Qarashka diyaaradda ee dadka group 5 ka lagu keenaayo yaa bixinaayo?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    #Dvlottery #group5 #Somalia #somalivlog #vlog
    Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    #shaaciyeoneshow
    #dvlottery2021
    #dvlottery2023
    #dvlottery
    #ilhaanomar #maraykanka
    #SerbiaiyoSomali

Комментарии • 130

  • @latiniyogamer4102
    @latiniyogamer4102 Год назад +2

    Shaaciye Zxp arin inan Ku sheegi rabaa oo ku saabsan welcom corps ee meel aan kala soo xiriro isheeg zxp

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Год назад +13

    Maashaa allaah wll guulayso een maraykan inaan tago aa rabaa inshaa allaah soo duceeya asxaabeey

    • @habibamuktar1865
      @habibamuktar1865 Год назад

      Ki fasti haresaneaney wa wayney ki o 2022 wa wayney seen kuheli karna Kan 2023

    • @habibamuktar1865
      @habibamuktar1865 Год назад +2

      Inshallah wa baxeysa

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад

      @@habibamuktar1865 thanks walshy😍😘🥰🙋‍♀️🙋‍♀️🖐🖐🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahgarad2005
    @ifrahgarad2005 Год назад +1

    ameen dhamanten jazakallah 🥰🥰🥰

  • @mabsuudmohamad529
    @mabsuudmohamad529 Год назад +3

    Asc wll
    Adoo mahadsan ii ga jawaab Su'aalahan.
    Waxaan ahay qaxoonti wanaan haystaa cardka, familkaygu uun dhmntood ma ii noqonkaraan shanta qof,
    Isla bilahan hore ma laay Applaygarayn karaa ?
    Muddo intee leeg ayeey qaadanaysaa ?
    Mahadsanid

  • @mahadKaamiila
    @mahadKaamiila 2 месяца назад

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi allaha wakibar

  • @hiboadanmohamed9795
    @hiboadanmohamed9795 Год назад +3

    Amiin ya rabbi🤲🥺

    • @heman5389
      @heman5389 Год назад

      Hibooy meeshasi bilaaney khayr kuu lahyn halkan adaanki 24/h ayaad maqlee 😀😀

  • @suurtagal1977
    @suurtagal1977 Год назад +3

    mahadsanid sxb , niyow suaashaydu waxa weeye qofki wadankii jooga oo hadda kadib soo bixi raba intee ku qaadanee

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +2

    Aamiin yaa rabi

  • @khaliilalmacaari
    @khaliilalmacaari Год назад +2

    ASC magaceyga waaa Bashir a. Ali shaciyow QÖF aanan qabir kaar qaxoti oo waxaan qabaa sharci Kenyan ah marka sideen kuheli karA thank you very much

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 Год назад +1

      Wad heli karta lkn marki laigu baro farah sharciga ah so baxyo ee kenya haga qadnin ee Uganda kaso qado kaar

    • @khaliilalmacaari
      @khaliilalmacaari Год назад

      @@safiyokjarsafiyokjar9704 abaayo meeqo bari eee iki qadanee

    • @khaliilalmacaari
      @khaliilalmacaari Год назад

      @@safiyokjarsafiyokjar9704 micnaheega intee maalmood igu Soo baxaa kaarka

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 Год назад

      Koley hadi Uganda ado waxey ila tahy oo xerda qaxotiga tagto hadiba mark tagto kar bixin ey so socta ina hor kahaleyso ani Kenya joog hadi qofk xerda qaxotiga imdo oo kaar bixin so socta is la malin ta ba u helaya kar ka

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 Год назад

      Lkn adi hadi Kenya ka qadto kaar qaxotiga hadi heysto sharciga wax ku ma taryo wax kaso baxyo farah sharciga lkn hadi Uganda kaso qadto labo wadan kle yhiin kenya iyo Uganda marks kar kas mid nadif ah oo dwlada kugu dhgeyso majirto oo kudheyso wax tahy nin heysto sharciga wadanka ee sidee qaxotiga u noqtay

