guri barwaaqo iyo barnamujkii todabadla

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Guri Barwaaqo TV

Комментарии • 184

  • @salmandulaye6336
    @salmandulaye6336 23 дня назад +16

    Taliye team guri barwaaqo Ayaan nehe soo dadaal😮

    • @somalidocmantery9692
      @somalidocmantery9692 23 дня назад +2

      Gurow ma lgu tagay 3 bilod wxb md zo dhigine bizhi ramadan eed tabliqa bixi jirtyna mahe 😊zi kaztaba ha ahte welcome back

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 23 дня назад +3

    Guri Barwaaqo Legend, ha seexan dee Ciyaalka danbe maqaaniin qofku uu mashquulee... Anagu wn famnaynaaye🙏

  • @ApdirashiidNageeye
    @ApdirashiidNageeye 23 дня назад +6

    Wowo Guri Wad soolabay libaax

  • @abdichakour25
    @abdichakour25 23 дня назад +4

    Wllhi 100% wa video kalakacsan😂😂😂 waan siyay liketisa from djib🇩🇯

  • @dj__deqsi1040
    @dj__deqsi1040 19 дней назад +2

    Nin wayn baa soo Noqday Ismacil Abdilahi Cali Guri barwaaqo❤🫡

  • @antoniodelavega-et9fm
    @antoniodelavega-et9fm 23 дня назад +7

    birta aan daxalku aan cuunin viva bilan

  • @InaabiibAbiib
    @InaabiibAbiib 23 дня назад +4

    Zxb guribarwaaqo riwaayadii soocili riwaayadii ayaaan uxiisii filim soosamee😢❤❤

  • @Ahmed-c6z7b
    @Ahmed-c6z7b 20 дней назад +3

    Libaax laydhkii ethiopia nagu noqotay xagee ukacdey waan caajisay intaa maqnayd😂😂

  • @SuhaybSiciid-v4b
    @SuhaybSiciid-v4b 22 дня назад +3

    ismacaiL inantii waaD bixiSee soo DaaH kisTaH ❤

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 22 дня назад +2

    Intaad doontaba maqnow libaax wan ku wataa ❤

  • @Salmaancumar-j6q
    @Salmaancumar-j6q 23 дня назад +5

    Waad raagtay chp❤

  • @XamseAxmed-qv5pr
    @XamseAxmed-qv5pr 21 день назад +2

    legend of legend

  • @muxsiinkhaan7359
    @muxsiinkhaan7359 23 дня назад +3

    Gurayga gurayadaaa😂

  • @halacgadhle2401
    @halacgadhle2401 21 день назад +2

    Illaaahwo sooo fududedeee

  • @MasterSaki
    @MasterSaki 17 дней назад

    Boodhban kaga kicinayay my role madel 🎉😂

  • @MohamethHusien
    @MohamethHusien 22 дня назад +2

    Kusali nabiga scw❤

  • @Apdirazhid_alpha10
    @Apdirazhid_alpha10 23 дня назад +1

    Welcome back Ismail Abdilahi guray BARWAQO ❤🙏

  • @KhaalidMustapha
    @KhaalidMustapha 23 дня назад +2

    WaaR Guri barawaaqo ma bishii malabkaad ku jiRtaY xagaad gasheY Mize RobiT baad tahaY 😂😂😂😂

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m 21 день назад

    miyay ku tageen dee wlhi wax bad sarbebte zhp😮 guroow

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 22 дня назад +4

    Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 22 дня назад +1

    Legenda guri barwaqo

  • @cabdilaahidaahirjaamac5135
    @cabdilaahidaahirjaamac5135 23 дня назад +1

    Welcome isamiil abdilaahi is back❤❤

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 23 дня назад +1

    Barnaamijka oomaar barbar noo so hormari gurow

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 23 дня назад +1

    Ismaaciil cabdillahi cali gb drama actorr oo gaabisadii sannadlaha ahayd laga furay waar soo yaacaay😂

