Alla berigaan EStv ka dawan jiray dhanta iyo wadanka hoyo isku qurxoona walahi borama ka dawan jiray allaha qofkasta hoyadi ka fog uso dhawe intay dhimatay u naxariiso ana allaha ii daaayo agteyda joogta mashalah
Walaahi hooyo abaalkeedu wax hadal lagu cabiri karo wuu ka wayn yahay, runtii waa dhaantadii ugu qiimaha badnayd een dhagayso, ilaahay hooyooyinkeen intay u nool yihiin ha u xafido, inta ay ka geeriyoodeen ee abwaanku kamid yahayna ha u wada naxariisto. Aamiin aamiin yaa rabi.
walahi xasusbad.nagalisay.inaabow 5 sano maarag hoyaday maac ilahi hainabad geyo amiin adana ali hoyadaa alla unaxaristo inabo 💋💟 hoyoyinka somaliye.wan inasalamay my love❤❤💛
Mashallah ad aye umacantahay wax walbo oo hoyo kusabsan aya san umacan wan laqiroday runti wan la ilmeyey hoyadey wey iga fogtahay ilahay hano xifdiyo hoyoyinkena mel walbo ey jogan inta dimatayna ilahay aya naxaris uweydinena walidka naga dintay ad aye nogu bahan yihin an uduceyno marwalbo an wax usadaqeyno wayo intas oo kaliya aye noga bahan yihin qasatan malmaha jimcaha ah ad halogu duceyo janada ilahay haka warabiyo 🤲🤲
Hooyo macaan waanaku xisaya xaqiiqatan hooyo macaan waanaku kudarsaday walhi hooyo mcn waanku xisay hooyo macaan nolashaydii hooyo Mio caro amico indaba waad ii Noqo tay hooyo ALLE HASU KENKENO MAMA KUTABEY INTII UXISTAY SIDAYDO KALE LOVE SAAR 💋❤💋💯💯💯💯💯💯💯 from 🇬🇧 Insha Allah go my home land somalia 🇸🇴
Waa run Hooyo waa Geed Hadhwayn Xaqeeda na Lama gudi karo. Laakiin Hooyo waliba isku mid maha. Qof waliba Abuurtii Alle ku abuuray ayuu Hooyo ku noqdaa hadey adayg tahay ama dabacsanaan.
Ereterian peaple are our real brother hood till 1991, they are aware how we suported when they where going to separate from Ethiopia, i wish you all the best
Masha Allah ilaahay ha kuu daayo Hooyo macan soo booqda ama la Jooga meel aniga waa waaye hooyadaye anigo ka maqan ayeey geeriyotaye waan ka murugooda waqtiga lama oga meeshu kuu soo jidho walaalayal hooyo ag jooga
The first time I see my ma’am was in 2014 for a week only then travel to different countries 🥺 but with the help of Allah we will gonna meet this Sunday night coming after 7 years ago 😭 I love you ma janah and can’t wait to huge you again 😭❤️🤞
I love you mom so much. I want to make you proud. I love you you so much more than everyone and everything I will never leave and try to make you happy as much as possible 😍 All mom❤👈
Hooyo- Dhaantada oo qoraal ah- halkan ka dhageyso
ruclips.net/video/3xauZBwwpOU/видео.html
Hooyoo m
L
@@fuadhussen9575 jjummkmlkkkk
@@fuadhussen9575❤😊
Hooyo labada daan midna kuma dayaco .