  • @abdinurxasan747
    @abdinurxasan747 Год назад +1

    Amin Amin Amin wll Qali🤲🤲🤲🤲

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Год назад +3

    Wll waa mahadsantahay waxan kuwaydiin lahaa dadka africa jooga ayaga shuruudaha lagu xirayo ama looga baahanyahay maxaa weeye mida kle qof ehelkiisa qayb kamida jogto maraykanka qaab aan g5 ahayn ma ugu dacwoon karaan

  • @sacaadmuuse5301
    @sacaadmuuse5301 Год назад +2

    Azc wll iga so jawab su ashan wiil aya nagaga xidhan maraykanka jelka jexdisa ayu warqadi shaqada kudhex helay wll hadad iso jawabi kari waydo xaganba iso dhex gali ale wakhtiga haku barakeye rajada uleyahay wiilkasi inu kabixi karo jelka iyo inkale Thnks wllo

  • @abdidahir4355
    @abdidahir4355 Год назад +1

    Asc shaciye wax update ah naga sii arimihi tahriibkaa waxaa an maqlay wa lahakiiyey maxaa kaa jiiro warkaas

  • @Aisha-oe2pt
    @Aisha-oe2pt Год назад +5

    Walaal arimaha Canada ee program kii LMIA kasoo hadal walaal waa ii muhiim

  • @fariido1999
    @fariido1999 Год назад +1

    Amiin insha alllh

  • @libanali2444
    @libanali2444 Год назад +4

    Wll shaciye aniga Kenya ayaan jogaa passport Kenya ayan hystaa qof family ma iwadi kaaraa wll mise kar qoxoti ayaa la rabaa wll

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Год назад +1

    Amiiin wll shaaciye🥺❤🤲🙏

  • @fartunnairobigoldjewellery4550

    ASC wr wb shaaciye hooyaday ayajoogtah America record baana u'ahay LKN ilmahaygu record uma'aha marka group five kaan ma'isoxaraynkartaah aniyo ilmaha hadan Uganda kaar axooti kasamaysto?
    Tankale dadka kaaraka qaxootiga oo cusub haystah malooguso dacwoonkaraah five group kaan mise wa dadki horay qaxootiga ugujiray kaliyah?
    Please iigasojawaab numberkayga RUclips kayga ayukujiraah hadaad video kagasojawaabtana kasifiican

  • @cabdijabaaraliisaaq3250
    @cabdijabaaraliisaaq3250 Год назад

    Aamin Yaa Rabi🤲🤲🤲

  • @ilyaasfaarax8392
    @ilyaasfaarax8392 Год назад +6

    Imisa sano ayaa la sugaya 5 group walaal mahadsanid

  • @amrancumar491
    @amrancumar491 Год назад

    Amiiiiiiiiiiiiin yarabi

  • @zakiazonda648
    @zakiazonda648 Год назад +1

    Amin

  • @abdirahmanabdirizak4367
    @abdirahmanabdirizak4367 Год назад +1

    Shaciye wll sidee dadka wax keenaya iyo dadka qaxootiga ah ee la keenayo ay isku halaali karaan ,maadaama aysan haysan board dadka laga xusho

  • @mustafehassan4711
    @mustafehassan4711 9 месяцев назад

    Asc wll shaaciye kaar kakòoban 10 qof, 4 ama 5 qof group 5 ma lagu kaxayn karaa haday haystan kaar qaxooti.

