Beesha Cadawga Gudaha La Yidhi Cid Somaliland Ka celin Karta ma jirto, Difaaca Qaranku Ma In Reeru

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 80

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 Месяц назад +1

    Noocan oo miudhan baa wadani sheegta ee ka soo horjeeda difaaca, aoonsiga iyo horomarka dalka.

  • @salebaanhassan7371
    @salebaanhassan7371 Месяц назад +1

    Ninka maad hadalkisa naga daysan,
    Ilahy kabaqo ninkan hadalkisa waa iskudir qabyaladeed...

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 Месяц назад +1

    Waa taageerayaasha buka

  • @faah-l2d
    @faah-l2d Месяц назад +3

    kanii waa yusra hartii oo ka xun huruu marka somaliland

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Месяц назад

      Yusra doqona waliba Muuse ayay isaga iyo duurba xil ka sugayeen kolkay soo quusteen buu yidhi Oofwareen waa mulkiilayaasha wadani

  • @shukrihassan1
    @shukrihassan1 Месяц назад +1

    Wuxu is leeyay Habar jeclo iyo Habar Awale isku dir, waa ninkii lahaa oofwareen waa mulkilaha Wadani. Qabyaalad baa buuxda.

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Месяц назад +1

    Alloow Ciro Madaxweyne ha nooga dhigin waa huwane

  • @faisxassan6899
    @faisxassan6899 Месяц назад +1

    Aqligoodu waa kaa adeer xasida aad sheegayso dad baa kartidooda ku bèrtay

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Месяц назад +1

    Hawaalan caynabo iyo qorilugud anagaa leh oo difaacanayna

  • @abdit8270
    @abdit8270 Месяц назад +1

    Ama dhuu ama xaa muusa soo noqonaya.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Месяц назад +1

    WALAAHI NINKAN LACAG BADAN CADOW BAA KU DHACDEY

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Месяц назад +1

    INA DHOOLE YARE IN QOF MADHAN YAHEY MA OGEYN WALAAAHI MA CIIINDKA BUURT GACAN LIBAAX GASHEY BAAN REERKIIN WADAN BEENAALE HABER YOONIS SIYAASIYOONTADA SOMALILAND WAAY KU NOOL YAHIN LAKIIN WAXA LAGA XUKUMA XAMAR OO INAN YAR OO QAYRKOODA AH BAA XUKMAA WAA INTII SOMALILAND JIRETY OO DHAN HABER YONIS LIXLA IDINAK DHASHEY ISKA XOREEYA DADKAN XAMAR KU XIDHAN OO OGAADA GEESUYASHI SIDA LIXLE WAXUU U GOD GALEY ALLAYA RAXMEE

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Месяц назад

      Xamarta aad sheegtay cidii lixdankii inagay say yay ahayd ee tidhi intaan haxgaysa ka ooyilahayn aan xamar ka oyno abaalkiin ayaa idin helay waliba habaryoonis kumay odhan avaalkaa ayaa ku helaye way ku xoraysay iyaadoon lagumaysan sidaada ayay kuu jidh dameerty lkn cabdiram tour taad ugu abal guday kabihii ayaad kala baxday markup kuxoreeyay ilaa iyo maanta habaryoonis baa cadaw ah ayaad wadaan lkn waxaa imandoonta cadawada aad raadinayso iyo been abuurka inaan run kagadhigo oo oon in dhahaga oo shana kutuso inaad iga hesho cadaawadaa waayo wixiinu waa dad dhaaf abaal laawayaal aan Moodayn in la noolaan doono oo ilahay u iyo umadii xoraysayba ku caasiyay oo lamoodo oromo aan ba abnagulahayn ayaad tihiin iyo inaad orimo is qarinaysa oo reerka kudhex dhuunaysa tihiin garan waayay dalna niinki leh baa u hadha hadaad oromotahay

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 Месяц назад +1

    WAA IIMAANLAAWE KUWALFAY XAARAANTII RIYAALE SIINJIRAY OO KASAMRI LA WAAYO RIYAALE DABADII MUU SHAAHAYN

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Месяц назад +1

    Macaac Macaac.

