AX AX GEERI NAXDIN LEH SH Mustaf Iyo Sh Dirir O Sixun Lola Dhaqmay😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 197

  • @farxiyaqaybdiid1447
    @farxiyaqaybdiid1447 Год назад +19

    I was like when my mom was died yaers ago.
    Ilahay ha u naxaristo hooyaday iyo intii dhimatay ee muslim aha
    Amiin,Amiin ya Rabbi

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Год назад +8

    😢😢alle ha unaxariisto ilmaha yar alle ha lagarab istaago allahumma aamiin yarabi

  • @Hooda36
    @Hooda36 Год назад

    Assalamu Alaikum quruxda qoyska2 brother samir iyo imaan illaahay hasiiyo caruurta iyo abohood ameen illaahay jannatul fardosa haka waraabiyo marxuumada ameen ameen

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Год назад +4

    Alahu akbar ilahow sabarsii qabrigeda wasicii owlada lakori amiin😢😢😢😢😢

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Год назад

    Illhy ha u naxaristo qabriga alle ha u nuuriyo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Год назад +2

    Scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ scw ❤❤ alaaah u naxariisto waxa alle ka barine janada fardos aamiin ya raaabi 😢😢😢😢

  • @faatuushabdisalan6614
    @faatuushabdisalan6614 Год назад +3

    Allah
    Noo xifdiyo
    Culumada
    العلماء ورثة الانبياء
    Intiii ugaftayna allah soo hanuniyo

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Год назад

    Wcs quruxda qoys aaa idib salaamay abdulaahi iyo dumaashiba iyo dhamaan dadka taageera iyo inta taageerin hada ila daawaneyso aamiin waa ku raacineyna ducada walaalkey maasha allaah runat ka hadasha ilaahey ha ku xafido adiga iyo dhamaan reerkaaga waalidka aamiin

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 Год назад

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo ilahay marti lajeclyahay hakadhigo aamin yaarabi alle qalbiga ha uga Reebo ax ax

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Год назад

    Illaahay. Ha u naxariisto. Wiilkaan. Iyo caruurtiisa. Sammir. Ha siiyo. Aamiin

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 Год назад

    War culumada haladaayo waa haduu caqligu shaqeynayo Soomaali hadaan nahay illaah hanoo naxariisto dad meel loo wataan nahaye illaah cuduradaan inagu habsady haynaga dulqaado Aamiin yaarabi

  • @ahmed_goat4264
    @ahmed_goat4264 Год назад +1

    Alle ha unaxariisto gabadha geeriyotay qabrigeyda alle ha uwaasiciyo aamin

  • @fatmagaras-vk7px
    @fatmagaras-vk7px Год назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭walhay ilhay baa IGA sareeyee waan ilmeeyay wayo waxaan soomaray rajanimo xanuunkeeda anaa dareemay ilmu way yaryaryihiin lkn ilhay baa ushooga ilahow unaxariiso

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Год назад +3

    Allha ha naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @HamdiMahamed-xo1md
    @HamdiMahamed-xo1md Год назад

    Nagarag baalaayo ayaa tahay waan Naxney uf culimada waxkale hakusoodhaxdarin uf sheekh Mustafa I yo sheekh dirir kuye Yaa Huu

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ Run ayad kasheegtay Waayo Culumadeenu Hawlo Badan ayey Gabeen lkn Xaqa Allaha ina wafajiyo

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Год назад

    Illaahay naxariistii Janno ha geeyo, Nin keedii iyo caruurteedii iyo ehelkeediiba samir iyo iimman haka siiyo inshallahu bidmilaahi Kariim.

  • @Adamahmed-kh3cs
    @Adamahmed-kh3cs Год назад +1

    Ameeen ameeen ameeeen wllo khayr badan alle ha ku siiiyee ajar badan oo aduuuun iyo aakhiroba alle ha siiyee arintaa culinadaa aduunka ooo dhan ha u staaaageen ha ka harin gobaabii markasta in hoogacade ay isugu tagaaan

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 Год назад +2

    Ilaahay haw naxariisto marxuumada AAmiin yaa Allah

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 Год назад

    Ilahay ha u naxaristo walakena qalbiga ha u qaboojiyo. Gerida waa xanuun

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214

    Allah unaxaristo aamin 😥😢😭😭😭😭

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl Год назад

    ALLE YAA RAXMA RAAXIMIIN AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cibadoabdi
    @cibadoabdi Год назад