  • @korneelayuub6100
    @korneelayuub6100 Год назад +3

    FAMILY 👪 MAHAN KALIYA SHAQSI BAA LAGU KAXEN KATA G.5 MISE FAMILY 👪 WAAA CAADI

  • @aaminanuur5917
    @aaminanuur5917 Год назад

    Amiin Amiin

  • @ahmednour6772
    @ahmednour6772 Год назад +1

    Wll shaaciye wn ku slmy ka wrn wll qoys hysta card qooti oo sawarooduna ku yaalan card qoskoodi kalena qoraal ahn ugu jiraan kaasi miyay soo gali karan dacwada

  • @adnaanomar141
    @adnaanomar141 Год назад +1

    Zxp programkii canad ee atlantic immigration program kasoo hadal

  • @najmosharmake9416
    @najmosharmake9416 Год назад +1

    Kaarka qaxootiga qofka aanheesan mahelikaraa gruop 5 jwb plz

  • @saasaale
    @saasaale Год назад +2

    Waad mahadsnthay wall. Wallh wax band ayad ifahmsiisy✌😅🥰

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Год назад +5

    Wax muhiim ka hadal qofkaas diyarada ku weydinayo maba lagaarin xareska in hada looga jawaabo miyaa. Bro shaaciye hadal muhiimsan ayaan ka sugeynaa inaad ka hadasho lkn 5goup oo wali la bilawin ayaa hada lagu weydiinayaa diyarada

    • @maariyomaxamed584
      @maariyomaxamed584 Год назад

      Haa marka hore waa in la xaraystaa wali nah lama bilaabin dadka seh waxa u wadaan

  • @jnr-ilqarsathe6050
    @jnr-ilqarsathe6050 Год назад

    Amiiin

  • @sharmaboy2276
    @sharmaboy2276 Год назад

    Shaaciye wllo kawarin qof mareekanka loo joogin kawrin sidee ku bixi karaaa jawaab wacan mahadsanad

  • @leaderkumaando5232
    @leaderkumaando5232 Год назад +2

    qof Somalia joo ona weligiis aan qoxooti aan naqan ma xareysan karaa

  • @abdisalanabdillahi9552
    @abdisalanabdillahi9552 Год назад +2

    SHACIYE THANKS AYAMKAN SXB SUALO KUMA WAYDIIN SUASHAY WAXAY TAHAY WAXD ISHEGTA CFIMADKA LA MARO MARKAD INTERVIEW MARI DONTID CFIMADKA LAGU DIRAYO MAXA LAGA BADHAYA MA HADI HARGAB KUHAYO MISE XANUNADA DADKA LAGA BADHA MAXY YIHIIN?????????

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 Год назад

      Cafimadka cudur nooc kasto yhy laga Bar sida cudur fudud oo dawda leh iyo kuw halista ah dhm wa laga baraa

  • @mohamuudbiid1000
    @mohamuudbiid1000 Год назад +1

    Amiin yaa rabbi🥹🤲

  • @mohameddahircabdi1230
    @mohameddahircabdi1230 Год назад +2

    Sxb waxan raba inan ogado dadka horey ayad laqada ayad dahdey dad ma jira mar horey xarastey miskala waxad kawada dadka marku bilawdo horey Kaxaresta ayad kawada

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 Год назад

      Dadka hore wax wye kuwa qaxotiga bufis ka maray oo mareykan mar hore oo hayey aqbartoda kuws lagu bilwaya ani xita dadk mar hore bufis maray kujira

  • @runyahye2025
    @runyahye2025 Год назад

    wll waxa ku weydina dadka shanta qof ku saxixayo qofkasta qof mo wata mise hal qof usaxixayan wll

  • @anfalofficial1912
    @anfalofficial1912 Год назад

    Iso jawab wll qof ayan qoxotiga kula jirey wuuna iga dhoofey anoon ogeyn kaarkaas wax maku helaaya hadan radiyo

  • @salmasalah7119
    @salmasalah7119 Год назад

    Shaciye wll hal qof ma udacwoon karaa qofka cardka qaxootiga haysta plz iga so jwb

  • @mohussein2490
    @mohussein2490 Год назад

    Asc walaal waxaan Lee yahay card qaxoonti waxaan ka qaatay Ethiopia waxa ku waydiin lahaa miyey kala fuduyihiin Ethiopia iyo Uganda dacwada 5 groupka marka lay wado

