[Su'asha Manta] Sujuuda tilaawada marka lasu judaayo Mala takbiir Sanayaa || Dr. Sh Maxamuud Shibli

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

Комментарии • 12

  • @XawocusmanXawocusman
    @XawocusmanXawocusman 14 дней назад

    Masha Allah

  • @nuurkc3115
    @nuurkc3115 2 года назад +3

    scw❤

  • @cabdiqanimuxamad7588
    @cabdiqanimuxamad7588 3 года назад +3

    Asc walalayaal su,aalaha xagaa laga soodira su,aalaan qabaa

  • @xuseenmedia8127
    @xuseenmedia8127 3 года назад +3

    Asc sheekh waxaan rabaa su aal ducada salaada kadib mabidcaa

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад

    Salaam caleykum waraxmatullahi wabarakatuh
    Fadlan dadka uma waa a suaalahooda, waa wax muhiim ah.
    Haddiikale meel laidinku hagaajiyo siiya dadka……..suaalaha waa badantihiin, balse xagee laidinkusoodira ?
    Mahadsanidiin

  • @Ujvjjfjfjfjfjf
    @Ujvjjfjfjfjfjf 3 года назад

    Asc dhaman, Qofkii codkiisa aad u yareeya markuu quraanka arisanaayo si aan loomaqlinin, madaama uusan tajwiid kusobaranin, xukunkiisu muxuu noqonayaa, haduu qaldamase siibuu ku ogaanayaa??

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 3 года назад

    Ascwalal waxaan rabay inaan su'aal ku waydiiyo hadii jawaab aad iga siin kardid ama sheekha iigu gudbisid suaashu waxay tahay aabahay ayaa geeriyooday waxa uu kateagay 1 xaas iyo caruur anigu aan kamid ahay waxaa jira 4 wiil oo la dhatay 2 hooyo ayay la wadaagaan 2 kalena hooyo iyo aabo waa la wadaagaan, aabahay labadiisi waalid way dhinteen isaga waaba ka horeeyeen marka 4ta adeer dhaxalka aabehay ka tegay wax maku leeyihiin?

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Год назад

      Wa caleykumu Salaam waraxmatullahi Wabarakatuh
      Waxaan umaleynaya in halkaan Skeikh kajawaabikarin, inkasto ay ficnaanlaha iney lasocda suaalaha dadka ama ay dadka siyaan meel loogu hagaajiyo suaalaha.
      Waxaad sameesa utag Shekh (dhowr Sheikh) ee kuudhow, waydii suaashaas, ileen waa wax muhiim ah.

  • @caawiyeproduction3832
    @caawiyeproduction3832 Год назад

    Sujuudu tilaawa maxaaa laga wadaa

    • @ummucabdala123
      @ummucabdala123 3 месяца назад

      Marka adoo qur, aanka akhrinaya aad akhrido aayad sujuud ku Jira ama salaada adoo tukana aad ku tukato ayaad sujuud ku jirto waa sujuudin
      Sujuudaas baa la dhahaa sujuudu tilaawah