Horta aadban kugu mahad calinayaa جزاءك الله خير Wax yalo badan ayan ka fa iday 1: in hadii xaq iyo badil ay iska hor yimadan in uu marwalba xaqo cadado gulaystana 2:in aad aqoon u yeelatu waxad ku dodoyso sona diyar garowdo 3:in aad ku dadasho qofkan kula dodaya in aad qan ciso adigo ixtiramayana isaga 4:waxad ku dodayso eed dadka ugu yedhayso waa in uu nogda wax lagadan karo xalna kenaya mushkilada mesha talana xal u ah si ay u aqbalan caqliyada dadka Aadna waxan ugu mahad calinaya wllday sida waxan eey nogo so godbiyeen
THANKS TEAM MA OGNAHAY 👏👏👏👏 KHADAR WAXAN KA CODSANAYA IN AAD SOO TURJUMTO BOOK,GII DR MURIS BUKAI IYO KHUDBADI CINWANKEEDU YAHAY THE BIBLE THE QUR'AN AND SCIENCE
Islantanii iiyadaba Iska soo horjeda wxay kuledahy ragga iyo dumarku waa inay isku xuquq noqdan haddan wxy ku ledahy nimanka xilkay hayan dumarka doonaya wan ka soo horjeda wax macqul ah kuma dodayso War dumaro xaqii inugu waynna ilahy baa ina siiyeye ee xamdiya
Jim Al khali no soon turjun zxp Mida kle dadku maanta waxay aad ugu bahanyihiin waa Science ka markaa diintayadii in badan ayay sayniska ka faallotay marka inoo soo turjun badana kuwa ka hadla sayniska iyo Islaamka Sida hadaxalqadan 12 part ah ruclips.net/p/PL4BT3sgp1NEkT9lvQGoil7aFp9mrFPT2Y Iyo tan kale iyaduna Dhowr xalqadood ah noo so turjun ruclips.net/p/PL0l3xlkh7UnvrZUXty06aLH7ktIGAYqBl Iyo xalwada 40 part ah ee midkii soconayo ku dhawaad 30minit ruclips.net/p/PLxw1XW9GZxVNWp71Xy5-9bHJy0_XAWe-k Iyo tan kale ruclips.net/p/PLvIcjhduR_dQbgt2M_bjF_COkW-mCTS1r ruclips.net/p/PLv-SNV2XmnZlg7Gmz8xG77R07vmjxf6BI
Waxan ka faaidey doodan waxbadan1; waxaan dareemayaa xanaaqbadan waxa ogaadey in ururadan dhaha dumarkan udoodaynaa ee yimada somaliya inay feminisamka udhaqdhaqaan wliba waxan ogaadey markey juli tiri meelwalba ururo noo dhaqdhaqaa joga ma dhahan markey Somali jogan is guursada Lkn waxan dhahan raga wa inad la sinaatan wyo waxay ogyihiin in haday dhahan lisbiyan noqda is guursada dumarow in dumarbadan muslima ka Soo horjeesanayan sidaa darteed tartiib tartiibey wax wlba uwataan 2;waxan ka faaidey inay diinteena islamka dumarka la baro wayo waa diinta kaliyee in xoreyneysa ilaahay si cad buu inogu hiiliyey nabigeena csw si cad buu xaqeena usoo saray oo wuu inoo hiiliyey aynu diinteena barano si an uga badbaadno fikirka reer galbeedka shukran well adna jazka allhu kheyr adiga iyo laba gabdhaha no turjumayaba Sona badi doodahan gabdhaha ookle
MiyaaD oghtahay cida maal galisaa ururada duMarka u dooda zaxaafada galbeedka. Waxayna u socdaan in duMarka guriga laga soo saarO HDii duMarka laga soo saarana dadku WeY dabadeeda go ayaan.
