafoonka la dhex cararaya, waa in boolisku si dhakhso leh u soo qabtaa, arintu maaha muran siyaasadeed, waa arin caafimaad iyo sidii loo badbaadin lahaa bulshada, hadii kale boqolaal qof oo aad jeceshiihiin ayaad aasin doontaan oo maydka meel la kala dhigo la waayi Ilaahayoow xaqa na garansii
qashinka qofkasta masuuuliyad ka saran tahay kuwa qubaya maxay u qubayaan marka hore somalidana wa nomadic ilahay wuu raba inaad badbado ma rabo inaad dadka layso adoo buka masaajid ku cararto
My GOD! all this people are not aware about the risk of this pandemic. Haven't they learned Islam ? Why the great Haram is closed if they are right? Wake up my people!
Somalida caqligeedii wuxuu noqday doqon Alla taqaan lagama gar Helo. Sidani diin jeceli oo ilahay garanaya xaaladda ay ku suga yihiin dilka dhaca is kadeedka iyo darxumada ay isku hayaan oo ceebtoodii aduunyada laga yaabay ay ka hadli lahaayeen. Maxay masaajidada uga dhigayaan niman diinta jecel. Ilahaybay ka biqi lahaayeen oo way is nabadgelin lahaayeen. Diinta in been loogu gabado ma haboona.
maashaa allah
Masha allah dad nool my town
Anigoo reer Hargeisa ah , waxan leeyahay reer Burco 💜👍dad nool 🤩
Inamada mikrafoonka suuqa la dhex cararaya ee fidnada ku dhexbeeraya umada halaga qabto. Dal iyo dadtoona uma tudhayaan
Subxaana alaah subxaana alaah subxaana alaah subxaana waxaan kabaqayaa in cadha alle oo kale soodagto waayo qaadkii iyo goobihii khamrigu iyagoo furan hala xidho masaajidada walaahi waa ayaan daro weyn ilaahay haloo noqdo oo meelaha
Canjeera xabashida iyo bunka naagaha xabashida ahi ee qaawani raga udhig dhigayaan maxaa loo xidhi waayay inta beydka ilaahay la xidhayo waar caqligu hashaqeeyo iyo xuduudka Ethiopia ee
Qudhunoodhami kasoo galayo iyo madaarka hargeysa oo noqday fayris qaybiyaha diidnay waanu diidnay laxidhimaayo beydka ilaahay ilaa waxaa kahoreeya lawadaxidho from burco
Adeer xaji ba laxidhay taha yareya
Somalida dhibta haysata keliya waa duul culimo diin gaab ahi qastay.
waa dad an fahansaneyn dhibatada iyo xasuuqa u gaysan karo covid 19
Walee reer Burco run bay shegen.
Qaadku hano sogalo masjidkana ha laxiro. Isma qabanayan waa caqli jiran. Qaadka ethoipia aya laga baqaya.
Waan taageersany inaan laxidhin mssaajida
Umadda caqligiiba laga xaday, wallee waa yaab. Waan u joogna wixii dhaca, iyo soomaali badan oo dhiman doonta.
Dhibta ka dhalatay dawlad la'aanta weeye.
ولدينا يقولون بافواهم ماليي في قلوبهم.
Waar caqliga khadimo xarameynkii ku joojiyey masaajidada inta xananuunkani lala tacaalayo.
Qoladani Reer burco ee go'anka xukuumada ay qaaday in lagu badbaadiyo intani ka hadleysa.
Wllahi in qaarkood lagu kareyn haddii la yidhaahdo masaajidka xaafadaasi ay nin ku tukanaya laga helay.
Waxay ku odhan doonaan masaajidka ha lanaga xidho kkkkk
Maya masaajidka xidhidiisa waxaa kahoreeya mukhadaraadka sida qaadka
Iyo goobaha laysigu yimaado ee lagu qayilo markaa waa laysdhexfadhiyaa
Markaa masaajidada xidhimayno ilaa magaaladoo dhan laxidho iyo xuduuda Ethiopia
Xaramki ayaa la xidhey
Mucariidku Diinta dib ha
u barta
jaadka horta ha la xidho waa sax lakiin masajidka waaxa loo xidhayaa wa badbadinta naftaa Indonesia tidhi yaan la xidhin markii cudurki yimi ee laayaay way xidheen wax fahma lakiin xaq weeye horta qaadka iyo makhayadaha xidha insha allah iman maaayo cudurkan somaliland wa dadka sidas ilahay u jecel
Ciyaalkan dadka qalbiga ka xadaya ee magaalada miykrafoonka la dhex cararaya, waa in boolisku si dhakhso leh u soo qabtaa, arintu maaha muran siyaasadeed, waa arin caafimaad iyo sidii loo badbaadin lahaa bulshada, hadii kale boqolaal qof oo aad jeceshiihiin ayaad aasin doontaan oo maydka meel la kala dhigo la waayi
Ilaahayoow xaqa na garansii
qashinka qofkasta masuuuliyad ka saran tahay kuwa qubaya maxay u qubayaan marka hore somalidana wa nomadic ilahay wuu raba inaad badbado ma rabo inaad dadka layso adoo buka masaajid ku cararto
My GOD! all this people are not aware about the risk of this pandemic. Haven't they learned Islam ? Why the great Haram is closed if they are right? Wake up my people!
Magaca Jamhuuriyadd Waa Khalad ee Maamul goboleed
dhaha
Futadaada ayaad ka tidhi ina AMISON
Axmed Cali Ma Caruurtii Siyaad Barre dhalay baa tahay adeero
Nasakh iska hadlay dheh
Subxaana alaah soomaali caqliyareey
Meel walba masiyaasad baad lataagan tihiin waxaan idin odhan lahaa
Orgiga ciya yaan lala qasan oon lagu aakhiro seegin
Suaal Somaliyeey, hadaad aaminsantihiin Masaajidka iyo wadaadada, majoojin karaan fiyraska?? Haday jawaabtu tahay haa maxay u joojin waayeen meel walba dad Muslim ah ayaa ku dhimanayee
Takale Ilaahay ma masaajidkuu joogaa, meel kale laguma baryi karoo
Somalida caqligeedii wuxuu noqday doqon Alla taqaan lagama gar Helo.
Sidani diin jeceli oo ilahay garanaya xaaladda ay ku suga yihiin dilka dhaca is kadeedka iyo darxumada ay isku hayaan oo ceebtoodii aduunyada laga yaabay ay ka hadli lahaayeen.
Maxay masaajidada uga dhigayaan niman diinta jecel.
Ilahaybay ka biqi lahaayeen oo way is nabadgelin lahaayeen.
Diinta in been loogu gabado ma haboona.
Hassanow sax baa tahay hadday wadaada cusubi wax joojin karayaan dilka iyo darxumada ku habsatay ha wacdiyaan somalida hadday Ilahay wuxuu Diinteena Ina faray garanayaan
maashaa allah