Wixii iga danbeeyow hooyo Love saara
Hooyo macaan inta jecel❤❤❤ dhac kusii❤❤
Hooyo kuu darsaday😥😥
Cali bidoow baryahn wad naber lushaye kalay besheni iyo bool xagare imo
Hooyo macaan xasuuta 🤩🤩🤩🤩
Hooyo macaan
hees hooyo markaan maqlo wlh ilinteeyd 😥😥😥😥😥😥ma celinkaro ilaahow hooyadeey u naxariiso iyo intii muslin hooyadood dhimatey inteey u nooshaheyn ilaahey u xifdiyo
Aamin abaayo
Amiin alle hau naxariisto aniga xitaa way iga dhimate anigo xitaa xaqeda wax yarna àan sameyn
Abayo allaha ha u naxariisto hooyo waa tiir aad u weyn
Ameen ameen ameen
Ali dhaaanto
Dhaanto cajiiba waxkasta oo hooyo lagu amaano waa dahab inta hooyo jecel like 👍
Haa
Haaa sxb
Waxaa la marayaa qarniga 21-aad iyo sanadka cusub 2023 Allah u naxariisto hooyooyinkeen intii dhimaty inta noolna cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha hooyo kugu arzaaqo
Amiin Amiin yaa Allah
Am first Huuuuno ali dhaantow nolow inty nolol jirto inta Hooyo u darsaty like dhac dhac kuu siiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hooyo❤❤❤❤❤❤❤
Aniga hooyo Nasiib uma helin allh ha unaxariisto💔😥 inta ay u Noshahayna allh adin dayo❤👏
Sorry wlo alaha unaxariisto hyo mcn caloosha ixanuntay hadalkaka arkay
😥😥😥😭Allah haunaxristo
Allaha unxaristo abowe hooyo mcnto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😭😭😭
Najib hasan
Kulamidban ahay alaha unaxaristo
Ilahay haw naxariisto hoyo xalimo cali bashir cabdi uducee hoyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alla berigaan EStv ka dawan jiray dhanta iyo wadanka hoyo isku qurxoona walahi borama ka dawan jiray allaha qofkasta hoyadi ka fog uso dhawe intay dhimatay u naxariiso ana allaha ii daaayo agteyda joogta mashalah
Hooyo allaha hakuu naxariisto, abaalkaga janada allah haka dhigo😍Hooyo mcn waa nolosha aduunka ruuxii ay unooshahay hooyadaa ka dadaal aduunku waa iyadee😍
Haye wll ilaahay ha xafido hooyo
Hadii Hooyo Mcn kuu noshahay Like saar Alx dheh❤🙏
Alhamdulillah.
Masha Allah hooyo mcn illahow ha ku cadaabin ❤️❤️❤️❤️🔥💯💯
alx🙏😍
Hooyo mcn wan qiiroday walahy hooyo mcn garabkedan jifaa ilhyow iidaa janadana iigu casuun Amin mama❤
Mansho allaha wll
Inta legend Ali dhanto tagerta like sar❤👏
Mahan majoogtay najibow
From kingxamudi
Duruufaha waqtiga darbi iga xigay❤
Docda igu banaan dayr aan kaga gamaay.😻 miss you macn😻❤
Ilaaahow inoo xafid intii nool hooyo
Intii dhimatayna hooyo walba oo somaliyeed alooow xafid oo jano ku casuun yaa alaah
Aaaaamiiin
Ilaahow unaxariiso mama cali hooyadiis u duceeya asxaabey
Ameeeen
Amiin amiin
Hooyoy dareenkaa
Damqashiyo ogaalkaa""
Hooyoy dadaalkaa
Daryeel iyo ababintaa""
Hooyoy dugsiintaa
Ubad daa dahayntaa""
Hooyoy dulqaadkaa
Darajiyo wanaagaa""
Hooyo dihashadaadii
Dul ku qaadistaadii""
Dabcigaaga ruux lahi
Hooyo dunida muu iman
Abuurtaadu waa dahab""
❤
#By Sharmake xarato
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo hooyaday mcn iyo dhamaan hooyooyinkeen