  • @user-lh8yd7mx8u
    @user-lh8yd7mx8u 20 дней назад

    Guraw arooski zxbkaa saydhiye kamd so dhexmuuqan

  • @sakariyefaarax2351
    @sakariyefaarax2351 21 день назад

    Kaas naqadka lagu qaatay ma saydhiyaa gurooow😂😂

  • @SadamyusufMahamed
    @SadamyusufMahamed 19 дней назад

    Waanku waa yay ugaas

  • @MustafeAxmed-q2c
    @MustafeAxmed-q2c 23 дня назад

    Wow welcome back wll waa ku tabnay🙏

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m 21 день назад

    wlhi gurow fanki wuuku dayay zhp dag xaduu tagay daradii xita wayka Yacen😂😂😂😂😮

  • @user-sg9vj8jp8x
    @user-sg9vj8jp8x 18 дней назад

    Shamso cumar io wax bay la baxayaa kulahaa 😂😂😂

  • @MahadkayseAli
    @MahadkayseAli 21 день назад

    Shaadh kasi manu ka dhaman ba horta 😢

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur56 23 дня назад

    Waf waf inabdan bad maqaneda lakin waxa sosocada kaweyan ❤

  • @Amin_Ahmed_Upthi2020
    @Amin_Ahmed_Upthi2020 21 день назад +1

    Ilaahow soo Fududee

  • @user-vw8hj5iz3j
    @user-vw8hj5iz3j 22 дня назад +1

    Hhhhh❤😂 wallhi want kutab nay wll❤❤❤❤

  • @khadaraden3817
    @khadaraden3817 23 дня назад

    Gurey is back from xeryaha qoxotiga dhadhab hagadhera waku tagerna

  • @CxafiidFarax
    @CxafiidFarax 21 день назад

    Wob wob ismaacil cabdi laahi cali nin la waayay an tabay wlhy mar baan oo waxaad nagu kalifi gaadhay inaan burco kaasoo raa diyee wlhy videogan oo in laga soo qaatay baan tik tok kasoo tuunba raacay zxp waxaan ku leenahy kii haal hee✋

  • @chimcale9
    @chimcale9 22 дня назад +1

    Come back😅

  • @suldaand
    @suldaand 22 дня назад +1

    Reaction heesta nasri baan sugayaaa

  • @Hamse0
    @Hamse0 23 дня назад

    Welcome back

  • @SalamanRohit
    @SalamanRohit 22 дня назад

    ar waxad kumaqneed gurayow sheeg anaga buuq hanagu dhafine 😂😂

  • @Mustafe.17
    @Mustafe.17 21 день назад

    Ma gaabisadiibaa😂

  • @musesiciid3367
    @musesiciid3367 18 дней назад

    😂😂😂 shamsa cumar

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 22 дня назад

    2 bilood baad iska maqneyd sxb nagadaa bahasha

  • @subayrabdirahmanahmed2439
    @subayrabdirahmanahmed2439 20 дней назад

    Amaahda😂😂😂😂

  • @ShaakirAbokor
    @ShaakirAbokor 22 дня назад

    come back masuuuul waa laguu xiisay noiw

  • @abdinajibsuleiman8275
    @abdinajibsuleiman8275 20 дней назад

    Miyaa lagu taagey

  • @KevinmahadcaliMirejaamac
    @KevinmahadcaliMirejaamac 20 дней назад

    Gurowsxb sanadkan mawaxaad wadataa muuse biixi 😅😅😅

  • @ABDIFATAHABDULLAHI-js3ht
    @ABDIFATAHABDULLAHI-js3ht 18 дней назад

    Gurow adoo maqan baa iigu kaa danbeysee ma nabad timid masuul?