diinta islamku inay ti xaqqa ay tahay waxa cadaynaya xalka u hayo mashkalad kasto ibnu adamku lakulmo. muslim ha noqdo ama gaal xalka qudhata ay ku nolol ficnanan karan nidam islami ah. ALXAMDULILLAHI calal islam
Asc Masha Allah Masha abayo mcn waxa thy gabar islam ah oo xaq ka fafinayso waa waajiba ku waxa illahay ka baryaya in illahay kugu jiro illahay ha ka siiyo ajir iyo xasanad aan la Soo koobi karan isha allah
Runti mashaa alah waxa wan ku farxay sida lo so saray arday diintaa si fcn uga hir gal Wana lo bahan yahay dumarkaa sida ah zara faris Waxa ka faaiday inay islamku diinta kaliyaa aduun weynaha iyo cid walba la jaan qadaysa tahay ba arkaa Imaan badan u iga kordhay Adna ilahay ajar ha kaga jiiziyo Iyo walshayda so turjuntay
Asc bro sare aad baan ugu faraxsanahay in aad inoo heshay dumar inoo tarjumo ama inoo matalo dumarka doodaayo please inoo soo badi debate ka wax badan ayaan ka faa,idnay
❤️🇸🇴Qof pa hami ayu kale yahy social media gar ahn youtobe ka ani hami gaygu wa mid one million qar ka kalena heraraka le oo kala fogfog balse any inan 100 garo pishan ada igu cawin kara walashay or walalkay 💜🇸🇴
Annaga dumarkaaba na cukumey feminismka kahor, madaxna Way noo ahaayeen side arawelo into degdheer oo kale.
hhh
Dhag dheer iyo Arraweelo xaggay xukumi jireen?
الله اکبر
Ala muxuu muqaalkaan waqti ku baxay
waligiin haniyad jabina idinkoo maqlaya hadalkii ale
فمن يعمل مثقال ذره خير ير👍👍
Waxaan ku farax sanahay qof walba oo Muslim ah xiliga dooda inuu guuleysanyo
Oo uu mar walba gacan sareeyo
Wlle adigana isku fikir baan nahay runtiii
💪💪💪💪💪💪💪❤👈
Waxay kaga dhegtay waa inaan sida raga oo kale, feminist raga miyay caabudaan mise diintooda waa diin raga lagu caabudo, waa maxay sida raga oo kale
Good job wll hablahana si degan bay u aqriyeen turjumaada💚👍
Mansha allah waqti ayaad geliseen si aad noogu soo turjuntaan alle haydin barakeeyo
Masha allaah waxaan ku dhiragilinayaa iney gabdhaheena somaliyeed aan ka dhax aragno masrax yadaan oo kale
Masha allaah
Maansha allh allhu akbar
Alxamdu lillah calaa nicmatil islaam
Muxuu eebe waynuhu
Ixsaan badan. Inoo galay
Arligiina jooga oo is astura namuu odhan
Ixsaan.badane eebahay
Saw nama ilaalinoo
Asluub yeesha nama odhan
Inaan.wada abraaro raga
Daba ordayniyo
Ereyada ibliiskiyo
Xaq beened u doodnana
Ka adkaysta nama odhan
Adaa wayn alahayoow
Inta aad nasiisa naga badan ilaahow!!
!
Mashaallah
@@ugaasascmashaalahwllomasha680
Adaa mudan wallkay qaaliyoow
Mansha Allah
Haa hpipti qlli rag iyo dumarba adoomo ilaah baan nahay taas sinaan ka weyn ma jirto🤗❤
شكراً أخي
Waxaa iga baxay
1)fiminisam wax la dhaho inaan arkay
2)in finimisamka uu ku fashilmay mushkilad walba xalباالعكس mushkiladii bey xal moodaan
3)islaamku inuu yahay diinta kaliya xalka u ah dumarka
Ugudanbeen mahadnaq lawada hablood inoo turjumay iyo adi wll dhamn jzk allu qeyraa
Horta aadban kugu mahad calinayaa جزاءك الله خير
Wax yalo badan ayan ka fa iday
1: in hadii xaq iyo badil ay iska hor yimadan in uu marwalba xaqo cadado gulaystana
2:in aad aqoon u yeelatu waxad ku dodoyso sona diyar garowdo
3:in aad ku dadasho qofkan kula dodaya in aad qan ciso adigo ixtiramayana isaga
4:waxad ku dodayso eed dadka ugu yedhayso waa in uu nogda wax lagadan karo xalna kenaya mushkilada mesha talana xal u ah si ay u aqbalan caqliyada dadka
Aadna waxan ugu mahad calinaya wllday sida waxan eey nogo so godbiyeen
الإسلام هو الحل
Masha'Allah Sara
Masha allah sxb waankugu xiranahay salaam from Stuttgart Germany
Jaza -ka Allah wllka , walaal nooso Badisa muuqaallada doodaha iyo afkaarta Iska so horjeeda dunida
Alle haku barakeeyo❤
Alxamdu-lillaahi calaa nimcatul-Islaam.