    Aamiin allaha u naxariisto qabriga allaha uwaasickgo

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 Год назад

    Asc. Allah ha kale maslaheyo amiin

  • @asheekh15
    @asheekh15 Год назад

    ilaahayoow unaxariiso gabadhaas inay raaliyo ahayd baalaga yaabaa wiilkana ilaahay qalbiga hawqaboojiyo ilmahana halakoriyo saalixiina hawga dhigo

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Год назад

    Ilahayow ku naxariso janadii firdowsa kusiiii Amiiiiiiiiiiin 🤲🤲🤲

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Год назад

    Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 Год назад +3

    Walaal hanaga nixin please title.ka qoraalka ku qoran waa ka naxay wxn mooday labada shiiq inee geeriyoodeen WLHI Please qoraalada xitaa wax udhaxeesii ALLE haku Sharfee.

    • @Gorillakingdomvr
      @Gorillakingdomvr Год назад

      Ana sas baan mooday naxadiin caalosha ixanuntay

    • @Zurich527
      @Zurich527 Год назад

      War in la fiirsaduu rabaa inkaar qabaha wuu naga nixiyey waa arin uu isaga isku soo toosiye war wuxu edeb daranaa

    • @bintuosman4359
      @bintuosman4359 Год назад +1

      Walahi irzaaqda meel xun ka gashay ciwaanka ina naga nixiso oo views ku hesho ayaa rabta sheikh yada wax dhintay sida loogu maleeyo yaaahu😢😢😢😢

    • @istarjabuuti1297
      @istarjabuuti1297 Год назад

      Sidokale wlh wan naxay

    • @mrrespectofficial6067
      @mrrespectofficial6067 Год назад

      @@Gorillakingdomvr haa WLHI naxdin waaye

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 Год назад

    alle ha unaxariisto Aamiin yaa rabbi

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Год назад

    Allah ha unaxaristo raxmantan wazican wlsheen

  • @cabdiaxmed231
    @cabdiaxmed231 Год назад

    alllaha unaxariiito gabdhaa wilkan gabadh awlada oron oo hoyadood okale ah allaha siyo.qalbiga ihay ha uadkeeyo

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 Год назад

    Allaha unaxaristo janatul fardawsa allaha geyo marti lajecelyahay allaha kadhigo amiin amiin amiin ya rabi dhamaan ducada allah hanaga aqbalo

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 Год назад

    Waa runtii dee Ina jubutaawi been kumuusan hadlin
    Lkin culimada illhy ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba

  • @foosabdull3197
    @foosabdull3197 Год назад +2

    Aamiiin amiiin yaa rabi wll ❤

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Год назад

    Allah yarxama raaximiin gabadhan ninkeedu u ducaynayo ,kuwa culumada caaya waa ciyaala suuqiin

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Год назад

    Aamiin ALLE ha u gargaaro walal reerka is haystana u ducee Mashalah dhe.
    Iyagana ALLE ha dhawro