  • @mohamedabdikadir5790
    @mohamedabdikadir5790 Год назад +2

    Shaciyow Wlky kwrn hadi DV aan ku guleysto lkn aan Kaso tago Wadanka bill ka hor natiijada . Miye i saameynesaa ?!. Inta aanan ka tagin wadanka doc nooce ah ayan hore uga so qaata oo muhim ii ah ?! THANKS wll . Waan kugu xiranahy Aniga iyo familkeyga 🤗

  • @CismaanAdan-wk5fx
    @CismaanAdan-wk5fx 9 месяцев назад

    aaaamiin aaaaamiin

  • @SahroAli-x1n
    @SahroAli-x1n 5 месяцев назад

    Asc plz su aa shaan iga jawaab qof kanada diiday ameerika maloga soo dacwoon karaa

  • @mahdacawed994
    @mahdacawed994 Год назад

    Aaaamiiin

  • @AhmedDaus17
    @AhmedDaus17 Год назад

    Sxb shaciye ugu horayn wan kusalama page kagana wan kuxurna
    Suashayda waxaytaha 5ta qof ee maraykanka joga meqa qof ayay qadi karan

  • @afrikakk2521
    @afrikakk2521 Год назад +3

    Asc wll 5 qof imisa qof ayee keeni karaan

  • @abdibasidglobeglobe7366
    @abdibasidglobeglobe7366 Год назад

    Aamin bro

  • @maankachancel
    @maankachancel Год назад

    Wll ixaree

  • @1xbethacker997
    @1xbethacker997 Год назад +1

    Midka canada dadka wax u dacwonaya lacag ayay qatan

  • @Chelseafootballsomalifans
    @Chelseafootballsomalifans Год назад +2

    SHAAFIYOW SXB SUAAL?
    MARKAY 5 QOF ISU TIMAADO MEEQO QOF AYEY KEENI KARAAN TOTAL AHAAN ?

  • @latiniyogamer4102
    @latiniyogamer4102 Год назад

    zxp kaar qaxoonti ayaan haystaa
    oo ah alban oo jooga adis ababa
    Cid ii dacwoota oo joogta maraykan ma jirto sidee ku heli karaa Welcome corps

  • @khaderoadan149
    @khaderoadan149 Год назад +2

    Abti maxan kuway diina ano shan iyo tawan sano jiro group 5 ma ligudarikar abtii macn

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 Год назад

      Adiga hadi lagu xareynyo sandki la doon jir karta lkn dadk xaga mareykan joog oo wax ku xaranyo wa iney 18 ka wen yhiin

  • @MaxamuudIbraahim-e1r
    @MaxamuudIbraahim-e1r Месяц назад

    Walaal jira barnaamijka shnta qofoot Ayaan rabaa walaa eeila soo xriir shaa ciye

  • @nimcaanakram8190
    @nimcaanakram8190 Год назад

    Amiin yara I🤲🤲

  • @Liibaan11
    @Liibaan11 Год назад +2

    shaciye zxp aniga kaar waan la haan jiray ee hadana kibando ayan haysa ee ma ii suura galey

    • @maryanruun5607
      @maryanruun5607 Год назад

      Uganda tag wllo hlkaaas ka gooso card

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 Год назад

      Hadi farah qaxotiga ad hore gashy kibando ad wadto waxba kam jiran wayo farah qaxotiga ma la bix kar mark kbando fake ah isk wadta ee hadi ad tagto meshi hore ee ad ka qadtay kar kis oo farah so sarto wu shaqeynya sas ogw

  • @saidahmed9366
    @saidahmed9366 Год назад

    Shaaciyow zxp dad badan afar ama sedex qof (1)halkaar malagu qaadi karaa.