  • @HaajiGuleed89
    @HaajiGuleed89 Месяц назад +1

    Siyaasi saqiiray

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora Месяц назад +3

    Wa naag kani, isaga iyo wadani oo dhan! Naag foqal naag

    • @Ahmednourmohamed737
      @Ahmednourmohamed737 Месяц назад

      adigu maxaa tahay naag waa banii aadan adigu waxaa tahay dameer

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Месяц назад +2

    MAXAA INA FUTO YAROW KU SAARAY BUURTA HADANAD CADAW AHAYN CIIDA GALE DHEDIG IGA DHEH SHAME

  • @AbdullahiJama-i8c
    @AbdullahiJama-i8c Месяц назад +2

    Waad waalatay ee jeelka is gee. Ina dhoolaya.

    • @siciiddauud
      @siciiddauud Месяц назад

      Muse bixi si noolan mayo dagaalka sugayna inta dorashadu fashilmayso

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Месяц назад +1

    Kii oofwareen ku soo daray wadani

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Месяц назад +1

    MACAAAC WALEE XAAR CIIDAGALAN TURUB BARAN

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Месяц назад +2

    Sheeko xuma sheeko xume

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Месяц назад +3

    Siyaasada qurmiye waxaay mareeysa ciidagale iyo habar yoonis dhaxdooda in lagu habsaamo

  • @KhadarAxmed-yl1kn
    @KhadarAxmed-yl1kn Месяц назад

  • @CaliCabdi-v9v
    @CaliCabdi-v9v Месяц назад

    DholayareMaraaLoohhadamay OoRiyaale Kadhigay Wasiir Xitaa haduu ciro Noqdo Madaxweyne Kusalaaximaayo ShaQo Busaaradbaa Waashay

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 Месяц назад +4

    Cidagale wa kab , kabtina wadani aya gashaday .

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk Месяц назад +1

      naa ka xishood raga ,magac dumar ba ku qoran hada nin tahayana mid caqli dumarle bad tahay

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug Месяц назад

      Waxaa haboonayd inaad xishooto, hadiise aanad xishoonayn waxaad doonto ku hadal. Ogsoonow hadalkaagu shakhsiyadaada ayuu sheegayaa.

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Месяц назад

      Intaanu muuse oromo kab u noqon lahyn sidaada waxa ka fican in aanu kab u noqonno wadani oo wadanka leh. Oromo wadal oromo

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Месяц назад

    Habar jeclo ciidanka iyadaa key wadankana ku difacaysaa hiinase iyo sawajanimo kolba 😢vyada

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Месяц назад +4

    Afkaaga caano geel lagu qabay

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Месяц назад

      Afka Alleh ha gooyo odaygan buka

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Месяц назад

      @@fadumogedi7423 ma muuse biixi baa ilaahay ku noqday oo dadka afka goynaya jaaahil

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 Месяц назад

    Idinkaa
    Ugu wacan
    Huursan

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e Месяц назад +1

    Runsheegilaahayhakugujaneeyo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Месяц назад

    Beelba cadawga gudaha laguma
    Shegin xisbiga wadaniba kusifoby
    Hadhaqankisa ficil iyo qawlba yaa
    Magaaa!ag

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 Месяц назад

    Ninkani Cid muu caayin si sharafleh buu u hadlee waxaad sheegtaan wuxuu muuse biixi dalka iyo dadka u qabtay ciidankii qaranka wuu baabiiyee