  • @LiibanHassan-t3c
    @LiibanHassan-t3c 23 дня назад

    Meeshi ba abwaan madhax bad ka dhigtay

  • @HiratSpeakerMohamed
    @HiratSpeakerMohamed 22 дня назад

    Welcome back ninki magaladha kucalolgale miyigana kudashe

  • @user-fn4fk9vr6h
    @user-fn4fk9vr6h 23 дня назад

    Oo asalkii reer burco ah ❤❤❤😊

  • @Abdillahi.1
    @Abdillahi.1 23 дня назад

    Guray Barwaqo is back😂❤🎉

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 23 дня назад

    🌴و عليكم السلام و رحمة الله تعالى وبركاته🌴
    💝 Guri Barwaqo kayf Akhbarak wa Akhbarakum & ki_halha-hee 💝
    sonoqod Wngsn insha'ALLAH Bro

  • @MuuparikMohamoud
    @MuuparikMohamoud 23 дня назад +1

    Ar Gurow Ma RoPoT Bad NoqoTay😂

  • @foozia426
    @foozia426 23 дня назад

    Ilahay hakuu soo fududeeyo insha allaah

  • @foozia426
    @foozia426 23 дня назад

    Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤

  • @hanad6666
    @hanad6666 21 день назад

    Asc asxapey Guray ma ropot ba mise wa indhahyga(ispedel aya jirOh )😢🤔🤔🤔🤦🏻‍♂️

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye 22 дня назад

    Guri Barwaaqo welcome back lehend

  • @moussayoussoufmahamoud5031
    @moussayoussoufmahamoud5031 23 дня назад

    The legend is back 😂

  • @ABDALEABDIRISAK
    @ABDALEABDIRISAK 23 дня назад

    Guraw shaadhkaa iga badal waa kugu nacay 😂😂👋

  • @chirdonhoussein6926
    @chirdonhoussein6926 23 дня назад

    Niyoo meeshu way kubaahantahee soonoqo

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m 21 день назад

    Aaaaa buuqsirata marka mariYo saYLada iixaba guRow

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 23 дня назад +1

    Daaci bilan Ex burco😂

  • @khadardirirkhadardirir2358
    @khadardirirkhadardirir2358 23 дня назад

    Legend is back😂❤

  • @maxamednur2201
    @maxamednur2201 23 дня назад

    Waayadan offline baad ahayd ugaas😂

  • @MuxiyadinMaxamed-g1s
    @MuxiyadinMaxamed-g1s 19 дней назад

    Barwaqo Qalanjo😢

  • @MahamettKhadar
    @MahamettKhadar 19 дней назад

    Wll mxaa Qoorjarkii kaagaga dhacay 😂😂😂

  • @sakinourchannel1
    @sakinourchannel1 23 дня назад

    Guri barwaaqo tiini yarad meedahay ma joogtaa

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 23 дня назад +1

    WAANU KU XIIS NAY SXP VIDEO SOO BADI SXB

  • @CabdiCiro
    @CabdiCiro 23 дня назад

    Guribarwaaqo legend

  • @bashiiryare8301
    @bashiiryare8301 21 день назад

    Laso dhakhso zxp

  • @XamdhibaaqFaysal
    @XamdhibaaqFaysal 23 дня назад

    Guri barwaaqo ma Dacia bilan ayay ku so tusisay hhhh

  • @AbwaandiiC
    @AbwaandiiC 23 дня назад

    rooda kayf ft Asad faqdiid rection ka soo bixi nagu Cimaamad🎉❤😂

  • @antoniodelavega-et9fm
    @antoniodelavega-et9fm 23 дня назад

    welcom back gb

  • @ibrotayang8271
    @ibrotayang8271 22 дня назад

    War niyow wa lagu xisi

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 22 дня назад

    Ismaciil Abdillahi cali shadhkan naga cuun wuu nagu so noqnoqday ee😂😂

  • @daahirmaxamed3362
    @daahirmaxamed3362 22 дня назад

    War guraw nagala tag waxa nio war waxan war nacdee naga tag inadèr malin dheli waxan egi jiray inad wa so galisey