Hooyo macaan sacdiyo macalin waxaa igu danbeysay 2020 3 Sano hooyo wajigeeda ma arag wlhi waan u xiisay dhantadaan qalbi taabadka leh markaan maqlay hooyaday ilaa hada mobelka dhigi la'ahy anoo waliba ilmaynaya qabiguna aad ii gaeaacmaya
Hooyooy kuu darsaday intaasaan mar walba ku soo ceshanyay
Allow hooyo sacdiyo Cimri dheer sii Anna Dib ila kulansii❤❤❤❤❤❤
Ax hoyo mcn maxan kudarsaday markan dibada ukacay walhi melba idanqaty hoyo qaali i mss ❤😍hoyo 8sano ma arag hoyaday ilahow iskana tus hoyoyinkena ilhay hanodayo intey kadhimatayna haunaxaristo❤
Wlhi kula mid ban ahay 😥
@@hibaqmaxamed8621 apyo hoyoyinkena ilahy hano deysto qofkey kafogtahay aya daremi kara siba anago dumar ah❤hoyo mcn
Hooyo gacaladaydaay abaalkaa ma gudi karee guuluhu janadiisa iyo ku gee geed hadhac qabow🤲🤲❤💜
Amiiin amiin
Hoyoo
😭😭😭😭hooyo mcn rabi hakuunaxariisto♥️♥️😭😭😭
Ameen 😭
😔
Ameen😭😭
Hoyo macan illahayow janadii fardowso hoy kaka dhig Amiin
Hooyo mcn Allow door meel walbey jogaan
Duurfaha Wakhtiga Darbi iga Xigaay
Docda igu banaan
Dayr aan kaga gam iyo
Duca igu kabaay Rabbi kuma Dayaco
Aaamiin Zhp Ali Dhaanto Alh hku sharfo
Hyo 2da daar midna rabi kuma dayaco
😰😰😰😰😭 hyo mcnto kuu darsady 😭😰😰😰
Hooyooy maxaan hooyooy ku darsaday❤️❤️ abaalkaaga lama helo❤️♥️
H
O
O
Y
O
Mcnt❤️
Masha allah 💞💞❣hooyo mcn rabi naarta kaa xore allow ku naxariiso amiinta igu cawiyainta nol rabi ha ino xafido 😭😭😭
Hooyo la aanted nolol ma jirto walhi sid kastod noqoto hyo kuguma nacayso ilahow hoyoyinka noda inti dhimatayna alaha u naxaristo🤲🤲
Hej 🙋♀️ vi träffa ok
Mommy maxaan hooyo darsaday 😢 ale imagaa hrmariyo hooyo mcn ❤😢
Even though I don't understand Somali l really like the music! Ali Dhanto is a great artist! 👏
Where are you from
Hooyooy ku darsaday 😭 l miss you so much hooyo mcn ❤
Heart touching dhaanto our legend Ali dhaanto we love you so much ❤️❤️❤️
Hooyoy🔐💉sideen unooLada adiga La,anta Adoo ahaa Dhaqdhaqa Wadnahygiiii😭👸💘
Sweet words with good lyrics, i can say you're the king of dhanto industry👏👏👏
hooyo waaa iftinka nolasha ilahay ha inoo xafido intiii dhimatana ilahay ha uu.naxaristo
hooyday 9 sano ma arag igu ducayeee inan isku aragno nabad qab
Anigoo thesis book dufaacanaya oo dad iga horeeya sugaaya ayan earphones keyga dhagaysanayaa kalsooni iyo jaceyl hooyo ayan dareemayaa.
Abdinur, balse miyaadan welwelayn haddii aad buug difaacanaysid? Good luck walaal.
Ali dhantoo waad naga wada ooysisay hooyadeey 14 sano ma arag duruufo jiro awgeed hooyadana alaha uu naxariisto janadii fardowso alaha ka warabiyo 😢😢😢😢
Walaahi hooyo abaalkeedu wax hadal lagu cabiri karo wuu ka wayn yahay, runtii waa dhaantadii ugu qiimaha badnayd een dhagayso, ilaahay hooyooyinkeen intay u nool yihiin ha u xafido, inta ay ka geeriyoodeen ee abwaanku kamid yahayna ha u wada naxariisto. Aamiin aamiin yaa rabi.
