Waxaan idinka codsanayaa Dadka Media ha Warka ka soo tabiya in aad Wax kaste ka hadashaan. Tan Dawlada maaha. Umadda Somaliyeed waa dulman yihiin. Dulmigii iyo Musuqii Cirkuu isku shareerey. Allaha Tan ha naga qabto. Mid Fiican ha noogu bedelo. Aamiin. Munasar Jizaaka Allah Alkhair. Hore u soco.❤🎋👍
Walaahi Xanuun waaye Dalkaagii.hooyo Ku mudo waxaan oo kale Meel Aan cadaaladi.ka jirin Dawladnimo. Ma jirto Wasiir xasan macalinoow Ilaahey ayaa kula xisaabtami doona..ee dadkaan bilaa.micnaha u xiran. Cafis Mdxweyne u dalab. In ilaah ugu naxariisto. Kuwa kale Mahadsanidiin
Asc. Taliye shub qeyr illahey ha ku siiyo.. wadankeena cadaalad kama jirto … hogaanka wanaagsan oo runta iyo daacada illahey ku taagan cid rabto ma jirto.. illahey ha ku jeclaado illahey ha ku xafido ,
Waxaan markhaati ka nahay warka dhibanahan oo maalinka qiyaame aan Ilaahay hortiisa uga hadli doono waxaan aragnay!!soomaalaay dalkeenii udgoonaa ee abkoow ka harka ahaa waxba kama dhawa ee ha loo duceeyo!!!
Meesha musuq ayaa ka buuxa qofka 24 saaac kabadan inuu xurnaado maahan waan maxkamad lasaara dadkan qofkii la xukuma xabsigiisa uu dhameysta qofkan danbi loo heyna la sideeya sidan sax maahan
Xaa aad ugu farxsanahay in baarlamaankii soo arkeen dhibaatada ka jirta xa siga dhexe looma baahanyahy in cadaalad loo helo umada wadanka waa wada dhiban yahaykn dowlada XSM waa ay dadaakeysaa I kasta oo dhibaatoohin dagaalo mucarad wax duminhaya iyo musiiboohin dabiici ah ay ku dhex jirto hadana waa dowlad ii ugu horeysay ee talaabo qaaday cadaalad ladagaalanka khawaariijta dhaqa alaha iyo deyncafinta intaba
Ilahay ha uyasiro maxabista o xaqdarro lagu hesto, waxa ka codsanena video gan kan xigo inu ahado kan godka jilicow taliye shubkana waxa leyahay guulayso
Arinkaan amay timi markii ciidamada amniga ee muqdisho iyagoo ka hor ay ahaayeen kuwo aan isku xirnayn oo xiriir ka dhaxayn haddana yihiin kuwa isla shaqeeya haddana arinkaan ay tahay sidii loo xiriirinlahaa xabsiga iyo maxkamadda sidii ay u wada shaqaynlahaayeen maxbuuskana u heli lahaa xuquuqdiisa iyadoo la fahmaya dowladnimada ,
Meeshaas miyaa cadaalad kadhalanee dadka fiiri kuligood way dadka l Aan hubeeyseen Allahu akbar. Aaqiraa warjiraa allahu akbar maxaa dadka madaxnimada sheeganaaya su aal utaala😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥱
waa farsamadihii ay ku dhaqmi jireen mooriyaanta deenta jaadka markay ku badato waxaa la qaarijin jirey jaadolaha. hada lacagtii ayaa rajoo ka gashey marka yaaba la siinaa hadiiba qandaraaslihii uu xiran yhy?
Munasar Masha Alla hallh kudaayo u hiili masakiinta dadka mesha kuxiran Allah ayaa u maqan allaha ugargaaro 🤲🤲🤲🤲
Wariye Munasar si gaar ah noogu salan Taliye Shub wax uu muujiyay masuuliyad Odaynimo Mahadsanid taliye Shub.
Waxaan idinka codsanayaa Dadka Media ha Warka ka soo tabiya in aad Wax kaste ka hadashaan. Tan Dawlada maaha. Umadda Somaliyeed waa dulman yihiin. Dulmigii iyo Musuqii Cirkuu isku shareerey. Allaha Tan ha naga qabto. Mid Fiican ha noogu bedelo. Aamiin.
Munasar Jizaaka Allah Alkhair. Hore u soco.❤🎋👍
Ilaaheye u gagara umada islamaka aamiin aamiin yaaarabi wadakena sidasa umada xabasiyada ugu dhibayahiina dadakena
Walaahi
Xanuun waaye
Dalkaagii.hooyo
Ku mudo waxaan oo kale
Meel Aan cadaaladi.ka jirin
Dawladnimo. Ma jirto
Wasiir xasan macalinoow
Ilaahey ayaa kula xisaabtami doona..ee dadkaan bilaa.micnaha u xiran. Cafis Mdxweyne u dalab.