  • @KayseNuux
    @KayseNuux Месяц назад

    Natiiijada udiyaar garaw

  • @suleymanfuad9369
    @suleymanfuad9369 Месяц назад

    isaaqa qaarbaa miyir qaba

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Месяц назад

    Waxan u malaynayaa inay nacasnimo ku hayso waayo doqontu way damqataa mararka qaar mar huwantu 2nin dishaba shir jaraaid baad qabataa neef ilaa neef

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p Месяц назад +1

    Horta xisibiga wadaani waxay ku washeyn Barbara iyo Gabiley

    • @IbraahimCawil-qe6bu
      @IbraahimCawil-qe6bu Месяц назад +2

      Ciil qabe ayaad tahaye berberine iyo gabiley dadku waa wada walaalo

  • @khadram3457
    @khadram3457 Месяц назад

    Naa hablii maye rag ma haynee dhoori dhoori ximtamaysaa meel ina gayn maayane hablahaw xukunka qabta wayga talo la ba,ye

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад +1

    WASIIRKAN BILA AQOONTA AHI ISAGU WAA NACASKA GUDAHA WAAYO CADAW NIN GEESIYAA NOQON KARA . NACASKA GUDAHA MEEL AD DEGTAA MA JIRTO TULO WALBA RER BAD LA DEGTAA

    • @ahlanhussien
      @ahlanhussien Месяц назад

      Nasnimadisa xageed ku taqaanay nijaaskoq ninkad caayayso hargeysa isga leh adiga iyo hoyadaba tuulooyin marti ku ah ciilqabow reer miyigi so galay 1991 kii ayad tahee

    • @Halgame334
      @Halgame334 Месяц назад

      @@ahlanhussien WAN QOSLA CIDAGALE MARKU HANJABO KKK XAGU DEGA YU HANJABI TALABO DEDEGA QAAD NOW WA NINMISKINA

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 Месяц назад

    Waar Huwan Qaran dumis

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Месяц назад

    QOFKANI MA WAALANYAY MIZE SIDAN AYU KU MIIRQABAA

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg Месяц назад +1

    WAAR WAA. LA UGYAHAY. CIDII. KADAMIBAYSAI MARKAA. BEEEEEEEEENTA. IYU. HUU. HAA. DA. KADAAYA. OO. ISLAXISHOODA WAA. HADUU. XISHIID. IDUN KU HADHAI. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 Месяц назад

    waa nin caaqli badan, Maasha allaah

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Месяц назад

    MUUSE WAA DUBJIR TAAGEERAYAASHIISUNA WAA DAD WAALAN OO ILAA DAADKU U SOO GALO AAN TOOSAYN MARKAA DADKANI WADAN MA WADA YEELAN KQRAAN EE INAGU KALA KA XEEYA MEESHA KUWA AAD CADOWGA GUDAHA KU SHEEGEYSAAN SOMALIYA AYAY RAACAYAAN IDINKUNA ITOOBIYA RAACA

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Месяц назад

    Barina waa munaafaqad in loo rara galbeedna bar waayo ayey kooxda dhiigyo cabku ugu talo galeen ee kulmiye arinkaasna waxa kashaqeeyey xaran cunka kulmiye

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 Месяц назад

    Kani waanacas

  • @AhmedFaarax-nl4hx
    @AhmedFaarax-nl4hx Месяц назад

    Waxan,waahuwan,rasmiya

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Месяц назад +1

    Mou-ga la sheegaa yaaa arkay oo soo akhriyay?
    Xaguu yaalaa?
    Kkkkkk
    Abiye Axmed ayaa gacanta ku haya.
    Mou wuxu noqday wax qabad miyaa?
    Kkkkkk

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 Месяц назад

    Kudar in Barbaro port laga maar
    Maaryo, Say itoopi Saylac yeelaty.

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal Месяц назад

    Munaa.faq...munafaaq

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Месяц назад +1

    Iska hadloow ina igire haday caruur ahaayeen cid ay taageersanaayeen bay hawshaa u qabteen dhagartana u galen cidaa uun baa ay taariikhda u galaysaa.