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 Год назад +1

    Amiin Amiin yaa Allah 💙🇸🇴😭😭

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 Год назад

    Ilaahay ha unaxariisto ilaahay naxaristiisa ayaa badan ,

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад

    alle haw naxaristo wll

  • @نااتااا-ط2ض
    @نااتااا-ط2ض Год назад +2

    الله يرحمه زوجته/أخى الصبر والسلوان وان لله وانا اليه راجعون 😢😢

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Год назад

    Allaha u naxariisto

  • @sahrahussein9945
    @sahrahussein9945 Год назад

    Allahu ma Aamin yaarbi

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Год назад

    Amin amin yaa rabi

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 Год назад +4

    Amiiin Amiiin yarabi

  • @ayaanismael2090
    @ayaanismael2090 Год назад +2

    Amiin amiin amiin yaarabi 🤲

  • @madiinaahmad2683
    @madiinaahmad2683 Год назад

    Aamiin yaa rabbi

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 Год назад

    Allaahuma Aamiin yaarabi

  • @FarahMoussa-hr2me
    @FarahMoussa-hr2me Год назад

    aamiiiin aamiiiin aamiiiin ya rabii

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 Год назад

    Wcs alaha naxariisto

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 Год назад

    Alhmadulahi rabil calamin ❤❤❤❤❤ ilhy ba mahd leh oo nimcada na siiyay

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 Год назад

    Ilahay janatul fardowso aclaa alahageyo aaminyarabi

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 Год назад

    Allaha u naxariisto dhaman mowtada muslimiinta😢

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 Год назад

    Alle hawnaxaristo Amiiiiiin yaaa rabi is

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656 Год назад

    aamiin aamiin yarabi

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Год назад +1

    Hooya la,aantu waa musiibo weyn oo raadka ay ilmaha ku yeelato aanay weigeed harin!!Rabboow u naxariiso guud ahaan hooyooyinka islaamka adduunyo iyo aakhiraba, dhanka kale layaab ma leh soomaali waa ummad hoogtay oo ummad ahaan iyo akhlaaqad ahaan u burburtay oo xitaa ka Rabbi uga xishoon waayey xaramkiiisi barakaysnaa dunniduna la yaabtay!!markaa qariib ma noqonayso nin dura culimada oo garabka u saara qabiil ilayn waxaa soomaali faceed ka reebay waa dulmi iyo qabyaalad soo jiitamaysay tan iyo 1960kii!!laakiin culimada soomaaliyeed maaha mid soomaali ka sugayaan ixtiraam iyo xushmad laakiin Rabbi ayaa agtiisa kasiin doona ajarkooda!!Rabbiyoow noo xafid dhamaan culimada soomaaliyeed ee sheekh mustafe iyo sheekh dirir ka mid yihiin!!!

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Год назад

    😭😭😭😭😭Allah hownaxariisto isagana sabir hakasiiyo caruurtana Allah halakuriyo 😭😭😭😭

  • @cismaaciil7716
    @cismaaciil7716 Год назад

    alle ha,unaxariisto🤲🥺

  • @fatumashire3406
    @fatumashire3406 Год назад

    Aamiin Yaa Allah haunaxariisto janatul firdawsa Allah hakawaraabiyo ilmahaas Allah hauxifdiyo

  • @awm221
    @awm221 Год назад +1

    Allah akbar Ilahay ha ka samrsiyo Amiin yaa Allah

  • @MohamedUbax
    @MohamedUbax Год назад

    Alle hanaxariisto

  • @Najaxdegan-y7y
    @Najaxdegan-y7y Год назад +1

    amiin amiin amiin amiin allaha u naxariisto

  • @samsamabdihakim1979
    @samsamabdihakim1979 Год назад

    Alle haunaxariisto

  • @HothoEsse-cg9pb
    @HothoEsse-cg9pb Год назад

    Waa la is laynayaa dheh waa lalaynayaa ha odhane mida kale sharafta culimada ha ku dhicina mida kale sool waa somaliland inshallah nabad bay noqonaysaaa

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Год назад

    Aamin aamiin yaa rabi naxariis jano sii

  • @suleekhajaamac9912
    @suleekhajaamac9912 Год назад +1

    War culumada yaan lakala qaybinin Waa mida labaade culumada ha joogtaa Hadba maamulka tamer leh la jiraan hana na maqashiinina culumada somaliland waayo waqti Adag ka aamuseen lkn wax ba ma loo noqonayo ha la nabad galiyo Yaan. Lagu xad gudbin 😢😢😢😢😢😢 Ha is Aamusnaadaa nafsigaa saamayne

  • @Zurich527
    @Zurich527 Год назад

    Hooyadaas Alle ha u naxariisto

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Год назад

    Ameen Ameen yaa rabbi
    Illaahy huwnxriisto
    Marxumadaa

  • @fartuun-kh4wk
    @fartuun-kh4wk Год назад

    Amiin yaarabi

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 Год назад

    ALLAHUMA AMEEN YAARAB

  • @abdullahishire8372
    @abdullahishire8372 Год назад

    Aamiin

  • @suadelmi4917
    @suadelmi4917 Год назад +1

    Allah ha u naxriisto aamiin aamiin

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 Год назад

    Wcs Akihii waxaad fahantaa shiikhu waa Inuu xakha kahadlaa waa Midas ka Lakeland celiyaa