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
maansha allaah Zahra
Masha Allah anigana hada ayan dhameytay alxmdullh
Wankufaraxsanhy in islaamku marwalba uu guleysto
🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🤲
THANKS TEAM MA OGNAHAY 👏👏👏👏
KHADAR WAXAN KA CODSANAYA IN AAD SOO TURJUMTO BOOK,GII
DR MURIS BUKAI IYO KHUDBADI CINWANKEEDU YAHAY THE BIBLE THE QUR'AN AND SCIENCE
WaliGay isma odhaN qoF somali ah ayaa booktaas oo klEh akrini Masha aLh
Lkn wliGaa book ha isku akhrin adoo og inay diintu kGu yartahay
Islantanii iiyadaba Iska soo horjeda wxay kuledahy ragga iyo dumarku waa inay isku xuquq noqdan haddan wxy ku ledahy nimanka xilkay hayan dumarka doonaya wan ka soo horjeda wax macqul ah kuma dodayso
War dumaro xaqii inugu waynna ilahy baa ina siiyeye ee xamdiya
Masha Allah.. Allah ha ku xafido wll aadbad umahadsantay adiyo hawl wadeenadaaduba
asamacaleykum aadbaan uusaalaamaya gabadhaa sharaftaa usii yeee dumarkaa islamku udodaysaa waaxaan kaloo aad ugaa xumahay gabadhag udoodeysa xaawayanimadaa
Mansha allah sxb ajar iyo xasanaad Alle ha idinkasiiyo adiga Iyo inanta inoo turjumaysay
masha allha jazaa kalaahu qeer ♥️♥️🇸🇴
Jim Al khali no soon turjun zxp
Mida kle dadku maanta waxay aad ugu bahanyihiin waa Science ka markaa diintayadii in badan ayay sayniska ka faallotay marka inoo soo turjun badana kuwa ka hadla sayniska iyo Islaamka
Sida hadaxalqadan 12 part ah
ruclips.net/p/PL4BT3sgp1NEkT9lvQGoil7aFp9mrFPT2Y
Iyo tan kale iyaduna Dhowr xalqadood ah noo so turjun
ruclips.net/p/PL0l3xlkh7UnvrZUXty06aLH7ktIGAYqBl
Iyo xalwada 40 part ah ee midkii soconayo ku dhawaad 30minit
ruclips.net/p/PLxw1XW9GZxVNWp71Xy5-9bHJy0_XAWe-k
Iyo tan kale
ruclips.net/p/PLvIcjhduR_dQbgt2M_bjF_COkW-mCTS1r
ruclips.net/p/PLv-SNV2XmnZlg7Gmz8xG77R07vmjxf6BI
Waxan ka faaidey doodan waxbadan1; waxaan dareemayaa xanaaqbadan waxa ogaadey in ururadan dhaha dumarkan udoodaynaa ee yimada somaliya inay feminisamka udhaqdhaqaan wliba waxan ogaadey markey juli tiri meelwalba ururo noo dhaqdhaqaa joga ma dhahan markey Somali jogan is guursada Lkn waxan dhahan raga wa inad la sinaatan wyo waxay ogyihiin in haday dhahan lisbiyan noqda is guursada dumarow in dumarbadan muslima ka Soo horjeesanayan sidaa darteed tartiib tartiibey wax wlba uwataan
2;waxan ka faaidey inay diinteena islamka dumarka la baro wayo waa diinta kaliyee in xoreyneysa ilaahay si cad buu inogu hiiliyey nabigeena csw si cad buu xaqeena usoo saray oo wuu inoo hiiliyey aynu diinteena barano si an uga badbaadno fikirka reer galbeedka shukran well adna jazka allhu kheyr adiga iyo laba gabdhaha no turjumayaba
Sona badi doodahan gabdhaha ookle
Anabab intaas kafaiday wax urur haween ladhaho majirto
MiyaaD oghtahay cida maal galisaa ururada duMarka u dooda zaxaafada galbeedka.