In ilaah ugu naxariisto. Kuwa kale
Mahadsanidiin
Walee waa yaab markas jimca walba masaajid intuu galo soo hadlaa musuqa aabihiis Ilaahey waxaan kabaryeyna damaljadiid inuu naga qabto munasar🤲🏿🤲🏿🤲🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
Hhhhhh Adiga allah naga kaa qabto
Xasbiya Allah wa nacmalwakiil ilaahay xaqa hasoo dadajiyo 🤲
Dalkaan meel uu u socodo garan maaynee Ilaahayoow meel Kheyr leh baan kaaga barinay.
ma garan kartid qofkaan iihaay ilaa amar danbe ayaan soo marnay 21 sano tani jano ayeey noqoneeeysaa
Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil Kuwan Allaha Ummadda KA Qabto.🤲
Dadkaan dhan farmaajo uxiranyihiin badankooda
War Illahay kabaq mujrimiinta hatageerin mise bisha iyo sanadka lasheegayo aadankaseynin😂😂😂😂 hadii adanfahmin dadweydii
XASBUNALLAH WANICMALWAKIIL FIIKUM
😢😢Dolad Xun ba Somalia lagu Saliray Subxaanallaah, ilaahay Baa Hortagi Dontan Asaga wax ba ka Qarsonany Dadka Hadii Ad silcisan Xaqdaro Xakunka Rabi baa idin Dambeya Adunku maalmo yar Adigay kula Badantahay . Dulmi Cidii Gashana Adun iyo Akhira Ma Guuleysato Siyasadinu iyo Dowladiinanu Ma Xasilayso Weligeed Haka yaabin taas. Ilaahay Umadiisa Kuwa Dulmiga kuwada haka Qabto aamiin yaarab insha Allah😢😢🤲🤲🤲🤲 🤲
Munasar waa sax arinta kudhacday Engineerka
Asc. Taliye shub qeyr illahey ha ku siiyo.. wadankeena cadaalad kama jirto … hogaanka wanaagsan oo runta iyo daacada illahey ku taagan cid rabto ma jirto.. illahey ha ku jeclaado illahey ha ku xafido ,
Guuleyso munasar walaal xaqa u hiili hore u soco
shuub guul waxan leeyahay guuleyso rabigeey ayaa kulajiraa😊
Jazakallah khayr walal ad baan uga xumahay allah dulqaad badan
Manasur Manasha Alaah walale Ilaahay haku barakeyo
SalaamuAllah calaykum walal mahadsanid jazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤
Subxaana Allah. Allahayoow nabad iyo Nasteexo is Somaliyeed.
Degmada wa arkay walee say u qurxaned kor iyo hoosa aya lo dhisay aniga xata la yabay quruxdeda mashaalaah dawladan xaqa allaha fahan siiyo
Munasar wll sare ilaaheey qeeyr hakusiiyo
Waxaan markhaati ka nahay warka dhibanahan oo maalinka qiyaame aan Ilaahay hortiisa uga hadli doono waxaan aragnay!!soomaalaay dalkeenii udgoonaa ee abkoow ka harka ahaa waxba kama dhawa ee ha loo duceeyo!!!
Ilaheey xaqa hangu suga Yaa Allah somali maxey Nabad uu noqon wedey laa leyahay ilaheey uu maqan iyo dadka xaqa uu hilinayo
Waxaruun xaladani sancadalad maha wareerka waqtigakenay😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilaahaa mahad iskaleh ilaahow janaraal shub qeyr sii iyo munasar iyo qofka sooduubay
Allaahu Akbar. Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun.
3 sano oo dheeri ah baan wataa subxaanalaah
Xasan dhiiqo iyo tuugada lashaqeeseta umada soomaaliyed halaga qabato dawalada maaha ee mujurimiin ilaahaya ka goya 🥹
ax 😢😢 illahayow kuwa dulman u hiili kuwa wax dulminayana naga qabo
Ilaahow adaa weyn 😭😭😭cadaalada u hiili waxan waa igu sawir beentood waaye nin dhan oo masuul ah qaabkuu wax u weydiinayo ayaaba wax jiro ahayn ilaahow ada weyn
Allah Aakhiro maxaa war yaala, Qiyaamaha maxaa xisaab sugaysa ummadda wax dulmiday xagay geli doonaan
Caloosaadka daayoo
Walaahi maalin waxaa jirto maxkamadii cadaalada .Allaah lays hor istaagaayo .Qofku dambi haduu galay waxaa waajib ah in wixii lagu xukumo uu mutaystay .Laakiin sidii xoolihii iska haysta.Walee aakhiro warbaa jiro.Illaaheey dulmiga wuu naga reebay.