DHASHAY HOOYADED
DHIMATO WEY DHALAN
HALOWDAA😭😭😭😭
Hooyo macaan allow I daaa hooyo labada daarr midnaa kuma dayaco ❤❤❤❤❤❤❤ waxan ahaye ninka ugu yar hooyadey guradambeys majecli inaan hooyo ka dheerado ❤❤❤❤
Hooyodey ma arkin mudo 6sano ah
Hoyodey mareykan aye iga jirta mana aadi karo igu so duceeya inan is argno please waqtign aniga jigjiga ayn joga😭😭😭😭😭😭😭 mrkn arko gabar hooyoded lajogta oo naxaris io frxd haysta wan iska ooya wayo hooyo io aabe ilama joga mareykan by iga jiran waridkyga
From puntland ,somalia
Insha Allah dhawaan waad is arkeysan waana kuugu duceynaya inu ilahay hooyada si degdeg kuula kulmiyo🤲🤲🤲
Way kuu imaan wllo iska samir ama hooyoy idacwo kudheh oohoyada ka agdhawoow wllo
@@kowsarhappeychanel4219 wn sugaya queen process
@@korneylmascuud5519 wlky qali ameen insha alh
@@queens2139 ok sugo wllo ana 4sanaa kamaqnaa daraadana ka imid wllahi hooyo qofkey unooshahay ciil maqabo wllahi allah hanoo daayo hooyo
Inta sidyda dal shisheeya ka jira hoyadod😭
Hooyo mcn Cafmd Allaha igu kaa tuso
Hhhhh maxaad ka doonteen
Ali dhanto legend ♥️♥️💯💯
Masha Allah mwaaah 💋 🌹 🌹 fanan Al fanan walahi amanta hooyo mcn wayitabatay xaqiq oyey hooyadey mcney Allow kunaxariso janah firdows kawarabi ❤️❤️ ❤️ ❤️ Allow jane hooyo
Yhh
Asc
Cali dhaanto legend. Waxow xasuus iyo dib u milicsi. Niyadeyda. U geliyay. Dareenka iyo xushmadda aan. Hooyadey. U haayo rabbi ha ii deysto
H
O
O
Y
O
M
C
N
👸❤💉
Hooyomcn 😘 Ali Dhaanto 🔥 🎙️# Legend Music Henok Atlabachwe Jigjiga 🎸🎷🎺🎹
Hooyo mcn kumawayo jiirkada ilahow cadabta kafogey aamiin yarabi
Bbbbpp asxan dhaanto wax daremi karo qof hoyo mar hore igu dan besy allah noo desto hoyoyika Somali 🙏🙏🙏🤲🤲
walahi xasusbad.nagalisay.inaabow 5 sano maarag hoyaday maac ilahi hainabad geyo amiin adana ali hoyadaa alla unaxaristo inabo 💋💟 hoyoyinka somaliye.wan inasalamay my love❤❤💛
Pro ana sidoo kle alla khayr iyo nabad qab haynoogu gaadhsiiyo
Ax waa dareen dhab ah HOOYO macaan ALLAW cimriga kudheere Aamiin yaarabi 🤲
😥😢😢😢😢😢ax jidhidhicooday ilaahow intiii hooyadood kamaqan nabad oohukeen intay kadhimatayna allow oogu naxariiso
ilahay hooyaday ha unaxariisto wanaaga ay hooyo leedahay ninka aan arag umbaa dareemaya moomo rabi hakuu naxariisto
Aamiin yaa Rabbi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Allow hooyooyinkeen u naxariiso, kuwa nool iyo kuwa dhintayba.