Waxayna u socdaan in duMarka guriga laga soo saarO
HDii duMarka laga soo saarana dadku WeY dabadeeda go ayaan.
Masha allah wll mahadsanid
Mansha Allah sxb qaali waan ku taageersanahay noo soo badi
Maasshaa allaah ilaahay ajar hakaasiiyo
M.a allah wll aad bad ugu mahdsnthy sida is kaga xil saartay jazakalh kheyr
Islamka xureyay dumarka
Mashaallah gabadhas mulimada ah baa run Ku hadashay tagalada shna Allah hasoo hadeeyo
diinta islamku inay ti xaqqa ay tahay waxa cadaynaya xalka u hayo mashkalad kasto ibnu adamku lakulmo. muslim ha noqdo ama gaal xalka qudhata ay ku nolol ficnanan karan nidam islami ah. ALXAMDULILLAHI calal islam
Masha Allah xaq iyo badil ma sino Walalahay fasiray iyo Walalkey iyo walaasheyda islaam ah o dood lasamay masha Allah ❤️🥀
Masha allah walal waxan kugu dhiiro galinaya inaad noo so badiso doodaha oo aan waxbadan ku faa'idnay jasakallah walal
Mashaaa allah markasta oo lawda doodo guusha dooda islamka gacan saeaysa
Walal qeyr ilahaay haku siyoh noo soo badiih
Mnsha alaah gabadha muslimada ah way ka adkaatay ilaahow garabgal
jizakallaahu walal qaali
Thanks turjumista
Asc Masha Allah Masha abayo mcn waxa thy gabar islam ah oo xaq ka fafinayso waa waajiba ku waxa illahay ka baryaya in illahay kugu jiro illahay ha ka siiyo ajir iyo xasanad aan la Soo koobi karan isha allah
Anagu dumarban ahay inay wax iga maqanyahina ma aaminsani
KUFSIGABA WAXAA KEENA ASTUR AMA XIJAAB LA'AANTA.MIDA KALE CODSI AYAAN USOO JEEDINAYAA(MA OGNAHAY)IN TURJIMADA NOOGU SOO DARAAN DOCTOR SHEKH ABDULDA'IM ALKAHEEL IYO CALI KAYALI OO CARAB AH KANA HADLA ARIMO DIINI AH OO CASRIYEYSAN
Alxmdulilaah ilaahay baa mahadle
Waa haweenay qowmuluud ah Allah yahdiik subxaanallaah
Qoomu luud maahan wll ee waa qaniisad😁. Nabi luud qof fcn ayuu ahaay qoomkiisiine manoolo hada
@@jamhadkaatletico3404 waa run walaal alaha nacafiyo
Sadia Isse Gab dho badan oo soomaaliya oo qurbaha ayaa diinta feminism ka qaatay ama ayidsan
Masha allh wllo hore usocda
Waxay kamid tahay dadyowga ku soo duulay diinta Islaamka subxaanallaah
ان دين عندالله الإسلام
Wan ka helay sida ay gabdhahu u usoo jeediyaan
Masha Allah waxan ahay qofki ugu horeyay ee dawada aad bad u mahadsantahay wll ❤❤
Wax so jeda maleh umaleyna xiligan 🤣🤣
@@kralicelerinkralicesi2113 waar kanbaa lagu jihaadaya hurdo xagay taala 👉🇫🇷🤮🤮❌❌❌nacdali hakudhacdee
@@kralicelerinkralicesi2113 aniga ayaa soo jeedo oo dawanahay bro🤣🤣🤣🤣
@@cabdicasiis3074 am not boy ok kraliçe means queen ok bro
@@AhmedOsmnn nacalad Alle haku dhacdo Franca alx cawa wey gubaneysaa Alle hasii gubo dadki rasulkena scw suuban aflagadeyay waye ku jihaada
Wadku mahadsan thy so gudbintada wllo
mashaa allah tabaraka ramaan marka hore waxaan kaga mahadcelin nayaa ustaad barmamujyada qiimahale eed blshadada somaliyeed usootabiso marka xigta waxaa mahadbaladhan usoojedin nayaa walalahayga nosoo codeeyay shukran xabibatii run ahaantii xaquuqnaga maqan majirto alx illahay ayaa xaqanaga nasiiyay 1440 sano kahor dadka tartarnka aan mila dhalka ahayn kujira ee xaqbaa naga maqanta ku haya illahay hasoo hanuuniyo
mash Aallha
Good 👍 job
Keep going Sara Faris 👍🏼
WAA;...more
واخيراااااا😍😍
Dumar fara badan oo soomaali ah ayaa mashruucan feminism ka soo qaatay ilaahay haka badbaadiyo khataraha kusoo waajahan hablaheena