  • @roodoqueen5782
    @roodoqueen5782 Год назад

    Abowe shaciye illha kugu dhaarshe suasheyda ika jawab anika hawar yantey aya marekan jogta hada iwad dhihi laha kaar qoxoti maheesto wll plz maxa sameeya isheg plz wll

  • @CismaanAdan-wk5fx
    @CismaanAdan-wk5fx 9 месяцев назад

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 Год назад +1

    Mid xaafada ila jooga basaboor maraykanuu hayiista inuu noqdo wuu diidayi ana yaku geeyan leeyahayi aduun wakaas walahi😔😔😔😔😔

  • @sadiiqabdiofficial4967
    @sadiiqabdiofficial4967 Год назад +1

    Walaal Ethiopia ayaan ku noolahay waxaana haystaa passport Ethiopian Markaa ma la ii xarayn karaa group 5 maraykanka

  • @muunaibraahinmaxamuud5693
    @muunaibraahinmaxamuud5693 Год назад +1

    Wll shaciye one show wll wad kumahad sanad sida quruxda badan ee ad nogu faidaysid Kawrn waxan ku weydinaya wll han iminka card qaxonti donto wejiga labad may anfacaya

  • @juweriaabdi
    @juweriaabdi Год назад

    Hda hadaan uganda kaarka qaxootiga ka qaato ma ka faaideysan karaa wll

  • @ahmedhashi8003
    @ahmedhashi8003 Год назад +1

    Asc wll wajiga labad xilima ayuu bilamayaa

  • @nimcoxasan8864
    @nimcoxasan8864 Год назад

    Wll mcn aniga waxan ahy qof jooga somalia ma la ii xaren karaa group5 ka iso jawab wll muhiim ii tahay arinkas

  • @fartuunabdulahi3986
    @fartuunabdulahi3986 Год назад

    Shaaciye walaal faro ayaa maraykan igayaala waraaqaha qoxootiga magac kale Ayaan wataa marka hadii liaison dacwoodo Mala iaqbalayaa fadlan iisoojawaab

  • @maxamadsmart5526
    @maxamadsmart5526 Год назад

    Zxp ani waxaan haystaa lacagdhan 300 kun oo doolar qof usa jooga ma udire karaa kadibna ma igu keeni karaazxp

  • @osmanmohamedahmed3717
    @osmanmohamedahmed3717 Год назад

    Asc aaaamiin

  • @cayuushzebria1587
    @cayuushzebria1587 Год назад +2

    Ilma iyo hooyadood ma lagu wadi karaaa 5 groupka

  • @abdiwahidmahamed1
    @abdiwahidmahamed1 Год назад

    Asc waalal waxan rabay inaan ku weydiyo aniga ma heysto kaar qaxooti lkn iminka ayaan rabaa inaan wadan tago marka is qoro qaxooti

  • @khalidhagio
    @khalidhagio Год назад

    Sxb marka hore waad mahadsanthy marka xigto waxaan kuweydiinaa face2 goormee uu bilaabanaa

  • @haloyelomaxamed362
    @haloyelomaxamed362 Год назад

    Hadi laxareyo meqo aye maqnanesa bro

  • @umuabdibasid7133
    @umuabdibasid7133 Год назад +1

    Shaaciye codkaaga marwalba waa hoos fadlan kor

  • @qalixashi5314
    @qalixashi5314 Год назад

    asc magacaygu waa qaaliye xaashi qaxooti ku nool yaman mudo dheer kaar ayaan haystaa ka kooban 6

  • @mohasiciid4599
    @mohasiciid4599 Год назад

    Shb sidee kar qaxooti ah ku heli karaa si fuduud

  • @habibamuktar1865
    @habibamuktar1865 Год назад

    Asc walala shaciye Anuka dhinacayna qahotunimo mukujiro wanna haresaneaney seen kubahi Kara cidana Hass wey more than fifteen people

  • @qalixashi5314
    @qalixashi5314 Год назад +1

    lacag ma hayo see laygu keeni karaa maraykanka

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 Год назад

    Gbdho marecn jokn iku so leymey sxp mahdsnid🤝

  • @sadiiqabdiofficial4967
    @sadiiqabdiofficial4967 Год назад

    Walaal shaaciye waxaan ku waydiinayaa anigoona haysanin card qaxooti ma la ii xarayn karaa group 5????
    Walaal su,aashani waa ii muhiim e fadlan iiga soo jawaab alle ha kaa abaal mariyo e ❤