Mnzha allaaah hooyeday macan illaahayow cimriga u dheeere
M.a alla maxan u darsaday allow ku naxariso😪😪😪 fanan qalia eryadadu wa itabanayan xaqiiq caliyow🥰
Hooyo mcn ku xissay😥🥰 duco igu kabay hooyo 3 darood midna rbbigy kuma dayacao
Waan jidhiiidhocooday..ax Hooyo macaan ILAAHAY iinoo xafid..intii dhimatayna ILAAHAYOW JANATUL FARDOWSA ACLA GEE❤❤❤
Hooyo macanto
Wlhi waan ku darsaday
Heestan markan dhagaystaba waan
Ooyaa oo fuuraa wlhi hooyo ilahay aduun iyo akhiraba haka raali noqdo hooyo macanto waan ku jeclahay ku xiisay wlhi hooyo macanto
Mashallah ad aye umacantahay wax walbo oo hoyo kusabsan aya san umacan wan laqiroday runti wan la ilmeyey hoyadey wey iga fogtahay ilahay hano xifdiyo hoyoyinkena mel walbo ey jogan inta dimatayna ilahay aya naxaris uweydinena walidka naga dintay ad aye nogu bahan yihin an uduceyno marwalbo an wax usadaqeyno wayo intas oo kaliya aye noga bahan yihin qasatan malmaha jimcaha ah ad halogu duceyo janada ilahay haka warabiyo 🤲🤲
Allaw hooyaday iidaa oo janno fardawsa kawaraabi runtii 14 sano maan arag anigo cunug yar ah baa iigu dambaysay, waqtiga iisamixi waayey inan arko balse hadan ku rajo waynahay inan hooyaday soo arko fadlan ducada igu kaaba allaw hooyooyinka somaliyed dhamaantood barakee
Aaaamiiiin waaad arkysaa isha allh
😰😰😰😰 ala maxan kudarsaday hooyo dalshisheye markan udhofay😭😭 I miss you so much Hooyo mcnto Allah hakuxifdiyo
Hooyo macaan waanaku xisaya xaqiiqatan hooyo macaan waanaku kudarsaday walhi hooyo mcn waanku xisay hooyo macaan nolashaydii hooyo
Mio caro amico indaba waad ii Noqo tay hooyo
ALLE HASU KENKENO MAMA KUTABEY INTII UXISTAY SIDAYDO KALE LOVE SAAR
💋❤💋💯💯💯💯💯💯💯 from 🇬🇧
Insha Allah go my home land somalia 🇸🇴
Maxaan hooyoyo kuu darsaday 🥰🥰🥰
Daltabyoodayay maxaa hooyoy kuu darsadey🥰🥰
Anigoo dabuub kala furin dibnahaha 🥰
Waxaan doonii laabtu damacsantahay
Durba iigartay idaryeelay 🥰🥰
Hooyoy labada daar midna eebe kuma dayaco 😍
Waa run Hooyo waa Geed Hadhwayn Xaqeeda na Lama gudi karo. Laakiin Hooyo waliba isku mid maha. Qof waliba Abuurtii Alle ku abuuray ayuu Hooyo ku noqdaa hadey adayg tahay ama dabacsanaan.
Waxaa jira Hooyoyin Caruurtoda an dareemin dhibkooda oo calool adag. Alle Hooyo kasta ha noo dhowro Aamin!!!
Fananka kaliyee u qaabipsan somalida dhanka dhaantada adeer cali khyr baan kuu rajynaa
Amin ya rabi illahey hooyo labada daroodba hooyo midna kumadayaco inshallah🤲🤲😥
Hooyo allah ha u naxariisato aduunyo iyo aakhiro.
Anisa waa ii noshahay alx. Alle ha dhowre ❤
😪 Hooyo love you illahay nabad isugu kaaya keen waxan joognaa aniga iyo hooyaday labo meel oo aad u kala fog muddo na ismaanan arag
Hooyo macaan ilaahay ilaahay caafimaad iyo cibaado suuban ilaahay haku siiyo ♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Ereterian peaple are our real brother hood till 1991, they are aware how we suported when they where going to separate from Ethiopia, i wish you all the best
Masha Allah ilaahay ha kuu daayo Hooyo macan soo booqda ama la Jooga meel aniga waa waaye hooyadaye anigo ka maqan ayeey geeriyotaye waan ka murugooda waqtiga lama oga meeshu kuu soo jidho walaalayal hooyo ag jooga
Legend Ali Dhaanto 👑👑👑❤️Hore Usoco sxb Boqorkah Hidaha iyo Dhaqankah Somaliyeed