Mzha allah wa mawduuc hapoon
Masha allaah waa wax ficn inso badi walala
Runti mashaa alah waxa wan ku farxay sida lo so saray arday diintaa si fcn uga hir gal
Wana lo bahan yahay dumarkaa sida ah zara faris
Waxa ka faaiday inay islamku diinta kaliyaa aduun weynaha iyo cid walba la jaan qadaysa tahay ba arkaa
Imaan badan u iga kordhay
Adna ilahay ajar ha kaga jiiziyo
Iyo walshayda so turjuntay
Masha ALLAAH
Adiga soo gubiyay iyo Zara Allah ha idib barakeeyo. Si fiican ayay u baabiisay doodii Julie ee odhaahda gaalada ee beenta ah ee @xoriyada dumarka
Waxan leeyahay gabadhas galada ah waxan leeyahay iska isllaam Allah hakusoo hadeeyo una trjuma
Masha ALLAH waa tuntay middan aan wax aqoon
Waa chanel aan wax badan ka faaiidnay hire usocda wll
Waxa ayaandaro ah dad xuquuqda dumarka hadda un fahma inay la doodan dad weligiiba yaqanay
War labadaba waan ka helay runtii qaabka wacan ay noogu codeeyeen
Mahadsanidiin abaayayaal
Good job
ان الله يدفع عن الذ ين ءا منو illaha qur ankisa kuyiri
Aada ugu faraxsanahay markasto galada iyo muslimta doodayan inay musliminta dhaxdhaxadinta loo dorto
Doodahan dhanka dumarka nosoo badi wll
Indha adkaa dadkaan diinlaawayaasha ah waayo dad isku jismi ah inay isku tagaan dad u doodaayo waliba debate sameynaayo waa arin la yaab leh xagee cadaalad ka jirtaa oo diinta islaamka aheyn war dadkaan wan ka yaabay wac laga xishoodo oo aan sax aheyn ayee rabaan inay dadku ku dhex faafinaayo markaad xaqa iska indho tireeso waa sidaan
aadbaaUmahadsantahay wll maanta ayaad soodaysay waxaan inbadan doonayey inaan arko mln horena waan kuwaydiiyey su aashan aha miyaanay dumarku kaqayb gelin doodaha mahadsanid wll alle hakubarakeeyo aadbaan ujeclahay inaN arko hablo ama dumar wax soo jeedinaya weliba xaga diinta waana arin aad umuhiima maantana waa arinka looguso dhuumanayo dumarkeena ee la leeyahay diintaa idin dulmiday waa jaahilnimada kahaysata xaga diinta weliba haday jiraan kuwo kale waxan ku odhanlahaa soo badi waayo waxay dhiiri gelin unoqonaysaa hablaheena kuwaaso manta ku mashquulsan waxyaabo aan dani ugu jirin io inay isruxaan meelahaa markaay arkaan khayrkoodo halkaa wax kajeedinaya laga yaaba inay is canaantaan oo ay dib ufekeraan mahadsanid wll
Haa wll Doodan markii ugu horaysay een arkay waxaan soo xasuustay comment aad horay iigu sooqortay oo ahaa "Dumar Diinta Difaaca oo Faafiyaa miyaysan jirin"
Mahadsanid wll ee noso badani hadaad arakto kuwo kale noso turjun allena hakuu fududeeyo
Maasha allaah.wlle.xaqa waa iftiin qofka tusaya meesha uu usocdo..baadilku.waa mugdi qofku.uusan.arkeyn waxaka horeeya..waxey leedahey xornimaan doonayaa hadana maheyso.jadwal..ayraacdo...gabadha muslimka.allaha barakeeyo..waxey baratey diinteeda..waxaan kutalin lahaa...gabdhaheenu.habarteen diintoodu..si.ay.ubad baado..balfiiri..gabadha.bilaa diinta.waxey dareemeysaa ciriiri..iyo.dhibaa.heysta..xataa iney ilmo dhasho.waxey u aragtaa..xoriyad daro.waxaa kasoo dhow.ineytiraah waa inaan kaxorownaa..inaan waxdhalo..subxaana.llaah..kanaalkaan waxaan leeyahey جزاك الله خيرا..waxaan kaloo kuu sheegayaa barnijyadaadu. waxaay aad uquseeyaan ...xaalada hada aynu suganahey asc
Doodan gabadhan xagey kudanbesay miyey sii wada mise?