  • @marianmohiadin1804
    @marianmohiadin1804 Год назад

    Asc Bro sax waaye

  • @banadir5032
    @banadir5032 Год назад +1

    Asc wuxuu doonayaa beenta umal qabyaaladiisa

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl Год назад

    SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ SCW ❤️ ALLAAHU AKBAR 🤲🤲

  • @bintuosman4359
    @bintuosman4359 Год назад +2

    Walahi irzaaqda meel xun ka gashay ciwaanka ina naga nixiso oo views ku hesho ayaa rabta sheikh yada wax dhintay sida loogu maleeyo yaaahu😢😢😢😢

  • @FahmaAadam
    @FahmaAadam Год назад

    Amiin Amiin Amiin

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Год назад

    Allaah hau naxariisto aaaaamiin yaaa allaah

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Год назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @samiiramahamud3221
    @samiiramahamud3221 Год назад

    Aameen ya Allah 🤲🤲🤲😪😪😪😪

  • @f.n6491
    @f.n6491 Год назад

    Innalilaah waina ileeyhi raajucuun ilaaheey ha u naxariisto marxuumada

  • @mohamedelmi4172
    @mohamedelmi4172 Год назад

    ACW walaalow waxyaabaha aad ku amaaneyso o daawooyin ah hadii lagu xanuunsado adigaa ka masuul noqondoono.

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 Год назад

    Allah ha u naxariisto 🤲🤲🤲

  • @khadrasaid5999
    @khadrasaid5999 Год назад

    Aamiim Aamiin

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Год назад

    Aaaaamiiiin

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف Год назад

    Ilahanah iyo abahod ilahaay hasiyo samir iyo imaan wanagsan
    Markah gedidih wah kalah kulushahay
    Markah keligis makorin karah ilahaay hasuh cabidiyo khof lakuriyah ilamahisah oo isganah usoshaqayo khof kunah urashinkah ukariyah oo dharkanah udhaqdah oo lakurisah ilmahah ilahaay hasocabidiyo
    Markah haguesadoh gabadhah kadhimatay walashed iyadah hooyo unoqenah oo ah hooyo dhib lah andhashey ilahaay hasahloh gabar lakurisah carurtah oo barih u ah ilmah amiin yah alaah
    Hadikaleh ha kurisoh carurtah hooyadis amah gabadhah dhimatah hooyadad sidas bah fican ee hayaloh
    Markah carurtah iyo isgabah ilahaay khalbigah ha u qabojiyo samir alaah siyo kuligod amiin

  • @siciidocabdiraxmaanmacalin8493

    Allaah ha u i naxariiso gabadhaa

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 Год назад

    Ascw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw. ♥️♥️♥️💯💯💯

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Год назад

    Maasha Allah ina jabuutaawi maaha munaafiq runta ayuu sheegy 100% Cabdulaahi waa ku arkoo isaaq iska dhaadhicin baa intaa ku gaarsiisey lculumo caadiya waa Rag qabiil. Laakiin anaa kuu sheegayee maaha War waa runtiis maxaa laga jeclaanayaa Waa culumo qabiil maaha culumo sax ah war hargaysa qoomuluud ayaa sharci is ah kamana hadlaan .

  • @FaadumoFaarax-m1i
    @FaadumoFaarax-m1i Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @DekaMed-n4q
    @DekaMed-n4q Год назад

    aamin yaa Allah 🤲

  • @deeqoxassan3323
    @deeqoxassan3323 Год назад

    Allaha unaxiisto gabdha dhimatey janatul.fardowso allaha geeyo ubadkeedana.allaha ukoriyo

  • @leylohassan8571
    @leylohassan8571 Год назад

    Ninkan sheekh yada maxaa ugu qarabataaaa

  • @ummu3116
    @ummu3116 Год назад +1

    geeri nadinleh iyo culumada markaan arkay culumadii inay dhimatay ban mooday dadka ha ka nixin

  • @naciimasaciid7674
    @naciimasaciid7674 Год назад +1

    War maxa ka qaldan wlhy wanaga nixisay shikhyadu inay dhinteen moday

  • @abdullahiruman6786
    @abdullahiruman6786 Год назад

    Afka ilahay ha ka qaloociyo kaaas wasaqa ahh. Eee shekha heysta Afka kaqaloocayyy

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Год назад

    soomaali waa wax aanba laga reebayn oo culimadii baaba ka baxsanla alow noo gargaar😮

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Год назад

    Ilaahay ha u naxatiisto

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 Год назад

    Amiin yarabi

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 Год назад

    Waa ruun walalo