  • @Burco.
    @Burco. 23 дня назад

    Welcome back Goat 🐐 ❤

  • @JamalFantastic
    @JamalFantastic 18 дней назад

    Come back lph🦁🔥

  • @MohmethApdi
    @MohmethApdi 23 дня назад

    ❤❤❤❤

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 23 дня назад

    Nin la waayay😂

  • @MaxamedCabdi-r2k
    @MaxamedCabdi-r2k 21 день назад

    Abdiraxmaan nasri reaction kasmeee🫡

  • @naasircabdicasiisnaasircab3124
    @naasircabdicasiisnaasircab3124 23 дня назад

    Waxay ninkan marna soo dhacaaya marna la waayayo
    War guroow naGa soo haGaaG nio 😂❤

  • @ABDIRAHIMMessi30
    @ABDIRAHIMMessi30 23 дня назад

    Nin aan ku daydo guribar waaqo

  • @user-lf9xc3gh2y
    @user-lf9xc3gh2y 23 дня назад

    Welcome back my prother

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 23 дня назад

    Guroow *Qaadka* iska daa. Gaabisadan iyo waxan kugu xidhan ee aad ka shaqaysan la´dahay, waa *Qaadka* , ee bahalkaa faraha ka qaad. Qayrkaa iyo qayr xigahaa wuu kaa reebaya, kama shaqaysan kartid sidaad marna u *fadhidid* marna *u hurudid*

  • @SharmarkeMohamed-yx4ly
    @SharmarkeMohamed-yx4ly 22 дня назад

    🎉🎉

  • @faadumoabdirasaq7341
    @faadumoabdirasaq7341 23 дня назад

    Welcome back 🙏

  • @KhadarKhadar-n1v
    @KhadarKhadar-n1v 23 дня назад

    Alle gaabisada haynaga furo 😂

  • @abwaanmaahiraaden4825
    @abwaanmaahiraaden4825 23 дня назад

    Niyow mata ku hadal hayoo lahaa ninkii muu xidhanyay miyse Gaabisa lagu xidhay aar xagee qabatay legwn🎉

  • @dhoodhedhoodhe5786
    @dhoodhedhoodhe5786 23 дня назад

    Ma robot baa tahay saaxiib

  • @hamsexuseen6528
    @hamsexuseen6528 23 дня назад

    Riwaayadiiiii aaaN ku caQLiyaysta😂😂😂

  • @HoumedAhmedyoussouf
    @HoumedAhmedyoussouf 22 дня назад

    Waar way kaa dhamaatay.

  • @user-ec8xt6rc4x
    @user-ec8xt6rc4x 22 дня назад

    Come back Guri barwaaqo

  • @Xamsedhaanto12
    @Xamsedhaanto12 23 дня назад

    Ismail c lahi ali zxb maxa ku helay

  • @maxameddiiriye3964
    @maxameddiiriye3964 22 дня назад +1

    Waaryaahe guribarwaaqo Indr meeshan aad fudulka sagaal iyo badhka ah aad kuxidhayso makadaynaysaa mise xamaamta ayaan kaqaadanaaa meesha waaryaahe libax ama naga xishood ama………………

  • @Baari_media
    @Baari_media 22 дня назад

    GUROY MA GAABISADIIBA LAGU SOO CELILÀY😂

  • @XamseAhmed-n4v
    @XamseAhmed-n4v 23 дня назад

    Faar yaaa Arka rasaasta ku dhacday dhabarkiisa

    • @mirejr484
      @mirejr484 23 дня назад

      Waa musbaar😂😂😂

  • @AidarousJama
    @AidarousJama 23 дня назад

    Ruug cadaagi soo rogaal celi

  • @user-fy7wu7gr7p
    @user-fy7wu7gr7p 22 дня назад

    Dee nio bayahan maxaa kugu dhacay