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Месяц назад

    NOOCII BUURTA FUILA KU DOODI RABO QORILUGUD NOOCII CI8DANKA QARANKA MADAXA KAGA JOOGJOOGSADAY MIYAA KHAYR SOO WADA QANJIDHKA LAYSKA GOOYAA TIHIIN SHACABKUNA WA OGSOON YEY NOOCAD TIHIN WAABAY KA DHALAALAAN DIFAACA QARANKA BACTERIYADU WXY KA XUNYIIN HABARJECLO HUBKEEDA XAALWAA

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Месяц назад

    Wadani waa cadawga gudaha. Cidna. Dooranmayso. Ha wereerina huwan ayaad tihiin

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 Месяц назад +1

    Isgarabtag waxa kagabahan Faysal Ali warab.😂😂😂

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Месяц назад

    Sheekada jabhada ama maleeshiyaadku miyaanay ahayn tii aad idinku bilowdeen ee aad ciidanka ku dhabar jabiseen idinka oo sheegta wadaniyiin ama xusbi wadani layidhaahdo?saw idinku maydin furin dariiqaa foosha xun idinkoo u danaynaya cadawga dalka ku soo duulay oo aad idinkuna ku jirteen oo aad ka dhigateen walaaladiin oo taariikh cusub sameeyay reer reer kale oo aanay wada dhalan kasoo dhigta iyagoo siyaasad ka dhiganaya oo walaaladood lasoo dagaalama waa dhacdo iyo ayaan darro tii ugu waynayd?

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Месяц назад +1

    Xisbigii kulmiye waa faashil weeyn

  • @KayseNuux
    @KayseNuux Месяц назад

    Kkkk

  • @mohamedmohmud8996
    @mohamedmohmud8996 Месяц назад

    Been ale orad weelka xal

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 Месяц назад

    Waa laguu ogyahay markaad wasiirka ahayd hal wax wabad kugu suntan ma garanayo. Waxaas oo dhana raciyadaada ka ahow. Ragba xinijnyaha laga saaray marka horeba shill bu galay. Iska daa been abuurka
    Wax facts ah ka hadla kaliya habarjeclo inay idin raaci wayday ka cadhootay. Waxqsbadka muusena waa kaa ka miuuqda dalka

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Месяц назад

    Run buu sheegay. Asc

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Месяц назад

    Nin xog oogal ah caqli badan Allaha ku barakeyo dhola yare!

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Месяц назад +1

    Qof walba oo soomaaliya waa ogyahay in itoobiya qabsaneyso soomaaliya heshiisna ma jiro ee bada waa iibsadeen muuse biixi iyo Ina kaahin xasan gurguurte iyo ismaaciil cumar geele ayaan iibshey bada

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Месяц назад

    waa siyaasi ruug cadaaya dhoolayare,ina kaahin iyo inabaiixi iyagoon siyaasad waxba ka aqoon bu wasiir awood leh ahaa.

  • @suleymanfuad9369
    @suleymanfuad9369 Месяц назад

    abti runbaad u sheegtey laakiin dadkan meel daran bay ku socdaan askarigu isagaa xabashi ah

  • @khadarxaliye2618
    @khadarxaliye2618 Месяц назад

    waa kaa dadkii talin jiray waana siday tahay arinkaasi aad ka hadashay

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 Месяц назад

    Ninkaasi waa nin sifiican u hadlay ninka maanta muuse taageersan qadanka uma tudhaayo muusena waa ninka somaliland iyo ciidankii qaranka baabiiyay waana nin jilicsan muuse haduu jin imanaayo ilaahay muuse dalka ha dhaafiyo dadkii iyo dalkii miqaamkiisu hoos u dhigee

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 Месяц назад

    I don't understand this man hada ma inuu soo saaro ayuu rabaa mise inuu dadka ku diro hurdaye 😢yaab

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l Месяц назад

    Waa Beenaale