.
illahey haka so dayo🎉
Wagesi ee hala tagero geesi waye taliyah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Oo kaalay mamuljadiid dhalintii xabsi miyeey kuwada gureen dadkii la waraystay oo dhan 2023 aya laso xiray allow alle
Maskin
Alihey
Ha ka furo ku waan umada Alaha ka badiyo kuwa joga xamar tuugada ah
Alaha xaqa ha tuso
Yaa, Rabi Raxman
ILLAAHEEY IGA SOO WADEEY SOMALIA AYAA MAHAAD ISKA LEEH
waad ku soo noqon doontaa walaal sidaas ha dhihin,waddan kalenma lihine
@@shariifkhaliif980 WAA RUUNTA DAAD SAAN AH N&N AAN RABIIN ILLAAHEEY KA FOGADEEN UMAADA MASAKIINTA AH SAAN UU GALAAYO YAA UU SOO XIISAAYO
Waxa kufaraxsanahy iney jiraan dad wali masaakinta uhelinaaya sida adga okale walal iyo taliye shuute ilahey haidin xafido
WAA XILIGII FARMAAJO
Maasha allah walaalkey munasar
Iska daa inaad wax noo sheegtee xataa afsomaliga meesha ugu qoran ayaan fahmi la ahay
Dad iska shacab ah ayaaa meesha ku xeran inta kale waa dead man walking marxuunkii oo fakaday alloow adaa noo maqan 😢😢😢😢
iLaahay.Ha.Ka.Soo.Daayo
WALAAHI WAA QIISO XANUUNBADAAN
Dad laga tiraa badan yahay ayaa leesa ka xirta subxanalah
TALIYE SHUB WALAAHI WAA GEESI, ILAAHOOW TALIYE SHUB, KARAAMEE, OO AJAR KASII WANAAGA UU HALKAAN KASAMEEYEY. IYO GARAB ISTAAGE MASAAKIINTA
Walaahi soomaliyo cadaslad iyo nin cumar binkhadaab camal allaha noo dhaliyo
Subxanallah wllhi xassan sheekh dowladiisa way iska cadeed ceeb kasta inay dhex dabaalato Allow farmajo noso celi
Goorme laxiray mtaqaana
Waa farmaajo waxa xiray
Ma dadka wada 6aad lasoo xiray baa farmaajo xiray maba joogine xagee kaxiray
Munawar Masha Allah ❤
Meesha musuq ayaa ka buuxa qofka 24 saaac kabadan inuu xurnaado maahan waan maxkamad lasaara dadkan qofkii la xukuma xabsigiisa uu dhameysta qofkan danbi loo heyna la sideeya sidan sax maahan
Xaa aad ugu farxsanahay in baarlamaankii soo arkeen dhibaatada ka jirta xa siga dhexe looma baahanyahy in cadaalad loo helo umada wadanka waa wada dhiban yahaykn dowlada XSM waa ay dadaakeysaa I kasta oo dhibaatoohin dagaalo mucarad wax duminhaya iyo musiiboohin dabiici ah ay ku dhex jirto hadana waa dowlad ii ugu horeysay ee talaabo qaaday cadaalad ladagaalanka khawaariijta dhaqa alaha iyo deyncafinta intaba
Dulmiga ilaahay woo xarimay
Waalhi waa xaqdaro
Hada meeshan ma xabsi baa walayaal ❤
Walee waa runtaa way jiraan arimahaasookale
Ninka wax qoraya xaqa Allaha waa fajoyo. Xaqdarada ka jirta meeshaan.