Runtii dhantadaan xusuus ayay igalisay alle ha unaxariisto dhamaan hoyooyinkayna
Manshalah wa run wan dal tabyoday wan u dursaday hooyo mcn illahay ha ii dayo hooyo mcn❤❤❤
I daryeeley ilaah hooyo labada daar midna kuma dayaco ❤️❤️❤️💋💋💋
Hooyo Labada Daarood Midna Eebe Kuma Dayaco. Hooyaday waa Noloshayda oo Dhan Rabbiyoow iixafid. hooyooyinka oo dhana allaha xafido. Aaamiin Dhaha
Legend Ali dhaanto boqorki DDs alaha kudhowro huuno Wlhi dhaantada qalbiga ayay taabaty 😍😍 hooyo mcn
The first time I see my ma’am was in 2014 for a week only then travel to different countries 🥺 but with the help of Allah we will gonna meet this Sunday night coming after 7 years ago 😭
I love you ma janah and can’t wait to huge you again 😭❤️🤞
I love you Mom💕 😘I gonna miss u Jannati dunya ma I can't wait to hage you again after long years😍🥀💞 my everything mom 💝💖😘
Hooyada alahakuu daayo ilahayooow hooyaday unaxariiso udanbi dhaaaf
Hooyo la Aantee nolol Majirto ilaaahow Hooyinkeen xifdi intii dhimatayna Ilaahey Ha unaxariisto
Hooyo mcn Allah ha
ku xafidoh♥️♥️♥️😥😥😥
Ali dhnto 🏆🎖
Wxn halkan uga mahad celinaa hooyo mcn from somalia galbed 💟✔
Waan ooyaa markaan arko dhaantadan hooyadeey alaha unaxariisto
Coming for you Mom .💞💋Take heart brothers and sisters to all those who lost their Mothers😪💔🤲Praying For All Moms💞
Wan ka helay wlhi heestan hooyo ale haku xafido Cali dhaanto faan maca abwan An tagero
Wllhi hooya markaan maqlo
Waan jiri rocoodaa jcyl keeda bas
Allow Noo ilaali hooyooyinkeena
Aaaamin aamin aamin yaarbi
Hooyadey mcn oo isoo korisay dhuuxeedana ii shubtay ayaa heestaan darted u dhageesana hoyo mcn love u so much ❤️
I love you mom so much. I want to make you proud. I love you you so much more than everyone and everything
I will never leave and try to make you happy as much as possible 😍
All mom❤👈
Hooyo gacalo cimri dheer iyo cfmd I.a dhamaan inta hooyoyinkooda Alle oofsadayna naxariistiisa janno eebe ha ugu deeqo
Ax wlhi waan jidhidhicooday ilaahay hooyooyinkeen hainoo daayo 😢😢😢
Allahayow hooyadey iyo intii hooyadood dhimatayba unaxariso Amiin amiin 🤲
Anoo 4 sano jiraan hooyaday waayay😭😭
Allow kuu naxariiso hoyaday shukriya xusen🤲
Hooyo mcn Maryan
Allah aduun iyo aaqiro haku xafido♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲
Ish calaa dhaanto👏 legend Ali Dhaanto waa ku salaame🖐
He is back legend Ali Dhanto💙💙💙💙💙💙💙💯💯
Ax waan la qiiirooday, Allah hooyo haku xafido abaalkaaga magudikaree ❤❤❤❤
Aamiin hooyomcn labada darod midna ebee kuma dayaco hooyomcn abaalkeeda waxguda lawaaye allow abaalkeeda janatul firdowsa kadhig aamiin yaa allaah 🤲🤲
Hawen walbo dhantadan markan dageysto ilin aya igasocoto Allahyw haiga qadin😭😭😭😭
Masha allah. Hooyo labada daar midna kuma dayaco. Aameen aameen aameen
Allow hooyadey macaan cimri dheer iyo cibaado suuban isii iyo walaa lahayga qaaliga iyo inta ilama mida hooyadood iyo walaa lahood unool yihiin inta kale kali nimo ku karow alle idima ilaawin wllo samra una duceeya marwalba
Hadii nasiib leyahy ilaah nolol ha igala Kulmiyo Hooyo 💖
Ilhaaya hakunaxariisto hooyo mcn Aamiin Aamiin yaarbi😭😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Woww mshalallah alle hooyo ha xafido inti dhamataynana alle ha unaxariisto qabrigana ha unuuro