    • @sadiiqabdiofficial4967
      @sadiiqabdiofficial4967 Год назад

      @Sahra Ali Jama ok mahadsanid walaal lkn waxaan maqlay face Ka 3 oo dadka bilaa card qaxootiya ayaa la qaadan markaa warkaas miyaad maqashay

  • @maryamoshiiqmaryamoshiiq8058
    @maryamoshiiqmaryamoshiiq8058 Год назад

    War sxb shaaciyoow lottery waqtigiisa maxaa kadhiman

  • @ahmeddahir1829
    @ahmeddahir1829 Год назад

    war zxb waxaan ubahanahay
    5 group ee xageen kahelaa

  • @suhuursiciid9128
    @suhuursiciid9128 Год назад

    Gmail Ka had gashto kaliya Ka waran waayo kofor naberki ma haysto

  • @ahmeymusharaf7645
    @ahmeymusharaf7645 Год назад

    walal wabaan card qoxoti galeey iskadafey marka mid cusuban mangosani
    karaya

  • @adnanyusuf574
    @adnanyusuf574 Год назад

    Waxan ku weydinaa shaaciyow Anigoon kaar qaxooti haysanin group 5 malaygu wadi karaa?

  • @mahamednimcaansomali7795
    @mahamednimcaansomali7795 Год назад

    Walal welcome corp ka Email kooda noosoodir si aan su aalaha uwaydiino adoomahadsan

  • @shafkazbinuxasan12
    @shafkazbinuxasan12 Год назад +1

    Mahad sanid lkn nio qofkii aan qoxooti ahayn oohadadda kaarka qoxootoga soo qaata ama intuu qaxootiga aado soo goosta maka qayb galikaraaa

  • @siciidtix8994
    @siciidtix8994 Год назад +1

    Burco an joogaa qaxoonti kebaa igudhow isheega👍

    • @fariido1999
      @fariido1999 Год назад +1

      Isosheg anah marki lagusoshegoh

    • @siciidtix8994
      @siciidtix8994 Год назад

      Maxaad itdhii

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад +1

      Qaxootiga awbare ama qabribayax ama doolow oo intuba itoobiya ah ama xeryaha qaxootiga ee jabuuti kuwaas ayaa aad tagi kartaa oo kuugu dhow hadii aad burco joogto sxb

    • @fariido1999
      @fariido1999 Год назад +1

      @@siciidtix8994 marki laguusoshegoh camal

  • @MunaabdurahmanmahamadAliALi
    @MunaabdurahmanmahamadAliALi 9 месяцев назад

    السلام عليكم

  • @khadancise7250
    @khadancise7250 Год назад

    Waxan Ku waydiiya mala Ka xaynkaraa qof haysta shahada dusiga dhex

  • @deeqsanmaxamed-hn1lz
    @deeqsanmaxamed-hn1lz Год назад

    Asc

  • @omarhassanhassan7681
    @omarhassanhassan7681 Год назад

    Nikii lacak afrika kuhasta kuma bixikaraa wll

  • @SaleebanCabdikarin
    @SaleebanCabdikarin Год назад

    Sxb su aal qof aan qoxoonti joogin ma loo dacwoonkaraa

  • @yahyemohamed5708
    @yahyemohamed5708 Год назад

    Shaaciye aad ayd umhdsnty wll👍
    Su aal dv lottery ayn qaba high school ayn ku buuxsady lkn degree ayn wada mrka wax samayna miyay igu yelanysah hdn guulaysto incha allah.

  • @yahyaabdullahi841
    @yahyaabdullahi841 Год назад

    Shaciyow haddan karka hadda qaato hadhoow malaigu dacwonkara

  • @ilyeesbeey6421
    @ilyeesbeey6421 Год назад

    Amiin Amiin yaa rabi

  • @MaxamuudIbraahim-e1r
    @MaxamuudIbraahim-e1r Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-rj1ff
    @AhmedMohamed-rj1ff Год назад +1

    AAMIIN YAA RABI

  • @hipocabdi1476
    @hipocabdi1476 Год назад

    Amiin amiin