DEG DEG: Xildhibaano garaacay Aadan Madoobe, Baarlamanka oo diiday Boobka Shacabka, Xasan Sheekh oo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
    Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

Комментарии • 11

  • @OmarXassan-rr4eh
    @OmarXassan-rr4eh Месяц назад

    Faa'iso guul iyo gobonimo guulayso

  • @saynabayan3223
    @saynabayan3223 Месяц назад

    Hambalyo waa gabadha keliya ee waajibaadkeeda og. Allaha ya cisak.

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Месяц назад

    Mid xalaal ah kuma jiro meeshaan yaab

  • @user-wp6vw7ys7n
    @user-wp6vw7ys7n Месяц назад

    Guulesta mudanayaal Naga qabta kuwa in shacabka wax yeelanayo

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Месяц назад

    Kuwaan qofkii dhegeysto wuu ku danbaawaa ilaaheey umadaan ha ka qabto . Shacabka ayagaa doortey si qalad haku yimaadee shacabkii oo iska tacbaan ah oo diif ka muuqata ayaa lagu soo kala fireeyey yaab

  • @jawaali4709
    @jawaali4709 Месяц назад

    Walee dawlad. .ma jirto kac soomaaliyey waa. Tuugo. 😮

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Месяц назад

    Waaba ujeedaa edebdaro way dhaaftey

  • @sahramohamud1694
    @sahramohamud1694 Месяц назад

    Faaisa ninka barlamanka handady waxaan ku leh tuug baad thay faisa runt ayey sheegatay.iyo kwa ku racsan guul barlamanka. Yaan lxaquudeen ledenqaadan. Canshuur oo ku saa saaray miskinta dadk ku sadaqestaan canshuur baad ku waalanteen ka qaada lacagta lunsanteen

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Месяц назад

    Waxay kala fahmeynin maxaa sax ah iyo maxaq qalad ah acuudu bilaah . Shacabkaan somaliyeed ilaahey ha ka soo gaaro

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Месяц назад

    Somali waxay tiri ( qofaan kuu xiireynin ha u qoysan). Sidaan filaayo mar kale qabiil dad maku taageeri doontiin . Hadii tan wax ku qaadan weysaan.
    Heestii aheyd: ( wax ku qaadan meysaane wacdaraha aduunkee weydiiya culimada ama waaya araga)

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Месяц назад

    Tan waa tii aad wax ku baraneysay waaye . Qofkaad dooraneysid waa inuu ahaada qof dadka dhan udhaxeeya