Xaq iyo cadaalad hadey jirto waa in wax laga qabta dadka masaakintan ku xad gudbay oo markey ugu yartahay xilka laga qaada
Hawiye xaaraantii uu caruurtooda ku koriyeen ayaa umadii eberkadhigay balaayo. dinku dhacaday wa in gudoomiyaha dégradation la soo xiro tuugta
Ilahay ha uyasiro maxabista o xaqdarro lagu hesto, waxa ka codsanena video gan kan xigo inu ahado kan godka jilicow taliye shubkana waxa leyahay guulayso
Soomaaliyeey tashada is cafiya dhamaantiin dalkiinana utashada meeshaan kama soo socdaan wax wanaagsan
Ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢😢
Arinkaan amay timi markii ciidamada amniga ee muqdisho iyagoo ka hor ay ahaayeen kuwo aan isku xirnayn oo xiriir ka dhaxayn haddana yihiin kuwa isla shaqeeya haddana arinkaan ay tahay sidii loo xiriirinlahaa xabsiga iyo maxkamadda sidii ay u wada shaqaynlahaayeen maxbuuskana u heli lahaa xuquuqdiisa iyadoo la fahmaya dowladnimada ,
Alloow ku xafid munasar u hiilin walaalkaas
HAAWIIYOW HADAA NABAAD RAABTAAN XAAQDARADA JOOJIIYA
Wcs aboowe ❤❤❤❤❤❤❤
Munasar wll aniga maxamed xaaji cusmaan cokaasha
Waa arin layaab leh
Nin gawar daqray ma fiyaawo 6:22 ❤
Ilaahow kuwaan umada uga hiili dowlad maahee
Waaw
Sorry for Somalia sad 😢 😢
Laxowla walaquwatay kan suitka sita ee dowlada ka socda markuu qofku is yiraahdo dhibkiisa kahadal afkuu qabanaayaa
subxanlah wlaal alle haw gargaaro ninkaas
ASC MUNASAR HALYEY SOMALIYED GEESIYA DULMI DIIDA ALAHA KU XIFDIYO XASAN DHIIQO ARGAGIXISADA MORYAANTA AYAX BAAHAN WAA ALSHABAAB BOOB QARAX IYO KUFSI TALIYE SHUBKA WAA HALYEY SOMALIYED OO GEESIYA DULMI DIIDA CADAALADA U HIILIYEY DADKIISA U DAMQADEY ILAAHEY HAKA ABAAL MARIYO AMIIN WAALIDKAN IYO WALALAHAN DULMANA ILAAHEY MORYAANTA N CADOWGA ALAHA XORIYADODU ILAAHEY HA UGA SOO QAADO AMIIN XASAN DHIIQO ARGAGIXISADIISA ILAAHEY HANAGA QABTO ARAGOOD NACTAR AQAS CALEEG
allaa subxanlah alle haw gargaaro wlaal wax aan layska indha tiri karin ayaa jira wlaaaaaaaaaaaaaaaal
MUQDISHO WAXEEY DOWLAAD CADALAAD UU LAA DAHEEY WAA SAAN
MAXABIUS DULMII KU XIIRAAN AYAA KA BUUXO XAABSIIYADA MUQDISHO
Meeshaas miyaa cadaalad kadhalanee dadka fiiri kuligood way dadka l
Aan hubeeyseen Allahu akbar. Aaqiraa warjiraa allahu akbar maxaa dadka madaxnimada sheeganaaya su aal utaala😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥱
Miskiinka ilaahow yeysan dilin walee mooryaantii aa dowlad noqotay
Xaqiiqda rabi ayaa og
Waxay u badan yihiin dadka laga tiro badanyahay
Illaahow cadaaladaaada way dhowdahay
Subxana Allah
Dadka xiran oo dhan waa dadka masaakinta ah aaqiro war baa jira xassan sheekh cuqubo kugu dhacdey
CBB ILMA FARMAAJO
idinkaa dhibtaa keenay nijaaz😢
Career eelaay maahin wixii kale aawey
Mooryaan walee maxaa xamar dulmi yaalaa walaahi waxaan la yaabaa ilaahaye dulqaadkiisa
Alle xaqahanatuso
Dowlada hoose waain ay bixiso lacagtaa iyo intuu ku jiray xabsiga
Eng.Mohamed Haji Osman Oo ku magac dheere 《Cukaash》Waxa uu ahaa Macalin keeyga Dugsiga Hoose School Alfajri Yaaqshiid. Waxa uu nagu Tarbiyeen jiray Aqlaaq wanaag iyo wadan Jaceel. Maantane waxa uu dhiban u yahay Qarankii uu noo abaabin jiray Sorry wlhi. Xaqa Kor ha ahaado.
ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
waa farsamadihii ay ku dhaqmi jireen mooriyaanta deenta jaadka markay ku badato waxaa la qaarijin jirey jaadolaha.
hada lacagtii ayaa rajoo ka gashey marka yaaba la siinaa hadiiba qandaraaslihii uu xiran yhy?
Dalka muxu ladagi waayey aya laleyahay muxu daga waba dal muslimkii lagu dhax cadabayo dhiig xaqdaro kudadanayo dowlad an daacad umada u ahen dhinacna nodhafeynin iyagaley iskubadalayo kurasta allow nagasogar yaabnay
Waa reer marka oo miiran
WASIIRKU WAQTI MA SIINAYO DADKA SABAB
iyo wlaalaha kale ee dhiban ba
Galshiiro waxaku juro dad guriyohoda xog logahasto iyo dadkalo dulmiku xeraan munasarow
😢
Moryaanta waziirada ah asalkoda wacalo miyay ahaayen aniga waan fahmi la ahy waxaan xaraantaan
Aniga wan yabee aqiro ma jirto dulmiga waa batee Somaliya qiyamuhu muhada dhaco
Iskadhaaf ayagoo Aduunkajoogan ayaa Illahay awaalkooda marindoona Insha Allah
Waxaan waa wax hore
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