Codka markaad duubto inta ay inantu aamusantahay codka ka saar
Diinta islamka aya xaq ah
Naagtan shakiga ka buuxa waxaa lagayaaba lagayaaba lagayaaba 😝
Allow alle iimaan ka Nagu dil
Somaalay wxba diin ha ku dhuumanina ee dhaqankiina ayaaa ah in dumarka ladulmiyo ee diintu wxba madulmiso
Subxanallaah ilahy haku so hadaye
masha allaah ma dhameysan karo lkn wan dagsanaya hurdo ayaa tabcaan la'ahay aad baad u mahadsantahay bro
Gaalada ma dhagar bay ka tahay mise nacasnimo iyo fiirsasho la´aan, markay leeyihiin dadka isku jinsiga ahi wax ha iska raadiyeen? Qofka ila doodaya hadduu waxaas iila imaan lahaa waxaan oran lahaa (Haddii hooyadaa iyo aabahaa ay khaniis iyo khaniisad ahaan lahaayeen adigu maadan noolaateen hadda, sax). ILAAAY waxkastoo uu nooga digay xikmadiisuu wataa ee aan u fiirsanno Quraanka muslimow, caqligu ha shaqeeyo.
Asc Masha Allah Masha waa runta sahar waxay wadan waa waxa aqliga qadanayo waxa in dharka laga dhigo
Wll waxa iga baxay in markasto xaq iyo baadil kulman badilka burburayaa xaqana Saraynaya waxa kalo iga baxay fimanismku inusan waxjiraba Ahayn thanks wll khadra iyo hablehena ino codeyayba
masha allah dhulkeey la dhacday
Masha,alah
Asc bro sare aad baan ugu faraxsanahay in aad inoo heshay dumar inoo tarjumo ama inoo matalo dumarka doodaayo please inoo soo badi debate ka wax badan ayaan ka faa,idnay
Doodahaan inaa noso badisaan codsan lahaay
Dumarka wa meesha keliya oo lagaga soo dusi karo waxa lagaga dhadhicnya waxba Idnka maqan xaqiina doonta diintu wa idin siisay xaqiina si cadaalada
Mash allah Sara faris
Manshallh
Alxamdulilah
cala nicmatil izlam
manshaAllah waa doodkaloo qiima badan .
Please wll 30__25 hadhaafin video
Markii hore sifacan ayd samayn jirtay lkn intan dambe halmar ayd ka dhigtay sidasna dadka dawanaya samir 2h mahelayn bro thnks wll qaali 🙏 aad ayn ku ixtiramayaa
❤️🇸🇴Qof pa hami ayu kale yahy social media gar ahn youtobe ka ani hami gaygu wa mid one million qar ka kalena heraraka le oo kala fogfog balse any inan 100 garo pishan ada igu cawin kara walashay or walalkay 💜🇸🇴
Xikmawi wllo wan kusaray
Walaal walaahi dedaal wanaagsan baad wadaaye halkaa kaga hay.
Islantani waa islaan ciqaaban
👍
Keep Up
😍😍😍😍😍
M.a walaashada kula dhalaty miyaa
الله اکبر